Wararka

Wasiir Caadle"Hir-Shabeelle waxa ay awoodi weysay inay Ammaanka wax ka qabato"

0 Visits: 200 | Monday February 24, 2020 - 08:59:00
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa sheegay in deegaannada Maamulkaas dadka ku nool ay heystaan dhibaatooyin kala duwan oo u baahan in wax laga qabto.

Read More »

Milateriga Israel oo weeraray Falastiin iyo Suuriya

0 Visits: 176 | Monday February 24, 2020 - 08:47:02
Milateriga dalka Israel ayaa sheegay in duqeymo dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen marinka Qaza ee Falastiin iyo Suuriya ay ku bartilmaameedsadeen kooxo jihaad doon ah.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 24-2-2020-KA

0 Visits: 1131 | Monday February 24, 2020 - 08:45:41
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay mutadawiciinta Joogtada ah ee Ololaha Isxilqaan Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku dhiirrigeliyey inay kordhiyaan dadaalkooda si degdeg loogu soo gabagabeeyo dib u dhiska Caasimadda, looguna…

Read More »

Amar ka soo baxay Madaxweyne Qoorqoor oo lagu xiray Radio Galmudug

0 Visits: 198 | Monday February 24, 2020 - 00:42:02
Amar ka soo baxay Madaxweynaha Galmudug ee garabka dowladda, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa lagu xiray Radio Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada Dowladda ayaa xalay gudaha u galay Xarunta Radio Galmudug, iyagoona hawada ka saaray idaacadda, kuna wargeliyay Maamulka & Shaqaalaha idaacadda…

Read More »

Xasan Sheekh oo farriin culus ka jeediyey shirka beesha Mudulood

0 Visits: 185 | Monday February 24, 2020 - 00:35:03
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay furitaanka shirka wadatashiga beelaha Mudulood ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan tan magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in marar badan la weydiiyey sababta marka uu madaxweynaha…

Read More »

Ruushka oo war kasoo saaray saldhigga milatari ee la sheegay inuu ka sameysanayo Berbera

0 Visits: 169 | Monday February 24, 2020 - 00:33:16
Dowladda Ruushka ayaa markii u horeysay si cad uga hadashay warar sheegaya in damaceeda uu yahay inay magaalo xeebeedka Berbera ka sameysato Saldhig Milateri. Ruushka ayaa xaqiijiyey inuusan waqti xaadirkan uusan diyaar u aheyn inuu Berbera ka sameysato Saldhig Milateri, sida uu sheegay Danjire Mikhail…

Read More »

Cali Mahdi: Mudulood wax uusan rabin, wallaahi qof Somalia ka sameyn karto inaysan jirin

0 Visits: 183 | Monday February 24, 2020 - 00:29:58
Cali Mahdi Maxamed madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey shirweynaha beelaha Mudulood maanta uga furmay magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Mudulood. Cali Mahadi ayaa sheegay in Mudulood uusan aheyn Qabiil ee uu yahay qowmiyad weyn, sida uu hadalka u…

Read More »

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta labaad ee Hay'adda socdaalka iyo Jinsiyadda dalka+Sawirro.

0 Visits: 206 | Sunday February 23, 2020 - 22:30:53
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarigga ka jaray xaruta labaad ee hay'adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo laga hirgeliyay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir. Xaruntaan cusub ee laga daahfuray degmada Cabdicasiis…

Read More »

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay duqayn ka dhacday Gobolka Jubada dhexe.

0 Visits: 236 | Sunday February 23, 2020 - 22:28:22
War- ka soo baxay Wasaaradda War-faafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeynta degmada Saakow lagu dilay laba sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab laguna dhaawacay mid kale.

Read More »

Al-shabaab oo soo bandhigtay Hub iyo gaadiid dagaal oo ay ka furatay dowladda Soomaaliya

0 Visits: 229 | Sunday February 23, 2020 - 22:23:49
Malayshiyaadka Al-shabaab, ayaa mar kale soo bandhigay gaadiid hub saaranyahay iyo saanad ciidan oo ay Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya kaga furteen, weerarkii Khasaaraha badan dhaliyay ee Al-shabaab ka gaysatay degaanka Ceel Saliin ee gobolka Shabeellaha Hoose. Al-shabaab

Read More »

Feeryahanad Soomaaliyeed oo ka guuleysatay mid Kenyan ah

0 Visits: 1139 | Sunday February 23, 2020 - 19:35:53
Ramla Cali oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa usoo baxday Rubuc dhamaadka Isreebreebka Feerka Afrika ee loogu soo gudbayo Ciyaaraha Olambikada Adduunka ee magaalada Tokiyo ee Cariga Jabaan, kaasi oo lagu qaban doono sanadkan 2020-ka. Ramla ayaa garaacday Beatrice Akoth oo u dhalatay dalka Kenya, waxayna…

Read More »

AMISOM trains Somali police officers in community policing

0 Visits: 665 | Sunday February 23, 2020 - 19:20:15
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has completed a week-long training workshop to enhance the skills of the Somali Police in crime prevention through community policing. The training, conducted at the Gen. Kahiye Police Academy in Mogadishu with support from the government of Italy, was attended…

Read More »

Dowladda Soomaaliya iyo WFP oo heshiis is-fahan ah kala saxiixday

0 Visits: 199 | Sunday February 23, 2020 - 19:02:04
Dowladda Soomaaliya iyo Barnaamijka Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo (WFP) ayaa kala saxiixday heshiis is faham ah kaas oo Dalka dhan loogu sameynayo xarumaha digniinaha xilliga hore ee halis-wadareedyada. Wasaaradda Gagaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya oo dadaal xooggan uga jirta…

Read More »

Al-Shabaab iyo dadka deegaanka Ceel-Cali oo ku dagaalamay dhagax qaali ah

0 Visits: 289 | Sunday February 23, 2020 - 18:53:28
Wararka naga soo gaarayo Gobolka Hiiraan, Gaar ahaan deegaanka Ceel-Cali ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac kaasoo u dhaxeeyey dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo dadka Deegaanka. Dagaalka dhex maray dadka Deegaanka Ceel Cali iyo Al-Shabaab ayaa yimid kadib markii…

Read More »

EU supports training for 25 young female journalists in Jowhar to Promote Young Women's Voices in Media

0 Visits: 637 | Sunday February 23, 2020 - 18:46:54
In collaboration with the Finnish Foundation for Media and Development (VIKES) with funding from the European Mission for Somalia, the Federation of Somali Journalists (FESOJ) has concluded two-day training workshop for twenty five young female journalists from various independent media outlets and…

Read More »

Banaadir judge urges government to build detention centres for juvenile suspects

0 Visits: 274 | Sunday February 23, 2020 - 18:23:41
Banaadir Regional Court judge Muse Moalim Mohamed has called on the government to build juvenile detention centres noting it was improper to keep underage suspects with adults. Noting that children were capable of committing offences just as adults, Mohamed said they should not be kept in the same place…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 23-feb-2020

0 Visits: 316 | Sunday February 23, 2020 - 10:08:49
Khayre: Waa in dib u habeyn lagu sameeyaa Cadaaladda R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kha yre ayaa caddeeyay in loo haabanyahay in dib-u-habeyn ballaaran lagu sameeyo hannaanka caddaaladda dalka oo ah jiri dda dowladnimadu, si loo helo nidaam dowla deed oo isu dheelli tiran. Md.Khayre oo ka qayb galay…

Read More »

Gobolka Banaadir oo laga bilaabay howlgal Xoolaha looga aruurinaayo Magaalada

0 Visits: 270 | Saturday February 22, 2020 - 22:45:02
Maamulka gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal lagu soo aruurinaayo Xoolaha gaar ahaan Lo'da oo Magaalada Nadaafadeed hoos u dhigtay sidda uu sheegay Duqa Caasimada. "Iyadoo la fulinaayo amarkii Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Maamulka degmada Waaberi…

Read More »

Kheyre oo sheegay in dib habeyn lagu sameyn doono hannaanka caddaaladda dalka

0 Visits: 278 | Saturday February 22, 2020 - 22:41:09
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa caddeeyay in loo baahanyahay in dib-u-habeyn ballaaran lagu sameeyo hannaanka caddaaladda dalka oo ah jiridda dowladnimadu, si loo helo nidaam dowladeed oo isu dheelli tiran. Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Ayaxa ay kula dagaalami doonaan Qalab casri ah iyo Diyaaraado

0 Visits: 220 | Saturday February 22, 2020 - 22:35:20
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaabi doonto qorsheyaal lagu dagaallamayo Ayaxa oo ay sheegtay in uu dhibaato badan ku hayo Soomaaliya. Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya Ayaxa ay ku dagaallami doonto diyaarado iyo Qalab Casri…

Read More »