Wararka

WAR Ku Cusub Dhagaysiga Dacwadda SIGAARKA Ee Shirkadda British American Tobacco iyo Dowladda K/Afrika.

0 Visits: 229 | Monday June 08, 2020 - 16:51:31
Shirkadda British tobacco's, ayaa u muuqaneysa in ay ku murqo weyn tahay kiiskii Maxkamadda yaalla, kadib markii qaaliga Maxkamada sare ee Pretoria uu Dowladda Madaxweyne Ramaphosa siiyay muddo 14 maalmood ah oo ay ku soo kala cadeeyaan sababta ka dambeysa hakinta Cigarettes ama Sigaarka ee la xanibay…

Read More »

Madasha Xisbiyada Qaran oo faah faahiyey kulankii ay la qaateen Guddoonka labada Aqal

0 Visits: 198 | Monday June 08, 2020 - 16:37:41
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran (MXQ), mudane Sharif Sheikh Axmed iyo mudane Xasan Sheih Maxamud oo ka tirsan hoggaanka sare ee MXQ ayaa kulammo wadatashi ah waxay Axaddii (7 June 2020) la kala yeesheen labada guddoomiye ee labada aqalka ee baarlamaanka Soomaaliya, mudane Maxamed Mursal (Golaha…

Read More »

Taliyaha cusub ee ciidanka Difaaca Kenya oo safar aan lasii shaacin ku yimid Soomaaliya

0 Visits: 323 | Monday June 08, 2020 - 16:21:57
Taliyaha cusub ee ciidanka militeriga Kenya, Gen. Robert Kibochi ayaa booqasho aan lasii shaacin ku yimid Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Jubbada Hoose ee uu ka arrimiyo maamulka Jubbaland, halkaas oo ay ku suganyihiin ciidamada dowladda Kenya ee ka howlgala gudaha Soomaaliya. Taliyaha oo shalay soo…

Read More »

Colin Powell endorses Joe Biden for US president

0 Visits: 937 | Monday June 08, 2020 - 16:06:35
Colin Powell endorsed Democratic former US vice-president Joe Biden on Sunday and said Donald Trump's behaviour endangers democracy, becoming the first major Republican to publicly back Trump's rival ahead of November's election. Powell, who led the US military during the 1991 Gulf War in…

Read More »

Dowladda New Zealand oo ku dhawaaqday inay ka guuleysatay xanuunka COVID-19

0 Visits: 230 | Monday June 08, 2020 - 16:02:44
Ra'iisul wasaaraha dalka New Zealand haweeneyda la yiraahdo Jacinda Ardern ayaa sheegtay inay qaadayaan bandawgii saarnaa magaalooyinka dalkaas, kadib markii uu dalka ka dhamaaday xanuunka COVID-19. War kasoo baxay xafiiska Ra'iisul wasaare Jacinda ayaa lagu sheegay in bandowga si guud loo qaadi…

Read More »

Dhageyso:-Guddoomiye Filish" Bishaan Gudaheeda ayaan fureynaa wadooyinka xiran"

0 Visits: 260 | Monday June 08, 2020 - 15:58:07
Guddoomiyaha Maamulka gobolkan Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in la xaqiijiyay amniga Guud ee magaalada muqdisho,isla markaana dhawaan ay furayaan wadooyinka xiran ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha waxaa uu sheegay in maadaama ay xaqiiqsadeen in Amniga Muqdisho uu hagaagay in…

Read More »

Dhageyso:-Xildhibaan Xasan Yare "Dibadbaxii Muqdisho ka dhacay wuxuu ahaa mid halis ah"

0 Visits: 229 | Monday June 08, 2020 - 15:47:29
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ka tirsan Golaha shacabka kana soo horjeeay siyaasada Dowladda Federaalka ayaa si kulul waxaa uu uga hadlay banaanbaxyadii shalay ka dhacay magalada Muqdisho ee lagu taageerayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xildhibaanka waxaa…

Read More »

Ciidamada Maamulka Puntland oo is hortaagay Banaanbax lagu taageeraayay Madaxweyne Farmaajo.

0 Visits: 172 | Monday June 08, 2020 - 15:43:13
Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Maanta waxaa lagu waday inuu ka dhacdo Banaanbax la sheegay in la doonayay in lagu taageero Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, hayeeshee is hor-istaag ayaa lagu sameeyay. Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland ayaa is hor-istaaga ku sameeyay dad…

Read More »

Shacab ku dhintay Madaafiic ay AMISOM ku garaacday deegaan ay ku sugnaayeen

0 Visits: 211 | Monday June 08, 2020 - 15:37:27
Wararka laga helayo deegaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayana in Ciidamada AMIOSM ay madaafiic ku garaaceen deegaan duleedka kaga beegan deegaankaas,taas oo sababtay khasaaro dhimasho iyo dhaawc ah. Goobjoogayaal ayaa Risaala waxaa ay u sheegeen in Ciidamada AMISOM ay madaafiicda…

Read More »

Ciidamada oo kala dhex galay maleeshiyaad ku dagaalamay Hiiraan (SAWIRRO)

0 Visits: 198 | Monday June 08, 2020 - 15:22:39
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kala dhexgalay maleeshiyaad beeleed shalay ku dagaalamay deegaanada Xagar iyo Laan-cadaad oo ka tirsan Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Ciidanka Xoogga Dalka ee Qaybaha 21aad iyo 27aad oo fulinaya amarkii Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa gaaray…

Read More »

Wariye lagu xiray Magaalada Hargeysa

0 Visits: 199 | Monday June 08, 2020 - 14:59:52
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta Ciidamada Soomaaliland ay Xabsiga dhigeen Wariye Cali Fahad Jaamac oo kamid ah Wariyeyaasha SAAB TV Xaruntiisa Magaalada Hargeysa. Wariyaha ayaa waxaa Wariyeyaal ku sugan hargeysa ay sheegen in la geeyay Saldhiga Booliska Magaalada,isla…

Read More »

Askari ka tirsan Ciidamada dowladda oo toogtay Darawal Mooto Bajaaj

0 Visits: 178 | Monday June 08, 2020 - 14:45:56
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaanka Ceelasha Biyaha, waxaa goor dhaweyd halkaasi lagu dilay darawal Mooto Bajaaj. Dilka darawalkaan Mooto Bajaajta ayaa waxaa ka dambeeyay Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Federalka Somaliya, kadib markii sida la sheegay ay wada murmeen.

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 8-JUNE-2020

0 Visits: 256 | Monday June 08, 2020 - 09:51:11
Duqa Muqdisho "G/Banaadir wuxuu u qalmaa matalaad ka miisaan iyo macna weyn tan la siiyay maamul goboleedya da dalka ka jira" Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/ Muqdisho Md.Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa ka qeybgalay banaanbax yo lagu taageerayay arrimaha ku saabsan Matalaadda Muqdisho…

Read More »

Dowladda oo sheegtay inay ka hortagtay qaraxyo ay Aasayeen Al-Shabaab

0 Visits: 196 | Monday June 08, 2020 - 07:31:50
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin ku dhow degaanka Janaale ee Gobolka Shabellada Hoose,waxaana la sheegay in howlgalkaas ay kusoo qabteen Qaraxyo lagu diyaarinayay duleedka janaale. Taliyaha Ciidanka Dhulka Janeral C/Xamiid Dirir oo la hadlay Warbaahinta ayaa…

Read More »

PRESS STATEMENT FESOJ condemns TV journalist detained over Facebook post in Somaliland

0 Visits: 851 | Monday June 08, 2020 - 00:00:00
The Federation of Somali Journalists (FESOJ) condemns the arrest of an independent journalist in Somaliland and demands his immediate release. On Monday, 8 June 2020, Somaliland Police arrested Ali Fahad Jama, a reporter with a local news television station, SAAB in connection with a post on his Facebook…

Read More »

Puntland oo shaacisay 16,500 oo Arday degaanada Puntland Imtixaan u fadhiisan doonaan

0 Visits: 222 | Sunday June 07, 2020 - 22:55:54
Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee maamulka Puntland, ayaa maanta shaacisay tirada ardayda u fariisanaysa imtixaanka Shahaadiga ah, xarumaha imitixanaadka lagu galayo, Kormeerayaasha iyo Macallimiinta ka qayb galaya Ilaalinta Imtixaanka. Tirada ardayda u fariisanaysa imtixaanka maamulka Puntland, ayaa…

Read More »

Galmudug oo kulan muhiim ah u qabtay Hay,adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Galmudug

0 Visits: 202 | Sunday June 07, 2020 - 22:54:21
maamulka Galmudug oo kulan muhiim ah u qabatay Hay,adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Galmudug. Kulankaan oo ay ka so qayb galeen ila 11 heer caalami ah ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii hay,adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya Hormarinta iyo Caafimadka si dhow ula shaqayn lahayeen Wasaarada Caafimadka…

Read More »

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Hoose

0 Visits: 216 | Sunday June 07, 2020 - 22:52:55
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Gobolka Sh/Hoose ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka fuliyeen deegaanno ka mid ah Gobolkaasi. Howlgalka ayaa sigaar ah waxaa ay Ciidamada uga fuliyeen dhinaca xeebta Jasiira iyo dhinaca magaalada Marko,…

Read More »

Dagaalamayaal Syrian ah oo loo qorayo janeraal Xaftar

0 Visits: 214 | Sunday June 07, 2020 - 22:48:38
Russia ayaa bishii May kordhisay in ay qorato boqolaal calooshood u shaqeystayaal u dhashay Syria si ay u caawiyaan malayshiyaadka Jen. Khalifa Haftar ee dagaalka kala soo horjeeda dowladda uu caalamku aqqoonsan yahay ee Libya ee fadhigeedu yahay caasimadda Tripoli, sidaasna waxa ay wakaaladda wararka…

Read More »

Orodyahan Caan ah oo la Dayacay!!!

0 Visits: 2899 | Sunday June 07, 2020 - 20:34:23
Ninkii Shaahid ku arkay iyo Ninkii Sheeko Ku maqlayba Orodyahan C/qaadir Abiikar Waraabe waa halyey Qaran laakiin wixii uu mudnaa kama Helin Dadkiisa & Dalkiisa! Waraabe waxaa lagu xasuustaa Biladihii Dahabka, Qalinka & Maarta isugu jirey oo uu Somalia u soo hooyay, gaar ahaan Guushii uu ka keenay cayaarihii…

Read More »