Wararka

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka hor-yimid Ruqsad-siinta Shirkadaha Isgaarsiinta

0 Visits: 232 | Friday June 05, 2020 - 18:27:41
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka hor-yimid warqad uu soo saaray Maareeyaha Hey'adda Isgaarsiinta Qaranka oo ahaa in Shirkadaha Isgaarsiinta dalka ay qaataan Ruqsadaha Isgaarsiinta. Qoraal ka soo baxday Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, laguna…

Read More »

PRESS STATEMENT FESOJ Conducts Online Training for 70 Journalists on Covid-19 Reporting

0 Visits: 766 | Friday June 05, 2020 - 18:15:53
MOGADISHU, Somalia Friday 05 June, 2020- Seventy Somali journalists from various regions in Somalia and neighboring countries have participated in online training on Thursday June 4-5, 2020 aimed at improving coverage of the Covid-19 in their media organisations. Federation of Somali Journalists (FESOJ)…

Read More »

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika.

0 Visits: 200 | Friday June 05, 2020 - 10:52:22
Kooxo Burcad Koonfur Afrkaan ah ayaa Gudaha dalkaasi waxaa ay maanta ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsi ahaan u tegay dalkaas oo muddo ku noolaa,iyaga oo goobta ka baxsaday. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray C/kariin Cabdulle Caddaan ayaa xilliga la dilayay waxaa…

Read More »

Fanaankii caanka ahaa Cabdi Tahliil Warsame oo xalay ku geeriyooday Muqdisho

0 Visits: 234 | Friday June 05, 2020 - 09:41:03
Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday fanaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Tahliil Warsame oo sanadihii u dambeeyay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho.

Read More »

Taliyaha Ciidanka xoogga oo abaabul dagaal ka bilaabay G/Hiiraan

0 Visits: 237 | Friday June 05, 2020 - 09:36:13
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa xalay soo gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay. Taliye Odawaa ayaa maalmahaan waxaa uu kormeero kala duwan ku marayay Xerooyinka Ciidamada Dowladda ee deegaannada…

Read More »

Puntland oo ka hadashay xilliga ay fureyso duulimaadyadda caalamiga ah

0 Visits: 210 | Thursday June 04, 2020 - 22:38:56
Dowlada Puntland ayaa shaacisay in ay rajeyneyso in bartamaha bishaan May ay dib u furto duulimaadyada caalamiga ah oo horey loo joojiyey cabsida laga qaabo faafitaanka safmarka Covid-19. Ilyaas Cismaan Lugatoor [Gebiley], wasiirka wasaada Duulista hawada iyo garoomada, ayaa ka dhawaajiyey hadalkaas…

Read More »

Dhallinyaro Imtixaan u gashay shaqo ka banaan Gobolka Banaadir

0 Visits: 243 | Thursday June 04, 2020 - 22:04:54
Muqdisho:-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta daahfuray qaadista Imtixaan ay u fariisteenin in ka badan 60 qof oo soo codsatay shaqooyin ka banaanaa Agaasinka Waxbarsahada Gobolka Banaadir taasoo hore loo shaaciyey.

Read More »

Wasiirka Warfaafinta XFS oo C/fataax Jeyte u magacaabay Maareeyaha Wakaaladda Madbacadda Qaranka

0 Visits: 210 | Thursday June 04, 2020 - 21:58:27
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa C/fataax Daahir Jeyte u magacaabay in uu noqdo Maareeyaha Wakaaladda Badbacada Qaranka Soomaaliyeed. Maareeye Cabdifataax Daahir jeyte ayaa bedelaya Marxuum Axmed Faarax Gaatamow oo dhawaan ku geeriyoodey…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabis sameeyay

0 Visits: 235 | Thursday June 04, 2020 - 21:13:57
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.45 ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha. Madaxweynaha Maamulka Puntland Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad Marku arkay: Aqoonteeda, kartideeda iyo Waayo-aragnimadeeda…

Read More »

Uhuru Kenyatta oo bur burin ku wado hanaanka dacwadda badda ee u dhaxeyso Soomaaliya iyo Kenya.

0 Visits: 282 | Thursday June 04, 2020 - 21:12:22
Wargayska African Intelligence ayaa daabacay maqaal dheer uu kaga hadlayo dacwadda badda ee Kenya ku dooneeso badeena, isagoona wargayska carabaabay in madaxwaynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta uu bur burin ku hayo hanaanka dacwadda ee kasoconayso Maxkamadda Caalamiga ee Cadaalada (ICJ). Madaxwayanha Kenya…

Read More »

Stadium-sized asteroid to make 'close approach' with Earth, NASA warns

0 Visits: 813 | Thursday June 04, 2020 - 20:52:13
Any object over 150m wide which approaches Earth within that distance, almost 20 times the distance to the moon, is deemed as potentially hazardous. Photo / 123RF A potentially hazardous asteroid the size of a football stadium is set to pass Earth this weekend, one of five asteroids to approach Earth…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo war kasoo saraay dhismaha Dekadda Hobyo

0 Visits: 219 | Thursday June 04, 2020 - 20:45:17
Madaxeynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa kka hadlay dhismaha Dekadda magaalada Hobyo iyo faa'iidada ay u leedaha degaanada maamulka Galmudug. Isaga oo ka hadlayay ayuu sheegay in ay u qalab qaateen dhismaheeda isla markaana isku tashi lagu dhisi doono iyada oo aaneyn jirin cid ay…

Read More »

Sawirro: Musuq-maasuqii uu Shariif ku eedeeyey DF oo bannaanka usoo baxay

0 Visits: 199 | Thursday June 04, 2020 - 20:19:46
Bil ka hor Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa warbaahinta u sheegay in suuqyada Muqdisho lagu iibiyo qalab loogu talagalay la-tacaalida Covid-19, kaas oo deeq ahaan loo soo gaarsiiyay Soomaaliya. Qalabkaan ayaa si weyn loogu arkay suuqyada Muqdisho isagoo lagu kala iibsanayo…

Read More »

Golaha Wasiirada Somalia oo meel mariyay Sharci muhiim ah

0 Visits: 211 | Thursday June 04, 2020 - 19:27:55
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen aaladaha la iska arko, waxay ku meel mariyeen istaraatiijiyadda la dagaallanka musuqmaasuqa ee 2020-2023 iyo heshiisyada caalamiga ah ee la dagaallanka musuqmaasuqa.

Read More »

Maxkamad kutaala Kenya oo dhegaysanaysa dacwad ka timid todobo Kenyaan ah oo ku xayiran Soomaaliya

0 Visits: 203 | Thursday June 04, 2020 - 19:10:52
messenger sharing button Maxkamadda Sare ee Mombasa ee dalka Kenya ayaa Khamiista maanta ah dhageysan doonta codsi ay gudbiyeen toddobo Kenyan ah oo ku xayiran Soomaaliya ka dib markii loo diiday inay galaan waddankooda. Kooxaha udooda xuquuqda Aadanaha ayaa sheegay in toddobadan Kenyanka ah ay howlo…

Read More »

Ha ka walwalin irsaqaaga!!!.

0 Visits: 1403 | Thursday June 04, 2020 - 19:01:55
Xayaawaano badan oo waaweyn ayaa Dunida soo maray, badankoodu waa dhamaadeen. Hadda Noolaha joogo waxaa ugu weyn "Nibiriga Buluuga ah", Maalintii waxa uu cunaa 3.5 Tan oo Malaay ah. irsaqiisa Allah ayaa kafaala qaaday in mid kastaa uu Maalintii Cuno 3.5 Tan oo Hilib ah. kamana welwelo Nibirigu…

Read More »

SAWIRRO: Xoogaga General Haftar oo lagala wareegay Garoonka Tripoli

0 Visits: 192 | Thursday June 04, 2020 - 18:50:57
Waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Tripoli dib looga qabsaday Xoogaga General Khalifa Haftar, oo dagaal kula jira Dowladda Libya. Ciidamada Dowladda Libya ayaa si buuxdo gacanta ugu dhigay Garoonka Tripoli, ka gadaal markii ay dib uga gurteen Xoogaga General Khalifa Haftar, oo horaan…

Read More »

Dowlada Federalka oo agab caafimaad geysay magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 211 | Thursday June 04, 2020 - 18:43:43
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa maanta gaarsiisay agab caafimaad magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Agabkaan oo noocyo kala duwan iskugu jira ayaa waxaa logu tala galay degmooyinka Balanbale iyo Caabudwaaq oo maalmahan uu saameyn ku yeeshay cudurka Covid19. Agabkan Caafimaad…

Read More »

Dadka uu ku dhacay Covid 19 ee Soomaaliya oo gaaray 2,204

0 Visits: 195 | Thursday June 04, 2020 - 18:36:59
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

Read More »

Seddexdii Askari ee ka qay-qaadatay dilkii George Floyd oo la soo xiray

0 Visits: 222 | Thursday June 04, 2020 - 18:24:18
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Gobolka Minnesota Keith Ellison ayaa dambi ku soo oogay seddexdii booliis ee goob-jooga ka ahaa dilkii George Floyd oo ahaa nin African-American si arxan-darro ah loogu dilay bartamaha magaalada Minneapolis. Seddexdaan qof ee dambiga lagu soo oogay ayaa waxay kala yihiin a Tou…

Read More »