
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY N EWS PAPER EE MAANTA OO AHKHAMIIS 4-TA LUULYO 2019-KA
SAFIIKA SOMALIYA EE SUUDAAN OO LA KULM AY MADAXA GOLAHA MILLATERIGA DALKAAS
Madaxa Golaha ciidamada KMG
ah ee dalka suudaan ayaa Dorraad xafiiskiisa ku la kulmay sa fiirka JDS oo
muddo xile edkiisa dha maaday.
Warsaxaafa deed uu soo saaray safiirka soo maaliya ee suudaan
c/risaaq axmed .sh. Max’uud ayuu ku xusay qoto dheerida xiriirka soo maaliya iyo suudaan, wuxuuna
intaasira aciyay inuu kaga mahadcelinayo madaxa golaha ciidamada, xukuumadda
iyo shac biga suudaan, garab istaaggii iyo taageer adii walaalahooda dhabta ah ee soomaali ya, sidoo
kalana ay soomaaliya taageero hiil iyo hooba la garab taagan tahay wal
aalahooda suudaan, wuxuuna danjire c/ris aaq axmed .sh. Max’uud xiriirka labada
dal ku tilmaamay mid soo jireen ah.
Dhanka kale safiirka soomaaliya ayaa
shacbiga walaalaha ee suudaan u raje eyay midnimo ,wadajir iyo xasillooni, wux
uuna yiri " qofka caaqilka ah waa kan ku tusaale qaata duruufaha dadka
hareerihiisa la kulmaan” waxaana loo baa han yahay ayuu yiri in wax laga barto
xaa ladaha adag ee soo maray qaar ka mid ah dalalka deriska la ah suudaan.
Danjire c/risaaq axmed .sh. Max’uud ayaa
ugu danbayntii warsaxaafadeedkiisa ugu mahadceliyay xukuumadda iyo shacbi ga
suudaan gacansiintii wanaagsanayd uu ka helay muddo xileedkiisii danjiranni mo,
shacbiga suudaanna wuxuu u rajeey ay degenaansho iyo barwaaqo.
SADDEX KUN OO NEEF OO LAGA DHOOFIYAY DEKEDDA KISMAAYO
Ku dhowaad 3000 kun oo Neef oo
lo’ ah ayaa Shalay laga dhoofiyey dekedda magaalada Kismaayo, taasi oo laga
kala keenay deegaa nada jubbaland islamarkaa na b ari taan caafim aad ku martay
maxjar ka M/xoolaha ee M/k ismaayo, waxaana lo’daan loo iib gaynayaa dalka
yemen. Ga nacstada M/ki smaayo oo kaashanaya wasaaradda xana annada xoolaha
jubba land ayaa dedaal u gu jira suuqgeynta xo olaha nool ee jubbal and, taasi
oo muhiin u ah sare u kaca dha qaalaha jubbaland islamarkaana kor u qa adeysa
ka faa’iida ysiga waxHabeen horesoo saarka dalka oo ay xoola ha nool kamid
yihiin.
Xoolaha soomaaliya laga dhoofiyo ay aa
sanadyadii ugu dambeeyay waxaa soo wajahay dhibaatooyin badan ka dib markii ay
diideen qaar ka mid ah dalalka carabta oo inta badan loo suuq geyn jiray
xoolaha soomaaliya.
RAG LAGU EEDEEYAY SHABAABNIMO OO XUKUN LAGU RIDAY
Maxkamad ku taalla M/Nayrobi ee ayaa ku
dhawaaqday in xukun lagu riday 3 nin oo
ay ku heshay iney ay ka dambe eyeen weerarkii lagu qaaday jaamacadda gaarisa
April 2, 2015Habeen horekii.
3 qof ee ay maxkamadda xukunka ku ridday
laba ka mid ah waxay maxkamadd u ku xukuntay min 41 sano halka hal qo fna ay ku
xukuntay madaxaa ha ku furto.
Waxaynu maxkamaddu sheegtay iney
3daasi xubnoo yihiin dambiilayaal oo ay ka dambeeyeen weerarki jaamacadda ga
arisa loo geystay oo ay ku nafwaayeen 150 qof oo isugu jiray 144 arday ah, 4
ciid amada ammaanka iyo 2 ka mid ah shaqa alaha jaamacadda. 2Habeen horedii bishii april 2015, afar nin
oo hubay san ayaa weerar ku qa aday jaamacadda garissa, iyaga oo si an kala
sooc lahayn dadka u tooganayaay.
KHEYRE OO KORMEERAY XARUMO KU YAALLA DHUUSAMAREEB IYO
GURICEEL
R/ wasaaraha XFS, Md. xasan cali
khayre ayaa booqday isbitaallada ku
yaala galguduud ee M/dhuusamareeb iyo isbitaalka istarliin ee
guriceel.R/wasaare khayre oo u kuur gelayay xa ala dda caafimaad ee ma
gaalooyinka uu booq day ayaa xogHabeen horewarey stay maamullada ka jira
istibaallada oo la wadaagay baahiy aha ay qabaan ee u baahan in wax laga qabto.
RW/khayre ayaa Sidoo Kale booqd ay
xarunta tababarrada farsamada gacan ta galguduud oo ku taalla M/Guriceel ee
Gobalka Galguduud.
Tubta horumatinta arrrimaha bulshada oo ka
mid ah tubaha Qaranka, ayaa halb eegyada ugu waawa yn waxaa kamid ah in dadka
soomaaliyeed ay helaan adeeg yo ca afimaaad iyo waxbar sho oo tayo sa re leh.
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KULAN LA QAATAY SARAAKIISHA
CIIDAMADA
Madaxweynaha puntland Md. Siciid C/hi Deni ayaa Shalay
kormeer ku tegay xarunta ciidamada daraawiishta puntland ee 54Habeen horeaad,
madaxweynaha ayaa markii uu halkaasi gaaray wuxuu salaan ciidan ka qaatay
cutubyo ka tirsan ciidamada dar aawiishta, ka dibna wuxuu kulan la qaatay
saraakiisha ciidamada daraawiishta.
Kulanka uu Md Dani la yeeshay ciidam ada
oo ay ka qeybHabeen horegaleen saraakiisha ugu sareysa ciidamada daraawiishta,
waxaa sidoo kale goobjoog ahaa saraakiishii ho re ee soo shaqeeyay xiligii
dowladdii dhe xe ee soomaaliya iyo dowladdihii kala dan beeyay ee puntland.
Waxaana ka mid ah madaxweyne kuHabeen
horexigeenkii hore ee puntland gen. Cabdisam ad cali shire iyo gen. Maxmed
xirsi mor gan, waxaana kulankaas ka warbixiyey af hayeenka madaxtooyada
puntland jaamac yuusuf jaamac dabaraani.
” ujeedka kormeerka madaxweynaha iyo
kulanka gaarka ah ee uu la qaatay sar aakiisha ciidamada waxaa uu ku saabsa naa
tirakoobka iyo tayeynta dhismaha cii damada dowladda puntland, si loo helo
ciidamo tirsan oo tayeysan, taasi oo qeyb ka aheyd ballanHabeen horeqaadyadii
madaxweyna ha dowladda puntland Deni”.
Ayuu yiri afh ayeenka madaxtooyada dowladda puntl and Mdn. jaamac dabaraani.
Sidoo kale madaxweynaha dowladda puntland
mudane siciid deni ayaa bogaad iyey ciidamada dowladda ee habeen iyo maalin u
heelan amniga iyo difaaca dalka, wuxuuna madaxweynuhu faray dhamma an
saraakiisha in la fududeeyo si dhakhso
ah hirgelinta tayeynta ciidamada
dowlada
BEESHA CAALAMKA OO WAR KASOO SAAR TAY XAALADDA GALMUDUG
Dowladaha France, Finland,
Denmark, Germany, Italy, Poland, Netherland, Norw ay,Sweden,Switzerland,
Turkiga, Ingiriis ka,Marayk anka, howlgalka amisom, Mido wga Yurub Urur Gob
oleedka IGAD, Q/ Mi doobay iyo Saaxiibb ada Soomaaliya, ay aa waxay si wada jir
ah usoo dhoweeyeen wada hadallada Ga lmudug ka socda iyo isu dumidda garaby ada
siyaasadda ee ay hormuudka ka tah ay DFS.
War qoraal ah oo ka soo baxay xafii s ka
qaramada midoobay ee soomaaliya UNSOM, ayaa lagu sheegay in ay daneey ayaasha
iyo saaxiibbada soomaaliya amm aanayaan wadaHabeen horehadallada ka socda galm
udug ,si ay u midoobaan garabyada, kor na loogu qaado xasilloonida degaannadaa
s, taas oo wax tar u leh dadka halkaa ku dhaqan iyo guud ahaan soomaaliya.
Qoraalkan ayaa sidoo kale lagu faray in
dhammaan daneeyayaasha soomaaliya ay sii wadaan dedaalkooda iyo in ay gal mudug
kusoo dabbaalaan dib u heshiisiin ballaaran oo loo dhan yahay, taas oo hor
seedi karta doorasho hufan oo caddaalad ah, kana soo baxaan hoggaan cusub , si
aan dhibaato lahayn.
GUDDIGA HORUHabeen horeMARINTA ADEEGGA BULSH ADDA EE
AQALKA SARE OO KULAN LA QAATAY URURADA BULSHADDA RAYIDKA
Kulankaan ay guddiga horuHabeen horemarinta
adeegga bulshadda, arrimaha bini’aada nnimada, warfaafinta iyo dhaqanka ee go
laha aqalka sare bfs ay la yeesheen dha qaatiirta caafimaadka ururada bulshada
ra yid iyo dadka baahiyaha gaarka qabo ay aa waxaa looga hadlayay hindise sharciy
eedka mihnadleyaasha caafimaadka ee ay soo gudbisay wasaaradda caafimaad ka
XFS.
Prof, Cismaan Xaaji Maxamud {Dufle} oo
ka mid ah guddiga horuHabeen horemarinta adeeg ga bulshadda, arrimaha
bini’aadannima da, warfaafinta iyo dhaqanka ee golaha Aqalka sare bfs kana
tirsan guddi Hoosa adka caafimaadka ayaa ugu horeyn ka hadlay muhiimada hindise
sharciyeedka an uu u leeyahay bulshada, loona baahan yahay in bahda mihnadleyaasha ay soo bandhigaan
fikirkooda
Qaar ka mid ah dhaqaatiirta caafimaad ka
,ururada bulshada rayidka, iyo dadka baahiyaha gaarka qaba ayaa ka hadlay Hi
ndise sharciyeedka mihnadleyaasha caafi maadka, waxa ayna sheegeen in xilligaan
loo baahnaa sharcigaan ay wasaaradda caafimaadka soo bandhigtay.
Senetar Samsam Daahir Maxamuud oo ah
xoghayaha guddiga horuHabeen horemarinta adeegga bulshadda, arrimaha bini’aadan
nimada, warfaafinta iyo dhaqanka ee gol aha aqalka sare bfs ayaa sheegtay in
loo baahanyahay arragtida bahda caafimaad ka. Axmed macalin cumar axmed nadiir
guddomiyaha guddiga horuHabeen horemarinta ade egga bulshadda, arrimaha
bini’aadannima da, warfaafinta iyo dhaqanka ee golaha Aqalka sare bfs ayaa u
mahadHabeen horeceliyay qey baha kala duwan ee ka soo qeybHabeen horegalay
kullankaan wadatashiga ah oo looga tash anayay hindise sharciyeedka mihnad leya
asha caafimaadka.
Sharcigaan ayaa waxaa soo gudbiyay
wasaaradda caafimaadka xfs, waxaana horey usoo ansixiyeen golaha shacabka BFS, haatana wuxuu horyaalaa golaha Aqalka sare bfs.
MIDOWGA AFRIKA OO SI KULUL UGA HADLAY MUHAAJIRIINTA
LIIBIYA LAGU LAAYAY
Guddoomiyaha Ururka Midawga
Afr ika Moussa Faki Mah amat ayaa ku baaq ay in baarit a anmadax ban naan lagu
sameeyo du qayntii dhanka cirka ah ayd ee la gu qaaday xarunta dad ka soo
galootiga ah lagu xiro ee liibiya ku taalla, halkaas oo ay ku dhinteen konton
ruux oo muhaajiriin ah, sida ay sheegeen masuul iyiin dawlad da ka tirsan. Warqor aal ah oo ka soo baxay guddo omiyaha
ayaa we erarka ku tilmaamay "da mbi aad u qaabd aran” wuxuuna ku sheeg ay in uu
doona yo in lagula xisaabtamo da dkii weerarka as gaystay.
Mahamat ayaa
ku baaqay in si degdeg ah xabbadda loo joojiyo, dhinacyada oo dhanna ay ku
dadaalaan badqabka iyo ammaanka shacabka, il gaar ahna ay ku fiiriyaan dadka
soo galootiga ah ee ku go’doonsan goobaha muhaajiriinta lagu xiro. Dad lagu qiyaasay 120 muhaajiriin ah oo
gaajaysan ayaa ku sugnaa xarunta dadka soo galootiga ah lagu xiro ee taj oura,
kaas oo la duqeeyay arbacadii, sida uu wakaaladda wararka ee afp u sheegay
cusmaan cali oo ah afhayeenka shaqaala ha gurmadka degdegga ah.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYAY GUDDIGA MAALMAHA
XORRIYADDA QARANKA
Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/ hi Farmaajo
oo madaxtooyada abaalma rinno ku gudd oonsiiyay gudd igaqaban qaa bada maalma
ha xorriyadda ayaa uga mah ad celiyay shaq ada hufan ee ay qabteen.
Md.farmaajo ayaa guddiga ku bogaadi yay
abaabulkii xoogganaa ee ay sameeye en isaga oo ku ammaanay dadaalka ay
muujiyeen iyo sida ay masuuliyadda isaga saareen qabanqaabada iyo maamuuska
maalmaha xorriyadda qaranka. Madaxwe ynaha ayaa sheegay in maalmaha xorr iyaddu
ay yihiin Astaan Qaran oo Mudan in la weyneeyo si loo xoojiyo wadajirka bul
shada, ubadka soomaaliyeedna loogu bar baariyo waddaniyad iyo dal jacayl.
Madaxweyne farmaajo ayaa guddiga ku
boorriyay inay dejiyaan qorshaha xuska maalmaha xorriyadda ee sannadka soo
socda maadaama oo ay ku beegan tahay 60Habeen horeguurada markii ay soomaaliya
xornim ada ka qaadatay gumaystaha.
Madaxweynaha ayaa xubnaha guddiga
qabanqaabada maalmaha xorriyadda iyo dhammaan shacabka soomaaliyeed uga mahad
celiyay sida wanaagsan ee ay dal iyo dibadba uga qayb qaateen xuska ma almaha
xorriyadda dalka.
FAAHFAAHIN DUQEYN KA DHACDAY BARI
Diyaarado dagaal oo aan la ogayn dal ka la
ga leeyahay ayaa weerar cirka ah ku qaadey saldhigyo alHabeen horeshabaab iyo
daacish ay ku leey ihiin degaano hoos yimaado de gmada isku shuban ee ggobolka
bari.
Saraakiil ka tirsan ciidanka maamulka
punt land ayaa xaqiijiyay in duqeynta lala beegsad ay goob ay ku sugnaayeen
daga alyahano ka tirsan shabaab.
Duqeynta ayaa ka dhacday nawaaxi ga
tuuladaasi timirshe oo ay ku su gan yih iin daa cishta ku sugan degaanada maam
ulka punt land. Dadka degaanka ayaa
sheegey in diy aaradahaas gantaallo ku garaaceen sa ldh igay leeyihiin daacish
waxaana la oge yn khas aaraha ka dhashay.
Diyaaradaha dagaalka mareykanka iyo ku wa
kenya ayaa inta badan ka fuliya wee rara da cirka ah oo inta badan lala beeg
sado goo baha ay ka taliyaan alHabeen
horeshabaab iyo daacish ee soomaaliya.
QABUURHabeen horeWADAREED LAGU AASAY BOQOLAAL QOF OO LAGA
HELAY SYRIA
Maydadka ilaa 200 qof oo y ku jiraan kuwo
ay kooxda daacish disay ayaa laga helay meel ku dhow magaalladda raqah ee
bartamaha dalkaasi yaasir alHabeen horekhamiis oo ka tirsan ko oxda laHabeen
horesocodka xuquuqda aadanaha ee syria ayaa sheegay inay maydadkaasi ku jiraan
rag da’ dhexaad ah oo madaxa laga toogtay iyo 3 haw een oo la rumeysan yahay
inay kooxda daa cish ku dileen dhagax.
waxa uu tilmaamay inay rumeysan yihiin in
maydadka la helay la dilay muddo hataan laga joogo wax ka badan 2Habeen horesanno,
wuxuuna intaasi ku daray inaysan kooxdiisa awoodin inay aqoo nsadaan
maydadkaasi.
qabriHabeen horeqodayaasha dib u soo fagay
may dadkaasi waxay sheegeen inay qabuurHabeen horewada reedkii ugu horreeyey
bilowgii bishii hore ka heleen cirifka koonfureed ee magaalladda ra qa oo horey
caasimad u ahayd kooxda daac ish, isla markaana laga yaabo in lagu aasay in ka
badan 800 oo qof.
bishii feberaayo ee sannadkan, waxaa qab
uurHabeen horewadareed lagu aasay qiyaastii 3,500 oo qof laga gelay dhulHabeen
horebeereedkaalHabeen horefukheykha ee magaalladda raqa o oay maleeshiyadda koo
xda daacish waxay si buuxda u maamuli jireen bilowgii sannadkii 2014Habeen horekii ilaa bishii
october ee sannadkii 2017Habeen horekii.
AMIIRKII
'XARAGADA BADNAA' EE IMAARAT KA OO SI QAFLAD AH KU GEERIYOODAY
Khalid al qasimi xilli uu ka
qeybgalayay mun aasabad lagu soo bandhigayay naqsh adaha dharkaWiil u dhalay
mid kamid ah amiirada maamulo maga alo weyn oo ka tirsan ima araat ka carabta
ayaa ku geriyooday magaalada lond on, sida ay sha aca ka qaadeen mas'uuiyiinta
dalkaas. Sh.khaalid bin sultaan al qaasimi ay aa geeriyooday isniintii,
booliska london wax ay sheegeen in aanan la ogeyn sabab ta uu u dhintay.
Sh. khaalid bin sultaan al qaasimi oo ah 39
jir ahaa ayaa waxaa ay howshi isu ah eyd na qshadeynta dharka, qaar ka mid ah
dharkii uu naqshadeeyay waxaa lagu soo bandhigay lon don toddobaadk an. Meydk
iisa ayaa Shalay salaatul ja naza lagu tu kaday misaajid ku ya alla dal ka
imaaraat ka carabta, waxaana dalk aas looga dha waaqay saddex maalmood oo loogu
baro or diiqayo geerida ku timid wiilka amiirka dalkaas.
Aababha dhalay wiilkan sheikh khaalid bin
sul taan al qaasimi ayaa ka talinayay M/ sharj ah tan iyo sannadkii 1972Habeen
horedii, wax aa uu shee gay in wiilkiisa uu ku jiray gac anta ilaahey.
Madaxweynahaimaaraatka carabta sh.hal ifa
bin zayed al nahyan ayaa tacsi u di ray qoy ska sheikh sultaan ee geerida ku
timid.
Amiir turki alHabeen horefaisal oo kasoo
horjeestay in ciidamada maraykanku ay ka baxaan suuriya Taajir sucuudiga u
dhashay oo la cag badan galiyay baraha bulshada Waa tuma haya bint xuseen:
amiraadda ka bax satay imaaraadka carabta
Booliska waxay sheegeen inay maql een
geerida naxdinta leh ee ku timid sh. Khaalid bin sultaan al qaasimi xilli uu ku
sugnaa deeg aanka knightsbridge oo ka tirsan london. Bool iska waxay sheegeen
in baaritaanno ay ku sa meeyeen meydki isa balse lagu dhuur sugayo natiijada
soo bixi doonto.
Qaasimi waxaa uu sheegay in sheikh khal id
"lagu amaanay go'aannadiisa geesi nimada lahaa, isagoo ka hadli jiray
arrim aha siyaasa dda iyo bulshada gaar ahaan dalalka bariga dhexe, mararka
qaarkood na xiriir wanaagsan ma uusan la laheyn re er galbeedka"
Sh.khaalid waxaa uu cilmiga naqshad eynta
dharka kasoo bartay koleejka ce ntral saint martins ee ku yaalla london, wa xaa
uu qeybtii ugu horreysay ee naqsh adaha dharka soo saaray sannadkii 2008Habeen
horedii. Waxaa uu sidoo kale ahaa
guddoomi yaha golaha qorsheynta iyo bilicda M/sha rjah, waxaa uu dusha kala so
con jiray fullinta mashaaricda kaabayaasha dhaqaa le ee imaaraatka. Dadka qaar waxay ku tilmaameen khaalid inuu
ahaa nin aqoon leh, deeqsi ah oo inta badan jeclaa inuu u do odo xuquuqul
insaanka.
Dad badan oo isticmaala baraha bul shada
ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku tim id sheikh khaalid. Safiirka ingiriiska u fadhiyo imaaraat ka
carabta,patrick moody ayaa tacsi u dir ay qoyskii iyo eheladii uu ka
geeriyooday sheikh khalid. Qoyska al qaasimy waxay kamid yihiin dadka maamulo
dalka imaar atka carabta, waxay ay hoggaanka u haya an maamulada magaalooyinka
sharjah iyo al khaimah.
"HOYADEEY WAXAY
DHIMATAY IYADA OO AAN II SHEEGIN INAAN CUDURKA HIV QABO"
Waaliddiinta dhiiggooda laga
hela HIV qaarkood iyaga oo aan cidna u sheegin in cudurkaasi laga helay ayey
sidaa qabri ku galaan. Carruur tooda oo ay arkaan caafimaad darrada maalin
walba soo wajaheyso ayey haddana ka qariyaan inuu hayo cud urka taasoo saameyn
aan yareyn ku yeel ata ubadkooda ay ifka kaga tageen.
Brian marka uu dhashayba
dhiiggiisa wa xaa laga helay faayraska hiv, laga bill aabo marka ay da'diisu
ahayd 10 jirna wuxuu qaadanayey dawada lagula taca alo HIVHabeen horeiiga.
Hase yeeshee, ilaa ay da'diisu ka gaar tay
14 jir oo ay hooyadiina ka geeriyooto ma uusan ogeyn dawada uu qaadanayo waxa
ay tahay iyo cudurka uu u qaadanayo midna. Hadda brian waa 22 jir wuxuu kaniisadaha iyo goobaha dadka ay isugu
yimaaddaan uu ka wadaa wacyigelin halku dhig uu uga dhigay "jiilka soo
socda ha badbaado oo dhibka anagu ha nagu ekaado!". "carruurnimadeydi waxaan xusuustaa
inaan aad u xanuunsanaa xaaladdeyda caafimaadna marba marka ka sii dambeysa ay
ka sii dareyso ayey hooyadey dhakhtarka i geysay" ayuu yiri brian.
Marki brian baaritaan lagu
sameeyey waxaa dhiiggiisa laga helay hiv wuxuuna billaabay inuu dawada lagula
tacaalo hivHabeen horeiiga uu qato, balse hooyadii uma sheegin cudurka laga
helay iyo dawada uu qaadanayo waxa ay tahay.
Hooyadii markay dhimatay wuxuu la noolaa
eeddadii, dadka jaarka la ah eeddadii ayaa waxay billaabeen xan ku aaddan
cudurka brian ha yo carruurti ay dhaleenna waxay billaabeen iney farta ku
fiiqaan iyaga oo sheegaya inuu cudurkaasi hayo.
"waaliddiinta badankood waxay
carruurta u sheegaan iney la ciy aarin carruurta uu hayo faayraska hiv"
ayuu yiri brian amondi.
"qalbijabki ugu weynaa
waxaan kala kulmay gabar aan kulannay xilli aan dhiganayey dugsiga sare oo igu
tiri waxaad qabtaa cudurka aidsHabeen horeka soo ma aha?."
Dalka kenya iyo waddamada kale ee
qaaradda afrikaba carruurta iyo dadka waaweynba waxay qaadaan hiv, carruurta
yar yar oo dhasha iyaga oo dhiiggooda uu ku jira faayraska hiv, haddana iyaga
oo aan ogeyn inuu faayrasakaasi hayo ayey sidaa ku dhintaan.
"dadka qaar waxay dawadooda
ku qaataan si qarsoodi ah, aniguba marka aan hubsado dadku iney seexdeen oo ay
jirin wax shanqarayo ayaan dawadeyda qaataa" ayuu yiri brian.
Wini arondi oo hadda 27 jir ah, iyada oo
12 jir ah ayey marki ugu ho rreysay ogaatay inuu dhiiggeeda uu ku jira faayraska
hiv xilligaasina dareenkeeda sida uu noqday inuu ahaa mid ay hadda ka sheekeyn
ka rin oo naxdin darteed uu wjiga la madoobaaday ayey sheegeysaa.
"hooyadey marki ay dhimatay laba
bilood kaddib dhakhtarki ay hoo yadeey ku xirneyd ayaa soo wacay walaasheey iga
weyn, wuxuuna u sheegay inaan keligeey isbitaalka yimaaddo oo aan baaritaan
caafima ad sameeyo ayuuna u sheegay" ayey tiri.
Wini hooyadeed iney aids u dhimatay
maadaamaa uu dhakhtarku ogyahay inuu dhiiggeeda ka baaro ayuu dhakhtarka
doonayaa waxa uu ula soo xiriiray. Baaritaanki la sameyeyna waxaa dhiiggeeda laga helay faayraska HIV. Wini qoyskeeda iyada ayaa u yar
walaalaheed na faayrsaka wey ka caafimaad qabaan.
"maxay tahay sababta aniga
oo keli ah cudurka la iiga helay wala alaheyna looga waayey? Su'aashaasi ayaa
ahayd mid in badan mask axdeyda ku soo noqnoqta oo aan jawaab u waayey si weyna
noola sheyda saameyn ugu yeelatay.
Wini in mudda ah wey diiddaneyd iney
dawada qaadato, hase ye eshee marka uu xanuunka ku saa'iday oo ay sariir
fuushay ayuu maa mulaha dugsiga ay dhigato uu dhakhtarka u sheegay sababta ay
inta badan waxbarashada uga harto.
Kaddibna maamulihi wuxuu gaarsiiyey
macallimiinti kale, warkina wuxuu ku sii faafay in gabadhaasi laga helay
faayraska hiv.
Intaa wixi ka dambeeyey noolasheeda ma
noqon mid wanaagsan oo ardayda iyo macallimiintaba waxay billaabeen iney
takooraan.
"aadbaan uga xumaaday
arrintaa, maxay iga dhibi lahayd haddii ay nat iijada baaritaankeyga aniga ii
sheegaan oo aan ogaado cudurka la iga helay? Waxaan isku dayay inaan isdilo,
haddana marki aan qayaasay haddii aan isdilo dhibka walaaladey soo gaari karo
ayaan iska daayey" ayey tiri wini.
Kooxaha u dhaqdhaqaaqa la
dagaallanka hiv waxay rabaan iney bulsh ada ku baraarujiyaan waxbarashada la
xiriirta jinsiga iyo cudurrada galmada lagu kala qaado.
Dr grifince manguro wuxuu waaliddiinta uu
kula talinayaa carruur tooda ay da'dooda u dhaxeyso 9Habeen hore11 jir iney u
sheegaan natiijadooda hivHabeen horeiiga ku saabsan islaHabeen horemarkaana ay
ilmahooda si toos ah ugala had laan natiija kasta oo soo baxda.
"ilmaha marka uu fahmo hiv waxa uu
yahay oo loo sheego inuu faa yrsaka qabo waxaa si fudud looga dhaadhicin karaa
inuu sida ku hab boon uu dawada u qaato, balse ilmaha oo aan xogta lala
wadaagin oo laga qariyo waxay horseedeysaa iney carruurtu qaadanin dawadi loo
baahnaa" ayuu yiri dr grifince manguro. Hase yeeshee, briyan maada amaa ay
hooyadii iyada oo aan u shee gin inuu hiv uu hayo ay dhima tay, haddana kuma
eedayo oo wuxuu aaminsan yahay sabab ay iiga qarisay oo ay iigu sheegi weyday
hooyadii iney jirto. XIGASHO BBC SOMALI
HAWEENAY XIJAABAN OO MADAXWEYNE KA NOQOTAY DAL AY
MUSLIMIINTA AAD UGU YARYIHIIN
Dalka singapore ayaa markii ugu horreysay
waxaa madaxweyne ka no qoneysaa haweeney muslim ah. Sida laga soo xigtay
wargayska huffpost.
Xalima yacquub, waa haweenay muslim ah oo
xirato xijaabka, wax aa lagu wadaa in xilkeeda loo dhaariyo maalin kaddib.
Xalimah ayaa noqonaysa madaxweynihii sideedaad ee uu dalkaas yeesho.
Xalima ayaa ahayd musharaxa
kaliye ee buuxiyey shuruudaha qofka xilka qab anaya xilka madaxtinimo lixda
sanno ee soo socota.
Doorashadan ayaa gaar ahaan waxa isugu soo
haray musharixiin ka soo jee da qaybaha bulshada ee lagada tiro badan yahay.
Qowmiyadda malay ee ay ka soo jeeddo xalima ayaa ah 13% boqolkiiba marka la barbardhigo
shacabka dalka oo gaaraya 3.9 milyan.
Maadama ay xalima ahayd musharaxa kaliya
ee soo haray, waxay si rasmi ah ku noqoneysaa madaxweynaha iyada oo aanan
doorasho la qaban. Arrintan ayaa muran badan ka dhex abuurtay bulshada dhe
xdeeda.
"waxaan kaliye balanqaadayaa
inaan sameyn doono wax walba oo bulshada u wanaagsan taasina ma badelayso inay
doorasho dhacdo ama aysan dhicin," xalima ayaa tiri, sida lagu xusay
wargeyska channel news asia.
Haweenaydan oo ah 63 jir ayaa ah guriHabeen
horedambeys qoys ka kooban shan qof, waxa la sheegay inay hooyadood ay soo
korisay aabo la'aan. Waxay ka qalin jebisay jaamacadda singapore iyada oo
qaadatay maa ddada sharciga.
Dalka singapore, ra'iisul wasaaraha ayaa
ah qofka ugu awooda ba dan dalka, madaxweynaha awood sidaas u weyn ma lahan,
hase ye eshe waxa uu leeyahay awoodo muhiim ah.
Baarlamaanka dalka singapore ayaa 2016Habeen
horekii go'aansaday in xilka madaxweynaha la siiyo qowmiyado gaar ah haddii
muddo 30 sano ka badan aysan u helin fursad ay ku noqdaan madaxweyne. Markii
ugu danbaysay ee uu qof ka soo jeedo qowiyadda malay uu madaxweyne ka noqdo
dalka singapore ayaa aheyd sanndkii 1970.
Musharraxiinta ayaa codsigooda u gudbiyaa
guddiga u qaabilsan doorashada madaxweynaha. Guddiga ayaa warHabeen horesaxaafadeed
ay soo saareen ugu magacaabay xilka xalima oo la sheegay inay tahay qofka
kaliye ee buuxiyey shuruudaha.
Koonfur Afrika Oo Ballanqaaday Inay Taageero Ka Geysan
Doonaan Dib U Dhiska Hay'adaha Dowladda Ee Soomaaliya
Wasiirka arrimaha dibadda dalka koonfur
afrika, naledi pandor ay aa sheegtay dowladeeda inay taageero la garabtaagan
tahay xukuum adda soomaaliya, kaddib kullan ay magaalada beijing ee dalka shii
naha kula yeelatay wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalami ga ah ee
soomaaliya.
Kullanka ayaa inta uu socday waxaa
diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii kor loogu qaadi
lahaa iskaashi dhexmara labada waddan.
Wasiirka arrimaha dibadda soomaaliya,
axmed ciise cawad ayaa sheegay inay dowladda koonfurta afrika ballan qaaday
inay taageero ka geysan doonaan dhismaha qaar ka mid ah hay’adaha dowladda soo
maaliya, isla markaana ay taageero farsamo iyo tababbar siin doonaan
soomaaliya.
Balse ma cadda in kulanka lagu soo qaaday
tacadiyadda dilalka iyo dhaca ee loo
geysto muwaadiniinta
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY N EWS PAPER EE MAANTA OO AHKHAMIIS 4-TA LUULYO 2019-KA
MUHAAJIRIIN HABEEN HORE LAGU LAAYAY LIBYA ugu yaraan 40 muhaajir oo kasoo jee da qaar ka mida dalalka afrika ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen ku dha waad 80 kalana ay ku dhaawacmeen, ka dib marki Habeen hore madaafiic lagu garaacay xero ay