Wararka

Xilliga Uu Dhacayo Kulanka 2aad Ee Madaxweynayaasha Mareykanka & Waqooyiga Kuurya Oo La Shaaciyay

0 Visits: 286 | Saturday January 19, 2019 - 11:26:26
Hadal ka soo baxay Aqaalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in Kulanka 2-aad ee Madaxweyne Trump iyo Kim Jong Un dhici doono dabayaaqadda bisha soo socota ee Feberaayo.

Read More »

Sacuudiga: Soomaali u geeriyooday dabaq uu iska soo tuuray

0 Visits: 286 | Saturday January 19, 2019 - 11:22:43
Saraakiisha ammaanka Boqortooyada Sacuudiga ayaa warbaahinta la wadaagay heybta nin u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dhismo afar dabaq ah oo uu iska soo tuuray, waxa ayna sheegeen in uu ninkaasi uu ahaa Soomaali hase ahaatee ka shaqeysan jiray dalkaasi Sacuudiga. Booliska ayaa sheegay in meydka ninkaan…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 19-KA JANNAAYO 2019-KA

0 Visits: 600 | Saturday January 19, 2019 - 10:41:25
NISA:"WAXAAN SOO QABANAY XUBIN SARE OO KA TIRSANAA SHABAAB" Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa Gacanta ku soo dhigay 18 ka bishaan oo maalinimadii shalay ku beegneed sarkaal sare oo ka tirsanaa amniyaadka Alshabaab. Warkan oo ay hay'adda Nabad sugidda Qaranka ee NISA ku shaacisay boggeeda…

Read More »

Shan qof oo loo xiray weerarkii Nairobi iyo magaca ninkii isku qarxiyay Hotel Dusit oo la shaaciyay

0 Visits: 283 | Saturday January 19, 2019 - 05:20:37
Booliska Kenya ayaa aqoonsaday mid ka mid ah raggii isku qarxiyay weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi, iyadoo Maxkamad la soo taagay shan ruux oo lala xiriirayo weerarkaas.

Read More »

Sawirro:-Sidee Ayay U Dhacday Muxaadaradii Sheekh Kenyaawi?

0 Visits: 356 | Saturday January 19, 2019 - 04:58:17
Sheekh Maxamed Sh. Ibraahim Kenyaawi ayaa maanta oo jimce ah magaalada Muqdisho ku qabtay muxaadaro uu ciwaan uga dhigay 'Cafi walaalkaa', waxaana ka qeyb galay kumannaan ruux oo isugu tagtay garoonka ciyaaraha ee Koonis. Muxaadaradan oo maalmahanba dadweynaha lagu ogeysiinayay baraha xiriirka…

Read More »

Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay

0 Visits: 303 | Saturday January 19, 2019 - 04:55:30
Innaa Lillaahi Wa'inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed ka baxay dhawaanna ku geeriyooday magaalada Nayroobi, Halgamaa ka mid ahaa horseedkii S.Y.l Maxamud Yusuf Aden "Muuro" wuxuuna ka mid ahaa hogaamiyayaashii Leegada ee kor u hayay Shucladdii Gobanimadoonka.

Read More »

Maxaa Dad aan isku da' iyo isku faham eheyn Golaha shacba la isagu keenay!!=Nasashada Jimcaha. Q-131aad=

0 Visits: 849 | Saturday January 19, 2019 - 00:01:17
1-Nin Afrikaan ah oo Dayaarad saaran ayaa waxaa soo ag fadhiisatay naag cadaan ah oo Daanyeer yar wadato. Waxa uu ku yiri: kani muxuu ahaa? waxa ey ku tiri: Adiga iyo Daanyeerku waxaa tihiin Qaraabo isku Qooys ah. Waqti yar kadib ayeey ku tiri: waxaan Aadayaa Musqusha ee Daanyeerkaan ii sii haay. Intii…

Read More »

DHAGEYSO: Wasiir Cawad" Imaaraad ma rabno dagaalkooda"

0 Visits: 263 | Friday January 18, 2019 - 23:58:06
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wali Caddaadis xooggan ay kala kulmayso qaar ka mid ah dalalka Khaliijka Carabta ka dib markii ay go'aansatay in ay dhexdhexaad ka noqoto Khilaafkii soo gala dhex galay dalalkaasi. Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dalalka…

Read More »

Dagaal culus oo dhaxmaray ciidamada Itoobiya iyo Al-shabaab

0 Visits: 305 | Friday January 18, 2019 - 23:54:21
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu dagaal xooggan uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo xoogagga Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa ka dhacay meel ku dhaw tuulada Deynuunaay oo u dhaxeysa Baydhabo iyo degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay, kaddib markii maleeshiyada Al-Shabaab…

Read More »

Guddoomiyihii Dhalinyarada Degmada Hodan Oo La Dilay

0 Visits: 351 | Friday January 18, 2019 - 23:39:25
Duhurnimadii Maanta ayaa Kooxo hubeysan waxa ay rasaas ku fureen Guddoomiyihii Dhalinyarada degmada Hodan,xilli uu kasoo baxay Salaadii Jimcaha mid ka mid ah masaajida ku yaalla degmadaas,waxaana rasaastaas kasoo gaaray dhaawac culus.

Read More »

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya Oo Dacwad Ka Gudbisay Markab Si Sharcidarro Ah U Kalluumeystay

0 Visits: 345 | Friday January 18, 2019 - 23:32:44
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Bidhaan Warsame in Badda Soomaaliya ay ku jiraan Kheyraad farabadan,hayeeshee ay jiraan maraakiib shisheeye oo si sharcidaro ah uga kalluumeysto.

Read More »

Itoobiya oo fursado badan u ogolaatay qaxootiga

0 Visits: 270 | Friday January 18, 2019 - 23:24:28
baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ansixiyay hindise sharciyeed u ogolaanayo qaxootiga ku nool dalkaasi inay helaan xuquuq dheeri ah. Waxyaabaha ku xusan hindise-sharciyeedka waxaa kamid in dad qaxootiga ee ku nool xeryaha qaxootiga inay xaq u leeyihiin in dalkaasi laga shaqaaleysiiyo iyo in carruurtooda…

Read More »

Akhriso:-Saameynta Uu Soomaalida Ku Yeeshay Weerarkii Nairobi

0 Visits: 293 | Friday January 18, 2019 - 22:45:54
Ka dib markii ay soo shaac baxday in dabley hubaysan ay weerar ku qaadeen dhismaha Dusit D2 ee xaafada Westland ee Nairobi, ayaa Soomaali badan oo ku nool caasimadda waxaa la soo gudboonaaday walaac xooggan. Dadka ayaa ka cabsi qabay in maadaama mas'uuliyadda weerarka uu sheegtay Al-Shabab ee saldhigiisu…

Read More »

Magacyadda raggii fuliyay weerarkii Nairobi oo la shaaciyay

0 Visits: 268 | Friday January 18, 2019 - 21:56:15
Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay qaar ka mid ah raggii ka dambeeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Booliska wali wadda baaritaano dheeraad ah ayaa shaaciyay qeybo ka mid ah magacyadda raggii fuliyay weerarka iyo waliba…

Read More »

DHAGEYSO: Koonfur Galbeed oo xoog kusoo furaneysa dad ay Afduubteen Shabaab

0 Visits: 308 | Friday January 18, 2019 - 21:51:07
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in ay xoog kusoo furan doonaan ku dhawaad 100 qof oo Al-Shabaab ay ka Afduubteen degaano hoos yimaada degmada Xudur ee gobolka Bakool. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Cabdirisaaq Cali Aadan ayaa Risaala u sheegay in dadkaan la…

Read More »

(LA-YAABKA): Maalinta Jacaylka Oo Loo Bedeli Doono Maalinta Walaasha 'Sister's Day'

0 Visits: 395 | Friday January 18, 2019 - 21:48:30
Jaamacadda Beeraha ee magaalladda Faysalabaad ee dalka Pakistan (The University of Agriculture in Faisalabad (UAF) waxay magac-bedel ku sameeyeen Maalinta Jacaylka (Valentine's Day) oo ay dalalka Reer Galbeedka u dabaal degaan bisha Feberaayo 14-da ee sannad kasta. Magac-bedelkaasi ayaa la doonayaaa…

Read More »

Kumannaan qaxooti Nigerian ah oo gaaray dalka Cameroon

0 Visits: 296 | Friday January 18, 2019 - 21:44:38
Hay'adda samafalka caalamiga ah ee Médecins Sans Frontières MSF ayaa waxa ay sheegtay in kumannaan qof ay isaga qaxeen waqooyi bari waddanka Nigeria iyagoo u cararay dalka dariska ah ee Cameroon, kaddib markii uu Isniintii halkaasi ka dhacay weerrar argagixiso. Sida ay sheegayso hay'adda MSF,…

Read More »

Soomaalida Nairobi oo maanta dhigtey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii DusitD2

0 Visits: 331 | Friday January 18, 2019 - 21:34:57
Boqolaal Soomaali ah oo ku nool magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ayaa maanta dhigey banaanbax ay ugaga soo horjeedaan weerarkii lagu qaaday hotel dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi.

Read More »

Digniin Laga Soo Saaray Isbedelada Cimillada Soomaaliya

0 Visits: 305 | Friday January 18, 2019 - 21:26:29
Khubaro xagga deegaanka ah oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka digay Khatarta ay leedahay is-beddelka Cimillada Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena baaq arrintaasi ku aaddan u diray Dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Read More »

Sawirro:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Qaabilay Safiirka Boqortooyada Midowday

0 Visits: 283 | Friday January 18, 2019 - 21:24:12
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Magalada Muqdisho Mudane David Concar, Safiirka Boqortooyada Midowday u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Intii kulanku socday ayay uga wada hadleen xiriirka laba geesoodka…

Read More »