Wararka

Ribery oo ka tagaya Kooxda Bayern Munich

0 Visits: 853 | Sunday May 05, 2019 - 19:54:55
Laacibka garabka uga ciyaara kooxda Bayern Munich Franck Ribery ayaa lagu dhawaaqay inuu ka tagi doono naadiga marka la gaaro bisha soo socota ee June. Heshiiska Ribery uu kula joogo Bayern ayaa dhamaan doono xagaaga, sidaasi daraadeed 36 jirkaan ayaa horay usii raaci doona saaxibkiisa Arjen Robben…

Read More »

Shirweyne Looga Hadlayo Horumarka Iyo Amniga Oo Ka Furmi Doona Addis Abeba

0 Visits: 266 | Sunday May 05, 2019 - 19:51:38
Ururka Midowga Europe (EU) ayaa qorsheynaysa Shirweyne Gobaleed looga hadlayo Dhaqaalaha dalalka Bariga Afrika si loo xoojiyo Nabadda iyo Horumarinta ee Gobalka. Hawl-fuliyaha EU-da ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Flugencio Garrido Ruiz ayaa sheegay in Shirweynahaasi oo ay si wadajir isaga kaashanayaan…

Read More »

XOG:-Guddoomiyaha G/Banaadir Oo Ka Qeyb Galaya Shirka Maanta Ee Garoowe

0 Visits: 285 | Sunday May 05, 2019 - 19:43:42
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa gaaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) oo la socday wafdigii uu hogaaminayay Madaxweyne Farmaajo oo shalay gelinkii dambe halkaasi gaaray. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in maamulka…

Read More »

Dhageyso:-Baaq loo diray Madaxda ku shireysa Magalada Garoowe

0 Visits: 303 | Sunday May 05, 2019 - 19:31:52
Dalladda Ururada Bulshada rayidka Puntland ee PUNSA ayaa Warsaxafadeed ay ka soo saartay xalay wada hadalka la filayo in maanta uu uga furmo Magaalada Garoowe Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Maamul gobaleedyada ugu baaqday in ay ku xaliyan arrimaha lagu kala fogyahay. Guddoomiyaha Dallada PUNSA…

Read More »

Hooyo Falastiini Iyo Ilmaheeda Oo Lagu Dilay Duqeymo Ka Dhacay M/Qasa

0 Visits: 253 | Sunday May 05, 2019 - 09:39:27
Wasaaradda Caafimaadka ee Marinka Qasa ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda duqeyn ba'an ka geysteen qeybo ka tirsan magaalladda Qasa, iyadoo mid ka mid ah weeraradaasi lagu dilay Hooyo Xaamilo ah oo la oran jirey Falastiini Abu Arar oo 37-jir ahayd iyo cunageeda ooh al sanno ahaa. Duqeynta…

Read More »

Erdogan oo furay masaajidka Tukiga ugu weyn oo Istanbul laga dhisay.

0 Visits: 358 | Sunday May 05, 2019 - 09:14:28
Masaajidka weyn ee Camlica oo laga dhisay magaalada Istaanbuul oo uu madaxweynaha Erdogan xarigga ka jaray dhismahiisa waxaa la billaawday 2013-kii. Dhismaha masaajidka weyn oo ay ku kacday lacag dhan 150 milyan oo Liiraha Turkiga oo u dhiganta ($66.5 milyan oo doolar).

Read More »

Akhriso:-Qodobada looga hadlayo shirka Madaxda Maanta uga Furmayo Garoowe

0 Visits: 289 | Sunday May 05, 2019 - 09:10:54
Maanta ayaa lagu wadaa in Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu shir wadatashi ah uga furmo Madaxda ugu sareysa Dowlkadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah dowladda Federaalka. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra'iisul Wasaare Xasan…

Read More »

Itobiya: Somalida oo la Soo Noqday Degmooyin Horey Cafarta Loogu Daray

0 Visits: 335 | Sunday May 05, 2019 - 09:07:26
Kumanaan kun oo qof ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay socod dibad bax ah ku mareen jidadka magaalada Dire Dawa (Dirdhabe) iyo dhowr magaalo oo kale oo hoos yimaada gobolka City ee dalka Ethiopia. Dadka isu soo baxa sameeyay ayaa taageero u muujinayay go'aan ay qaadatay dowlad deegaanka Soomaalida…

Read More »

Weerar lagu qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Kenya

0 Visits: 247 | Sunday May 05, 2019 - 08:57:04
Rag hubeysan oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa weerar waxa ay ku qaadeen Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ku leeyihiin meel u dhow Magalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya. Saldhiga la weeraray oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmada Mandheera iyo deegaanka Carabiya…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGYESKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 5-TA MAY 2019-KA

0 Visits: 587 | Sunday May 05, 2019 - 08:45:52
RA'IISUL WASAARE KHEYRE OO KULAN GAAR AH LA QAATAY MAD-AXWEYNAHA GALMUDUG… Ra'iisul Wasaaraha Xukuu-madda Sooi-maaliya Xas-an Cali kheyre iyo Madax-we ynaha Galmudug Axm-ed Ducaale Geelle xaaf oo ku wada sugay Magalada Garoowe ee Xarunta Gob-olka Nugaal ayaa xalay waxaa ay wada yeesheen kulan…

Read More »

SAWIRO:-Ra'iisul Wasaare Kheyre oo kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Galmudug

0 Visits: 264 | Sunday May 05, 2019 - 07:09:41
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Sooimaaliya Xasan Cali kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf oo ku wada sugay Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa xalay waxaa ay wada yeesheen kulan gaar ah. Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug,waxaana…

Read More »

AMISOM Troops and Somali National Army successfully capture Bariire town from the extremist group, Al-Shabaab

0 Visits: 823 | Sunday May 05, 2019 - 00:02:58
On May 1-2, 2019, AMISOM troops in a joint military operation with the Somali National Army launched an offensive and liberated the strategic town of Bariire from the extremist group, Al-Shabaab. The agricultural-rich Bariire, which lies about 63 kilometres west of Somali capital, Mogadishu, is one…

Read More »

Madaxweynaha Afghanistan oo sheegay inay diyaar u yihiin xabbad joojin

0 Visits: 253 | Saturday May 04, 2019 - 23:59:37
Madaxweynaha dowladda Afghanistan , Ashraf Ghani ayaa sheegay maamulkiisa inuu diyaar u yahay xabbad joojin ay la galaan ururka Taalibaan. Ghani, oo ka hadlayay xafladda xiritaanka ee wada-hadallada nabadda oo lagu qabtay magaalada Kabul ee xarunta Afghanistan ayaa sheegay in hal dhinac kaliya aysan…

Read More »

NUSOJ PRESS STATEMENT-Somalia journalists mark 2019 World Press Freedom Day

0 Visits: 790 | Saturday May 04, 2019 - 23:41:54
Background National Union of Somali Journalists and its affiliate regional member organizations organize hundreds of Somali journalists to mark the World Press Freedom Day celebrated globally every 3th of May. Hundreds of journalists in Somalia's capital Mogadishu and the federal member states are…

Read More »

Muhaajiriin Ku Geeriyootay Badda Turkiga

0 Visits: 254 | Saturday May 04, 2019 - 23:36:56
Ugu yaraan 7 qof oo ay ku jireen 5 carruur ah ayaa geeriyootay, kadib, markii ay doonidii ay la socdeen shalay ku degtay meel ka baxsan Xeebaha Gobalka Balikesir ee Galbeedka dalkaasi Ilaaladda Xeebaha Turkiga ayaa sheegay inay heleen war ku aadan in Dooni ay la socdeen Muhaajiriin degtay, isla markaana…

Read More »

Rag Loo Heysto Dilka Saraakiil Ka Tirsanaa Somaliland Oo Gacanta Lagu Dhigay

0 Visits: 239 | Saturday May 04, 2019 - 23:35:24
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska maamulka Somaliland ayaa howlgal waxa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Saraar ee Somaliland. Ciidamada ayaa howlgalka waxa ay kusoo qabteen 8 ruux oo ay ku jiraa 4 qof oo sida la sheegay looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen Dil todobaadkii la soo dhaafay…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray Garowe & Shirar Gaar Gaar Ah Oo Ka Socda

0 Visits: 237 | Saturday May 04, 2019 - 23:31:11
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Gelinkii dambe garoonka Diyaaradaha Garoowe Kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Read More »

Wasaarada Waxbarashada oo soo saartay Ogeysiis ku saabsan Imtixaanka

0 Visits: 290 | Saturday May 04, 2019 - 23:25:01
Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa Ardayda Dugsiyada sare ee sanadkaan u fadhiisaneysa Imtixaanka Dowladda waxa ay ku war galisay in loo diyaariyay kaararka aqoonsi oo ay ku gali lahaayeen Imtixaanka. Qoraal lagu daabacay beyjka Wasaarada ayaa Ardayda is diiwaan galisay waxaa lagula…

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Magaalada Garoowe

0 Visits: 306 | Saturday May 04, 2019 - 23:23:25
Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa Goordhow waxaa gaaray Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo. Madaxweyne Xaaf iyo wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir kusoo dhaweeyay Madaxweynaha…

Read More »

Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Diiwaan Galiyay Xisbiyo Cusub

0 Visits: 377 | Saturday May 04, 2019 - 23:17:30
Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta diiwaan galiyay illaa 6 xisbi oo ka mid noqonaya Axsaabta siyaasadeed ee ka jira dalka. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa banaan Xaliimo Ibraahim Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa Shahaadooyinka aqoonsinimo guddoonsiisay xisbiyada kala:- Xisbiga nabadda…

Read More »