Wararka

Colaadii wadanka koonfurta Suudaan oo xal laga gaarey.

0 Visits: 229 | Thursday February 20, 2020 - 23:34:03
Waxaa he shis laha garey khilafkii u dhexeyey madaxda Dowladda Koonfurta Suudan iyo Mucaarada, labada dhinac ayaa waxaa ay sheegeen in ay Xalkagaareen murankiidhinac siyaasadda ee u dhexeyey. MadaxweyneSalva Kiir iyo humaamiyaha MucaaradaRiek Machar, ayaa war baahinta u sheegey in uu dhamaaday mad madowgii…

Read More »

Barcelona Oo Xaqiijisay Lambarka Uu Xidhan Doono Saxiixeeda Cusub Ee

0 Visits: 1169 | Thursday February 20, 2020 - 23:21:19
Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay lambarka uu kooxda u xidhan doono saxiixa cusub ee Martin Braithwaite kaas oo Si Rasmi ah u noqday xiddig Barcelona ah maanta oo Khamiis ah. Xiddiga Martin Braithwaite ayaa tijaabada caafimaadka ku baasay maanta sidoo kale lagu soo bandhigay garoonka Barcelona ee Camp…

Read More »

Xog Wadaag. (Muhim ah) Q-2aad. (Wax ka ogow Tariikh Muhiim ah).

0 Visits: 1140 | Thursday February 20, 2020 - 23:11:25
Abaalka Somaliduna siduu Noqon doonaa? Abaartii ku dhacday Ireland Qarnigii 19 aad. saameeynta Abaartu waxa ey ugu xumeeyd Sannadkii 1847, waqtigaa Ireland waxa ey ku hoos jirtay xukunka Ingriiska, Irelandna waa Dal Reer Yurub ah. Dalaga Bataatuhu waa cuntada ugu badan ee dhaqan ahaan ey u leeyihiin…

Read More »

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jsl ayaa maanta ka Qeyb-galay Xuska 38-Guuradii Ka Soo Wareegtay Xasuuqii Ardaydii UFFO oo lagu Qabtay Beerta Xorriyadda

0 Visits: 225 | Thursday February 20, 2020 - 22:54:32
Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Boos Mire Maxamed ayaa maanta ka Qeyb-galay Xuska Maalinta 38-Guuradii Ka Soo Wareegtay Xasuuqii ArdaydiiUFFOoo lagu Qabtay Beerta Xorriyadda. Waxaa munaasibadan kasoo Qeyb-galay Madax-Weyne ku-xigeenka JSL,Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Wasiirka…

Read More »

DF Somaliya oo madaxda Jubaland 'kala noqotay' Passport-ka diblomaasiga

0 Visits: 209 | Thursday February 20, 2020 - 22:42:50
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Passport-ka diblomaasiga kala noqotay dhammaan xildhibaanada, wasiirada iyo madaxda kale ee Jubbaland, sida ay sheegeen mas'uuliyiin ka tirsan Jubaland. Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa Passport-ka kala noqotay Wasiiradii iyo Xildhibaanadii hore ee Jubaland,…

Read More »

Xubin ka tirsan 20-kii xildhibaan ee Ahlu-Sunna oo iska-casilay baarlamaanka Galmudug

0 Visits: 223 | Thursday February 20, 2020 - 22:42:21
Shaacir Sheegow Maxamed oo mid ahaa 20-kii xildhibaan ee Ahlu-Sunna ugu jirtay baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa iska casilay xubinimadii baarlamaanka labaad ee Galmudug. Shaacir Sheegow ayaa isaga oo ku sugan dalka Ingiriiska, waxa uu galabta shaaciyey in istaqaaladiisa uu horay ugu gudbiyey beeshiisa…

Read More »

Shirka Golaha Wasiirada Hirshabelle oo maanta lagu qabtay Jowhar

0 Visits: 178 | Thursday February 20, 2020 - 22:20:31
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa maanta shir guddoomiyay shirka golaha wasiirada Hirshabelle oo lagu qabtay magaalada Jowhar. Shirka golaha oo todobaadkiiba mar qabsooma waxaa maanta aad looga dooday arrimaha amniga magaalooyinka xurta ah ee gacanta dowlada ku jirta iyo…

Read More »

Jubbaland Oo Ka Hor Timid Sharciyo Ay Meel-Mariyeen Labada Aqal Ee Baarlamaanka Somaliya

0 Visits: 199 | Thursday February 20, 2020 - 22:17:02
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland. Shirka ayaa looga hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin dagaalka lagula jiro kooxda Argagixisada Al Shabaab, arrimaha qabyo tirka…

Read More »

Salaad Haajir Jimcaale oo isku dhiibay ciidanka Kenya

0 Visits: 188 | Thursday February 20, 2020 - 22:11:35
Nin la tuhunsan yahay inuu ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa isku dhiibay hay'adaha amniga Mandhera, maalin kadib markii weerar bas oo ka dhacay gobolka lagu dilay afar qof.

Read More »

Wasiir Beyle oo ka qeyb-galay Shir looga hadlayay Arrimaha Canshuuraha

0 Visits: 269 | Thursday February 20, 2020 - 22:08:43
Wasiirka maaliyada XfS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ka qeeb galay bandhigga barbixinta sanadlaha ah ee canshuuraha barriga sanadkan 2020 oo hadda biloow ah.

Read More »

Mucaaradka oo shir deg deg ah ka yeelanaya 'xaalka murugsan' ee Somaliland

0 Visits: 203 | Thursday February 20, 2020 - 22:05:34
Mucaaridka Somaliland ayaa maalinta Sabtida shir deg deg ah ka yeelanaya xaalka ay waqti xaadirkan mareyso Somaliland, sida uu sheegay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta sheegay in Xisbiyada Mucaaridku ay shir qabsanayaan kaasi oo ay kaga arrinsanayaan inay shacabka…

Read More »

Puntland oo dadka uga digtay in ay hantidooda galiyaan Suuqa Forex

0 Visits: 227 | Thursday February 20, 2020 - 22:03:01
Maxamed Faarax Maxamuud Agaasimaha Bangiga dhexe ee Puntland oo maanta ka hadlayey munaasada ka dhacday Garowe ayaa dadweynaha Puntland uga digay in ay hantidooda galiyaan suuqa online-ka ee sarifka lacagta qalaad ee Forex. Waxaa uu sheegay in muddooyinkii u dambeeyay ay Puntland ku soo badanayeen shirkado…

Read More »

Maxay tahay sababta ay u baxsadaan ardayda iyo askarta Soomaalida ee la geeyo dalka Turkiga?

0 Visits: 244 | Thursday February 20, 2020 - 21:48:29
Tan iyo sanadkii 2011-ka markii uu Madaxweynaha Turkiga, Rajab Teyib Erdogan booqday magaalada Muqdisho, waxaa sii xoogeystay xiriirka u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo xukuumadda Ankara, waxaana taas ay horseeday in Turkiga uu dhinacyo badan ka taageero Soomaaliya oo ay kamid tahay taageero dhaqaale,…

Read More »

XOG: Sheekh Shariif, Cali Mahdi iyo Xasan Sheekh oo shir u qabanaya Mudulood

0 Visits: 194 | Thursday February 20, 2020 - 21:43:42
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cali Mahdi, ayaa abaabulay shir muhiim ah oo ay isugu imaanayaan siyaasiinta, aqoonyahaanka iyo waxgaradka beelaha Mudulood. Caasimada Online ayaa heshay Xog sheegeysa in saddexdaan Madaxweyne ay la kulmeen Imaamka…

Read More »

Aadan Barre Ducaale oo loo haysto inuu raashin dhacay gaarsiiyay agoonta Gaarisa

0 Visits: 206 | Thursday February 20, 2020 - 21:06:09
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Golaha shacabka Kenya, Aden Barre Ducaale ayaa loo haystaa in uu raashin waqtigiisii dhacay uu u qeybiyay agoonta Gobolka Gaarisa.

Read More »

Mucaaradka oo ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu labada Aqal kala hadlay muddo kororsi

0 Visits: 186 | Thursday February 20, 2020 - 21:02:36
Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in Guddoonka labada Aqal uu la sameeyay wadaxaajood ku saabsan muddo kororsi labo sano ah."Waxaan ogaanay in Madaxweynuhu uu wada-xaajood la sameynayo Guddoomiyeyaasha labada Aqal si loo helo…

Read More »

SJS condemns multiple arrests against journalists in Somalia's Hirshabelle and Puntland

0 Visits: 707 | Thursday February 20, 2020 - 20:52:02
Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the arbitrary arrests against four journalists in the towns of Galkayo and Bulo-Burte on Wednesday 19 February and Thursday 20 February respectively. Radio Hiiraan-Weyn reporter, Mumin Muhumed Biyow was at 10.00 a.m local time on Wednesday morningtaken into…

Read More »

Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame oo kamid ah dadkii loo xukumay kiiskii Caa'isha Ilyaas oo lasii daayay

0 Visits: 241 | Thursday February 20, 2020 - 20:44:19
Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame oo ku xukumnaa xukun dil ah oo la xiriiray kiiskii Caa'isha Ilyaas Aadan ayaa markii ugu horeysay kasoo muuqday baraha bulshada isagoo xor ah, kadib maalmo dib loo dhigay fulinta xukunkiisa. Waxay arrintiisa kusoo beegmaysaa kadib markii ay soo baxeen xog ku saabsan…

Read More »

FESOJ Hands Over Financial Support to the the Family of Slain Journalist and Demands Investigation{Immediate Press Statement}

0 Visits: 710 | Thursday February 20, 2020 - 20:12:01
Federation of Somali Journalists (FESOJ) is deeply saddened by the brazen killing of young journalist Abdiweli Ali Hassan in Afgoye and demands an immediate in-depth investigation into the circumstances leading to his tragic and sensless murder. Members from FESOJ including the President Abaadir Abdulakdir…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Xilka Qaadis Ku Sameeyay Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Xooga

0 Visits: 215 | Thursday February 20, 2020 - 19:43:27
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu maanta xil ka qaadis ku sameeyay Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Maxamed Cali Bariise. ‪Xil ka qaadistan oo dhaqan galaysa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20ka Febraayo 2020 ayaa timid keddib…

Read More »