Wararka

Madaxweynaha Somaliland oo ku baaqay iscafis

0 Visits: 238 | Thursday April 23, 2020 - 19:50:09
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland meel ay joogaanba iyo guud ahaan ummadda Islaamka ku hambalyeeyay curashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo caawa curanaysa. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu shucuubta Islaamka iyo shacabka reer Somaliland-ba…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo heshiis la gaaray Xidig iyo Seeraar

0 Visits: 256 | Thursday April 23, 2020 - 19:46:56
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku guuleystay in uu heshiis rasmi ah la gaaro Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Cabdinaasir Seeraar oo ka mid ahaa xubnihii sidda weyn uga soo horjeeday doorashadii Kismaayo ka dhacday. Kulan dhowr Maalmood ka socday Magaalada Nairobi ayay ugu dambeyntii…

Read More »

Dowladda oo Magacaawdey Taliyaha Ciidanka Asluubta qeybta Galmudug

0 Visits: 242 | Thursday April 23, 2020 - 19:45:56
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxaa uu Maanta Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybta Dowlad Goboleedka Galmudug. Wareegto kasoo baxdey Xafiista Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa xilka Taliyaha Ciidanka Asluubta qeybta Galmudug waxaa loogu…

Read More »

Dadka uu soo ritay Cudurka Corona Virus ee Soomaaliya oo gaartay 328 qof

0 Visits: 226 | Thursday April 23, 2020 - 19:42:45
41 qof ayaa maanta laga helay xanuunka COVID19. Waxaa u geeriyootay 2 ruux 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in 328 qof laga helay Cudurka Covid 19 guud ahaan Soomaaliya. Dhimashadda ayaa sidoo kale gaartay 16 halka dadka ka bogsaday…

Read More »

Laamaha Amniga oo Dekadda Muqdisho ku qabtay Khamri farabadan

0 Visits: 299 | Thursday April 23, 2020 - 19:38:29
Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan dekadda Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay soo bandhigeen kunteenar ay ku rarnaayeen dhalooyin Khamri ah oo farabadan,kaas oo ay qabteen. Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise sheegay in Kunteenarkaan…

Read More »

Somaliland oo Wafdi u dirtay deegaano lagu dagaalamay

0 Visits: 245 | Thursday April 23, 2020 - 19:37:14
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa ay Maanta gaareen degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag,halkaas oo tuulooyin hoostaga uu dagaal ka dhacay. Ujeedka wafdiga ayaa waxaa lagu sheegay inay doonayaan nabadeynta labada beelood ee dhawaan…

Read More »

Puntland oo sheegtay in aysan soo gaarin lacagtii ay balan qaaday Dowladda

0 Visits: 225 | Thursday April 23, 2020 - 19:33:50
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in weli maamulkooda uusan soo gaarin lacagtii Halka milyanka aheyd ee uu dhawaan Ra'iisul Wasaare Kheyre amray in la siiyey Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi oo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 23-4-2020

0 Visits: 351 | Thursday April 23, 2020 - 10:50:40
Farmaajo iyo Erdogan oo ka wada hadlay Xakameynta Covid 19 Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo oo khadka telefoonka ay ku wada xir iireen dhiggiisa Dalka Turkiga Md.Rajab Day ib Erdogaan ayaa ka wada hadlay hannaan ka iskaashiga 2da dal. Waxa ay sidoo kale ka wada hadleen xakameynta iyo ka hortagga…

Read More »

Kenya oo ku raad-joogta Dad ka baxsaday xarun karantiil ah

0 Visits: 222 | Wednesday April 22, 2020 - 21:58:52
Dad reer Kenya ah oo muuqaallo laga duubay iyagoo ka firxanaya xarun lagu karantiilo dadka looga shakisan yahay inay qabaan cusurka coronavirus, ayaa lasoo qaban doonaa dibna loogu celin doonaa halkoodii, sida uu sheegay madaxweyne Uhuru Kenyatta. "Waan idin garaneynaa waana idin soo heli doonnaa,"…

Read More »

Dowladda oo wax ka bedeshay Bandawga Muqdisho iyo Amaro Cusub oo lasoo saaray

0 Visits: 246 | Wednesday April 22, 2020 - 21:41:55
Laga bilaabo habeenka ugu horreeya ee bisha Ramadaan, Bandowga xilliyadda habeenkii saarnaa magaalada Muqdisho ayaa muda hal saac ah laga soo horumariyay xilligii hore. Bandawga waxuu bilaaban doonaa 7:00 Fiidnimo, waxuuna ku ekaan doonaa 5:00 Arroornimo. Si sare loogu qaado dadaallada xakameynta faafitaanka…

Read More »

Somalia government now says detained journalist is a member of Alshabab militant group

0 Visits: 694 | Wednesday April 22, 2020 - 21:35:53
The federal government of Somalia now says journalist Mohamed Abdiwahab Abuuja who was arrested by police is a member of Alshabab. The statement released by the ministry of information further said the journalist was among Al-Shabab militias, suspected to have killed a person known as Bahsan Boley in…

Read More »

Maamulka Koonfur galbeed oo ka hadlay xarigga Weriye Mukhtaar Maxamed Catoosh

0 Visits: 282 | Wednesday April 22, 2020 - 21:09:25
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay xarigga Weriye Mukhtaar Maxamed Catoosh oo ah Wakiilka laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Mareykanka (VOA), oo isniintii lagu xiray Magaalada Baydhabo, kadib markii la sheegay in uu warbixin…

Read More »

House to reopen in May, Speaker Mursal says, dismisses claims of term extension

0 Visits: 703 | Wednesday April 22, 2020 - 20:42:02
The Lower House will resume business next month, Speaker Mohamed Mursal has said amid the fast spreading COVID-19 which calls for social distancing. Mursal said in an interview with BBC Somali the House will reconvene in early May to continue with business noting the House has to engage the National…

Read More »

Sawirro: Ciidanka Danab oo la wareegay degaano cusub,

0 Visits: 238 | Wednesday April 22, 2020 - 20:35:50
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 16-aad ee Danab ayaa la wareegay deegaano ku yaalla dhanka xeebta ee gobolka Shabeelaha Hoose, kadib markii ay saaka ku qaadeen howlgal qorsheysnaa. Taliyaha guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, Gaashaanle Ismaciil Cabdi Maalik oo u warramaya…

Read More »

DF oo shaacisay inuu hoos u dhacay dhaqaalihii soo geli jiray...

0 Visits: 215 | Wednesday April 22, 2020 - 20:29:17
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiaxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay inuu hoos u dhacay dakhligii soo gali jiray dowladda federaalka sababo la xiriira cudurka coronavirus. Wasiir Beyle ayaa arrintan ka sheegay shir dhanka internetka (Video Conference) uu uga qeybgalayey shir looga hadlayey ka hortaga…

Read More »

Goodax oo walaac ka muujiyay xiisadda ganacsi ee Puntland iyo Gobolka Hiiraan

0 Visits: 234 | Wednesday April 22, 2020 - 20:16:45
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa walaac ka muujiyay xiisadda dhaqaale dirirka ee Puntland iyo Gobolka Hiiraan, kaddib hadal dhowaan ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland oo ahaa in ganacsatada Puntland aysan deegaano ka baxsan Puntland u qaadin raashinka qutul daruuriga.…

Read More »

Wasaaradda Haweenka oo Bilowday mashruuc dhaqaale lagu siinayo qoysaska uu saameeyay Covid-19.

0 Visits: 250 | Wednesday April 22, 2020 - 20:08:22
Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul insaanka XFS ayaa maanta oo Arbaco ah Magaalada Muqdisho ka daah-furtay Barnaamij lagu taageerayo Haweenka qoysaska danta yar ee uu saameynta daban ku yeeshay Cudurka Coronavirus.

Read More »

Kooxda Al-Shabaab oo 52 qof ku dishay dalka Mozambique

0 Visits: 234 | Wednesday April 22, 2020 - 19:58:35
Booliska dalka Mozambique ayaa sheegay in xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee dalkaas ay tuulada Xitaxi ee gobolka Cabo Delgado ee Waqooyiga dalka ku dileen 52 qof oo shacab ahaa. Afhayeenka Booliska dalka Mozambique, Orlando Mudumane ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in dadkaasi la dilay badi ay…

Read More »

Wasaaradda Warfaafinta oo war ka soo saartay Wariye u xiran NISA iyo Sababta uu u xiran yahay

0 Visits: 232 | Wednesday April 22, 2020 - 19:43:36
Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xariga wariye Maxamed Cabduwahaab Abuuja oo muddo 45 maalmood u xiran Hey'addaha Amniga, kaasoo ku eedeysan inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab. War saxaafadeed Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Wariye Abuuja loo heysto inuu…

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Walaac ka muujiyay dib u dhac ku yimaada doorashada Soomaaliya.

0 Visits: 213 | Wednesday April 22, 2020 - 19:35:15
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa BBC-da kala hadlay walaac laga qabo in dib u dhigista furitaanka kalfadhiga Baarlamaanka ay horseeddo dib u dhac ku yimaada doorashada Soomaaliya.

Read More »