Wararka

Magaalada Boorame oo 100 sano jirsatay

0 Visits: 347 | Sunday August 18, 2019 - 22:50:18
Hambalyo Sannad guurada 100 ee Boorama oo ay hal qarni u buuxsantay laga soo bilaabo markii loo aqoonsadey Magaalo ahaan sannaddii 1919 kii. Waa hal qarni oo horumar iyo hagardaamaba leh, waa hoygii nabadda iyo sama kataliska, waa xaruntii aqoonta iyo xaddaaradda Islaamka waa baladkii waddaniyadda iyo…

Read More »

Boqolaal Qof Oo Dibadbax Ku Maray Waddooyinka Hong Kong

0 Visits: 277 | Sunday August 18, 2019 - 22:47:51
Dadkaan dibadbaxyada dhigaya ayaa waxaa ay dalbanayaan in jaziirada Hong kong ay noqoto jaziirad si dimuqradiyad ah dadka ay wax ku maamulaan waxaan ayaa sidoo kale ay dalbanayaan in cafis loo fidiyo dhamaan dadkii loo xiray dibad-baxaa. Tobonaan kun oo dibad baxayaal ah ayaa isugu soo baxay wdooynka…

Read More »

SAWIRO:-Mas'uuliyiin kormeeray Garoonka Stadium Muqdisho

0 Visits: 230 | Sunday August 18, 2019 - 22:35:29
Siihayaha Duqa Muqdisho Ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Ibraahim Cumar Mahad- Alle (Ibraahim Dheere) iyo Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigilinta Maamulka G/Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakett) ayaa maanta kormeeray Garoonka Stadium Muqdisho. Garoonka ayaa waxaa…

Read More »

Khilaafka ka taagan doorashadda Jubbaland oo xoogeystay

0 Visits: 201 | Sunday August 18, 2019 - 22:33:37
Waxaa xoogeystay Khilaafka ka taagan doorashadda maamulka Jubbaland ka dib markii xubnaha beesha Caalamka iyo Guddiga doorashooyinka Jubbaland ay is dhaafsadeen dhowr Warqadood oo ku saabsan Hanaanka doorashadda Jubbaland. Xubnaha beesha Caalamka ayaa hadda kusoo biiray Khilaafka ka taagan doorashadda…

Read More »

SAWIRO: Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhaweeyay Jabuuti

0 Visits: 245 | Sunday August 18, 2019 - 22:30:47
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Jabuuti ku soo dhaweeyay Ra'iisul…

Read More »

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Goob Ay Ka Socotay Xaflad Aroos

0 Visits: 210 | Sunday August 18, 2019 - 16:56:15
Qarax ka dhacay Magaalada Kabul ee caasimada Afqanistaan ayaa waxa dhashay khasaaro. Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday goob ay ka socotay xaflad aroos ,waxaana laga cabsi qabaa in khasaaro badan uu jiro. Dad goobjogayaal ah ayaa BBC u sheegay in qof isku soo xiray walxaha qarxa uu is qarxiyay xilli lagu…

Read More »

Ciidamada Danab oo saaka howlgal qorsheysan ku galay deegaanka Camaara ee gobolka Mudug

0 Visits: 198 | Sunday August 18, 2019 - 16:47:54
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ay saaka howlgal qorsheysan ku galeen deegaanka Camaara oo qiyaastii 85-km woqooyi galbeed ka xigta degmada Xarardheere.

Read More »

Inside Kenya's silent push as Jubaland all set for elections

0 Visits: 784 | Sunday August 18, 2019 - 16:40:14
The Ministry of Foreign Affairs has engaged in a behind the scenes diplomatic push for the incumbent to retain his position because of security concerns and emerging regional interests. So much is at stake because apart from Kenya, the election is also of great concern to the US, the European Union,…

Read More »

Dil ka dhacay Hargeysa iyo ninkii ka dambeeyey oo ay ciidamada soo qabteen

0 Visits: 228 | Sunday August 18, 2019 - 16:33:29
Ciidamada Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay Nin xalay toorey ku dilay qof shacab ah, sida uu xaqiijiyey taliyaha ciidanka booliska Somaliland. Jeneraal Cabdiraxmaan Fooxle, Taliyaha ciidanka Booliska ayaa sheegay in ciidamadu ay gacanta ku soo dhigeen Ninkaasi oo baxsanayey kadib markuu dilka ka…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti

0 Visits: 214 | Sunday August 18, 2019 - 16:28:31
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Read More »

Guddiga doorashada Jubaland oo jawaab ka bixiyey warqaddii James Swan iyo tii DF

0 Visits: 242 | Sunday August 18, 2019 - 15:39:13
Kismaayo (Caasimada Online) –Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Jubaland Xamza Cabdi Barre ayaa jawaab kulul ka bixiyey warqadihii shalay kasoo baxay dowladda federaalka ah iyo ergeyga gaarka ah ee xogahayha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Read More »

Wasiirka Amniga oo shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda (Akhriso)

0 Visits: 239 | Sunday August 18, 2019 - 15:31:56
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa shaqo joojin ku sam eeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Yuusuf Cali Maxamed oo ka mid ahaa Agaasimayaasha muddada dheer xilalka ka haya Wasaaraddaha Xukuumadda.

Read More »

Wakiilka QM Ee Somalia Oo Fariin Adeg U Diray Guddiga Doorashada Jubbaland

0 Visits: 216 | Sunday August 18, 2019 - 15:27:22
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa waxaa uu ka hadlay qodobo dhawaan uu ka dalbaday inay fuliyaan Guddiga Doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland,kadib markii dhawaan uu tegay Kismaayo. James Swan ayaa Guddiga Doorashada Jubbaland ka Codsaday inay si toos ah…

Read More »

Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riday Askar

0 Visits: 209 | Sunday August 18, 2019 - 15:22:21
Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun Dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo mid ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 18-KA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 406 | Sunday August 18, 2019 - 10:44:04
PUNTLAND OO HAMBALYO U DIRTAY GUDDO ONKA CUSUB EE BAARLAMAANKA JUBBAL AND Maamulka Puntland ayaa hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Baarla maan ka 2aad ee Jubbaland ee shalay lagu doortay Magaalada Kism aayo. War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxto yadda Puntland ayaa hambalyo loogu dir ay Guddoonka cusub…

Read More »

Milatariga iyo Mucaaradka Suudaan oo kala saxiixday heshiis muhiim ah

0 Visits: 250 | Saturday August 17, 2019 - 23:56:33
Golaha Milatari ee sida kumeel gaarka ah u haya talada Sudan iyo hogaamiyaasha dibadbaxayaasha ayaa maanta magaalada Khartoum ku saxiixay heshiis taariikhi ah oo ay awoodda ku qeybsanayaan. Heshiiskaan ayaa waddada u xaaraya, in labada dhinac ay soo dhisaan guddi ka kooban millatari iyo rayid oo muddo…

Read More »

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay doorashada Jubbaland

0 Visits: 235 | Saturday August 17, 2019 - 23:54:41
James Swan Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya qoraal uu u diray Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa lagu sheegay in haddii aan la qaadan tallaabooyinka ay codsatay beesha caalamka aysan taageeri doonin natiijada hanaanka doorashada Jubaland. "Guddiga doorashada haddii…

Read More »

Wasaaradda A/Gudaha Oo Ku Baaqday In Shir Dib U Heshiisiin Ah Loo Qabto Jubbaland

0 Visits: 230 | Saturday August 17, 2019 - 23:29:39
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland. Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka ayaa sheegtay in habraac aan loo marin xulista Liiska Odayaasha dhaqanka ee Xildhibaanada soo xulayay. Sidoo…

Read More »

Xukuumadda Somalia Oo Fariin Bogaadin Ah U Dirtay Boqortooyada Sacuudiga

0 Visits: 229 | Saturday August 17, 2019 - 23:26:32
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan, ayaa bogaadiyay howlaha iyo adeegyada ay Boqortooyada Sacuudi Carabiya u diyaarisay xujayda Sanadakaan. Wasiirka ayaa tilmaamay horumarka wayn ay Boqortooyada Sacuudiga ka gaartay…

Read More »

Guddoomiye Ku-Xigeenada Baarlamaanka Jubbaland Oo Gacan Taag Lagu Doortay

0 Visits: 232 | Saturday August 17, 2019 - 23:18:10
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku doortay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad iyo labaad ee Baarlamaanka maamulkaas. Aadan Khaliif Xaaji ayaa loo doortay inuu noqdo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Jubbaland,halka Cabdi Baaleey Xuseen isna loo doortay…

Read More »