Wararka

Doorasho muhiim u ah Erdogan oo ka socota Istanbul

0 Visits: 427 | Sunday June 23, 2019 - 18:54:04
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan iyo xubno ka mid ah qoyskiisa ayaa codka ka dhiibtay doorashada ku celiska ee duqa magaalada Istanbul , kaddib markii uu guddiga doorashada wax kama jiraan kasoo qaaday doorashadii dhacday 31-dii bishii Maarso.

Read More »

Marekanka oo weerarray Iiraan

0 Visits: 364 | Sunday June 23, 2019 - 18:47:44
Saraakiil ka tirsan dowladda Marekanka ayaa sheegay in madaxweynaha dalka Marekanka, Donald Trump uu si qarsoodi ah u bixiyay ogalaashaha weerar dhanka internerka ah oo milateriga Marekanka ku qaaday kombuuyutarrada ilaalada kacaanka ee dalka Iiraan,sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AP oo xigatay…

Read More »

Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil gaari oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 435 | Sunday June 23, 2019 - 18:39:47
Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa isugu jira kuwo saarnaa Mooto Bajaaj iyo kuwo wadada marayay,waxaana shilkaasu uu yimid kadib markii ay isku dhaceyn Mooto Bajaajta iyo Gaari nooca Soomaalida u taqaano iska roge oo Carada Guryaha lagu dhiso qaado. Shilkaan ayaa waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid…

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo isaga tegay Magalada Dhuusamareeb

0 Visits: 334 | Sunday June 23, 2019 - 18:36:18
Wararka laga helayo Magalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goordhow isaga tegay Magaaladaas. Madaxweyne Xaaf ayaan ku qanacsaneyn wadahadallada dhuusamareeb uga socday Wafdiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya…

Read More »

SAWIRO:-Wasaaradda Qorsheynta oo Shir ku qabatay Muqdisho

0 Visits: 327 | Sunday June 23, 2019 - 18:31:50
Wasaaradda qorsheynta Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta kulan wada tashi ah oo ku saabsan horumarinta Dalka kula yeelatay Ganacsatada Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho. Kulankan wada-tashiga ah ee ku aaddan wareegga Labaad, qorshahiisa Sagaalaad horumarinta Qaranka Soomasliya, ayaa diiradda lagu saaray,…

Read More »

Xisbiga uu hoggaaminayo Sheekh Shariif oo ka hadlay Xaaladda Galmudug

0 Visits: 331 | Sunday June 23, 2019 - 18:28:16
War kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran oo uu Hoggaaminaayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa looga hadlay Xaaladda kacsan degaanada maamulka Galmudug. Xisbiga ayaa ugu baaqay dowladda dhexe ee Soomaaliya in ay joojiso faragalinta ay ku heyso maamulka Galmudug. Warka kasoo…

Read More »

Drs. Maryan Qaasim oo ka digtay faafinta qoraal ay soo saartay mid ka mid ah Wasaaradaha DFS

0 Visits: 384 | Sunday June 23, 2019 - 13:17:09
Drs. Maryan Cariif Qaasim oo ah Wasiirkii hore ee arrimaha gargaarka ayaa ka digtay faafinta warbixin ka soo baxday mid ka mid ah Wasaaradaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoona ku talisay in dowladdu qaab kale u fuliso arrintaas oo saameyn ku yeelaneysa bulshada dhexdeeda. Qoraal ay soo dhigtay…

Read More »

Dhageyso:-Eedeyn loo jeediyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle

0 Visits: 362 | Sunday June 23, 2019 - 13:08:19
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Maamulka Hir-Shabeelle ahna Xildhibaan ka tirsan Maamulkaas Sheekh Abuukar Cali Xasan (Maqaneey) ayaa Eedeyn kulul waxa uu u jeediyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed.

Read More »

SAWIRO:-Al-Shabaab oo bur buriyay Anteeno ay leedahay Shirkadda Safaricom

0 Visits: 332 | Sunday June 23, 2019 - 13:01:38
Wararka laga helayo deegaano hoostaga Magalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerareen Xarun ay leedahay Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom oo laga leeyahay dalka Kenya,isla markaana ay burburiyeen. Xarunta la weeraray ayaa…

Read More »

SAWIRO:-Wasiir Khadiijo & Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Dhismaha Waddo muhiim ah

0 Visits: 357 | Sunday June 23, 2019 - 12:49:46
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Maanta dhagax-dhigay dhismaha Wadada u dhaxeysa Isgoysyada Cali Kamiin & Ifka Xalane ee Magaalada Muqdisho. Wadadaas oo kala kala tirsan Wadooyinka Warshadaha iyo Soddonka ayaa hormarta Garoonka Kubadda Cagta…

Read More »

Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaan ka tirsan Sh/Hoose

0 Visits: 297 | Sunday June 23, 2019 - 11:43:50
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose,halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalkaas ayaa waxaa horkacayay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali(…

Read More »

Trump oo dib u dhigay qorsho ka dhan ah dad ay Soomaali ku jiraan

0 Visits: 320 | Sunday June 23, 2019 - 11:42:13
Madaxweynahad dalka Mareykanka Donald Trum ayaa dib waxa uu u dhigay qorsho Cusub oo lagu musaafurin lahaa dadka soo galootiga ah ee ku nool dalkaas gaar ahaan kuwa sida Sharci darrada ah ku jooga dalka Mareykanka. Go'aankaan musaafuris ah oo soo baxay Maalin ka hor ayaa Madaxweyne Trump uu sheegay…

Read More »

Qaadista Dacwada kiiskii Caaisho ilyaas oo markale dib loo dhigay

0 Visits: 410 | Sunday June 23, 2019 - 11:40:00
Maxkamada Racfaanka Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa maanta markale waxaa ay dib u dhigtay qaadista Dacwada rag loo heysto kufsigii iyo dilkii Caaisho ilyaas Aadan. Saddex Rag ah oo loo heysto kufsigii iyo dilkii Caaisho Ilyaas Aadan Gaalkacyo loogu geystay ayaa horay xukun dil toogasho ah loogu…

Read More »

Abiy Axmed oo ka hadlay Afgembigii dhicisoobay

0 Visits: 313 | Sunday June 23, 2019 - 11:38:34
War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed ayaa waxaa ugu horeen lagu cambaareeyay Afgembiugii dhicisoobay ee ka dhacay gobolka Waqooyi ee Amxaarada dalka Itoobiya. Abiy Axmed waxa uu sheegay in lagu xadgudbay Dastuurka dalka Itoobiya,isla markaana meel ka dhac ay ku…

Read More »

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo is wada-Casilaya

0 Visits: 308 | Sunday June 23, 2019 - 11:36:36
Sida ay ku waramayaan ilo xog-ogaal ah waxaa la filayaa inay dhawaan is casilaan dhamaantood Xubnaha guddiga doorashooyinka ku meel gaarka Puntland ee (TPEC). Kulan Saacado qaatay ayaa shalay waxaa Madaxtooyada Puntland ay Guddiga kula qaateen madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,waxaana warar…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 23-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 448 | Sunday June 23, 2019 - 11:10:47
JUBBALAND OO BEENISAY WARQAD LAGU BAAHIYAY BARAHA BULSHADDA http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_B2E697-C24D6B-D13F79-4DEA27-5186E2-15C351.jpg&h=210&w=210 Guddiga madaxa bannaan ee Xudd uudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland oo Shalaykulan ku yeeshay xarunta Da awad ee magaalada…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Galmudug

0 Visits: 420 | Saturday June 22, 2019 - 21:33:11
Xaalad Siyaasadeed oo aan cago badan ku taagneyn ayaa wali ka jirta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug sidda ay Risaala u xaqiijiyeen Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug ayaa wali diidan in uu la kulmo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ay ka dhalatay…

Read More »

Afgembi dhicisoobay oo ka dhacay Itoobiya

0 Visits: 414 | Saturday June 22, 2019 - 21:29:17
Afgembi dhicisoobey ayaa caawa ka dhacay Degaanka Amxaarada ee dalka Itoobiya, sida uu baahiyay telefishanka dawladda Itoobiya ee ETV. Afgembigan ayaa la doonayay in meesha lagaga tuuro xisbiga talada haya iyo dawladda deegaanka Amxaarada.

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo ka wadda Nairobi

0 Visits: 355 | Saturday June 22, 2019 - 21:26:06
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay Jaaliyada Jubbaland ee Dalka Kenya isagoo uga warbixiyay Xaalada Jubbaland iyo dib usoo kabashada deegaanka. Dhinaca kale Madaxweynahu wuxuu ku amaanay Jaaliyada dadaalkooda la xiriira sidii ay uga qayb qaadan lahayeen…

Read More »

Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan K/Galbeed & Khasaaro ka dhashay

0 Visits: 342 | Saturday June 22, 2019 - 20:18:10
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed lagula eegtay degaano ka tirsan gobolka Baay,waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaaro kala duwan. Wararka ayaa waxaa ay sheegayan in Gaadiid ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed qarax miina…

Read More »