Wararka

Suxufi Cabdimaalik Coldoon oo la sii daayay

0 Visits: 191 | Saturday June 06, 2020 - 21:40:45
Muddo uu ku xirnaa Xabsiga Magaalada Hargaysa, kadib waxaa suuragashay maanta inuu xuriyadiisa dib u helo Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah Suxufi Samafale ah oo Bulshada u adeega. Sii daynta Wariye Cabdimaalik, ayaa timid kadib markii Cafis uu u fidiyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi…

Read More »

Nin hubeysan oo lagu toogtay Gaalkacyo

0 Visits: 228 | Saturday June 06, 2020 - 21:39:24
Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow waxaa ay koofurta magaalada Gaalkacyo ay ku toogteen nin hubeysan sidda ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidanka. Ninkaan la toogtay ayaa la sheegay inuu diiday inuu dhiibo hubka uu wato, iyadoona kadib iska horimaad xoogan uu dhexmaray, intaasi kadibna…

Read More »

Jabuuti oo sheegtay in Fu'aad Yuusuf loo haysto inuu diyaarad milateri xadi rabay

0 Visits: 502 | Saturday June 06, 2020 - 21:38:13
Qaar ka mid ah Gobolada dalka Jabuuti waxaa ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeeda xariga askeriga gadooday ee dhawaan soo duubay muuqaal uu uga sheekeynaya sida loola dhaqmay inta uu xasbiga ku jiray. Muddaaharadayaal careysan ayaa taayeero ku gubay waddooyinka iyagoo dalbanaya in la sii daaya Fu'aad…

Read More »

Kooxda G-20 oo Corona virus kula dagaallamaya 21 bilyan oo dollar

0 Visits: 202 | Saturday June 06, 2020 - 21:37:00
Kooxda G-20 ee ugu dhaqaalaha badan dunida iyo dalal kale oo uu dhaqaalohoodu kobcayo ayaa ballan qaaday lacag ka badan 21 bilyan oo dollar oo lagula dagaallamayo cudurka COVID-19. Bayaanka ayaa lagu sheegay in xubnaha kooxda G-20 iyo dalal kale oo ay shirkooda ku casuumeen ay yaboohayaan lacagtan 21…

Read More »

Jabuuti oo sheegtay in banaanbaxyada ay ka dambeeyaan dad leh ujeeddooyin siyaasadeed

0 Visits: 191 | Saturday June 06, 2020 - 21:35:37
Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in banaanbaxyada ka socda dalkeeda ay ka dambeeyeen Shaqsiyaad doonaayay in la dumiyo dalka Jabuuti. Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale, ayaa sheegay in dad leh ujeeddooyin siyaasadeed ay ka danbeeyaan bannaan- baxyada ka socda waddankiisa. Dawaale, ayaa sheegay…

Read More »

Xildhibaan Xasan Yare "Xildhibaannadu degaannadooda dhibaato ayaa lagu hayaa"

0 Visits: 205 | Saturday June 06, 2020 - 21:33:23
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta firimbi lagu yeeriyay xilli uu jeedinayay khudbadda furitaanka kalfadhiga 7-aad ee labada gole ee uu ka kooban yahay baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaannada buuqa iyo firimbiga billaabay waxaa kamid ahaa Xasan Cabdi Ismaaciil…

Read More »

Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo Gaalkacyo ka dhacay

0 Visits: 185 | Saturday June 06, 2020 - 21:31:50
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka usbuuclaha ah ee Golaha wasiirada Galmudug oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo. Shirka Golaha Wasiirada Galmudug ayaa looga hadlay Ammaanka degaanada Galmudug, Cudurka Covid-19 sidoo kale Dib habeynta Ciidanka Galmudug.…

Read More »

Somaliland oo xaqiijisay Kiisas cusub oo Covid-19 ah

0 Visits: 204 | Saturday June 06, 2020 - 21:30:01
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid-19 degaanada Somaliland. Baaritaanka 48kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 150 Sagaal iyo labaatan qof (29) ayaa laga helay xanuunka, 28 waa Somalilander, halka 1 qof udhashay Hindiya. Bukaanadan…

Read More »

Toos u daawo: Furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka iyo Khudbada Madaxweynaha

0 Visits: 239 | Saturday June 06, 2020 - 12:29:11
Waxaa goor dhow xarunta Villa Hargeysa ka bilaabatay Munaasabadda Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Labada Aqal, iyadoo lagu wado in Madaxweynaha uu jeediyo Khudbadii dastuuriga aheyd ee furitaanka Kalfadhiga. Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ah Madaxweyne Farmaajo, Ra'iisul Wasaare…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 6-JUNE-2020

0 Visits: 909 | Saturday June 06, 2020 - 09:35:48
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shirka Tallaalka Adduunka Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Fa rmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tal laalka Aduunka ee 2020-ka,kaas oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay Dowladda Ingiriiska, isla markaana uu shirguddoomin ayey R/Wasaare Boris Johns on. Madaxweyne…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shirka Tallaalka Adduunka

0 Visits: 225 | Friday June 05, 2020 - 21:45:14
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka ee 2020-ka,kaas oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay Dowladda Ingiriiska, isla markaana uu shirguddoominayey Ra'iisul Wasaare Boris Johnson. Madaxweyne Maxamed…

Read More »

Fanaankii Caanka ahaa ee Cabdi Tahliil oo Muqdisho lagu Aasay

0 Visits: 255 | Friday June 05, 2020 - 21:37:37
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta lagu Aasay Alle ha u Naxaristee fanaankii Caanka ahaa ee Hobolada Waaberi Cabdi Tahliil Warsame,kaas oo muddo ku xanuun sanayaya Magaalada Muqdisho, hayeeshee xalay geeriyooday. Khabuuraha Dugsiga Tababarka ee iskuul Bulusiya ayaa lagu Aasay meydka Fanaan Cabdi Tahliil,waxaana…

Read More »

Geerida Cabdi Tahliil Warsame: Taariikhdiisii faneed

0 Visits: 936 | Friday June 05, 2020 - 21:32:47
Cabdi Tahliil Warsame wuxuu ka mid ahaa fannaaniinta ugu caansan Soomaaliya ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo uu in muddo ahba ku xanuusanaa. Sannadkii 1952 ayuu marxuumka ku dhashay Wardheer. Aabihii Tahliil Warsame Cigaal wuxuu ka mid ahaa ciidammadii xoogga dalka Soomaaliyeed. Cabdi…

Read More »

Haddii uu Daanyeerku Lacag lahaan lahaa Haweenka qaar ayaa Keymaha ku noolaan lahaa!!!.=Nasashada Jimcaha. Q-.203=.

0 Visits: 1498 | Friday June 05, 2020 - 20:26:06
1.Haweenka Xaaska ah ee Sawirkooda oo Qurxan soo dhigo Face Book, waa sida Allaab la iibsaday oo Haddana la xayeeysiinayo. ( Xildhibaanka Beeshiisa la shirayo 4 Saano kadib, ha ogaado inuu yahay, Qof la tijaabiyay oo haddana Dadkii is barayo ) 2.Haddii uu Daanyeerku Lacag lahaan lahaa Haweenka qaar…

Read More »

Soomaali lagu maxkamadeynayo dalka Talyaaniga

0 Visits: 222 | Friday June 05, 2020 - 20:11:18
Xeer Ilaalinta guud ee magaalo dhacda Waqooyiga gobol lagu magacaabo Emelia-Romagna ee dalka dalyaaniga, ayaa dalabatay in la maxkamadeeyo 4 ruux oo ay ku jiraan Soomaali.

Read More »

Hiba Nuura oo ka hadashay geerida Cabdi Tahliil Warsame

0 Visits: 239 | Friday June 05, 2020 - 20:02:25
Fannaanadda caanka ah ee Soomaaliyeed, Hiba Maxamed Cudoon (Hiba Nuura) ayaa ka tacsiyadeysay geerida naxdinta leh ee ku timid hobolkii weynaa ee Soomaaliyeed, Cabdi Tahliil Warsame. Marxuumka oo in muddo ahba ku xanuunsanaa Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii la soo dhaafay ku geeriyooday Isbitaalka…

Read More »

Madaxweyne Trump oo hal arrin darteed ugu mahadceliyay Iran

0 Visits: 224 | Friday June 05, 2020 - 19:44:21
Madaxweyne Trump ayaa Iran uga mahadceliyay siideynta muwaadin reer Mareykanka ah oo Iran muddo laba sannadood ka badan u xirnaa. Qoraal uu barta Twitter-ka soo dhigay ayuu Trump ku sheegay in siideyntii askariga ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ay muujinaysa inuu meel maray heshiiskii isweydaarsiga…

Read More »

Dowladda Somalia oo ka tacsiyeeysay geerida Fanaankii Cabdi Tahliil

0 Visits: 221 | Friday June 05, 2020 - 19:27:57
Dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyeysay Geerida xanuunka badan ee ku timid allaha u naxariistee hobolkii Qaranka Cabdi Tahliil Warsame oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. War kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu yiri waxaan Allah uga baryaynaa Ehelka marxuumka iyo guud ahaan ummadda…

Read More »

C/kariin Xuseen Guuleed oo ku dhawaaqay Xisbi siyaasadeed, kana mid noqonaya…

0 Visits: 246 | Friday June 05, 2020 - 19:05:56
Siyaasiga C/kariin Xuseen Guuleed oo horay u soo noqday Wasiir iyo Madaxweyne Maamul goboleed ayaa ku dhawaaqay Xisbi siyaasadeed cusub ee oo sameeyay, kaasoo uu Guddoomiye ka yahay. Xisbigan ayaa la magac baxay SAHAN, waxaana la filaya inuu ka mid noqdo axsaabta siyaasadda ee dalka marka la diiwaan…

Read More »

SAWIRO:-Galmudug oo la wareegtay Ciidamo & Gaadiid dagaal

0 Visits: 260 | Friday June 05, 2020 - 19:00:26
Wasaaradda Amniga gudaha Maamulka Galmudug ayaa Maanta la wareegtey gadiid dagaal iyo Ciidankii saarnaa oo diyaar u ah sida ays ehegtay Wasaaradda in la xareeyo ayna ka mid noqdaan Ciidamada daraawiishta Galmudug. Munaasabad ay goobjoog ka ahaayeen Odoyaal dhaqameedka ay ka soo jeedaan maleeshiyaadkaas…

Read More »