Wararka

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo dhex dhexaadinaya Soomaaliya iyo Kenya

0 Visits: 285 | Tuesday March 05, 2019 - 21:34:21
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa wada qorshe uu ku dhex dhexaadinayo Soomaaliya iyo Kenya oo bishii la soo dhaafay uu xiriirkooda gaaray heerkii ugu xumaa abid. Kulamo gaar gaar ah oo ay Addis Ababa ku wada qaateen Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed…

Read More »

Mareykanka oo ka hadlay duqeymaha uu ka waddo Soomaaliya

0 Visits: 292 | Tuesday March 05, 2019 - 21:32:54
Taliyaha howlgallada khaaska ah ee taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika Maj. Gen. Marcus Hicks ayaa sheegay in askar badan ay Al-Shabaab uga dhimanayso furimaha dagaalka. Hicks ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhimashooyin kasoo gaarayaan duqyamaha Maraykanka iyo weerarrada dhinaca dhulka ee ay wadaan…

Read More »

XOG: Xog: Dalal Ku Loolamaya In Ay Marti Geliyaan Kulanka Farmaajo Iyo Muuse Biixi

0 Visits: 299 | Tuesday March 05, 2019 - 11:51:57
Dadaalladda ku saabsan soo celinta wadaxaajoodka dowlada Federaalka iyo maamulka Somaliland ayaa soo cusboonaaday markii Madaxwayne Muuse Biixi uu si cad u badalay mowqifkiisa la fariisashada xukuumada Muqdisho. Isbedalka Muuse Biixi ayaa yimid markii kulan uu bishii hore Addis Ababa kula yeeshay Ra'iisul…

Read More »

Sawirro:-Wasiirkii Ugu Dambeeyay Ee Golaha Cusub Puntland Oo La Dhaariyey

0 Visits: 328 | Tuesday March 05, 2019 - 11:41:39
Wasiirka Wasaaradda Wabarshada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Dhaarinta Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Cabdulaahi Maxamed Xasan ayaa waxaa goobjoog…

Read More »

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Addis Ababa iyo Abiy Ahmed oo soo dhoweeyay

0 Visits: 308 | Tuesday March 05, 2019 - 11:32:20
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha Bole ee magaalada Addis Addis Ababa, halkaasoo uu ku soo dhoweeyay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Wafdiga madaxweyne Farmaajo oo ay kamid yihiin Wasiiru dowlaha Wasaarada arrimaha dibadda C/qaadir…

Read More »

Somalia Oo Shir-Guddoominaysa Shirka 101-Aad Ee Ururka Jaamacadda Carabta

0 Visits: 304 | Tuesday March 05, 2019 - 11:30:22
Danjiraha Somalia u jooga dalka Masar, ahna Ergayga Joogtada ee Somalia ee Ururka Jaamacadda Carabta, Ambassador C/qani Maxamed Wacays ayaa Shir-guddoominayo Kulanka Ururka Jaamacadda Carabta ee Heerka Wakiilladda Joogtadda, kaasi oo shalay ka furmay Xarunta Ururkaasi oo ku taalla caasimadda dalka Masar…

Read More »

Tanzania: 65 falaanfalow oo xabsiga la dhigay

0 Visits: 284 | Tuesday March 05, 2019 - 11:26:35
Booliiska dalka Tanzania ayaa xabsiga dhigay 65 falaanfalow, oo qaab daawo dhaqameed ah wax ku daaweeya, waxaana lala xiriirinayaa dilka ugu yaraan 10 caruur ah. Caruurta ayaa la laayey bishii January qaar badan oo kamid ahna xubnahoodii ayaa la jarjaray. Waxaana jirta caqiido ay rumaysan yihiin qaar…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo "Wixii dhacay waa musiibo, Ciidanka kaligood wax ma qaban karaan, haddii aan…."

0 Visits: 313 | Tuesday March 05, 2019 - 11:22:21
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay ka hadlay qaraxyadii habeenkii khamiista ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed uu geystay.

Read More »

Borofesoor ardaygiisa fasalka ilmo ugu dhex hayey oo aad loo amaanay

0 Visits: 248 | Tuesday March 05, 2019 - 11:16:15
Borofesoor Maraykan ah oo dhiga maadada xisaabta ayaa dadku aad u amaaneen ka dib markii internet-ka lagu baahiyey sawir muujinaya isaga oo ilmo yar bogga ku haya cashar na dhigaya. Ilamaha yar oo magaceeda la yidhaa Assata ayaa waxa fasalka la yimid aabaheed Weyne Hayer oo sheegay in uu tahli kari…

Read More »

Xukun Dil Ah Oo Lagu Fuliyay Nin Garbahaarey Ka Geystay Fal Kufsi

0 Visits: 259 | Tuesday March 05, 2019 - 11:09:24
Maxkamadda Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo saakay waxaa lagu soo waramayaa in xukun Dil toogasho ah ay ku fulisay Nin la sheegay in uu geystay Fal kufsi ah.

Read More »

Maxay Soomaalida Norway oga walaacsantahay baasaboorka Soomaaliga ee la aqoonsaday?

0 Visits: 325 | Tuesday March 05, 2019 - 11:02:50
Norway ayaa shaacisay bishii August ee 2018-ka in qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee weli aanan qaadanin jinsiyadda rasmiga ah ee dalkaas looga baahan yahay in loogu badalo baasaboor Soomaaliga sharciga ay ka haysataan dalkaasi . Dadka ay arrintan saamaynayso ayaa horey loo siiyay waraaqaha socdaalka.…

Read More »

HORDHAC : Real Madrid VS Ajax ? Ajax oo is hor taag ku sameen karta riyada Madriid ee ah in markoodii 9-aad oo xiriir ah ay gaaraan wareega sideed dhamaadka.

0 Visits: 708 | Tuesday March 05, 2019 - 10:13:15
( Yurub ) 5 March 2019kooxda Real madid oo guul daro dhabra ku wadata ayaa markan garoonkeeda ku soo dhaween doonta kooxda Ajax kulan katirsan wareega 16-ka lugtiisa labaad . Kooxda Real Madrid ayaa mashaqo badan ka heysata kulamda ay ku ciyaareyso garoonkeeda xili ciyaareedkan waxa ayna kula kulantay…

Read More »

Ashley Young oo cadeeyay wadada kaliya ay kaga badin karaan kooxda Paris St Germain

0 Visits: 735 | Tuesday March 05, 2019 - 10:08:49
(Manchester) 5 March 2019.Xidiga kooxda Manchester United ee Ashley Young ayaa cadeeyay wadada kaliya ay kaga badin karaan kooxda Paris St Germain kulanka soo socda. Kooxda Red Devils ayaa guuldaro 2-0 ah kala soo kulantay PSG kulankii lugta hore wareega 16-ka tartanka Champions League ee ka dhacay…

Read More »

Madaxtooyada oo war ka soo saartay safarka Madaxweyne Farmaajo ee Addis Ababa

0 Visits: 287 | Tuesday March 05, 2019 - 10:05:42
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Read More »

Maraykanka: Nin iyo gabadhiisa oo dil ku hafray qof tuugsanaya

0 Visits: 296 | Tuesday March 05, 2019 - 10:02:37
Nin sheegay in qof tuugsanaya uu xaaskii toori ku dilay sannadkii hore ayaa hadda loo xiray in uu isagu dilka gaystay, sida uu sheegay booliiska gobolka Maryland. Keith Smith oo 52 jir ah iyo gabadhiisa Valeria oo 28 jir ah ayaa Axaddii lagu xiray meel u dhaw xadka Maraykanka iyo Mexico, iyaga oo loo…

Read More »

Casemiro oo qiray in Real Madrid ay ku jirto xaalad adag

0 Visits: 720 | Tuesday March 05, 2019 - 09:35:54
(Real Madrid) 5 March 2019.Xidiga khadka dhexe kooxda Real Madrid ee reer Brazil Casemiro ayaa wareysi uu la yeeshay shabakada "sportive" wuxuu kaga hadlay dhowr arimood ee quseeya xaalada Los Blancos. Hadalka Casemiro ayaa wuxuu imaanayaa kahor kulanka ay caawa kula ciyaari doonaan kooxda Ajax…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 5-TA MAARSO 2019-KA

0 Visits: 432 | Tuesday March 05, 2019 - 09:25:42
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MAANTA SAFAR DEGDEG AH KU TAGAYA ADDIS ABABA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in Maanta oo talaado ah in uu safar degdeg ah oo aan horay loo sii shaacin ugu ambabaxo Caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa. Socdaalka…

Read More »

AU trains Somali security officers in tackling sexual violence

0 Visits: 568 | Monday March 04, 2019 - 23:59:02
Gloria Jaase-Nkundanyirazo, AMISOM protection officer, said trainees were drawn from the Somali National Army, Somali Police Force and ministries of health, internal security and women and human rights. "We want to give them the necessary skills that will enable them investigate the crimes and take…

Read More »

Somali forces arrest three al-Shabab militants

0 Visits: 558 | Monday March 04, 2019 - 23:56:50
Mohamed Abdullahi Tulah, deputy mayor for security in the Benadir region told journalists in Mogadishu that three al-Shabab militants were apprehended Sunday in an offensive conducted by Somali national forces in Wadajir district in Somalia's capital. "Our forces nabbed three al-Shabab extremists…

Read More »

Body of Infant Recovered After Deadly Somalia Attack

0 Visits: 587 | Monday March 04, 2019 - 23:52:43
The boy identified as Munasar Mohamed, was with his mother who worked at a beauty salon on Maka al-Mukarama road when the militants detonated a powerful car bomb as part of a complex attack involving suicide bombers The blast brought down multi-story buildings and destroyed structures alongside the…

Read More »