Wararka

As an Israeli American, I agree with Ilhan Omar much more than the US politicians weaponising antisemitism

0 Visits: 588 | Wednesday March 06, 2019 - 23:42:57
Omar is challenging decades-long unconditional American support for Israel while many American legislators are demanding loyalty oaths that enable Israel to continue doing as it pleases – with total impunity

Read More »

Dowladda Masar Oo Sheegtay In Amniga Somalia Qeyb Ka Yahay Amniga Qaranka Dalkooda

0 Visits: 311 | Wednesday March 06, 2019 - 22:22:27
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Masar, Samiixi Shukri ayaa hadalkaasi ka sheegay Kulan uu la yeeshay dhigiisa dalka Somalia, Axmed Ciise Cawad oo maalmahan booqasho hawleed ku joogay magaalladda Qaahira. Wasiir Samiixi Shukri waxa uu dhigiisa Somalia ugu hambalyeeyey Somalia oo la wareegtay Shir-Guddoonka…

Read More »

Haweeney ka mid ahayd ergadii doorashada Xildhibaanada Federalka oo Muqdisho lagu diley

0 Visits: 309 | Wednesday March 06, 2019 - 22:18:37
Mid kamid ah ergadii ka qeybgashay doorashada xildhibaanada Baarlamaanka federalka ayaa goordhow lagu diley degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.

Read More »

Kheyre Oo La Kulmay Safiirka Cusub Ee UK Usoo Magacowday Soomaaliya

0 Visits: 251 | Wednesday March 06, 2019 - 22:14:34
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska ay u soo magacowday Soomaaliya Danjire Ben Fender.

Read More »

SAWIRRO:-Dad careysan oo xiray mid ka mid ah Isgoysyada Muqdisho

0 Visits: 311 | Wednesday March 06, 2019 - 22:08:35
Dadkan careysan ayaa waxaa ay banaanbax ka dhigayaan Isgoyska Sanca ee Magalada Muqdisho,waxana ay xireen Isgoyska, iyaga oo u diidaya inay isticmaalaan Gaadiidka moocyadiisa kala duwan. Mid ka mid ah banaanbaxayaasha ayaa Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho waxa uu u sheegay in sababta ay u banaanbaxayaan…

Read More »

Xog:-Boqorka Sacuudiga Iyo Wiilkiisa Amiir Maxamed Bin Salmaan Oo Uu Khilaaf Xooggan Soo Kala Dhex Galay

0 Visits: 361 | Wednesday March 06, 2019 - 22:03:51
Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray inuu sii xumanayo xiriirkii u dhexeeyey Boqor Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud iyo Wiilkiisa Maxamed Bin Salmaan oo ah Dhaxal-sugaha boqortooyadda ee dalkaasi. Boqorka iyo Dhaxal-sugaha ayaa la sheegay inay isku khilaafsan yihiin dhowr…

Read More »

Faah Faahin:Toogasho Ka Dhacday Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 329 | Wednesday March 06, 2019 - 21:49:53
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Nin la sheegay in uu hubeysnaa oo ay Ciidamada amniga dowlada ku toogteen gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay u sheegeen in Ninka Ciidamada ay dhaawaceen marka hore laga shakiyay,isla markaana lagu armay…

Read More »

Xeer Ilaaliyaha Qaranka"Waxaa xiran Oday 40 jir ah oo kufsaday Gabar 5 Sano jir ah"

0 Visits: 267 | Wednesday March 06, 2019 - 21:47:29
Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir oo ka hadlayay kiisaska la xiriira kufsiga ayaa sheegay in uu xiran yahay Nin 40 jir ah oo ku eedeysan in uu kufsaday Gabar 5 Sano jir ah,islamarkaana Gabadhaas uu gaarsiiyey dhibaato xoogan. Waxa uu sheegay inay jiraan caqabado intaasi la eg iyo kuwo ka weyn,sidoo…

Read More »

SAWIRO: Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku xayiran Garoonka Jomo Kenyatta

0 Visits: 279 | Wednesday March 06, 2019 - 21:42:42
Waxaa gebi ahaanba la joojiyey Shaqadii ka socotay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magalada Nairobi,islamarkaana xalay wixii ka dambeeyey 3:00 Habeennimo aan wax diyaarad ah ka soo degin. Sida lagu daabacay Daily Nation ayaa waxaa arrintaasi loo sababeynayaa kadib markii ay Shaqa joojin ku dhawaaqeen…

Read More »

Dhageyso:-Diyaarado duqeeyey Saldhigyo ay leeyihiin Al-Shabaab

0 Visits: 352 | Wednesday March 06, 2019 - 11:17:44
Maamulka deegaanka Buusaar ee Gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyey warar sheegaya in Ciidamada Kenya la filayo inay ka baxaan deegaankaas iyo duqeymo loo geystay Saldhigyo ay Al-Shabaab ku leeyihiin tuulooyin hoostaga deegaanka Buusaar. Guddoomiyaha deegaanka Buusaar Aadan Cusmaan oo wareysi siiyey…

Read More »

Flights disrupted at JKIA in Nairobi as workers strike

0 Visits: 651 | Wednesday March 06, 2019 - 11:14:32
Flights have been disrupted at Jomo Kenyatta International Airport in Nairobi after aviation workers went on strike. The striking staff, who downed their tools in the small hours of Wednesday, are unhappy with the board of management, unfair staff hiring and compensation and proposed takeover of the…

Read More »

CAUTIONARY NOTICE NOTICE is hereby given that Salzgitter Mannesmann GmbH

0 Visits: 879 | Wednesday March 06, 2019 - 11:01:54
of Eisenhüttenstrasse 99, D-38239 Salzgitter, Germany are the Sole Proprietors in Somalia and in all other countries of the following Trade Mark:- MANNESMANN

Read More »

SOMALIA TRADE MARK - CAUTIONARY NOTICE _______________________ GRANDTREK

0 Visits: 930 | Wednesday March 06, 2019 - 10:38:19
NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trade mark is the trade mark of: SUMITOMO RUBBER INDUSTRIES, LTD., a corporation organized and existing under the laws

Read More »

SOMALIA TRADE MARK - CAUTIONARY NOTICE _________________ TOSHIIBA

0 Visits: 1031 | Wednesday March 06, 2019 - 10:09:43
NOTICE IS HEREBY GIVEN that the above trade mark is the trade mark of: KABUSHIKI KAISHA TOSHIBA, also trading as Toshiba Corporation, a Japanese corporation of1-1, Shibaura 1-chome, Minato-ku, Tokyo, Japan and is used in connection with:

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 6-DA MAARSO 2019-KA

0 Visits: 749 | Wednesday March 06, 2019 - 09:50:35
RW KHEYRE OO FARIIN CULUS U DIRAY MAAM ULKA SARE EE DEKADDA MUQDISHO R/WasaarahaXFS Md.Xasan Cali Khayre, oo shalay ka soo laabtay safar uu ku tegay Sw itzerland isagoo soolaabashadiisa ka dibna kormeeray dekadda Muqdisho si uu ugu kuur galo habsami u socodka hawlaha loogu adeeg ayo bulshada Soomaaliyeed.

Read More »

Dowladda oo war ka soo saartay Muranka Badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.

0 Visits: 283 | Wednesday March 06, 2019 - 09:37:31
Muqdisho-KNN-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixisay kulan maanta Magaalada Nairobi ku dhexmaraya hogaamiyaasha Wadamada Soomaaliya, itoobiya iyo Kenya. Waxaa ayna cadeysay dowladda in marnaba aysan ka tanaasuli doonin Dacwadda Badda ee taalla Maxkamada Cadaaladda Aduunka…

Read More »

President Farmajo, PM Abiy Ahmed en route to Nairobi for talks with Uhuru Kenyatta

0 Visits: 674 | Tuesday March 05, 2019 - 23:35:55
PM Abiy has been holding a marathon of diplomatic shuttle this week which started with President Uhuru's two days visit to Ethiopia On March 01 and 02 March, where both have attended, among others, the Ethiopia-Kenya trade and investment forum and the inauguration of Debre Birhan Industrial Park.

Read More »

Howlgallada ka socda Gaalkacyo oo xoogeystay

0 Visits: 282 | Tuesday March 05, 2019 - 22:44:46
Wararka inaga soo gaaraya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudugayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciidanka Amaanka ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Gaalkacyo…

Read More »

RW Kheyre Oo Fariin Culus U Diray Maamulka Sare Ee Dekadda Muqdisho

0 Visits: 273 | Tuesday March 05, 2019 - 21:42:04
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kasoo laabtay safar uu ku tegay Switzerland ayaa kormeeray dekadda Muqdisho si uu ugu kuur galo habsami u socodka hawlaha loogu adeegayo bulshada Soomaaliyeed. Ra'iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo…

Read More »

SAWIRRO:-Wabiga Shabeelle oo Biyo yareeyey iyo walaac laga muujiyey

0 Visits: 298 | Tuesday March 05, 2019 - 21:38:39
Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa deegaano ka tirsan Maamulka Hir-habeelle laga dareemay hoos u dhac dhinaca Biyaha iyo Gurnaansho laga dareemay Wabiga Shabeelle ee mara deegaano ka tirsan Gobolada hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Deegaanada hoos u dhaca Biyaha ee Wabiga Shabeelle lag dareemay ayaa…

Read More »