Wararka

Maxkamadda magaalada Boosaaso oo xukun dil ah ku ridey haweeney ilmo xaday

0 Visits: 209 | Thursday June 04, 2020 - 18:07:49
Maxkamadda derejada koowaad ee gobolka Bari ayaa maanta xukun dil ah ku xukuntay Ruqiyo Cabdiraxmaan Maxamed oo lagu helay in ay xadday ilmo sanad jir ah oo ku la sheegay inuu ku dhintay gurigeeda. Guddoomiyaha maxkamadda derejada koowaad ee gobolka Bari Abuukar Cabdinuur Jaamac oo xukunka ku dhawaaqay…

Read More »

Galmudug oo War kasoo saartay Masjid ay xireen booliska Soomaaliya

0 Visits: 230 | Thursday June 04, 2020 - 18:04:56
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa war kasoo saartay Masjid ku yaalla Magaalada Guriceel oo ay xireen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya, waxaana xariga Masjidkaasi ay ku tilmaamtay Sharci daro. War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa lagu amray Ciidanka Booliska degaanada Galmudug in aysan…

Read More »

Shir xasaasi ah oo xalay Muqdisho ku yeesheen Wasiirada iyo Xildhibaanada Beelaha Hawiye

0 Visits: 200 | Thursday June 04, 2020 - 17:49:50
Waxaa xalay ka dhacay Hotelka Doorbin ee magaalada Muqdisho shir xasaasi ah oo ay yeesheen Wasiirada iyo Xildhibaannada ka soo jeeda beelaha Hawiye, iyadoo shirkan looga hadlay maqaamka Gobolka Banaadir iyo arrinta ku saabsan 7-da kursi ee laga siiyay Aqalka Sare, kaasoo la sheegay in lagu qeybsanayo…

Read More »

Toban kun oo ruux oo lagu xirxiray banaanbaxyadii ka dhacay Maraykanka

0 Visits: 215 | Thursday June 04, 2020 - 12:08:07
Inkabadan toban kun oo ruux ayaa loo xirey sababo la xiriira banaanbaxyadii ka dhacay dalka Maraykanka kuwaasoo loogaga soo horjeeday dilkii uu askari caddaan ah u geystey nin rayid ah oo madow. Gobolada dalka Maraykanka ayaa 41 kamid ah waxaa saameeyay banaanbaxyo ay faraha isula tageen ciidamada booliska…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 4-JUNE-2020

0 Visits: 323 | Thursday June 04, 2020 - 10:08:28
Wasiirka Ganacsiga oo la shiray gudd iga horumarinta wax soo saarka Wasiirka W/Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Inj. C/hi Cali Xasan, ayaa Shalay shir muuqaal arag ah (Video Conf erence), kula yeeshay guddi da hoggaaminta iyo taageer ayaasha kale ee mashruuca horumarinta Wax-soo-saarka iyo Kobcinta dhaqaalaha…

Read More »

Dowladda Somalia oo habraac cusub u dejisay dadka ka duulaya garoomada dalka

0 Visits: 242 | Thursday June 04, 2020 - 10:06:10
Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in horaanta Todobaadkaan dib loo fasaxayo duulimaadyada diyaaradaha ee dalka hase'ahaate waxa ay soo bandhigtay dowladdu habraac qeexaya hanaanka duulitaanka rakaabka. Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda fedraalka Soomaaliya Maxamed…

Read More »

Faahfaahino ka soo baxaya dagaal saaka ka dhacay degmada Balcad

0 Visits: 203 | Thursday June 04, 2020 - 09:27:44
Iska horimaad hubeysan ayaa la sheegay in saaka uu ka dhacay bar koontarool oo ku taal dhinaca galbeed ee magaalada Balcad. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay saaka weerar ku qaadeen barta koontarool iyadoo dagaal xooggan uu ku dhex maray dagaalamayaasha Al-Shabaab…

Read More »

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaalkii saakay ka dhacay degmada Balcad

0 Visits: 152 | Thursday June 04, 2020 - 04:07:46
Kadib dagaal saakay waabarigii hore ka dhacay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada dhexe oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab, waxaa iminka lagusoo warramayaa in xaaladdu ay degantahay, islamarkaana ciidamada dowladda oo wata gaadiidka dagaalka ay duleedka magaalada ka sameynayaan…

Read More »

Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

0 Visits: 212 | Wednesday June 03, 2020 - 21:37:04
Wararka Idaacadda Risaala ay ka helayo dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa kuwa ku Ganacsada dalkaasi uu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray jirdil ay u geysteen Ciidamada Booliska dalkaasi Koonfur Afrika. Muwaadinka Soomaaliyeed oo Magaciisa lagu soo…

Read More »

Soomaali lagu xiray dalka Masar

0 Visits: 224 | Wednesday June 03, 2020 - 21:35:38
In ku dhow 20 tahriibayaal Soomaaliyeed oo dhamaantood dhalinyaro ah ayaa waxaa lagu xiray Xuduuda Masar ay la wadaagto dalka libya,kuwaas oo isku dayay inay si sharc darro ah ku galaan dalkaas. Tahriibayaasha soomaaliyeed oo gaarayay 19 Ruux ayaa markii hore waxaa ay si sharci darro ah uga tageen dalka…

Read More »

Xildhibaan shaaciyay waxa keenay walaaca laga qabo doorashada

0 Visits: 238 | Wednesday June 03, 2020 - 21:34:28
Xildhibaan Maxamed Idiris Ganeey oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay waxyaabaha keenay in Siyaasiyiinta mucaaradka iyo Xubno kamid ah Beesha Caalamka ay muujiyaan walaac ay ka qabaan doorashada la filayo inay ka dhacdo Soomaaliya. Xildhibaanka waxaa uu sheegay in Bisha sideedaad…

Read More »

Taabit Cabdi "Dad waxa jira diidan Maqaam uu yeesho Gobolka Banaadir"

0 Visits: 236 | Wednesday June 03, 2020 - 21:33:11
Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Banaadir ahaana Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan maqaam uu yeesho Gobolkan Banaadir oo uu sheegay in marar badna lagu hamiyay balse aysan suurtagelin. Qoraal uu soo dhigay Bartiisa facebook ayuu ku sheegay Taabit Cabdi in Shacabka iney…

Read More »

DFS oo dib u eegis ku sameyneysa Sharci la ansixiyay waqtigii Xasan Sheekh

0 Visits: 219 | Wednesday June 03, 2020 - 21:30:28
Shir ay isugu yimaadeen madaxda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo uu shir-guddoominaayey Wasiirka Wasaaraddaasi Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, sidoo kale ay ku sugnaayeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda, La-taliyeyaasha iyo Agaasime Waaxeedyada, ayaa loogga dooday dib-u-eegis ay muddooyinkii dambe…

Read More »

Soomaaliland oo Maanta shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah

0 Visits: 198 | Wednesday June 03, 2020 - 21:29:16
Soomaaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah shaacisay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus,kuwaas oo baaritaano lagu sameeyey qaarkood laga helay Cudurka COVID-19. War kasoo baxay Guddiga Soomaaliland u qaabilsan xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa lagu sheegay in la baaray 80…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga ay bilaaban doonaan Duulimaadyada

0 Visits: 215 | Wednesday June 03, 2020 - 21:27:54
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in horaanta todobaadka soo socda si rasmi ah ay u furmi doonaan howlihii duulimaad ee Dalka. Mas'uuliyiinta qaabilsan duulista Hawadda ayaa sheegay in go'aankaan uu yimid ka dib markii wadahadallo ay yeesheeen Mas'uuliyiinta Sare ee dalka. Duulimaadyadda…

Read More »

Itoobiya oo ka jawaabtay eedeyntii Amnesty International

0 Visits: 205 | Wednesday June 03, 2020 - 21:26:28
Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sheegtay warbixinta ay soo saartay Hay'adda Amnesty International aysan ahayn mid waafaqsan xaaladda uu dalku ku jiro isla-markaana ka fog xaqiiqada. Warmurtiyeed ay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya soo saartay oo ay uga jawaabeyso eedda Amnesty ay Itoobiya…

Read More »

Galmudug oo Dowladda Soomaaliya ka dalbatay Gurmad deg deg ah

0 Visits: 231 | Wednesday June 03, 2020 - 21:25:14
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in deegaannada Maamulkaas uu kusii faafayo Cudurka Coronavirus,isla markaana dowladda Federaalka looga baahan yahay inay usoo gurmato. Wasiir dowlaha caafimaadka Galmudug Axmed Mire Cali (Faafaale) ayaa sheegay in degmada Cabudwaaq ay wajaheysaa…

Read More »

Guddigii dhismaha Golaha degaanka Gaalkacyo oo la kala diray

0 Visits: 224 | Wednesday June 03, 2020 - 21:23:45
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo Galabtay khudbad ka jeedinayay Munaasabbad lagu Dah furayay Dhismaha Golaha degaanka ayaa sheegey in la kala diray Gudigii dhismaha Golaha degaanka Degmada Galkacyo. Guddiggaan ayaa waxaa magacaabay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…

Read More »

Ciidamo ka gadooday Puntland oo farriin u diray dowladda Federaalka

0 Visits: 245 | Wednesday June 03, 2020 - 21:20:30
Ciidamadan oo ku hubeysan hubka nocyadiisa kala duwan ayaa waxaa ay ku sugan yihiin degaano ka tirsan Gobolka Bari,hayeeshee qeyb kamid ah puntand ay ula baxday Gobolka Gardafuu,waxaana ay sheegeen inay ka gadoodeen Maamulka Puntland. Muuqaalo ay Ciidamada iska soo duubeen, iyaga oo hubeysan ayaa waxaa…

Read More »