
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 19-KA JANNAAYO 2019-KA
RA’IISUL WASAARE KHAYRE OO KORMEER KU TEGAY LIX WASAARADOOD
R/wasaaraha XFS Md. Xasan Cali Khayre, ayaa shalay kormeeray w/rada ha Warfaafinta, kalluumay siga, Haween ka, Ganansiga, Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha.R/wasaaraha oo kormeerka sam eeyay subaxnimadii hore ee shalay ayaa tegay waaxyada ay ka koobanyihiin was aaradaha, isaga oo shaqa alaha iyo agaas imayaasha ka xogwaraysatay hannaanka shaqooyinku ay u socdaan.
Kormeerka oo qayb ka ah hawlaha korjoogteynta ee lagula socanayo sha q oyinka wasaaradaha xukuumadda iyo hey ’adaha kale ee dawladda ayaa u jeedadi isu ahayd adkaynta isla xisaabtanka ku sa laysan daahfurnaanta iyo hufnaanta.
WASIIR CAWAD” IMAARAAD MA RABNO DAGAALKOODA”
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wali Caddaadis xooggan ay kala kulm ayso qaar ka mid ah dalalka Khaliijka Car abta ka dib markii ay go’aansatay in ay dhexdhexaad ka noqoto Khilaafkii soo gal a dhex galay dalalkaasi. Wasiirka Arrima ha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Ca wad ayaa sheegay in dal alka qaarkood ay Colaadiyeen Soomaaliya, islamarkaana dowladda Soomaaliya ay si weyn ugu ad keysatay dhexdhexaadnimadda.
Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya aysan Midna dagaalkooda rabin Imaaraad ka Carabta, Sacu udiga iyo waliba dowlad da Qatar, islamarkaana ay diyaar u tahay in si Madax banaan ay kula dhaq anto dha mmaantooda. Ugu dambeyntii Waxaa uu xusay in madaxweyne Farmaajo uu booq asho ku tagay qaar ka mid ah dalalka So omaaliya Colaadiyay uuna isku dayay in uu ka dhaacidhiciyo go’a anka dhexdhex aadnimadda ah.
DAGAAL CULUS OO DHEX MARAY CIIDMADA ITOOBIYA IYO AL SHABAAB
Wararka ka imaanaya G/Baay ayaa sheegaya in shalay uu dagaal xooggan uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo xoogagga Ururka AlShabaab. Dagaalka ayaa ka dhacay meel ku dhaw tuulada Deynuunaay oo u dhaxeysa Baydhabo iyo degmada Buur Hakaba ee G/Baay, ka ddib markii maleeshiy ada AlShabaab ay jidka u galeen kolonyo ciidamada Itoobi yaanka ah oo ku sii jeeday dhinaca Baydhabo.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay dagaalka oo leysku adeeg saday hub culus uu saba bay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Alshabaab oo dhankooda ka hadlay dagaalanka waxaa ay sheegeen in ay ku dileen dagaalka 53 Askari, laakiin ma jiraan ilo madaxbanna an oo warkaasi xaqii jinaya.
Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca taliska ciidamada AMISOM qeybtooda Koonfur galbeed oo ka hadlayay dagaalkan dhaxmaray ciida mada Itoobiya iyo Alshabaab.
GUDDOOMIYIHII DHALINYARADA DEGMADA HODAN OO LA DILAY
Duhurnimadii Shalay ayaa Kooxo hub eysan waxa ay rasaas ku fureen Guddoo miyihii Dhalinyarada degmada Hodan,xilli uu kasoo baxay Salaadii Jimcaha mid ka mid ah masaajida ku yaalla degmadaas, waxaana rasaastaas kasoo gaaray dhaaw ac culus.
Kooxihii ka dambeeyay weerarka lagu qaaday Guddoomiyihii dhalinyarada degm ada Hodan oo lagu Magacaabi jiray Sakar iye Hadaafow ayaa goobta ka baxsaday.
Mid ka mid ah Isbitaalada Magalada Muq disho ayaa dhaawiciisa loo qaaday sida ay xaqiijiyeen mas’uu liyiin ka tirsan Maa mulka degmada,hayeeshee Gelinkii damb e ee Shalay uu dhaawicii soo gaaray uu u geeriyooday.
Majirto cid loo qabtay dilka Guddoomiy ihii Dhalinyarada degmada Hodan iyo ci weli sheegatay mas’u uliyadda dilkaas,ha yeeshee waxa uu qeyb ka yahay dilalka inta badna loo geysto dadka u Shaqeeya Dowladda Soomaaliya.
ITOOBIYA OO FURSADO BADAN U OGOLAATAY QAXOOTIGA
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ansi xiyay hindise sharciyeed u ogolaanayo qa xootiga ku nool dalkaasi inay helaan xuq uuq dheeri ah. Waxyaabaha ku xusan hin disesharciyeedka waxaa kamid in dad qa xootiga ee ku nool xeryaha qaxootiga inay xaq u leeyihiin in dalkaasi laga shaqaaley siiyo iyo in carruurtooda ay wax ka bartan Iskuulada dowladda.
Hindise Sharciyeedka ayaa dhigaya in qaxootiga ay helayaan xoriyad ah inay te gi karaan meel kasta oo Itoobiya ka tirsan oo ay ka bixi karaan xeryaha. Dalka Itoob iya waxaa ku nool in ka badan milyan qof oo kasoo qaxay dalalka deriska halka 2 milyan qof oo kasoo barakacay gudaha dalka ay ku nool yihiin xeryaha qaxootiga.
Hindise sharciyeedka ayaa waxaa kasoo horjeestay xildhibaanno aanan tiradoodu badneyn inkastoo qaar kamid ah ay muu jin ayaan walaaca ah in qaxootiga ay la wareegi doonaan shaqooyinkii loogu tala galay dadka Itoobiyaanka ah ee aanan wax shaqo heysan.
Waxaana la filaya in tallaabadan ay wa ddada u xaarto qorshaha dowladda Itoob iya ay ku dooneyso in dadka qaxootiga ah ay ka shaqeeyaan warshadaha dalkaasi.
SHIR ARRIMO XASAASI AH LOOGA HADLAY OO KA DHACAY M/BARAAWE
Guddoomiyaha degmada Baraawe ee G/Sh/Hoose C/fitaax Maxamed Nuur, ayaa ka warbixiyay bixi yay kulan looga ha dlay amniga oo ka qabsoomay degmadaa si Kulankaan ayaa waxaa kasoo qaybgal ay madax ka tirsan maamul G/leedka K/G albeed iyo saraakiisha ciidamada AMIS OM, waxaana diirada lagu saari sidii loo adkayn lahaa nabadgelyada.
Gudoomiye Nuur ayaa shaaciyay inay Isku afgarteen qodobadii ay kawada xaajo odeen, isaga oo carabka u adkeeyay in amaanka degmada uu haatan yahay mid laysku halayn karo kuna shaqayno karo maamulka. Dhowaan ayay ahayd markii degmada Baraawe uu tegay C/siis Lafta gareen oo she egay inuu ka shaqaynayo sidii ma amulk iisa uu ugu wareegi lahaa xaruntiisa rasmiga ah ee Baraawe.
MAGACYADDA RAGGII FULIYAY WEERARKII NAIROBI OO LA SHAACIYAY
Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay qaar ka mid ah raggii ka dam beeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.
Booliskawali wadda baaritaano dhee raad ah ayaa shaaciyay qeybo ka mid ah magacyadda raggii fuliyay weerarka iyo waliba sidda ay Shabaab ugu biireen, wax aana ku jira wiil uu dhalay Sarkaal ka tir san Ciidanka dowladda Kenya.
Ali Salim Gichunge oo uu dhalay Sark aal ka tirsan ciidanka Difaaca dowladda ee lagu magacaabo KDF ahaana 27 sa no jir,ayaa ka mid ahaa raggii fuliyay wee rarka, waxaana yaraantiisii lagu xanaan eyn jiray Kaaniisad loogu tala galay Car ruurta yaryar oo ku taalla dalka Kenya.
Booliska Kenya ayaa habeen hore Saqdhexe soo xiray Xaaskiisa iyo gabadh la dhalat ay oo kunoolaa Magaalada Nairobi si wax looga weydiiyo Falkaan uu sameeyay, wa xaa uu ka mid ahaa raggii weerarka soo qaaday ee Gudaha galay.
Dowladda Shaacisay Magacyadda Shaqsiyaad kale oo weerarka fuliyay wax aana ka mid ah Eric Kinyanjui oo 26 jir ah oo kasoo jeedda Ngecha ee Limuru iyo Faaruuq oo ku dhashay Xaafada isku rar anka ah ee Majengo ee magaalada Nair obi. Raggaan ayaa 2011ilaa iyo 2015kii intii u dhaxeysay ku biiray AlShabaab, wa xaana la sheegay in ay qaateen diinta Isl aamka intii ay la joogeen AlShabaab, waxaana xusid mudan in dhammaantood ay yihiin Kenyaan.
K/ GALBEED OO XOOG KUSOO FURANEYSA DAD AY AFDUUBTEEN SHABAAB
Maamulka K/Galbeed ayaa ku dhaw aaqay in ay xoog kusoo furan doonaan ku dhawaad 100 qof oo AlShabaab ay ka Afduubteen degaano hoos yimaada D/Xu ddur ee gobolka Bakool. Wasiir ku xigeen ka W/Amniga M/ulka K/Galbeed C/risaaq Cali Aadan ayaa Warbaahinta u sheegay in dadkaan la Afduubtay Saacaddihii la soo dhaafay ka dib markii ay diideen in ay bixiyaan waxa ay AlShabaab ugu yeer aan Zakawaad.
Waxaa uu sheegay in Shabaab ay ho ray dadka u Afduubay jireen Tilaabadda hadda ay qaadeena ay tahay mid ka weyn kuwii hore ee ay sameyn jireen. Dadka la Afduubtay ayuu sheegay Wasiirka in Sha baab qaarkood ay ku eedeeyeen in ay yih iin Ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Dhanka kale taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qeybtooda ku sugan K/Galbeed ayaa ku dhawaaqay howlgalka soo furashada dadkaasi.
ASKARI LAALUUSH KA QAATAY QOF SHACAB AH OO LA XIRAY
Daraad ayaa waxa baraha Bulshada la gu faafiyay Askari ka tirsan Ciidanka Booli ska Soomaaliyeed oo lacag laaluush ah weeydiinaya qof Shacab ah oo gaari wat ay,hayeeshee qofka Shacabka ah uu diid an yahay,waxaana la shaaciyay in askari gaas xabsiga la dhigay.
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaa liyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa sheeg ay in Askariga oo lagu Magacaabo Cabdi Cabdulle Xasan oo si awood ah qof Shac ab ah oo watay Gaariga uga qaatay lacag laaluush ah. "Askariga ayaa joojiyay gaari Nin Shacba ah uu watay waxa uu weeydii yay sharicigii iyo Leesinkii,markii uu yiri mahayo waxa uu weeydiistay lacag sida aad ku aragteen baraha Bulshada,intaasi kadib ciidanka booliska ayaa ka warhelay kadibna soo xiray ayuu yiri Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Sidoo kale Afhayeenka Ciidanka Bool iska Soomaaliyeed waxa uu hadalkiisa int aasi ku daray in Askariga uu ku xiran yah ay Xarunta dambi baarista ee CIDda,isla markaana ay la xiran yihiin 32 qof oo uu ku jiro taliyihii hore ee Saldhiga Wartanab ada loona heysto lacag laaluush ah oo ay qaateen.
Saacadihii la soo dhaafay ayaa aad lo oga hadal hayay Baraha Bulshada arrinta la xiriirta askariga Qofka Shacabka ah we eydiisanayay lacagta laaluushka ah,balse ugu dambeyn askarigaas la xiray.
XIGASHO BBC SOMALI
DOWLADDA SOOMAALIYA OO DACWAD KA GUDBISAY MARKAB SI SHARCIDARRO AH U KALLUUMEYSTAY
Wasiirka W/Kalluumeysiga iyo Kh/Ba dda XFS C/llaahi Bidhaan Warsame in Ba dda Soomaaliya ay ku jiraan Kheyraad far abadan,hayeeshee ay jiraan maraakiib shi sheeye oo si sharcidaro ah uga kalluume ysto. Waxa uu sheegay in XFS ay dada al u galeyso Maraa kiibta Shisheeye e si dasharcidarada ah uga kaluumeysanayo Badda Soomaa liya, halka xilliyadii hore ay jiri jireen Burcad Badeed Maraakiibta afduuban jirtay.
Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in uu jiro Markab si sharcadaro ah uga ka lluu meystay Xeebaha Soomaaliya balse ay dacwad ka gudbiyeen,sidoo kalena ma rnaba aan la ogolaan doonin in Badd e ena lagu soo xadgudbo. Si kastab dowla dda Soomaaliya ayaa dabayaaqaadii bi shii December sanadkii tegay ee 2018 wa xaa ay shirkad laga leey ahay dalka Shii naha siisay 32 ruqs adood shati Kalluum eysi ah,taa soo dad badan ay dhaliil ka keeneen.
DOWLADDA GAANA OO CIIDAMO BOLIIS AH U SOO DIREYSA SOOMAALIYA
Dowladda Gaana ayaa lagu wadaa in ay dhawaan Dalka Soomaaliya u soo dirto in ka badan 160 Askari oo Boliiska ah, si ay ugu qayb qaataan howlaha nabad ilaal inta Midowga Afrika ay ka wadaan Dalk eenna ee AMISOM. Xukuumadda Ankara, oo ka jawaabeysa dalab uga yimid Gola ha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo uu tirsigiisu yahay 2431 (2018), ayaa qorsheyneysa in ay Soomaaliya u soo dirto Ciidan Boliis ah, si kor loogu qa ado tirada iyo tayada Ciidanka Boliiska ee howlgalka Midowga Afrika.
Qaraarkan uu tirsigiisu yahay 2431, aya a oggolaanaya in waddamada xubnaha ka ah Midowga Afrika ay sii wataan ha wlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee AM ISOM illaa 31ka Maajo 2019, iyadoo ay ka qayb qaadanayaan 1,040 Askari oo Bo liis ah, waloow ay haatanba jiraan Cutub yo Boliiska AMISOM ah oo ka shaqeeya Dalka.
Horraantii 7baadkan ayaa waxaa M/Ba ydhabo gaaray Saraakiil ka socota Boliis ka Dalka Gaana, si ay usoo qiimeeyaan halka ku habboon fariisin kooda, iyagoo Indhaindhayn kusoo same eyay xaaladda amniga iyo jewiga guud, maaddaama uu qorshahu yahay in ay halkaasi ka dhigt aan Saldhig.
Ku xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Mid owga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Sim on Mulongo, ayaa Saraakiisha gaadh ay Baydhaba u sheegay Daraad oo Kham iis ahayd, in Gaana ay Gacan ka geysan do onto buuxinta baahida loo qabo how laha Boliiska AMISOM. Mr; Mulongo, ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay Ghana ugu soo direyso Unug ka mid ah Booliskeeda, isaga oo sheegay in ay kor u qaadi doon to tayada AMISOM, kuwaas oo xoojinaya sharciga iyo kala dambeynta meelaha la ga xoreeya cadowga AlShabaab.
Ciidankan ayaa tababarka dhammay sanaya Bisha March ee Sanadkan, iyadoo qalabayn ka dibna loo soo duulin doono Muqdisho.
MADAXWEYNE TRUMP:”MAANAN AMRIN IN CONGRESSKA BEEN LOO SHEEGO”
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu iska fogeeyay warbixin lagu sheegay inuu isagu amray qareenkiisii xilligaas, Michael Cohen, inuu been u sheego Kongareeska.
Warbaahinta Buzzfeed ayaa waxa ay sheegtay in Mr Trump uu Cohen faray inuu been ka sheego qorshihiisa uu magaalada Moscow uga dhisayo dhismaha Trump Tower. Cohen ayaa bishii la soo dhaafay waxaa loo xukumay kiiskaasi.
Mr Trump ayaa waxa uu sheegay in qareenkaasi uu been ka sheegay mashruucii uu ka fulinayay Moscow si uu "hoos ugu dhigo waqtiga uu xabsiga ku qaadanayo”.
Siyaasiyiinta Xisbiga Dimuqraadiga ayaa waxa ay sheegayaan inay baari doonaan eedaha lagu daabacay warbaahinta Buzzfeed.
Maxay warbixintu sheegaysaa?
Warbaahinta Buzzfeed ayaa waxa ay sheegaysaa in warbixinteedu ay ku salaysan tahay marqaati kac ay sameyeen laba askari oo arrintaasi baarayay.
Warbixinta ayaa waxa ay sheegaysaa in Mr Trump 10 jeer xog shakhsiyadeed oo ku saabsan qorshaha uu dhisme uga dhisayo magaalada Moscow ka helay Cohen, xilligaas oo uu Trump diiday inuu wax xiriir ganacsi la leeyahay Ruushka.
Gabadha Mr Trump, Ivanka, iyo wiilkiisa, Donald Jnr, ayaa sidoo kale xogta ugu dambaysay la siiyay, warbixinta ayaa sidaas lagu sheegay.
Robert Mueller oo ah qareen si gaar ah u baaraya arrimaha federaalka Mareykanka ee ku aaddan eedaha ah in Ruushku uu ku lug lahaa doorashadii madaxtinimada ee waddankaasi iyo in xogta ololihii Trump si sharcidarra ah ay dad kale ugu lug lahaayeen, ayaa waxa uu goorhoraba shaaciyay in Cohen uu been ka sheegay taariikhda uu dhammaaday mashruuca dhismaha Trump Tower ee Moscow.
Cohen ayaa waxa uu Kongareeska u sheegay in wadahadallada qorshahaasi ay dhaceen intii u dhaxaysay bishii Sibteembar 2015 iyo Janaayo 2016, hasayeeshee dikumintiyada lagu kaydiyo cabashada dambiyada ayaa waxa ay muujinayaan in wadahadalladaasi ay socdeen ilaa bishii Juun.
Cohen ayaa waxa uu sheegay in qorshahaasi la hakiyay goor sii horraysay iyadoo la isku dayayo in "la yareeyo xiriirka ka dhaxeeya qorshaha Moscow iyo Mudanaha Koobaad” intii uu socday ololaha doorashada. Mudanaha Koobaad ayuu Cohen goor sii horraysay waxa uu ku tilmaamay inuu yahay Mr Trump.
Warbaahinta Buzzfeed ayaa waxa ay sheegaysaa in Cohen uu baarayaasha u sheegay in Mr Trum uu "shakhsiyan isaga u sheegay inuu been ka sheego” taariikhda ay wadahadalladu soo dhammaadeen "si humaag loo geliyo ku lug lahaanshiyaha Trump”.
Warbixinta ayaa waxa sheegaysaa in Mr Mueller uu hayo caddeyn kale, oo uu ka mid yahay wareysiyo uu la yeeshay qaar ka mid ah shaqaalaha shirkadda Trump iyo xog uu ka helay emaillada gudaha shirkadda, si loo xaqiijiyo dhacdooyinka uu Cohen sheegay.
Warbixinta ayaa sheegaysa in Mr Trump uu Cohen ku dhiirigeliyay inuu qorsheeyo safar uu kula kulmo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin intii uu socday ololaha doorashada.
Cohen ayaa waxaa bishii Diseembar lagu xukumay 36 bilood kaddib markii uu qiray inuu been Kongareeska uga sheegay qorshaha Trump Tower. Waxaa kale oo uu qiray in lagu xadgudbay dhaqaalaha lagu bixiyo ololaha iyo canshuur lala baxsaday.
Maxkamadda ayuu ka hor sheegay in "daacadnimada indha la’aanta ah ee uu u hayay Trump ay taagdarraysay” kaas oo "ficilladiisii xumaa” ee shaqada looga dhigay inuu u raad gado.
KUMANNAAN QAXOOTI NIGERIAN AH OO GAARAY DALKA CAMEROON
Hay’adda samafalka caalamiga ah ee Médecins Sans Frontières MSF ayaa wa xa ay sheegtay in kumannaan qof ay isa ga qa xeen waqooyi bari waddanka Niger ia iy agoo u cararay dalka dariska ah ee Came ro on, kaddib markii uu Isniintii halka asi ka dhacay weerrar argagixiso.
Sida ay sheegayso hay’adda MSF, 8000 oo qof ayaa waxa ay isaga carareen M/ Rann ee G/Borno ka dib markii ay hal kaasi la wareegeen maleeshiyaadka.
Bayaan ay soo saartay Arbacadii ayaa MSF waxa ay ku sheegtay in dadkii weer rarka ka badbaaday ay bilaabeen inay lug ku soo gaaraan magaalada Bodo ee waqoo yiga dalka Cameroon, kaddib weerrarkii Isn iintii. Dadkaas ayaa soo qaxay kaddib mar kii maleeshiyaadka ku sugan M/Rann ay gubeen guryo iyo bakhaaradda cunta dala gu kaydiyo.
ALSHABAAB” WAXAAN GACANTA KU HEY NAA MEYDADKA 57 ASKARI”
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan qarax iyo weerar toos ah oo lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wa teen Ciidamada Itoobiya kuwaasoo maray ay duleedka degmada Buurhakaba ee gob olka Bay.
Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in uu jiro Khasaare soo gaaray Cii danka dowladda Itoobiya ee Qaraxa lala beegsaday. AlShabaab ayaa sheegt ay in ay dileen ku dhawaad 60 Askari oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ka dib markii ay la bee gadeen Qaraxyo iyo weerar toos ah.
AlShabaab ayaa sheegtay sidoo kale in ay qabsadeen Gaadiid dagaal iyo dha aw acyo Ciidanka Itoobiya ay ka carar een, isla markaana Saacaddaha soo soc da ay soo bandhigi doonaan. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Ciidanka dowlad da Itoobiya ee ka how lgalla gobolka Baay oo ku aadan sheega shadda AlShabaab.
Al Shabaab ayaa wadooyinka ay isticmaa laan Ciidamada Amisom iyo kuwa dowlad da waxa ay u dhigaan qaraxyada Miinooyi nka ee waxyeelada gaarsiiya Ciidan kaasi.
G/GOLAHA SHACABKA OO BAYDHABO KULA KULMAY SHACABKA KGS
G/G/Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh. C/maan Ayaa Shalay ka Jeedi yay Masaa jidka Madaxtooyadda Koonfurgalbeed Khudbad Dh inacyo Badan Taab anaysay Oo Ku Saabsan Arimaha KG So omaaliya Gudoomiyaha Ayaa Ku Dheera aday Ka hadalka Xaaladahii isbedbedel ka Ahaa ee Ay Soo mareen shacab ka KG is aga Oo Soo hadal qaaday Door ash adii Ka Dhacday K/galbeed
”Runtii Waxaan Wada Ognahay in Wax waliba Ay Yihiin Wax Alle Agtiisa Ka Qo ran Cabdicasiisna Maalinkii uu Caloo sha Ho oyadii Galay Ayaa Loo Qoray In uu Ma dax weyne Ka Noqdo Maamulka KG Soom aaliya waxaana waajib Ku ah Shacabka in Ay Taageeraan Oo Ay Garab istaagaan ,
"Aniga iyo Wafdiga aan Hogaaminaayo Waxaan Joogi Doonnaa Magaaladaan Bay dhabo 2ilaa 3maalmood waxaan Same en Doonaa in aaan Dib u heshiisiin U samey no Dadka Walaalaha ah Ee Khilaafaad ka Yar Yar dhex maray Wax aan idinka cod sa naynaa In aad Arimaha as Nabade nta iyo dib u heshiisiinta ah Nagu Garab sii saan
Gabagabadda Qudbadda Ayaa Wax aa Uu Gudomiyaha Kula Dardaarmay Sha cb kii Jamaacada ahaa ee Masjidka Ku sugn aa in Xilli Waliba Ay ahaadaan Kuwa Ixti raa ma Shacabkooda Si Hormarkooda Looga Shaqeeyo, Waxaan Leeyahay sha cabka La shaqe eya Hogaankiina Cusub Ee KG Ku Garab istaaga Xaalad Waliba Oo Uu Ku sha qey nayo Maamulka Curd unka ah .Dhamm aad
KUMANNAAN QAXOOTI NIGERIAN AH OO GAARAY DALKA CAMEROON
Hay’adda samafalka caalamiga ah ee Médecins Sans Frontières MSF ayaa wa xa ay sheegtay in kumannaan qof ay isa ga qa xeen waqooyi bari waddanka Niger ia iya goo u cararay dalka dariska ah ee Camer oon, kaddib markii uu Isniintii halk aasi ka dhacay weerrar argagixiso.
Sida ay sheegayso hay’adda MSF, 8000 oo qof ayaa waxa ay isaga carareen mag aalada Rann ee gobolka Borno ka dib markii ay halkaasi la wareegeen mal ee shiy aadka. Bayaan ay soo saartay Arbacadii ayaa MSF waxa ay ku sheegtay in dadkii weer arka ka badbaaday ay bil aabeen inay lug ku soo gaaraan M/Bodo ee waqooyiga dalka Cameroon, kaddib weerrarkii Isniintii.
Dadkaas ayaa soo qaxay kaddib mar kii maleeshiyaadka ku sugan maga alada Rann ay gubeen guryo iyo bakhaaradda cuntada lagu kaydiyo.
DIGNIIN LAGA SOO SAARAY ISBEDELADA CIMILLADA SOOMAALIYA
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 19-KA JANNAAYO 2019-KA
NISA:"WAXAAN SOO QABANAY XUBIN SARE OO KA TIRSANAA SHABAAB" Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa Gacanta ku soo dhigay 18 ka bishaan oo maalinimadii shalay ku beegneed sarkaal sare oo ka tirsanaa amniyaadka Alshabaab. Warkan oo ay hay