Wararka

Caro ka dhalatay ku celiyo doorashadii ka dhacday magaalada Istanbul

0 Visits: 285 | Tuesday May 07, 2019 - 22:11:37
-Guddiga doorashooyinka dalka Turkiga ayaa cambaarayn xoogan kala kulmay in lagu celiyo doorashadii magaalada Istanbul taas oo bishii March ay ku guulaysteen mucaaradka. Boqolaal ruux oo ka careesan go'aanka gudiga doorashada ayaa iskugu soo baxay degmooyin dhawr ah oo magaalada Istanbul katirsan…

Read More »

Munaasabad isugu jirtay taageero iyo soo dhaweyn oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

0 Visits: 293 | Tuesday May 07, 2019 - 22:00:53
Munaasabada oo ay ka soo qeybgaleen mas'uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Beledweyne, Ururrada bulshada rayidka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu taageeray guddoomiyaha cusub ee Ururka dhalinyarrada dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdullaahi Buraale Raaxeeye.

Read More »

Suxufiyiin Ku Xirnaa Mayanmar Oo La Sii Daayey

0 Visits: 257 | Tuesday May 07, 2019 - 21:35:47
2 Saxafi oo u shaqeeya Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa waxaa maanta laga sii daayey Xabsiga, kadib, markii ay xirnaayeen in ka badan 500 o omaalmood. Labada Weriye oo lagu magacaabo Waan Loone oo 33-jir ah iyo Kayaw So oo 29 jir ah waxay ku xukunaayeen xabsi min 7-sanno ah, kadib, markii lagu helay…

Read More »

Puntland oo kasoo horjeesatay go'aan ay qaadatay dowladda dhexe

0 Visits: 294 | Tuesday May 07, 2019 - 21:31:07
Cawil Sheikh Xaamud Maxamed Wasiirka Caddaalada iyo arrimaha Diinta Puntland ayaa ka soo horjeestay guddi qaabilsan, kala saarista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada xajka ee sannadkan, oo ay dhowaan magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka…

Read More »

Dadka reer Falastiin oo loogu deeqay 480 milyan oo doolar

0 Visits: 269 | Tuesday May 07, 2019 - 21:26:23
Xukuumadda Qatar ayaa sheegtay in ay u direyso dadka reer Falastiin lacago doolar ah oo gaaraya 480 milyan,gaar ahaan dadka ku sugan deegaanka Daanta Galbeed ee ay heystaan ciidamada Isra'il iyo Marinka Gasa ee ku jira xaalad go'doon ah. Hadal manta oo Talaado ah ay sii daayeen Wasaaradda Arimaha…

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Ramadaankii 7-Aad Ku Dhex Soomayo Xabsiga

0 Visits: 277 | Tuesday May 07, 2019 - 21:22:28
Madaxweynihi hore ee dalkaasi, Maxamed Mursi ayaa la sheegay inuu sannadkiisii 7-aaad bisha Ramadaan ku dhex qaadanayo Xabsiga dhexdiisa, sidaas waxaa sheegay Qoyskiisa. Maxamed Mursi oo xilka laga tuuray sannadki 2013-kii, hal sanno kadib, markii xilkaasi hayey ayaa la sheegay inuu ka cabanayo xaalladda…

Read More »

SAWIRO:-Shil dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Berbera

0 Visits: 294 | Tuesday May 07, 2019 - 21:20:09
Shilkan oo ahaa mid gaari,isla markaana uu sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada lafaruug iyo Xamaas oo ah duleedka Magalada Barbera gaar ahaan deegaan lagu Magacaabo miridha. Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari Nooca Xamuulka…

Read More »

REPORT LAUNCH:Turning the Page: Rebuilding Civil Society in Ethiopia 7 May 2019 Dear friends and partners, Today, DefendDefenders launched the reportTurning the Page: Rebuilding Civil Society in Ethiopia,

0 Visits: 830 | Tuesday May 07, 2019 - 20:57:15
which examines the challenges faced by Ethiopian human rights defenders (HRDs) amid the ongoing reform process, and makes concrete recommendations for rebuilding a robust and inclusive civil society. Ethiopia finds itself at a critical crossroad. April 2019 marked the first year of the Abiy government,…

Read More »

Dhageyso:-In ka badan 100 Xildhibaan oo lagu eedeeyey xil gudasho la'aan

0 Visits: 242 | Tuesday May 07, 2019 - 20:53:10
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa 143 ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa ay ku eedeeyeen xil gudasho la'aan,kadib markii tira dhowr jeer uu kooram la'aan u baaqday Kulanka Baarlamaanka.

Read More »

AFRICOM Oo Sheegtay Inay Duqeyn Ku Dileen Dagaalamayaal Al-Shabaab Ah

0 Visits: 241 | Tuesday May 07, 2019 - 20:51:13
Taliska Milliteriga Maraykanka ugu qaabilsan Hawlgalka Qaaradda Afrika ee AFRICOM waxay xalay sheegteen inay 3 Dagalaame o oka tirsan Alshabaab ku dileen duqeyn Diyaraadeed oo Axaddii la soo dhaafay ka geysteen meel ku dhow Deegaanka Toorotoorow ee Gobalka Sh/hoose, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Read More »

Xarunta Center For Policy oo faah faahisay kulankii uu ka qeyb geli lahaa Madaxweyne Farmaajo ee baaqday

0 Visits: 257 | Tuesday May 07, 2019 - 20:45:22
Xarunta Center For Policy Alternatives ayaa faah faahin ka bixisay wararka sheegaya in Puntland ay joojiysay kulan uu Madaxweyne Farmaajo ka qeyb geli lahaa,isla markaana ay soo qaban qaabisay Xaruntaas. War kasoo baxay Xarunta Center For Policy Alternatives ayaa marka hore waxaa raalli-gelin lagu siiyey…

Read More »

Kaydad Badan Oo Gaaska Dabiiciga Oo Laga Helay Deegaanadda Soomaalida Ethiopia

0 Visits: 258 | Tuesday May 07, 2019 - 20:39:34
Shirkad lagu magacaabo New AgeAfrican Global Energy Limited oo laga leeyahay dalka Britain ayaa sheegtay inay Kaydad Gaaska Dabiiciga ka ka heleen Gobalka Soomaalida ka deggan yihiin Ethiopia. Shirkadda waxay shacaisay inay 1.6 Trillion cubic feet o oGaaska Dabiiciga ah ka heleen Deegaanka Ceel-qurun…

Read More »

Turjumaan Somali-Maraykan La Shaqeyn Jiray Hay'adda FBI-Da Oo La Xiray

0 Visits: 333 | Tuesday May 07, 2019 - 20:26:08
Turjumaanka oo magacisia lagu sheegay C/risaaq Xaaji Raage Wehliye oo 66-jir ah ayaa la sheegay in la xiray Habeenkii Sabtida, kadib, markii uu ka soo laabtay Somalia oo muddo 9 bilood wax ka dhigayey Jamaacad ku taalla gudaha Somalia. C/risaaq Xaaji Raage Wehliye oo ah Khabiir Luqadaha waxa uu Qandaraasle…

Read More »

NISA oo soo bandhigtay Sawirada saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

0 Visits: 299 | Tuesday May 07, 2019 - 09:12:30
Hay'adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo bandhigtay qaar ka mid ah Sawirada saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab oo ay sheegtay inay isku soo dhiibeen Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Read More »

Shir looga hadlayo dhaqaalaha oo ka socda Muqdisho

0 Visits: 278 | Tuesday May 07, 2019 - 09:09:21
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir guddoomiyey shirka kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka oo Sadexdii biloodba mar lagu qabto magaalada muqdisho. Shirka ayaa waxaa looga Wada hadlay intii uu socday Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha…

Read More »

Iraq Oo Cambaareysay Duqeymaha Yuhuudda Ee Ka Dhanka Ah Dadka Reer Falastiin

0 Visits: 243 | Tuesday May 07, 2019 - 08:59:34
Wasaaradda Arrimaha gudaha ee dalka Iraq waxay si xooggan u cambaareeyeen duqeymaha Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda ee ka dhanka ah dadka Reer Flaastiin ee ku nool Deegaanadda Marinka Qasa. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Iraq ayaa lag ushegeya inay duqeymaha Yuhuudda…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 7-DA MAY 2019-KA

0 Visits: 1188 | Tuesday May 07, 2019 - 08:37:47
MAAMULKA HIRSHABEELLE OO WAR KA SOO SAARAY DAGAALKII DULEEDKA BALCAD Shalay Gelinkii dambe ayay aheyd markii deegaanka Yaaqle oo duleedka ka ah degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe uu dagaal culus ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Ururka Al:Shabaab,waxaana dag aalkaas…

Read More »

Puntland oo joojisay kulan uu ka qeyb geli lahaa Madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 243 | Tuesday May 07, 2019 - 08:14:49
Wararka laga helayo Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Maamulka Puntland uu joojiyey kulan uu Magaladaas uga qeyb geli lahaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulanka oo ay soo qaban qaabisay xarunta cilmi-baarista ee Center For Policy Alternatives…

Read More »

Madaxweynihii ugu horeeyey ee Maamulka Galmudug oo geeriyooday

0 Visits: 328 | Monday May 06, 2019 - 22:25:28
Allaha u Naxariistee waxaa Magalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweynihii ugu horreeyey ee Maamulka Galmudug ahaana Aas'aasihii Maamulkaas Amb Maxamed Warsame Cali (Kimiko). Marxuumka ayaa maalmahaan ku xanuunsanaa Gudaha dalka Kenya,hayeeshee xalay Abaara saacadu markii…

Read More »

Burcad Dadweynaha Ku Dhici Jiray Shaatiga Ciidamada Oo Xukun Lagu Riday

0 Visits: 257 | Monday May 06, 2019 - 21:54:53
Dable Axmed Maxamed Xuseen oo katirsan Ciidamada Amniga gaar ahaan Boliska ayaa siyaaba kala duwan dhac ugu geystay dad rayid ah oo uu u galay waddada xilliya kala duwan qeyba kamid ah degmada Kaaraan gaar ahaan Xaafadda Jamhuuriya. March Tobankeedii Sanadkan ayay Ciidamada amniga kasoo qabteen Xaafadda…

Read More »