HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGYESKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 5-TA MAY 2019-KA

0
Sunday May 05, 2019 - 08:45:52 in Wararka by
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGYESKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 5-TA MAY 2019-KA

    RA'IISUL WASAARE KHEYRE OO KULAN GAAR AH LA QAATAY MAD-AXWEYNAHA GALMUDUG… Ra'iisul Wasaaraha Xukuu-madda Sooi-maaliya Xas-an Cali kheyre iyo Madax-we ynaha Galmudug Axm-ed Ducaale Geelle xaaf oo ku wada sugay Magalada Garoowe ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RA'IISUL WASAARE KHEYRE OO KULAN GAAR AH LA QAATAY MAD-AXWEYNAHA GALMUDUG… Ra'iisul Wasaaraha Xukuu-madda Sooi-maaliya Xas-an Cali kheyre iyo Madax-we ynaha Galmudug Axm-ed Ducaale Geelle xaaf oo ku wada sugay Magalada Garoowe ee Xarunta Gob-olka Nugaal ayaa xalay waxaa ay wada yeesheen kulan gaar ah. Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmud-ug,waxaana ay uga wada hadleen habkii xalwa-ara loogu heli lahaa khilaafka u dhaxeeya Dow-ladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug.

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in mas’uuliyiinta kulankooda ay isku muujiyeen xoogaa isku-soo dhawaansho ah,isla markaana ay ka wada hadleen sidii loo dhameyn lahaa khilaafka dowladda iyo Maamulka Galm-udug iyo khilaafka ka dhaxeeya Madaxda Sare ee Galmudug.,

Madaxda Dowladda Federaalka iyo Galmudug ayaa waxaa u dhaxeeya khilaaf mudo soo jiitamayay kaas oo keenay in aysan wax wadashaqeyn ah dhexmarin dowladda Sooma-aliya iyo Maamulka Galmudug, iyada oo si la mid ah Maamulada kale iyo dowladda uu khilaaf ka dhaxeeyo

 

Wasiirka amniga oo ka hadlay Warar Baraha Bulshada lagu faafiyey

Text Box: Wasiirka amniga oo ka hadlay Warar Baraha Bulshada lagu faafiyeyMADAXWEYNE FARMAAJO OO GAARAY GAROWE & SHIRAR GAAR GAAR AH OO KA SOCDA

Madaxweynaha Puntland Mudane Sic iid C/hi Deni ayaa maanta Gelinkii dambe garoonka Diyaaradaha Garoowe Kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Madax weynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo.

Soo dhoweynta weftiga Madaxweyna ha Soomaaliya ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Md. Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka tirsan Golayaasha maamulka Puntland iyo masuuliyiin kale.

Md.Farmaajo ayaa ah Hoggamiyihii ugu dambeeyay ee taga M/Garowe ee Caas imadda Puntland, wax aana hakaasi ku sugan Ra’iisul Wasaare Khe yre iyo Mad axda maamul goboleedya da.

MADAXWEYNAHA AFGHANISTAN OO SHEEG AY INAY DIYAAR U YIHIIN XABBAD JOOJIN

Madaxweynaha dowladda Afghanistan , Ashraf Ghani ayaa sheegay maamulki isa inuu diyaar u yahay xabbad joojin ay la galaan ururka Taalibaan.

Ghani, oo ka hadlayay xafladda xiritaanka ee wada-hadallada nabadda oo lagu qa btay magaalada Kabul ee xarunta Afghan istan ayaa sheegay in hal dhinac kaliya aysan suura gal aheyn in xabbada ay joojiso. "Haddii Taalibaan ay joojiso xabb ada annagana diyaar ayaan u nahay taa si ..waa waddada kaliya ee lagu wadash aqeyn karo." ayuu yiri madaxweyne Ash raf Ghani.

Madaxweynaha Afghanistaan ayaa dhanka kale ku dhawaaqay sii deynta 175 maxbuus oo xiran dowladda kana tirsan dagaal-yahannada Taalibaan. Balse uru rka Taalibaan ayaa diidday in uu ka soo qeyb galo wada-hadalkaan lagu marti qaaday.

MUHAAJIRIIN KU GEERIYOOTAY BADDA TURKIGA

Ugu yaraan 7 qof oo ay ku jireen 5 carr uur ah ayaa geeriyootay, kadib, markii ay doonidii ay la socdeen shalay ku degtay meel ka baxsan Xeebaha Gobalka Balike sir ee Galbeedka dalkaasi Ilaaladda Xeeb aha Turkiga ayaa sheegay inay heleen war ku aadan in Dooni ay la socdeen M uhaajiriin degtay, isla markaana ay bilaa been Hawlgalka Baadi-goobka iyo Badba adinta dadka ay la degtay doonida,

Waxay sheegeen inay soo badbaadiye en 5 qof oo nool, soona saareen maydad ka 9 qof oo kala ahaa 4 haween iyo 5 ca rruur . Doonida degtay waxaa la sheegay inay la socdeen 17 qof oo Muhaajiriin ah, kuwaasi oo ku sii jeeday Xeebaha dalka Giriigga. Lama shaacinin dalalka ay ka soo kala jeedaan Muhaajiriinta ku gereiy ootay iyo kuwa laga so obadbaadiyey Doonidii shalay ku degtay meel ka bax san Xeebaha dalka Turkiga.

Dhinaca kale, Hay’addaha Ammaan ka ee dalka Turkiga waxay sheegeen inay Hawlgal ku soo qabteen iugu yaraan 550 Muhaajiriin ku sugnaa Gobalka Edrine ee W/galbeed ee dalkaasi.

Sida laga soo xigtay Ilo dhanka Amma anka ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Jendermariiga iyo kuwa ilaaladda Xuduu daha waxay qaadeen Hawlgal ay ka fuli yeen Degmooyinka Ips ala, Merik, Kesan Iyo Uzunkobru oo ka tirsan Gobalka Edr ine.

Wakaallada Wararka Turkiga ee Anad olui ayaa sheegtay in Muhaajiriinta lagu soo xiray Hawlgalladaasi ayaa la shee gay inay ka soo kala jeedaan dalalka So malia, Morooko, Syria, Iraq, Iran, Pakist an, Afganistan iyo Bangaladesh.

Muhaajiriintaasi la xiray ayaa la sheegay in la qabtay, xilli ay doonayeen inay tahr iib ahaan ugu sii gudbaan dalalka Euro pe. Ilaa 268,000 ooTahriibayaal ah ayaa lagu qabtay Turkiga Tan iyo sannadkii 20 18-kii, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrima ha Gudaha ee Turkiga.

RAG LOO HEYSTO DILKA SARAAKIIL KA TIRS ANAA SOMALILAND OO GACANTA LAGU DHIGAY

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska maa mulka Somaliland ayaa howlgal waxa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gob olka Saraar ee Somaliland.

rag badan oo maxkad lagu saarayo caasho kufsigeeda iyo dilkeeda in ay ka danbeeyeenCiidamada ayaa howlgalka waxa ay ku soo qabteen 8 ruux oo ay ku jiraa 4 qof oo sida la sheegay looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen Dil todobaadkii la soo dhaafay degmada Gar’adeg ee Gob olka Sanaag loogu geystay Gaashaanlle Cabdullaahi Axmed Taallan iyo Taliye ku xigeenkii Ciidanka Booliska degmadaas laba xidigle Nuur Aw Cali.

Sidoo kale Ciidamada ayaa howlgal ku soo qabtay 4 kamid ah gaadiidkii iyo qor yihii ay wateen ragga looga shakisan yah ay falkii dilka ahaa ee ka dhacay deg mada Gar’adeg,sla markaana waxaa lagu soo waramayaa in weli howlgalka uu so cdo.

Degmada Gar’adeg oo ka tirsan Gob olka Sanaag ayaa todobaadkii la soo dha afay kooxo hubeysan waxa ay ku dileen Saraakiil ka tirsanaa Ciidamada Asluubta maamulka Somaliland,waxaana Madaxw eyne Muuse Biixi uu xaalad deg deg ah kusoo rogay deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag.

WASAARADA WAXBARASHADA OO SOO SAAR TAY OGEYSIIS KU SAABSAN IMTIXAANKA

Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa Ardayda Dugsiyada sare ee sanadkaan u fadhiisaneysa Imtix aanka Dowladda waxa ay ku war galisay in loo diyaariyay kaararka aqoonsi oo ay ku gali lahaayeen Imtixaanka.

Qoraal lagu daabacay beyjka Wa saa rada ayaa Ardayda is diiwaan galisay wax aa lagula dardaarmay in ay ugu danbeyn kaararkooda soo qaataan maalinta khami ista ah ee soo socota 09/02/2019.

"Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ar dayda isdiiwaan galasay imtixaanka sa nad dugsiyeedka 2018/2019/ in ay kaarar kooda aqoonsiga ay ka doontaan iskulla dooda ama dugsiyadooda sida ugu dhaqs iyaha bada”

Halkaan ka Akhriso:-

waxbarashada-710x1024

DOWLADDA KUURIYADDA WOQOOYI OO TIJAABISAY GANTAALADDA RIDA GAABAN

kuuriyada waqooyi oo gantaalo tijaabisay Kuuriyadda Woqooyi ayaa tijaabisay dhowr gantaalada ridd ada gaaban ah, si da lagu sheegay warbixin laga helay Kuu riyada Koofureed. Gantaallada wax aa la ga riday gacanka Hodo ee ku yaala Bar iga waddanka, sida ay sheegeen Tali yey aasha Ciidanka Kuuriyada Koofureed.

Haddii arrintaan la xaqiijiyo waxay no qon doontaa gantaaladdii ugu horreeyay ee xukuumadda Pyongyang ay tijaabiso tan iyo Bishii November ee Sanadkii 2017kii xilligaas oo ay tijaabisay gantaa ladda Qaaradaha isaga gudba.

Bishii la soo dhaafay Pyongyang ay aa sheegtay in ay tijaabisay wax ku she egtay hubka sida xeeladeeysan loo hago.

Mareeyknaka oo la socda hubka ay tijaabiso K/Woqooyi ayaan wali ka hadlin warka kasoo baxay K/Kofureed.

URURKA SUXUFIYIINTA QARANKA OO CABUR IN KU EEDEEYAY DOWLADDA

macalimuu-696x569 Xoghayaha Guud Ururka Suxufiyiinta Qara nka Maxamed Ibraah im Macalimuu ayaa sheegay in Warbaahinta Soomaal ida lagu haayo Caburin , islamarkaana loo baahan yahay in arintaasi si deg deg ah wax looga qabto.

Waxaa uu sheegay in warbaahinta So omaalida ay qaati ka taagan yihiin Xafiisy adda dowladda oo uu sheegay in ay doo nayaan in la sii daayo warar ay soo taf aftireen oo ay soo habeeyeen.

Xoghayaha ayaa sheegay in warbaah inta Soomaalida ay xaq u leedahay in wa xa ay u baahan yihiin bulshadda Soomaa liyeed in ay baahiyaan , laakiin aysan ba ahin waxa ay jacel yihiin Mas’uuliyiinta dowladda.

Macalimuu ayaa warbaahinta Soomaalida ugu baaqay in ay joojiyaan wararka bahd ilaada ah ee laga soo diro Xafiisyadda dowladda ee aan loo ogoleyn warbaahin ta in ay si hufan uga hadlaan baahinto oda.

MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO GAARAY MAGAALADA GAROOWE

M/Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa Goordhow waxaa gaaray Madaxweynaha dowlad Goboleedka Gal mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo. Md.Xaaf iyo wafd iga la socday ayaa waxaa Garoonka diya aradaha M/Garoowe ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhaweeyay Madaxweyn aha Puntland Siciid C/hi Deni iyo Mas’ uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka asi.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Garo owe waxaa uu kaga qeyb galayaa Shir wadatashi ah oo halkaasi uga furmi doo no Madaxda doDGF iyo ku wa maamul Goboleedyada dalka ka jira.

M/Garoowe ayaa waxaa ku sugan oo gaaray Madaxda maamulada si da Jubbal and, K/Galbeed iyo Hirsh abeelle, waxaa na sidoo kale ku sugan R/Wasaaraha XF S Xasan Cali Kheyre.

Dhinaca kale waxaa Sidoo Kale la gelinkii danbe ee maanta Maanta halk aasi uu gaaray Madaxweynaha Soom aaliya C/hi Farmaajo si uu uga qeyb galo Shirka wadatashiga ah ee isugu yeerayMadaxda dowladda iyo kuwa maamul Go boleedyada Madaxweynaha Puntland Sa ciid Cabdullaahi Deni

GUDDIGA DOORASHOOYINKA QARANKA OO DIIWAAN GALIYAY XISBIYO CUSUB

Guddiga doorashooyinka Qaranka ay aa maanta diiwaan galiyay illaa 6 xisbi oo ka mid noqonaya Axsaabta siyaasadeed ee ka jira dalka. Guddoomiyaha guddiga do orashooyinka madaxa banaan Xaliimo Ibraahim Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa Shahaado oyinka aqoonsinimo guddoons iisay xis iy ada kala:- Xisbiga nabadda iyo dimuqu raadiyada, xisbiga dhalinyarad a qaranka, xisbiga haldoor, xisbiga isba he ysiga q aranka Soomaaliyeed, xisbiga da ryeel qa ran iyo xisbiga awooda shacabka oo uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabid Cabdi Maxamed..

Sidoo kale xisbiga Awoodda Shacabka (People’s Power Party) waxaa ku jira siya asiyiin hore, aqoonyahano iyo ganacsato.

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee G/ Banaadir C/hi Cilmi Xaaji Ereg, oo hada na ah gudoomiyaha KMG ah ee Xisbiga Awooda Shacabka ayaa maanta ka gud oomay guddiga doorashooyinka Qaranka shahaadada xisbiga.

"Waxaan uga mahadcelinaya guddiga doorashooyinka Qaranka sida wacan ee ay howshaan u hageen, waxaan rajo ba dan ka qabnaa in loolanka siyaasadda ee Soomaaliya uu noqon doono Xisbiyo ku tartama adeega shacab, wax badan oo ku saabsan xisbiga Awoodda Shac abka waxaad dhamaantiin ku ogaan doonta munaasabada ugu soo horeysa ee Xisb iga ayuu yiri Xaaji Ereg, gud oomiyaha KMG ah ee Xisbiga Awo odda Shacabka.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO BALAN QAAD U SAMEEYAY DHALINYARADA

Madaxweynaha Puntland Md. Siciid C/hi Deni ayaa daah-furay Shirka Dejinta Qorshaha, Hirgelinta Siyaasadda iyo Hor umarinta Dhallinyarada Puntland.

Furitaanka Shirka waxaa Madaxweyn aha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaarad da Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Wasiirka Wasaar adda Caafimaadka, Madaxa hay’ adda UNFPA Soomaaliya, masuu liyiin ka tir san Golaha Wakiillada, dhallinyaro iyo ma suuliyiin kale.

Madaxweynaha Puntland oo shirka furay ayaa balanqaaday inuu ahmid ga ara siindoono dhallinyarada Puntland.

"Waa shir muhiim u ah Puntland ,waxaa la isku waafaqsan yahay tirada badan ee dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan Puntl and 70% wax ka badan inay dhallinyaro yihiin, marka Puntland waxaa ka shaqayn aysa 70% waa dhalinyaro, dowladdu iya gay ka shaqaynaysaa horumarkooda iyo Mustaqbalkooda.

"Waxaad ogtihiin waxyaaba ugu waa wayn ee Puntland ku faanayso oo amniga ah cidda hayso waa dhalinyaro. Ciidamad eena waa dhallinyaro, shaqaaleheeda waa dhalinyaro, xarumaha wax soo saar ka ka shaqeeya waa dhallinyaro, kuwa Kalluunka iyo Khayraadka ka shaqayn waa dhalinyaro, dadkoo dhan ayaa dhal linyaro ah, marka waxaa soo dhan in loo sameeyo siyaasad kabaysa waa muhiim”. ayuu ayuu yiri Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi De ni.

Dhinaca kale Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay muhiim tahay in dhal linyarada ay badalaan arrimo badan oo caqabad ku ah horumarkooda, sidoo kal ena waxa uu bogaadiyey kaalinta ay kaga jiraan horumarka dalka ka socda.

DALKII UGU HOREEYEY OO KU DHAWAAQ AY IN MAALINTA ISNIINTA TAHAY BILOWGA BISHA RAMADAAN

Muslimiinta dalka Australia ayaa ku dhawaaqay inay maalinta 1-aad ee Bisha Ramadaan tahay maalinta Isniinta ee soo socota oo ku beegan bisha May 6-da.

Golaha qaranka ee Iimaamyada dalk aasi ayaa ku dhawaaqay inay bishan May 6-da tahay maalinta ugu horreysay Bisha Ramadaan ee dalka Australia.

Qoraal ay soo saareen Golaha Imaam ya da dalkaasi waxay ku shee geen, ka dib, markii ay La-tashiyo dheeraad ah la yeesheen Hoggaam iyaa asha Islaamka ee guud ahaan dalka Australia, inay Muf tiga Guud ee dalkaasi, Dr. Ibraahim Abu Maxamed iyo Golaha Qaranka ee Imaa myada Australia caddeynayaan in bishan May 6-da tahay maalinta 1-aad ee bisha barakaysan ee Ramadaan.

RA’IISUL WASAARE KU XIGEENKA DALKA OO SHIR UGA QEYB GALAY MAGAALADA BAHIR DAR

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka (XFS), md.Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo gaaray magaalada Bahir Dar ee Da lka Itobiyo, ayaa ka qayb galay madasha heerkeedu sarreeyo ee Tana oo looga ha dlayo amniga qaaradda afrika.

Shirka Madasha Tanta oo soconaya maanta iyo berri ayaa ah madashii 8-aad waxaa kasoo qayb gelay madax ka soc ota wadamada qaaradda Afrika, madaxda urur gobaleedyada, bulshda rayidka ah, aqoon-yahanno iyo dhallinyaro waxaana si gaar ah kulanka looga hadlayaa isbe delka siyaasadda geeska Afrika iyo hor umarka nabadeed ee soo if-baxaya.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo shirka ku metelaya madaxwaynaha JFS, mudne Maxamed Cabduyllaahi Maxamed (Far maajo) ayaa khudbad ka jeediyay mad a da oo ay furtay madaxwaynaha dowladda Federaalka Ethiopia, Sahle-Work Zewde.

Guddoomiyaha midawga Afrika, Moussa Faki Mahamat, iyo guddoomiyaha guddi ga sare ee madasha Tana Forum, John Dramani Mahama, ayaa qayb ka ahaa madaxdii goob joogga ka ahaa furitaanka madada sideedaan ee Tano.

KHEYRE OO FARRIIN U DIRAY GANACSATADA SOOMAALIYEED

Khayre-1-2-696x464 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fede raalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Kha yre, ayaa soo xiray shir rugaha Ganacsiga dalka laba maalin uga socday M/ Garowe.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa munaasabadda xiritaanka shirka ka she egay in dawladdu si dhaw ula shaqa nyso ganacsatada ayna bogaadinayso dowr kooda ku aadan horumarinta, ganacsiga, dhaqaalaha dalka iyo shaqo abuurka.

Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu kula dardaa rmay ganacsatada iyo hoggaanka rugaha ganacsigu in ay xoojiyaan xiriirka ka dhex eeya si horumarin loogu sameeyo gana csiga gaarka loo leeyahay.

Arrimaha ay shirkooda uga hadleen ruga ha ganacsiga dalka, ayaa waxaa kamid ahaa suuq geynta wax–soo–saarka dalka, iyo sidii shirkadaha Soomaaliyeed u ga qayb geli lahaayeen carwooyinka iyo bandhigyada lagu qabto suuqyada heer gobol iyo heer caalami.

MAREYKANKA OO SOO BANDHIGAY TIRADA DADKII RAYIDKA EE LAGU DILAY SOMALIA SANADKII HORE

TALIYAHA-CUSUB-EE-AFRICOM Waaxda Difacaa Maraykanka ee "The Pentagon” waxay soo saartay qoraal lagu xaqiijinayo tiradda dadka rayidka ee ay Hawlgalladda Milliteriga Maraykanka san nadkii la soo dhaafay ee 2018-ka.

Warbixin ay Waaxda Difaaca Maraykanka soo saartay ayey ku sheegtay inay 120 qof oo rayid ah dileen, 67 kalena ku dhaawaceen duqeym oay ka geysteen dalalka Somalia, Iraq, Syria iyo Afganis tan, waxayna tirooyinkaasi aad uga hoos eeyaan tirooyinka ay Kooxaha u dooda Xuquuqda Aadanaha soo saareen.

Warbixin-snnadlaha ee Waaxda Difaaca oo loo gudbiyey Kongareeska Maraykan ka ayaa waxa uu muujinayaa in ku-dhaw aad 800 oo qof oo rayid ah la dilay Hawl galladii ay Maraykanka ka fuliyeen dalalk aasi sannadkii 2017-kii, kaasi oo qeyb ka ahaa Hawlgalkii Isbahaysiga Mraaykanka ee ka dhanka ahaa Dagaalamayaasha Kooxda Daacish ee ku sugan dalalka Syria iyo Iraq.

Warbixinta "The Pentagon” waxaa lagu sheegay in Hawlgalladda ay sannadkan ka fuliyeen dalka Afganistan ku dileen 76-qof oo rayid ah, iyadoo duqeymahalaga fuliyey dalalka Syria iyo Iraq la sheegay in lagu dilay dad tiradooda guud dhan tahay 42-qof.

Warbixinta "The Pentagon” oo ka koobnayd qiyaastii 20-bog waxaa lagu sheegay in Duqeymihii ay sannadkii hore ka fuliyeen Somalia ay ku dileen labo rayid oo keliya, taasi oo aad uga fog tira dda guud ee ay Hay’addaha Xuquu qda Aadanaha shaaciyeen sannadkii hore.

Hay’adda Amnesty International UK wax ay bishii March 20-dii soo bandhigeen Wa rbixin ay Cinwaan uga dhigeen: , The Hid den US War in Somalia” oo la micno ah "Dagaalkii Qarsoonsaa ee Maray kanka ee Gudaha Somalia”, kaasi oo lagu faa hf aahiyey duqeyn ay Maraykanka ku dil een dad rayid ahaa.

Warbixintaasi waxaa lagu xusay in 14 qof oo rayid ah la dilay, halka 8 kalena lagu dhaawacay 5 ka mid ah 100 Duqeyn oo ay Maraykanka ka geysteen Somalia tan iyo bishii March ee sannadkii 2017-kii.

Warbixinta waxaa lagu sheegay in sha ntaa duqeyn ay Diyaraadaha Dornis ka Maraykanka ee Reaper iyo kuwo kale ka fuliyeen qeybo ka tirsan Gobalka Sh/ho ose, waxayna duqeymah aasi u muuqd aan kuwo xadgudub ku ah Sharuucda Caa lamiga ee Xuquuqda Aadanaha iyo in laga yaabo inay yihiin Dembiyo Dagaal.

Dhinaca kale, Hay’adda Amnesty Internati onal USA waxay soo dhaweeyeen Warb ixinta ay Waaxda Gaashaandhigga Maray kanka ka soo saareen khasaarihii dadka rayidka ka soo gaaray Hawlgalladii ay san adkii hore ka fuliyeen dalal ay Somalia ku jirto.

Agaasimaha Ammaanka ee Xuquuqda Aadanaha ee hay’adda Amnesty Intern ational USA, Daphane Eviatar waxa shee gtay in ay nasiib-xumo tahay in Warbixin ta Waaxda Difaaca soo saartay ay weli ka hooseyso tirada dadka rayidka ee ay khasaaraha ka soo gaareen Hawlgalladda ay Maraykanka hoggaami nayaan, khaas ahaan wararka ku aadan khasaaraha soo gaaray rayidka ku nool dalalka Somalia iyo Syria.

Waxay ku baaqday in loo baahan yaha in tallaabooyin dheeraad ah la qaado, si loo yareeyo khasaaraha dadka rayidka ka soo gaara Duqeymaha Maraykanka.

Boqorka Urdun Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Sirdoonka Iyo Saraakiil Kale

JordanBoqorka dalkaasi, C/llaahi Bin Xuseen Bin Dalaala waxa uu shaqadii ka cayriyey dhowr saraakiil sarsare, oo uu ku jiro Madixii Hay’adda Sirdoonka, kadib, markii ay soo baxeen warar sheegaya qorshe lagu doonayo inuu wax loogu dhimo deganaanshaha dalkaasi.

Wargeyska Al-qabaas ee dalka Kuweyt oo soo xigtay ilo aan la shaacinin ayaa qortay in dhowr Saraakiil sarsare iyo kuwo awood leh qabanqaabiyeen dibad bax weyn oo ka dhaca duleedka Qasriga Boqortooyadda ee caasimadda dalkaasi ee Camaan, oo ay ku muujinayaan inay yar tahay kalsoonida uu Ra’isul-wasaare Omar Rasaaq iyo inay deganaansho la’aan ka abuuraan dalkaasi.

Boqorka Urdun, waxa kaloo la sheegay inuu xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Waaxda Sirdoonka, Jeneral Cadnaan Al-jundi, kaasi oo awood xooggan ku lahaa dalkaasi.

Boqor C/llaahi Bin Xuseen Bin Dalaala waxa uu go’aansaday inuu Jeneralkaasi ka dhigo Hawlgab, waxaana xilkiisa loo magacaabay Jeneral Axmed Xusni oo horey xilal kala duwan ka soo qabtay Haya’adda sirdoonka dalkaasi.

Hadal-qoraal oo uu soo saaray Boqorka dalka Urdun waxa uu ku sheegay in Isbe delkaasi yimid, kadib, habacsanaan ka muuqatay dhinaca Nidaamka Maareynta sitdoonka Qaranka iyo in la ogaaday inay qaar ka mid ah dadka u adeegsanayaan Xilalkooda danahooda Khaaska.

Sidoo kale, waxaa xilkii laga qaaday qaar ka mid ah Saraaksiiah ka hawlgala Qa sriga Boqortooyadda dalkaasi, oo uu ku jiro Madixii Siyaasadda iyo Saxaafadda.

warbaahinta dalka Urdun waxay qorseen in isbedelo lagu sameeyey Ciiddanka Boliska iyo kuwa Milliteriga, iyadoo Taluayayaal cusub loo magacaabay qara ka mdi ah Goballadda dalkaasi,

Sida laga so oxigtaay Saraakiisha dalka asi waxaa la rajeynayaa Isbedel dheer aad o olagu sameeyo Saraakisiha ka hawl-gasha Qasriga Boqortooyadda iyo xilalka Difaaca.

DHOWR QOF OO KU GEERIYOOTAY DUUFA ANTA FANI OO KU HABSATAY BANGALA DESH

duufaanta hani oo Ugu yaraan 6 qof ayaa ku geeriyootay duufaan ku dhufatay dhulka Xeebleyda ee Gobalka Koonfurta ee dalkaasi

Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Maaraynta Masiibooyinka ee dalkaasi, oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ayaa sheegay inay duufaantaasi ku dhaawacm een ugu yaraan 63 qof o okale.

Telefishinka NTV ee dalkaasi waxa uu tirada dhimashada gaarsiiyey 7 qof iyo in ay duufaanto burbur gaarsiisay ku-dha waad kun guri.

Duufaanta Fani waxay kaloo xidada u siibtay geedaha, baalayaasha Korantada, waxayna waxyeello u geysatay waddooy inkaaymaraan gawaaridda iyo Tareenada

WAX KA BARO TAARIIKHDA WADAMADA ADUUNKA, WADANKA UGU WAYN, KAN UGU DHAQAALAHA BADAN IYO KAN UGU AWOODA BADAN. {QEYNTA 2AAD}

Colaadaha Afrika ka jira waxaa la aaminsanyahay inay galaafteen 25% bul shadda qaaradda. Dalalka Shiinaha, Maraykanka, Sacuudiga, Rushka iyo Hindiya ayaa adduunka ugu ciidamo badan isla dawladahaan ayaana dhaqaal aha ugu badan ku bixiya tayaynta ciidamadooda.

Illaa 9 wadan oo adduunka ku yaala ayaa loo diwaan galiyay inay haystaan hu bka nukliyeerka ah ee sida weyn looga walaaco waxayna dalalkaasi kala yihiin Maraykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Rushka, Kuuriyadda waqooyi, Shiinaha, Hindiya, Israel iyo Pakistan oo ah dawlada kaliya ee Muslim ah oo hubkaan haysta.

Qiyaastii 16 kun iyo 300 oo madaxyo nukliyeer ah ayay dawladahaan haystaan. Hogaamiyaasha Adduunka soo maray ee haddana xukunka waqtiga dheer haystay waxay ku badan yihiin Afrika iyo Aasiya gaar ahaan dawladaha Carabta. Dhanka warbaahintana malaayiin wargeys ayaa maalin walba kasoo baxa dunnida kuwaasoo mawduucyo kala duwan lagu qoro.

Hay’ad diwaan galisa wargeysyada dunnida ayaa sheegtay in maalin walba la iibiyo 56 million oo joornaal. Dalka Maraykanka ayaa ah halka wargeysyada ugu badan adduunka kasoo baxaan waxaana ku xiga Shiinaha hase ahaatee dalalka dadkoodu ugu wargeys akhriska badan yihiin waxaa ka mid ah Finland iyo Japan.

Wargesyadii ugu horeeyay ee dunnida kasoo baxana waxaa ka mid ah wargayska la yiraahdo London Gazette oo nuqulkii ugu horeeyay la daabacay sanadkii 1666,kii. Qiyaastii ku dhawaad 20 million oo idaacadood ayaa la aam insanyahay inay dunnida ka jiraan waxaana idaacadaha ugu badan adduunka ku yaalaan Rushka oo ay ka shaqeeyaan in ka badan 3 kun oo idaacadood wa xaana ku xiga Shiinaha.

Sidoo kale qiimayn la sameeyay 2008 qiyaastii ku dhawaad 30 kun oo tel efishin ayaa laga diwaan galiyay adduunka uu dhan. Sidaasoo kalena Ru shka iyo Shiinaha ayaana loo aqoonsaday inay ka shaqe eyaan telefishinada u gu badan. Xagga luuqadahana Afka dadka ugu badan adduunka ku hadlaan waa afka Shiinaha oo ay ku hadlaan in ka badan 1 billion oo ruux waxaana ku xiga Afka Spanishka oo ay ku hadlaan boqolaal million oo ruux Afka Carabig una waxaa uu kaalinta luuqadaha adduunka loogu hadlis badanyahay kaga jirta kaalinta 5,aad waxaana ku hadla dad gaaraya 260 million oo ruux.

Luuqada ugu fudud ee la baran karo waxaa loo aqoonsanyahay luuqada dalka Norway waxaana ugu adag Afka Mandariinka la yiraahdo oo looga hadlo dalka Shiinaha.

Dalalka Maraykanka New Sealand Sweden iyo Jarmalka ayaa loo aqoon sanyahay inay ka mid yihiin dalalka ugu adeega caafimaad wanaagsan add uunka. Wadamada ugu dhaqaatiirta badan adduunka waxaa loo aq oonsanyahay Israel Uruguay iyo Iceland. Xanuuno ay ka mid yihiin Kansarka, Sokorowga, Wadno xanuunka iyo kilyo xanuunka ayaa ka mid ah cudurada ugu badan ee dadku u dhinto adduunka sida ay shaacisay hay’adda caafi maadka adduunka ee WHO.

Sida ay baahisay hay’ad la socota magaalooyinka adduunka 4,416 mag aalo ayaa dunnida ku taala waxaana ugu weyn magaalada Shangahay oo Shi inaha ku taala waxaana ugu Fetikaanka oo Rooma ku dhex taal. Magaalooyinka ugu faca weyna waxaa ka mid ah Xalab oo Suriya ku taala Ja riixo oo daanta galbeed Falastiin ku taala iyo Atanis oo Gariiga.

Illaa iyo 68 kun oo ururo caalami ah ayaa dunnida ka jira waxaase ugu waa weyn 6 urur oo ay ka mid yihiin Q,M uruka jaamacadda Carabta Midaw ga Africa, Midawga Yurub ururka Shirwaynaha Islamka iyo qaar kaloo badan.

Inta badan ururadu waxay hoos tagaan Q,M iyo kuwa qaaradaha.

Siyaasadaha adduunka haddii aan eegnana dawladaha caalamka ka jira waa ay kala siyaasado duwan yihiin waxaana siyaasadaha adduunka loo ka la hogaamiyaa hadba sida loo kala xoog badan yahay.

Dawladaha reer galbeedka ayaa inta badan xilligaan hogaamiya siyaadasada ha dunnida inta badana dawladaha loo yaqaan dunnida Sadexaad waxay kala taageeraan hadba ay dawlada ay siyaasadeeda la dhacaan.

Dawladaha Norway Icelan Sweden New Zealand Denmark Canada iyo dawlado kale oo Yurub u badan ayaa loo aqoonsanyahay dawladaha dimoqra diyada waxa loo yaqaan tan ugu badan ka jirto taasoo ah in dadku qofka ay do onayaan ay doortaan halka dalal ay dimoqraadiyadu ka jirina loo aqoonsanya hay dalal ay ka mid yihiin Shiinaha, Cuba, Ingiriiska, Turkuminstan iyo dawla daha Carbeed ee boqoradu ka taliyaan.

Adduunka waxaa ugu xaduuda badan Shiinaha oo xaduud la leh 14 wa dan oo daris la ah waxaana ugu xaduuda yar Canada, Koofur Kuuriya Lesotho iyo Fetikanka. Wadamada Iceland New Zealand Austria Canada iyo dalal kale ayaa loo aqoonsanyahay dalalka ugu amaanka badan caalamka halka Syria, Afghanistan, Koofurta Sudan Yemen, Koongada Dimoqraadiga ah iyo Libyana ay ku jiraan safka wadamada ugu amaanka xun adduunka.

Adduunka waxaa ugu qashin badan dalka Pakistan oo kaalinta 1,aad ku jira waxaana ku xiga Qatar, Afghanistan Bangladesh Iran Mangolia.

Suuqa adduunka ugu macaamiisha badan waxaa uu ku yaala dalka Maraykan ka waxaana si caadi ah uga adeegta 325 million oo ruux. Ururo hubeysan oo dhibaato weyn geysta ayaa adduunka ka jira waxaase waayahaan dambe aad loo hadal hayaa ururo ay ka mid yihiin Taliban, Al-Qacida iyo Daacish iyo ururo kale oo isla kuwaan hoostaga

Xagga cayaarahana adduunka waxaa laga cayaarayaa marka kubbadda ca gta loo eego horyaalo kala duwan oo qaabaysan heer caalam, heer qaaradeed iyo heer dal waxaana ugu weyn ama ugu caansan koobka adduunka, kan Yu rub iyo horyaala kooxaha yurub ee jaambiyoonka loo yaqaan kan Ingiriiska Tal yaaniga kuwa kale.

Cayaartoydka dalka Brasil ayaa ah kuwa ugu badan ee koob adduun ku gu ulaystay waxaana uu haystaa 5 koob waxaana ku xiga Jarmalka Talyaaniga, Argentina, Faransiiska , Uruguay, Ingiriiska iyo Spain. Koobka adduunka waxaa maamula xiriirka kubbadda cagta adduunka ee FIFA oo la aas aasay bishii May sanadkii 1904 waxaana xubno ka ah 211 xiriir o adduunka oo dhan ka jira. Afartii sanaba mar ayuu xiriirkaan qabtaa cayaaraha koobka adduunka.

Garoon kubadeed kan ugu weyn wuxuu ku yaalaa caasimada Gariiga ee Athens kaasi oo la dhisay sanadkii 1896 waxaana lagu qabtay cayaarihii ol ombikada adduunka ee sanadkaaas waxaana ku xiga garoon white city la yir aahdo oo ku yaala caasimada Ingiriiska ee London kaasoo la dhisay sanadkii 1908,dii.

Garoonka ugu baaxadda weyn adduunka waxaa la yiraahdaa Rungrado May Day waxaa uu ku yaala caasimada dalka Kuuriyadda waqooyi ee Pyongy ang waxaana uu qaadaa 150 kun oo ruux.

Garoomadda ugu quruxda badan caalamka waxaa ugu horeeyay Old Traf ord oo ay ku cayaarto kooxda Manchester United, Camp Nou oo Spain ku yaa la Anfield Sensiiriyo iyo garoomo kale. Naadiga ugu faca weyn kooxaha kubbadda cagta waa kooxda la yiraahdo Sheffield oo ka dhisan dalka Ingiriiska waxaana kooxdaan la aas aasay sanadkii 1857,kii. Cayaaryahan ka ugu gool dhalinta badan adduunka waxaa la yiraahdaa Josef Bican oo u dhashay dalkii la isku oran jiray Jeega-Austria oo waagaas hal isku ahaa

Cayaaryahaan waxaa uu dhaliyay 805 gool waxaana ku xiga Romario oo u dhashay dalka Brasil oo dhaliyay 743 Gool kaalintaas sadexaadna waxaa ku jira cayaaryahan reer Jarmal Gerd Muller oo asna ay u diwaan gashantahay 711 gool.

Waayahaan dambena cayaaryahanada hadda jira waxaa ugu gool badan adduunka Cristiano Ronaldo oo leh 593 iyo Lionel Mesi oo asna 571 gool.

Cayaaraha kale ee aad loo daawado waa koobka qaramada qaaradda Yurub ee Yuurooga loo yaqaan oo asna afartii sanaba la qabto. Cayaartoyada qar anka 24 wadan oo Yurub ku yaala ayaa loo qabtaa dalka kaliya ee labo jeer oo isku xigta ku guulaystana waa dalka Spain. Koobka qaramada qaaradda Afrika ayaa asna ka mid ah cayaaraha aad loo daawado waxaana markiisii ugu horeysay la qabtay sanadkii 1957.

Cayaartoyda dalka Masar ayaa ah kooxda ugu badan ee haysta koobkaan waxaana ay ku guulaysteen 7 mar.

Markii ugu horeysay koobka qaramada Afrika waxaa ka qeyb galay 4 wa dan oo kaliya kuwaasoo kala ahaa Masar oo waagaas loo yaqaanay dalka mi dawga jamhuuriyadda Carbeed, Sudan, Ethiopia iyo Koofur Afrika. Hadda ca yaaraha koobkaan waxaa ka qeyb gala 24 wadan cayaartoydooda.

Cayaaro kale oo iyana xiisahooda leh waa koobka qaaradda Asia ee Asian Cup waxaana xulka ugu badan ee haysta koobkaan uu yahay kan dalka Japan oo qaaday 4 mar.

Cayaaro kale oo ay ka mid yihiin baasketka, kiriketka tartanka fardaha, orodada feerka iyo cayaaro kale ayaa adduunka laga cayaaraa. Adduunka wa xaa ku yaala qiyaastii in ka badan 40 kun oo garoomo diyaaradeed ah kuwaa soo u diwaan gashay hay’adda caalamiga ah ee duulista hawada caalamka qaabilsan ee magaceeda loo soo gaabsho ICAO. Garoomo ay ka mid yihiin Hartsfield-Jackson Atlanta International Airport (ATL),Beijing International Air port (PEK), Dubai International Airport (DBX) iyo Tokyo International Airport (Haneda Airport) ayaa ka mid ah garoomadda adduunka ugu weyn.

Rwanda Droneport, iyo Tenzing-Hillary Airport oo ku yaala dalka Nepol ayaa loo aqoonsanyahay garoomadda ugu yar adduunka.

Garoonka diyaaradaha Hartsfield-Jackson oo Maraykanka ku yaala ayaa calamka ugu mashquul badan waxaana sanad walba ka duula kana daga 100 million oo ruux. Dalka Maraykanka ayaa adduunka ugu garoomo badan wax aana ku yaala 13,513 garoon diyaaradeed waxaana ku xiga dalka Brasil.

Afrikana waxaa ugu garoomada ugu waa weyn waxaa ka mid ah Oliver Tambo International Airport oo Kuufur Afrika, Oliver Tambo International Airport. Cairo International Airport, Cape town International Airport iyo Sharm El-Sheikh Inter national Airport

Garoonka diyaaradaha Johansbeeg ayaa Afrika ah kan ugu mashquul bad an waxaana maalintii isticmaalaa ku dhawaad 300 oo duulimaad. Dalka Koofur Afrika ayaa dalka kaliya ee Afrika oo dhan ee lahayn caasimad rasmi ah wa xaana dalkaasi leeyahay Sadex magaalo oo waa weyn.

Adduunka waxaa ugu qabow dalka Rushka oo inta badan sanadkoo dhan bar af ka da’o waxaana ugu kulul saxaraha Libya oo heer kulku sanadkoo dhan ka badan 55 digrii.

Afrika waxaa ugu qabow dalka yare e Lesotho oo K/Afrika ku dhexyaala waxaana ugu kulul Botswana, Mali, Soomaaliya, Sudan , iyo Libya.

Dalalka magacyada iska badalay waxaa ka mid ah Cambodia, Myamar, Ko ongada Dimoqradiga Jamhuuriyadda Jeega iyo Macedonia. Adduunka waxaa ugu wax soo saar badan dalka Shiinaha oo soo saara waxyaabaha adduunka laga isticmaalo 13% waxaana ku xiga Maraykanka, Barasiil

Marka dheemanka iyo dahabka loo eegana waxaa ugu horeeya Rushka Afrikana waxaa ugu horeeya Botswana. Xagga diimahana Waxaa jira 5 dii mood oo dadka adduunka ugu badan ay haystaan. Islamku waa diinta labaad ee dadka adduunka ugu badan haystaan waxaana dadka Muslimiinta ah ay ka badan yihiin 1.8 billion oo ruux taasoo ka dhigan in 25 dadka adduunka ku nool ay Muslimiin yihiin.

Muslimiinta ugu badan waxay ku noolyihiin dalka Indonesia waxaana la aam insanyahay in Islamku uu si xawli ah dunnida ugu fidayo. Dadka dhaqanka dii nta ka dhigtay caalamka waxay ka yihiin 1.1 billion oo ruux. Qiyaastiiin ka ba dan 4 million oo Masjid ayaa adduunka ku yaala waxaana masaajida ugu bad an ku yaalaan dalka Indonesia o ay ku yaalaan 800 oo kun oo masjid waxaana ku xiga Hindiya oo ay ku yaalaan 300 oo kun oo Masjid. Masjidka ugu weyn waxaa la yiraahdaa Masjidu Qubaa oo la dhisay taariikhdu markay aheyd 622 milaadiga. Masjidkaan waxaa dhisay saxaabada Nabiga NNKH.

W/soo ururshay burhaan diini faarax.

Phone:+252-615108019,e-mail: burhan diini@gmail.com./+252616116206 emailaddresses: burhandiini

@gmail.com/ diiniyere143@hot mail.com.

DHAMMAAD



UNMAS 2018 Image result for unops logo

VACANCY ANNOUNCEMENT

UNMAS Somalia is looking for qualified and interested candidates for the positions below.

 

VACANCY WITH UNMAS SOMALIA

(Open to Somali Nationals Only)

Position

Project Manager - Humanitarian Explosive Management

Contract Type & Level

Local ICA Specialist - LICA-10 (ICS10)

Duty Station



Duration

OpeMogadishun-ended contract, subject to organizational requirements, availability of funds and satisfactory performance.

Application Period

29-April-2019 to 12-May-2019

Qualification

Education:

· Advanced university degree (Master’s Degree or equivalent) in business administration, international relations, political/security development studies, project management, project development or related field with five years of relevant experience; OR

· A first-level university degree (Bachelor’s Degree or equivalent) in business administration, international relations, political/security development studies, project management, project development or related field with seven years of relevant experience

Experience:

  • Relevant experience is defined as an experience in business administration, - -project management, or project support
  • Experience in supporting operations in a humanitarian, conflict, post-conflict or development contexts is required
  • Computer literacy is required

Languages:

· Fluency in English (reading, writing and speaking) is required

· Fluency in Somali (reading, writing and speaking) is required

 

Link to the VA

https://jobs.unops.org/Pages/ViewVacancy/VADetails.aspx?id=17792

 

This is local position and is open to Somali nationals only.

Interested and qualified Somali Women are strongly encouraged to apply to the position and submit online application through VA link provided above before VA closed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip