Wararka

Puntland oo xabsiga dhigtay Siyaasi caan ah

0 Visits: 261 | Monday December 02, 2019 - 12:43:49
Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa xabsi ku yaalla waxaa mar kale lagu xiray Siyaasi deegaanada Puntland caan ka ah, kaasi oo lagu Magacaabo Muuse Cali Jaamac. Sababta loo xiray Siyaasi Muuse Jaamac ayaa lagu sheegay inay tahay, kadib markii isaga iyo Odayaal kale oo la xiray ay dhaliil…

Read More »

Ciidanka Amniga Boosaaso Oo Gacanta Ku Dhigay Hub Iyo Gaadiid

0 Visits: 239 | Monday December 02, 2019 - 12:37:04
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Gobolka Bari ayaa xalay waxaa ay howlgalo ka sameeyeen Magaalada Boosaaso, iyagoona kusoo qabtay hub sharci darro ah oo lagu dhex watay gudaha Magaalada. Howlgalkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay Xaafado ku yaalla Bartamaha Boosaaso, waxaana intii uu socday lagu soo…

Read More »

Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Shangaani

0 Visits: 251 | Monday December 02, 2019 - 12:30:39
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabey degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir,kaddib markii Guddoomiyihii degmadaas ay ku geeriyootay qarixii ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

Read More »

Wufuud kala duwan oo Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 235 | Monday December 02, 2019 - 11:15:32
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Maanta la filayaa inay gaaraan Odayaasha saxiixayaasha Galmudug ,kuwaas oo qorsuhu ahaa in Sabtidii todobaadkaan in la xareeyo,balse ay dib u dhacday. Odayaasha oo ka kala imaanaya deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug iyo Muqdisho ayaa la filayaa…

Read More »

Jubbaland oo sheegtay in duqeyntii Jilib lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 275 | Monday December 02, 2019 - 11:09:24
Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo aaray duqeyn maalin ka hor ka dhacday degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe, iyadoo duqeyntaas aheyd mid bartilmaameed ah oo uu fuliyay Mareykanka.

Read More »

Dood cilmiyeed looga hadlayay xal u helida fatahaada webiga Shabelle oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

0 Visits: 295 | Monday December 02, 2019 - 11:01:36
Dood cilmiyeed diirada lagu saarayay xal u helida fatahaada kusoo laalaabtay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Read More »

Laftagareen"Dad waxa jira ka naxaayo horumarka KG loomana joogsanayo"

0 Visits: 297 | Monday December 02, 2019 - 10:49:22
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed uu ku tallaabsaday sanadkii uu joogay horumar ballaaraan,isla markaana ay jiraan dowlado taageero Cusub u balan qaaday. Waxaa uu sheegay in safar uu dhawaan ku tegay dalka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISIIN 2-DA DICEBAR 2019-KA

0 Visits: 1217 | Monday December 02, 2019 - 10:32:48
SHEEKH SHARIIF OO MAREYKANKA LA WADAAG AY IN AYSAN AQBALI DOONIN DIB DHAC DOORASHO Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shar iif Sh. Axmed ayaa Shalay kulan Muqdisho kula yeeshay Dan jire Donald Yama moto. Kulankaan ayaa looga hadl ay doorashooyin ka Soomaaliya iyo doorka dowladda Mar eykanka ay ka qaadan…

Read More »

wadaagay in aysan aqbali doonin dib dhac doorasho

0 Visits: 332 | Sunday December 01, 2019 - 19:32:31
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeeshay Danjire Donald Yamamoto. Kulankaan ayaa looga hadlay doorashooyinka Soomaaliya iyo doorka dowladda Mareykanka ay ka qaadan karto in doorashadu ku dhacdo Waqtigii loogu tala galay. "Waxaan xarunta safaaradda…

Read More »

Baarlamaanka Ciraaq oo Aqbalay is casilaada Adel Abdul Mahdi

0 Visits: 320 | Sunday December 01, 2019 - 19:30:40
Baarlamaanka Ciraaq ayaa ogolaaday iscasilaad uu Sabtidii shalay u gudbiyay Ra'isulwasaare Adel Abdul Mahdi, kaddib kulan aan caadi aheyn oo ay maanta ku yeesheen magaalada Baghdad. Isaga oo tixraacayay qodobka 76 ee dastuurtak dalkaasi, ayuu afhayeenka baarlamaanka Mohammad al-Halbusi Axadda maanta…

Read More »

Puntland oo dalacsiisay Taliye Xaaskiisa ku riday Cudurka HIV/AIDS

0 Visits: 294 | Sunday December 01, 2019 - 19:19:33
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Markuu arkay:- Dastuurka D PuntlandMarkuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo…

Read More »

Kenya oo mar kale loo doorta hoggaanka ilaalada xeebaha Bariga Afrika

0 Visits: 219 | Sunday December 01, 2019 - 15:08:16
Dowladda Kenya ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaanka ururka caalamiga ah ee Badaha, kadib shir ka dhacay magaaladda London ee dalka Ingiriiska. Kenya ayaa wakiil ka ah wadamada dhaca Bariga Afrika ee kala ah Burundi, Democratic Republic of Congo, Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Rwanda, Soomaaliya,…

Read More »

U.S. conducts airstrike against al-Shabaab in Somalia

0 Visits: 828 | Sunday December 01, 2019 - 15:03:57
The U.S. Africa Command announced the operation in a statement, saying it was still assessing the impact of the attack. "We are assessing the results of the airstrike, however, we currently assess no civilians were injured or killed as a result of this airstrike," the statement read. AFRICOM…

Read More »

Howlaha doorashooyinka Galmudug oo dib loo dhigay

0 Visits: 282 | Sunday December 01, 2019 - 14:35:19
Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in muddo todobaad ah la hakiyey howlaha doorashada Galmudug ee ka socday Magaaladaas.

Read More »

Puntland oo heshiis la saxiixatay Shirkad Shiinees ah

0 Visits: 261 | Sunday December 01, 2019 - 14:29:49
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay munaasabad ay ku kala saxiixanayeen Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland iyo Shirkadda Frontier Service Group oo laga leeyahay dalka Shiinaha heshiis is-afgarad oo lagu horumarinaayo…

Read More »

Axmed Fiqi "Shaqadii Gabre, iyadoo billaa Gabre ah ayay dalka ka socotaa, Ma Gabre-Soomaali ayaa noo dhashay"

0 Visits: 291 | Sunday December 01, 2019 - 14:24:36
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo si weyn u mucaarada dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa is barbar dhig ku sameeyay faragelinta Itoobiya ee shalay, xilligii uu dalka joogay Gen. Gabre iyo haatan, isagoo xusay in haddii Gabre dalka laga eryay ay shaqadiisa si ka duwan sidii hore uga socoto…

Read More »

Dowladda Somaliya oo qaaday xayiraaddii duulimaadyada ee Dhoobley

0 Visits: 234 | Sunday December 01, 2019 - 14:15:03
Dowladda Somaliya ayaa waxay qaaday xayiraaddii dhanka duulimaadyada ee saarneyd Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Faah Faahin: Dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex maray Gedo

0 Visits: 268 | Sunday December 01, 2019 - 14:11:13
Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay tuulooyin hoos-taga Baardheere.

Read More »

General Tuuryare oo dareen ka muujiyay Ciidamada Itoobiya ee Dhuusamareeb la geeyay

0 Visits: 229 | Sunday December 01, 2019 - 14:05:41
General Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, Taliyihii hore ee Hay'adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa walaac aan xooganayn ka muujiyay Ciidamada Militariga Itoobiya, ee la geeyay Magaalada Dhuusamareeb.

Read More »

Abiy Ahmed oo wajahaya eedeymo la xiriira inuu hurinayo xasillooni darada ka jirta Somalia iyo Suudaanta Koofureed

0 Visits: 283 | Sunday December 01, 2019 - 14:00:18
Bilo kaddib markii uu Abaal marinta Nabadda ku guuleystay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxaa uu wajahayaa eedeymo la xiriira inuu faragelin ku haayo arrimaha gudaha dalalka deriska la ah Itoobiya.

Read More »