Wararka

Shan xubnood oo Shabaab ah oo lagu dilay Shabeellaha Hoose

0 Visits: 273 | Thursday July 04, 2019 - 21:31:57
MARKA(HALBEEG)-Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah al-Shabaab ka fuliyay deegaanka Baladulamiin ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa dilay shan xubnood oo ka tirsan al-Shabaab oo uu ku jiro sargaal sare, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Weerarka ay ciidamadu ku laayeen…

Read More »

Dowladda oo Mas'uuliyiin u xir xirtay musuq maasuq

0 Visits: 248 | Thursday July 04, 2019 - 21:07:46
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay faah faahin ka bixiyeen Mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda & Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska qeybta Canshuuraha oo dhawaan loo xiray falal la xiriira musuq maasuq ay ku kaceen. Taliyaha hoggaanka Canshuuraha Bariga Ciidanka Booliska…

Read More »

Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

0 Visits: 236 | Thursday July 04, 2019 - 09:52:21
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Deegaanka Baladul Amiin ee Gobolka Shabeelaha Hoose,halkaas oo sida la sheegay ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Ciidamadan ayaa ka ruqaansaday deegaanka Bariiri ee Gobalka Shabeelaha Hoose, iyagoo…

Read More »

SAWIRO:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Maanta xukun riday

0 Visits: 251 | Thursday July 04, 2019 - 09:49:46
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun waxaa ay ku riday Nin lagu eedeeyay in uu ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab,isla markaana hubka u kala gudbin jiray. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Muuse oo magaciisa Afgarashada loo yaqaano (Xuseen Dheer) ayaa loo xiray Fabruary…

Read More »

Booliska Kenya oo lagu Eedeeyay xad-gudubyo

0 Visits: 266 | Thursday July 04, 2019 - 09:47:58
Booliiska Dalka Kenya ayaa inta badan lagu eedeeyaa inay adeegsadaan awood xad-dhaaf ah oo sharciga ka baxsan marka ay ku jiraan howlgaladooda. Warbixin cusub oo la dabaabacay Arbacadii shaley ayaa hay'ada xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ay sheegtay in booliisku uu ku lug leeyahay dilalka…

Read More »

Al-Shabaab oo fagaaro ku toogtay rag ay ku Eedeeyeen la Shaqeynta Dowladda

0 Visits: 254 | Thursday July 04, 2019 - 09:46:19
Falkan toogasho ah ayaa Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen fagaaro ku yaalla deegaanka Xagar ee gobolka Jubbada Hoose,waxaana ay ku fuliyeen 5 Rag ah oo ay ku Eedeeyeen inay la Shaqeeynayeen Dowladda Federaalka iyo Dowladaha taageera. Goobta Al-Shabaab ay ku toogteen 5-ta ruux ayaa waxaa ku sugnaa Boqolaal…

Read More »

Xaaf oo u wakiishay Wasaaradda Arrimaha Gudaha howlaha doorashooyinka iyo dib u heshiisiinta Galmudug

0 Visits: 233 | Thursday July 04, 2019 - 09:44:31
Xeer uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayuu ku sheegay in markii uu arkay qodobka 50aad farqadiisa 5aad ee Dastuurka Galmudug, baahida loo qabo in dadajiyo arrimaha dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug iyo markii uu tixgeliyay Xaalada cakiran ee ka taagan Galmudug uu go'aansaday in geeddi…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY N EWS PAPER EE MAANTA OO AHKHAMIIS 4-TA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 433 | Thursday July 04, 2019 - 09:30:44
MUHAAJIRIIN HABEEN HORE LAGU LAAYAY LIBYA ugu yaraan 40 muhaajir oo kasoo jee da qaar ka mida dalalka afrika ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen ku dha waad 80 kalana ay ku dhaawacmeen, ka dib marki Habeen hore madaafiic lagu garaacay xero ay ku jireen dad muhaajiriin ah oo ku taalla duleedka…

Read More »

Kheyre oo kormeeray Xarumo ku yaalla Dhuusamareeb iyo Guriceel

0 Visits: 257 | Wednesday July 03, 2019 - 20:55:43
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday isbitaalla Galguduud ee magaalada Dhuusamareeb iyo Isbitaalka Istarliin ee Guriceel. Ra'iisul Wasaare Khayre oo u kuur gelayay xaaladda caafimaad ee magaalooyinka uu booqday ayaa xog-wareystay maamullada…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada

0 Visits: 228 | Wednesday July 03, 2019 - 20:52:06
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kormeer ku tegay Xarunta Ciidamada Daraawiishta Puntland ee 54-aad, Madaxweynaha ayaa markii uu halkaasi gaaray wuxuu salaan Ciidan ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta, kadibna wuxuu kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada…

Read More »

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Xaaladda Galmudug

0 Visits: 273 | Wednesday July 03, 2019 - 20:48:22
Dowladaha France, Finland, Denmark, Germany, Italy, Poland, Netherland, Norway, Sweden, Switzerland, Turkiga, Ingiriiska, Maraykanka, howlgalka AMISOM, Midowga Yurub Urur Goboleedka IGAD, Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada Soomaaliya, ayaa waxay si wada jir ah usoo dhoweeyeen wada hadallada Galmudug…

Read More »

Rag lagu eedeeyay Shabaabnimo oo xukun lagu riday

0 Visits: 246 | Wednesday July 03, 2019 - 20:44:56
Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday in xukun lagu riday saddex nin oo ay ku heshay iney ay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday jaamacadda Gaarisa April 2, 2015-kii. 3 qof ee ay maxkamadda xukunka ku ridday laba ka mid ah waxay maxkamaddu ku xukuntay min…

Read More »

Guddiga Horu-marinta Adeegga Bulshadda ee Aqalka sare oo Kulan la qaatay Ururada Bulshadda Rayidka

0 Visits: 218 | Wednesday July 03, 2019 - 20:41:17
Kulankaan ay guddiga horu-marinta adeegga bulshadda, arrimaha bini'aadannimada, Warfaafinta iyo dhaqanka ee golaha aqalka sare BFS ay la yeesheen dhaqaatiirta Caafimaadka Ururada Bulshada rayid iyo dadka baahiyaha gaarka qabo ayaa waxaa looga hadlayay hindise Sharciyeedka Mihnadleyaasha Caafimaadka…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay Guddiga Maalmaha Xorriyadda Qaranka

0 Visits: 239 | Wednesday July 03, 2019 - 20:33:16
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada abaalmarinno ku guddoonsiiyay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ayaa uga mahadceliyay shaqada hufan ee ay qabteen. Madaxweyne Farmaajo ayaa Guddiga ku bogaadiyay abaabulkii xoogganaa ee ay sameeyeen…

Read More »

Midowga Afrika oo si kulul uga hadlay muhaajiriinta Liibiya lagu laayay

0 Visits: 231 | Wednesday July 03, 2019 - 20:29:07
Guddoomiyaha Ururka Midawga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa ku baaqay In baaritaan madax bannaan lagu sameeyo duqayntii dhanka cirka ahayd ee lagu qaaday xarunta dadka soo galootiga ah lagu xiro ee Liibiya ku taalla, halkaas oo ay ku dhinteen konton ruux oo muhaajiriin ah, sida ay sheegeen masuuliyiin…

Read More »

SAWIRO: Saddex kun oo neef oo laga dhoofiyay Dekedda Kismaayo

0 Visits: 274 | Wednesday July 03, 2019 - 20:25:28
Ku dhowaad saddex kun oo neef oo Lo' ah ayaa maanta laga dhoofiyey Dekedda magaalada Kismaayo, taasi oo laga kala keenay deegaanada Jubbaland islamarkaana baaritaan caafimaad ku martay maxjarka magaalada xoolaha ee magaalada Kismaayo, waxaana lo'daan loo iibgaynayaa dalka Yemen. Ganacstada magaalada…

Read More »

SAWIRO:-Safiirka Somalia ee Suudaan oo la kulmay Madaxa Golaha Millateriga dalkaas

0 Visits: 219 | Wednesday July 03, 2019 - 19:56:23
Madaxa Golaha Ciidamada ku meel-gaarka ah ee dalka Suudaan ayaa shalay oo Talaado ah xafiiskiisa kula kulmay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya oo muddo xileedkiisa dhamaaday. Warsaxaafadeed uu soo saaray Safiirka Soomaaliya ee Suudaan C/risaaq Axmed .Sh. Max'uud ayuu ku xusay qoto…

Read More »

Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay duleedka Boosaaso

0 Visits: 295 | Wednesday July 03, 2019 - 19:53:59
Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Ammaanka Puntland iyo maleeshiyaad hubeysan oo ilaalo u ah koox dadka tahriibisa,waxaana uu ka dhacay deegaanka Mareero oo 10km dhanka bari uga toosan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceyn…

Read More »

Muhaajiriin Xalay Lagu Laayay Libya

0 Visits: 258 | Wednesday July 03, 2019 - 19:50:56
Ugu yaraan 40 muhaajir oo kasoo jeeda qaar ka mida dalalka Africa ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen ku dhawaad 80 kalana ay ku dhaawacmeen, kaddib marki xalay madaafiic lagu garaacay xero ay ku jireen dad muhaajiriin ah oo ku taalla dueedka magaalada Tripoli ee dalka Libya. Sarkaal ka tirsan…

Read More »

Amiirkii 'xaragada badnaa' ee imaaratka oo si qaflad ah ku geeriyooday

0 Visits: 255 | Wednesday July 03, 2019 - 18:23:19
Khalid Al Qasimi xilli uu ka qeybgalayay munaasabad lagu soo bandhigayay naqshadaha dharka Wiil u dhalay mid kamid ah amiirada maamulo magaalo weyn oo ka tirsan Imaaraatka Carabta ayaa ku geeriyooday magaalada London, sida ay shaaca ka qaadeen mas'uuiyiinta dalkaas. Sheikh khaalid Bin Sultaan Al…

Read More »