
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 23-KA JUUN 2019-KA
Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorasho oyinka Jubbaland Xamsa Cabdi Bare ay aa u mahadceliyey dhamaan shacabka Jubbaland ee sida diiran ugu soo dhowe eyey deegaanada ay tageen.
Xamsa Cabdi Barre Guddiga mada xa bannaan ee Xudduudaha iyo Doo ra shooyinka Jubbaland ayaa been ab uur ku tilmaamay qoraalka lagu baahiy ey baraha bulshada ee ahaa in beesha ca laamka ay kala kulmeen cadaadis la xir iira qaabka loo soo xulaayo Xildhibaana da Barlamanka Jubbaland wuxuuna she egay in doorashadu ay u dhacayso sida loo qorsheeyey.
Guddiga madaxa bannaan ee Xud duudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa howshooda si habsami leh u wata waxaan dhowaan lagu wadaa in ay mag aalada soo gaaraan Odayaasha dhaqan ka ee soo xulaya Xildhibaanada Baarl ammaanka.
AFGEMBI DHICISOOBAY OO KA DHACAY ITOOBIYA .
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 23-KA JUUN 2019-KA
JUBBALAND OO BEENISAY WARQAD LAGU BAAHIYAY BARAHA BULSHADDA http://mogtimes.com/assets/thumb.php?src=/uploads/article/photo/IMG_B2E697-C24D6B-D13F79-4DEA27-5186E2-15C351.jpg&h=210&w=210 Guddiga madaxa bannaan ee Xudd uudaha iyo Doorashooyi