
Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay doorashada Jubbaland
James Swan Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya qoraal uu u diray Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa lagu sheegay in haddii aan la qaadan tallaabooyinka ay codsatay beesha caalamka aysan taageeri doonin natiijada hanaanka doorashada Jubaland.
"Guddiga doorashada haddii uusan wax ka qaban walaacyada muhiimka ah ee ay qabaan dhinacyada ay quseyso arrintan, waxaa jirta halis ah in natiijada hanaanka doorashada uusan heli doonin taageerada buuxda ee lagama maarmaanka u ah in la joogteeyo xasiloonida iyo nabadda Jubaland" ayuu sii raaciyay James Swan.
Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay doorashada Jubbaland
James Swan Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya qoraal uu u diray Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa lagu sheegay in haddii aan la qaadan tallaabooyinka ay codsatay beesha caalamka aysan taageeri doonin natiijada hanaanka