Wararka

Xabbad joojin looga dhawaaqay Libya

0 Visits: 232 | Sunday January 12, 2020 - 17:34:44
Xukuumadda Libya ayaa aqbashay maanta oo Axad ah xabad joojin ay dalalka Russia iyo Turkey ay ku booriyeen dhinacyada ku dagaalamaya Libya. Khalifa Haftar oo ah nin dagaal hubeysan kaga soo horjeeda xukuumadda Libya ee Qaramada Midoobe aqqoonsan tahay ayaa isna ku dhawaaqay in uu xabadda joojiyay.

Read More »

Xildhibaannada Cusub ee Galmudug oo doortay Guddoomiye KMG ah.

0 Visits: 210 | Sunday January 12, 2020 - 17:30:34
Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Galmudug aya maanta waxay magaalada Dhuusamareeb ku doorteen Guddoomiye ku meel gaar ah. Xildhibaannada ayaa waxa ay guddoomiyaha ku meel gaar ah u doorteen xildhibaan Xasan Keynaan Xalane.

Read More »

Wasaaradda Caafimaadka oo faah faahisey Wafdiga yimid Muqdisho

0 Visits: 232 | Sunday January 12, 2020 - 17:17:05
Madaxda ugu sareysa Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya oo ay hogaaminayso Wasiir Fawziya Abiikar Nuur ayaa Maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay Wafdi ballaaran oo kasocda Xafiiska ugu sareeya Hay'adda Caafimaadka Adduunka (World Health Organization- WHO). Wafdiga waxaa hoggaaminaya oo kamid…

Read More »

Trump oo cusbooneysiinaya Xayiraadda Socdaalka ee dalal ay kamid tahay Somalia

0 Visits: 247 | Sunday January 12, 2020 - 17:11:17
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa dhawaan in uu saxiixo ama muddo sanad ah uu ku kodhiyo xayiraada dhanka socdaalka oo uu horey u saarey muwaadiniinta lix dal oo Muslimiin ah oo ay Somaaliya qeyb ka tahay. Aqalka Cad ee Mareykanka oo looga arrimiyo dalkaas ayaa laga hada lhaayaa…

Read More »

DP world oo shaqaleysiisay sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Israa'iil, si ula wareegto dekeda Sudan

0 Visits: 218 | Sunday January 12, 2020 - 16:56:21
DP world oo shaqaleysiisay sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Israa'iil, si ula wareegto dekeda Sudan

Read More »

Al-shabaab oo ku habjabay inay weerarayaan saldhigyada maraykanka

0 Visits: 234 | Sunday January 12, 2020 - 16:49:16
Kooxda Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan bartilmaameedyada Mareykanka ee adduunka oo dhan maalmo kadib markii ay qaadeen weerar aan horay loo arag oo lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan Kenya.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER E EE MAANTA OO AH AXAD 12-KA JANNAAYO 2020-KA

0 Visits: 1110 | Sunday January 12, 2020 - 11:56:14
WAR MURTIYEED LAGA SOO SAARAY KULANKII FARMAAJO IYO AFWERKI Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulankii dhexmaray Mada xweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Eritrea, waxaana ay soo saareen War wad ajir ah oo siddan u qorn aa: Madaxweyna ha J/F/Somaliya Md. Maxamed C/hi Maxamed ayaa booqd…

Read More »

Leicester City Oo La Garaacay, Danny Ings Oo Hadiyad Siiyay Kooxdiisa Hore Ee Liverpool & Natiijooyinka Kulamadii Kale Ee Maanta

0 Visits: 794 | Saturday January 11, 2020 - 21:06:41
Liverpool ayaa 16 dhibcood oo nadiif ah ku qaban karta hogaanka horyaalka Premier League caawa haddii ay ka badiyeen kooxda Tottenham oo ay marti u yihiin ka dib guuldarro soo gaartay kooxda kaalinta labaad ee Leicester City. Xiddigii hore ee Liverpool Danny Ings oo haatan u dheela Southampton ayaa…

Read More »

Doorashada Taiwan: Tsai Ing-wen ayaa mar labaad ku guuleysatay xilka dalkaas

0 Visits: 252 | Saturday January 11, 2020 - 20:58:36
Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ayaa mar labaad ku guuleysatay xilka dalkaas, iyadoo doorashada Taiwan ay hareysay xiriirka ay jasiiraddu la leedahay Shiinaha.

Read More »

Xasan Aadan Samatar: "Dalka haduu burburay fankiina wuu burburay"

0 Visits: 394 | Saturday January 11, 2020 - 20:50:12
Iyadoo meel gabagabo ah uu marayo dayactir lagu sameeyay tiyaatarka Qaranka oo ku burburay dagaaladii dalka ka dhacay, kaddib markii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) xarigga ka jaray mashruuc la magac baxay 'Isxilqaan' oo dhismihiisa ay ka qeyb qaateen shaqaalaha Dowladda dhexe…

Read More »

Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo wayn doona codkii ay ku lahaayeen QM

0 Visits: 231 | Saturday January 11, 2020 - 20:40:57
Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in todoba wadan oo xubno ka ah Qaramada Midoobey ay weynayaan codkii ay ku lahaayeen fadhiyada ay guud ee golaha. Afhayeenka Qaramada Midoobey Staphane Dujarric ayaa sheegay in todoba dal oo ay Soomaaliya ku jirto ay ka mid noqdeen dalalka codadka buuxa ku waynaya fadhiyadda…

Read More »

Mesut Ozil Oo Ka Sheekeeyey Layaabkii Ku Dhacay Markii Ay Arsenal Tababaraha U Magacowday Mikel Arteta

0 Visits: 735 | Saturday January 11, 2020 - 20:36:20
Xididiga Arsenal ee Mesut Ozil ayaa sheegay inay layaab ku noqotay markii uu helay warka ah in kooxdiisu ay tababare u magacaabayso Mikel Arteta bishii December. Arteta ayaa afar ciyaarood oo uu hoggaamiyey Gunners, waxa uu ku hoggaamiyey laba guulood iyo hal barbarro ah, iyo mid kaliya oo laga adkaaday,…

Read More »

Puntland oo soo bandhigtay Denbiyada ka dhacay degaanadeeda 2019-ka

0 Visits: 247 | Saturday January 11, 2020 - 20:34:39
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee maamulka Puntland, ayaa shaaciyay warbixinta Denbiyadii ka dhacay Puntland sannadkii tegay ee 2019 oo gaaraya 4379 kiis. Warbixin kasoo baxday Xeer Ilaalinta, sannadkii tegay ee 2019, waxaa Puntland ka dhacay 162 dil, kuwaasi oo uu kaalinta kowaad kaga jiro gobolka Mudug,…

Read More »

Boqorka cusub ee Cuman oo lagu dhawaaqay ka dib geeridii Boqor Qaboos

0 Visits: 236 | Saturday January 11, 2020 - 20:32:51
Haitham bin Tariq Al Saciid ayaa loo Magacaabay inuu noqdo Hoggaamiyaha cusub dalka Cuman kadib dhimashadii ina-adeerkiis Sultan Qaboos bin Saciid Al Saciid, sidda ay ku warantay Warbaahinta Gudaha ee Cuman. Wasiirkii hore ee dhaqanka ayaa la dhaariyey ka dib markii ay soo gudbiyeen qoyska Boqortooyada.…

Read More »

Xasan Rooxaani"Iran waxay aad uga qoomamaynaysaa qaladkan musiibada ah"

0 Visits: 227 | Saturday January 11, 2020 - 20:31:19
Ciidanka kacaanka Iran ayaa waxay sheegeen in "si aan ula kac ahayn oo kam,a ah " ay u soo rideen diyaarad rakaab oo laga lahaa Ukraine ka dib markii ay uga shakiyeen duqeymo xilligii Iran ay duqeysay Saldhigyadda Mareykanka ee Ciraaq. War kasoo baxay dowladda ayaa lagu yiri "khalad uu bina'aadam…

Read More »

Nin qirtay inuu katirsan yahay Al-shabaab oo galay kanisad kutaala Mombasa

0 Visits: 222 | Saturday January 11, 2020 - 20:26:21
Nin qirtay inuu katirsanaa Alshabab ayaa galay kaniisad ku taal Mombasa ee dalka Kenya. Maxkamad ayaa amartay in ninka la hayo 10 maalmood iyadoo lagu sameynayo baaritaan. Eedeysanaha ayaa u aaday kaniisadda si uu u qirto inuu ku lug lahaa kacdoonada Alshabab ay ka wadaan dalka Kenya, uuna hadda doonayo…

Read More »

SAWIRRO:Xildhibaanada cusub ee Galmudug oo lagu dhaariyay Dhuusamareeb

0 Visits: 245 | Saturday January 11, 2020 - 20:22:42
Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa galabta lagu dhaariyay munaasabad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Guddiga Farsamada ee dhismaha Galmudug ayaa waxay Jimcihii soo bandhigeen liis ay ku qoran yihiin magacyada saddex iyo sideetan xubnood oo ka mid…

Read More »

Maxkamada gobolka Maroodi jeex oo Tifaftirihii Telefishanka HCTV Cabdiqaadir Codey xukun ku riday

0 Visits: 228 | Saturday January 11, 2020 - 20:20:49
Suxufi Cabdiqaadir Cismaan Casayr (Cabdiqadir Coday ) ayaa maanta maxkamadda gobolka Maroodi jeex ku xukuntay hal sanno oo xadhig ah iyo saddex milyan oo Somalilandshiling oo ganaax ah. Wariye Cabdiqaadir Codey ayaa ah tifaftiraha Telefishanka HCTV waxaanu muddo laba bilood ku dhow ku xidhnaa xarunta…

Read More »

Senatorrada Aqalka Sare oo la horgeeyay sharciga doorashooyinka Qaranka

0 Visits: 188 | Saturday January 11, 2020 - 20:14:19
Senatorrada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la horgeyay sharciga doorashooyinka Qaranka kaasi oo ay marsiiyeen aqrinta koowaad. Laba todobaad ka hor ayaa guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi sharciga doorashooyinka Qaranka u magacaabay…

Read More »

War Murtiyeed laga soo saaray Kulankii Farmaajo iyo Afwerki

0 Visits: 231 | Saturday January 11, 2020 - 19:06:43
Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay kulankii dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Eritrea, waxaana ay soo saareen War wadajir ah oo siddan u qornaa: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa booqday dalka Ereteriya muddadii u dhexaysay…

Read More »