Wararka

Wasiir Beyle"Waxaan Rajeynaynaa In Deymaha Nalaka Cafiyo Sanadkan"

0 Visits: 280 | Monday January 14, 2019 - 23:52:01
Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliaydda Somaaliya oo warbaahinta u qabtay shir jaraa'id bille ah waxaa uu ku faah faahiyay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradda Maaliyadda sanadkii tagay 2018 iyo qorshah au degsan wasaaradd asanadka 2019.

Read More »

Xildhibaan Goodax Barre"Xeerka Bankiga Dad Qaran Dumis Ah Ayaa Barabogaando Ka Fidiyay"

0 Visits: 337 | Monday January 14, 2019 - 23:47:28
Maalmihii la soo dhaafay waxaa la hadal hayay in Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Guddoomiye looga dhigayo Nin Ajnabi ah,hayeeshee waxaa Warkaasi beeniyay Xildhibaan Cabdullaahi goodax Barre oo ah Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya. Xildhibaanka oo hadal ka jeedinayay Kulanka Baarlamaanka ee Maanta la horgeeyay…

Read More »

Turkiga Oo Jawaab Ka Bixiyay Hanjabaad Uga Timid Donald Trump

0 Visits: 334 | Monday January 14, 2019 - 23:44:29
Afhayeenka Madaxweynaha Turkiga o olagu magacaabo Ibraahim Kalin waxa uu bartiisa Twitter-ka kaga jawaabay hadalkii Trump ku sheegay inay Turkiga muteysan doonaan Cunaqabatayn Dhaqaale, haddii ay weeraraan Maleeshiyadda Kurdishka YPG ee ku nool gudaha dalka Syria. Afhayeenka, waxa uu kaloo uu sheegay…

Read More »

Somali constitution change paves way for foreign bank boss

0 Visits: 280 | Monday January 14, 2019 - 23:36:55
In the past, only a Somali national was allowed to be appointed as chief of the Central Bank. Some 158 parliamentarians voted in favour of the change.

Read More »

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay dalka Qadar (SAWIRRO)

0 Visits: 253 | Monday January 14, 2019 - 23:34:11
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay General Maxamuud Al Qasaal iyo Saraakiil ka socotay Taliska Milatariga Dalka Qatar.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo amar ku bixiyay inaan la dhisan karin dhulalka Danta guud

0 Visits: 281 | Monday January 14, 2019 - 23:27:23
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay ayaa amar ku bixiyay in la joojiyay dhisamayaasha sharci darada ah ee dhulalka Danta guud.

Read More »

Court rules 3 Westgate Mall attack suspects have case to answer

0 Visits: 451 | Monday January 14, 2019 - 23:17:09
Mr Ahmed Abdi, Mr Liban Omar and Mr Hussein Mustafa were put on their defence by Nairobi Chief Magistrate Francis Andayi. The court freed a fourth accused, Mr Adan Dheg. The attack carried out on September 21, 2013 in the upscale Nairobi mall left 67 dead and several others wounded. The four had been…

Read More »

Bangiga Dhexe Ee Soomaaliya Guddoomiye Maka Noqon Karaa Qof Ajnabi Ah?

0 Visits: 261 | Monday January 14, 2019 - 22:53:07
Waxaa maalmahan aad la isula dhexmarayaa in guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya loo wado in loo magacaabo nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Ingiriiska, kaasi oo uu magaciisu yahay Nigel Roberts. Arrintan oo aysan BBC-da ogeyn xaqiiqadeeda ayaa dhalisay hadal heyn badan iyo dood, waxaana jira dad…

Read More »

Messi oo dhaliyay 400-gool oo la Liga ah

0 Visits: 773 | Monday January 14, 2019 - 22:41:17
Lionel Messi ayaa noqday cayaaryahanka labaad ee taariikh ahaan 400-gool ka dhaliyo 5-horyaal Yurub ugu caansan waxaana darajadan kaga horeeyay Cristiano Ronaldo (409-gool horyaal ah maraayo). Laakiin Messi darajada 400-gool wuxuu ku gaaray 63-kulan asigoo ka yar Ronaldo inta uu kulan uu 400-gool ku…

Read More »

Taariikhda iyo saacadda la ciyaari doono kullanka labaad ee El Classico

0 Visits: 250 | Monday January 14, 2019 - 22:26:22
Madaxwehnaha horyaalka Spain ee La Liga, Javier Tebas ayaa xaqiijiyay xilliga la ciyaari doono kullanka Real Madrid iyo Barcelona ee horyaalka La Liga wejigiisa labaad. Waxaa kullankii hore oo ka dhacay Camp Nou ay Barcelona kusoo xaaqday dhiggeeda Madrid 5-1.

Read More »

Febregas oo saftay kulankiisa koowaad ee Kooxda Monoco

0 Visits: 653 | Monday January 14, 2019 - 22:08:25
Cesc Fabregas ayaa xalay kulankiisa ugu horeesay Monaco u cayaaray kulan ay 1-1 la galeen Marseille cayaar ka tirsaneyd Ligue 1. Cesc wuxuu noqday cayaaryahanka 5-aad ee Spanish ah kaasi oo Monaco u cayaaro 45-sa ugu dambeesay (Fernando Morientes, Gerard, Borja Lopez & Jordi Mboula).

Read More »

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Dhagax dhigay Garoonka Cayaaraha Qoob dooro ee D/Kaaraan,

0 Visits: 295 | Monday January 14, 2019 - 22:02:34
Muqdisho:-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Cayaaraha Qoobdooro ee Degmada Kaaraan oo si casri ah loo dhisi doono.

Read More »

Somalia seeks to invest in COMESA region

0 Visits: 502 | Monday January 14, 2019 - 21:37:14
Mr Ahmed said this in Lusaka when he paid a courtesy call on Secretary General Ms Chileshe Kapwepwe at the COMESA Secretariat. The two-discussed regional integration and possible areas of investments that Somalia can venture into within the region.

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Guddiyada Qaban Qaabada Caleema Saarka

0 Visits: 294 | Monday January 14, 2019 - 21:09:00
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta 14 January 2019 kulan la qaatay Guddiyada caleema saarka Madaxweynaha Puntland, kulankaasi waxaa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash. Guddiyada qabanqaabada caleema saarka Madaxweynaha…

Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay xeerka Maamulka Bankiga Dhexe

0 Visits: 269 | Monday January 14, 2019 - 21:01:35
Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay.

Read More »

Daahir Amiin Jeesow "Bangiga Dhexe waxaa loo dhiibayaa gaalka midka ugu madow"

0 Visits: 285 | Monday January 14, 2019 - 20:56:54
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa difaacaya qorshaha la doonayo in Bangiga Dhexe loogu magacaabo nin Ajnabi ah, kaddib markii Golaha wasiirada ay wax ka bedel ku sameeyeen xeerka Bangiga Dhexe ee la qoray 1960-kii.

Read More »

Zakariye Xaaji "Ninka Ajnabiga ee Xukuumadda u dhiibi rabto Bankiga Dhexe, kitaabkee lagu dhaarinaya"

0 Visits: 263 | Monday January 14, 2019 - 20:46:59
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa sharci darro ku tilmaamay wax ka bedelka Xeerka Bangiga Dhexe, isagoo ku eedeeyay Guddoonka iyo Baarlamaanka in si aan waafaqsaneyn xeerarka dalka loo ansixiyay.

Read More »

Faahfaahin qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 248 | Monday January 14, 2019 - 20:32:51
Waxaa faahfaahino dheerad ah ay kasoo baxayaan qarax gaari oo caawa Makhribinimadii ka dhacay afaafka hore ee maqaaxida The Village oo ku taalla nawaaxiga Isgoyska Banaadir. Qaraxaani oo jugtiisa laga maqlay meelo badan oo Muqdisho kamid ah ayaa waxaa loo addeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay…

Read More »

Madaxweyinihii hore ee Puntland oo cafis dalbaday.

0 Visits: 241 | Monday January 14, 2019 - 20:30:42
Garowe-KNN-Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C-wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Shacabka Puntland waxa uu ka dalbaday in la cafiyo.

Read More »

Xiisad u dhaxeyas Al-shabaab iyo Daacish oo ka taagan Bu'aale.

0 Visits: 242 | Monday January 14, 2019 - 20:26:56
Wararka ka imaanaya gobolka Jubada dhexe ayaa soo sheegaya in maanta halkaasi ay ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa Al-shabaab iyo Daacish.

Read More »