Xiisad u dhaxeyas Al-shabaab iyo Daacish oo ka taagan Bu'aale.

0
Monday January 14, 2019 - 20:26:56 in Wararka by
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiisad u dhaxeyas Al-shabaab iyo Daacish oo ka taagan Bu'aale.

    Wararka ka imaanaya gobolka Jubada dhexe ayaa soo sheegaya in maanta halkaasi ay ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa Al-shabaab iyo Daacish.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada dhexe ayaa soo sheegaya in maanta halkaasi ay ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa Al-shabaab iyo Daacish.

Xiisadaan ayaa salka ku heysa dil Al-shabaab ay halkaasi ugu geesteyn Sarkaal sare oo ka tirsan Daacish. Goob joogayaal ayaa soo sheegaya in dhaq-dhaqaaq ciidan uu ka jito gudaha magaalada Bu’aale ee gobolka Jubada dhexe.

Lama oga halka ay ku dambeyn doonto xiisadda ka taagan Bu’aale ee u dhaxeysa Al-shabaab iyo Daacish.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip