Wararka

Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Masar iyo Itoobiya

0 Visits: 242 | Wednesday June 10, 2020 - 19:28:18
Dowladda Suudaan ayaa ku howlan sidii ay wada-hadal uga dhex billaabi lahayd dalalka Masar iyo Ethiopia oo uu ka dhaxeeyo muran salka ku haya webiga Nile ee saddexdan dalba dhex-mara. Xiisadda ayaa ka dhalatay biyo-xireenka ay Ethiopia ka dhiseyso webiga Nile, kaasi oo Masar ay sheegtay inuu halis ku…

Read More »

Yuusuf Garaad: Doorashada ayay macnaha ka dileysaa haddii la yiraahdo Puntland iyo Jubaland Muqdisho halagu doorto

0 Visits: 1452 | Wednesday June 10, 2020 - 19:21:51
Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliya ayaa Dowladda Federaalka ugu baaqay hannaan hufan, oo suurtagelin karta in dalka kaga qabsoomto doorasho leesku waafaqsan yahay. Yuusuf Garaad ayaa tilmaamay in Xildhibaanada Gobolada Waqooyi (Somaliland) lagu doortay Magaalada Muqdisho…

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle oo si lama filaan u taageeray go'aankii Aqalka Sare

0 Visits: 242 | Wednesday June 10, 2020 - 19:11:09
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si lama filaan ah u taageeray go'aankii Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare iyo baaqii Guddoomiye Cabdi Xaashi C/llaahi ee ahaa in la isugu yimaado shir wadatashi oo degdeg ah oo ay yeeshaan Madaxda Qaranka, dowlad goboleedyada iyo saamileyda siyaasadda.…

Read More »

AMISOM oo qiratay dilka dad rayid ahaa

0 Visits: 234 | Wednesday June 10, 2020 - 12:55:25
Hawl-galka Midowga Africa ee Soomaaliya ayaa qirtay in 3 ruux oo rayida dileen halka 2 kalena ay dhaawaceen kadiba weerar gaadmo oo Al-Shabaab ku soo qaadeen ciidankooda oo maraya marin muhiim ah oo dhaca woqooyi bari magaalada Janaale ee Gobalka Shabeellaha Hoose. Sida ay AMISOM ku sheegtay bayaan,…

Read More »

Hir-Shabeelle oo shaacisay Mowqifka Qoraalkii Guddoomiyaha Aqalka Sare

0 Visits: 193 | Wednesday June 10, 2020 - 12:54:10
Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay qoraalkii kasoo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi,kaas oo ku aadanaa in la qabto shir ay arrimaha doorashooyinka uga tashanayaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada oo ku qornaa…

Read More »

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay dalka Nigeria

0 Visits: 247 | Wednesday June 10, 2020 - 12:53:06
Ugu yaraan 59 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay woqooyi bari dalka Nigeria oo looga shakisan yahay in ay geysteen mintidiinta Islaamiga ah ee dalkaasi. Rag hubeysan ayaa shalay galab gudaha u galay tuulo ku taal gobolka colaaddu hareysay ee Borno, halkaasi oo ay ku dileen tiro dad ah. Tuuladaasi…

Read More »

Jubbaland & Puntland oo sheegay in uu fashil ku dhamaaday shir ay la yeesheen DFS

0 Visits: 204 | Wednesday June 10, 2020 - 12:51:49
Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka hadlay Shirarkii dhawaan ku qabsoomay habka maqalka iyo muuqaalka ah ee ay yeesheen Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah iyo go'aanka gudiga joogtada ah ee Aqalka Sare. Qoraal kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in Jubbaland ay ka qeyb gashay…

Read More »

Puntland oo xir xirtay dad dhigayay banaanbax lagu taageerayay Dowladda

0 Visits: 232 | Wednesday June 10, 2020 - 12:50:35
Wararka laga helayo deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Puntland ay joojiyeen banaanbax lagu taageerayay dowladda Soomaaliya,kaas oo ka socday degmada Xingalool ee gobolka Sanaag. Ciidamada Ammaanka oo watay Gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay inay tageen halka…

Read More »

Maamulka G/Hiiraan oo sheegay in Gawaari qaraxyo sida ku jiraan Beledweyne

0 Visits: 200 | Wednesday June 10, 2020 - 12:49:01
Guddoomiye kuxigeenka Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Meyris Isaaq Cabdulle ayaa sheegay in laamaha Ammaanka Magaalada Beledweyne ay wadaan howlgallo laga sameynayo dhamaan Xaafadaha Magaalada Beledweyne,kaas oo la xiriira dhanka Amniga. Waxaa uu sheegay Guddoomiyaha inay heleen xog ku saabsan…

Read More »

Laamaha Amniga Galmudug Odayaal ku xir xiray Gobolka Galgaduud

0 Visits: 236 | Wednesday June 10, 2020 - 12:46:45
Wararka laga helayo degaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada NISA qeybta ka howlgasha deegaannada Galmudug ay degaankaasi kasoo xir xireen tiro Odayaal ah. Dadka degaanka ayaa waxaa ay sheegeen in degaanka ay tageen Ciidamo ka tirsan kuwa NISA Galmudug oo watay Gaadiidka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 10-JUNE-2020

0 Visits: 381 | Wednesday June 10, 2020 - 11:01:59
Go'aan ka soo baxay kulankii Shalay gud diga joogtada ah ee golaha shacabka Guddiga joogtada ah golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa Shalay kulan ay ku yeesheen xarunta Villa Hargey sa waxay ku go'aamiyeen in Arbacada Maanta ah ay xildhibaanada golaha sha cabku yeesha an kulank oodii…

Read More »

Hogaamiyeyaasha Caalamka ayaa sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada Midoobe

0 Visits: 192 | Tuesday June 09, 2020 - 20:51:04
Tanzania:-Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobe, Tijjani Muhammad-Bande ayaa isniinta shalay ahayd sheegay in hogaamiyeyaasha caalamka aysan magaalada New York u tagi doonin ka qayb galka shirka sannad laha daba-yaaqada bisha September markii uga horeysay 75 sano oo laga jooga dhismaha…

Read More »

Diyaarad Xamuul Milliteriga Maraykanka leeyihiin oo ku burburtay Garoon ku yaalla Iraq.

0 Visits: 219 | Tuesday June 09, 2020 - 20:47:32
Afar Askari ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Diyaarad Xamuul oo ay leeyihiin Milliteriga Maraykanka oo xalay ku burburtay Garoon ku yaalla Saldhiga Xerada Taaj oo 17 mayl dhanka Waqooyi kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Baqdaad. Afhayeenka Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka ee ka hawlgala Iraq,…

Read More »

Cabdqaadir Cosoble; "Hal maalin in xukuumada loo kordhiyo ma aqbali doono"

0 Visits: 214 | Tuesday June 09, 2020 - 20:27:56
Kulan wadatashi ah oo uu soo agaasimay xisbiga ILEYS oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa loogaga hadlay Maqaamka Muqdisho,iyadoo kulankan ay ka qeybgaleen madax ka mid ah xisbiyada siyaasada ee dalka ka dhisan waxgarad, siyaasiyiin, cuqaal,dhalinyaro,haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.…

Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Aqalka Sare oo diiday go'aankii Gudoomiye Cabdi Xaashi

0 Visits: 214 | Tuesday June 09, 2020 - 20:21:01
Mowliid Xuseen Guhaad guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa diiday go'aan goor dhow kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee looga hadlay go'aano dhowr ah. Waxaa uu ku eedeeyay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi in uu jabiyay xeer hoosaadka…

Read More »

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 48 Kiis oo ah Covid-19

0 Visits: 205 | Tuesday June 09, 2020 - 20:04:36
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: 09 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Read More »

Iran oo maanta xukun dil ah ku riday basaaskii Mareykanka u gudbiyey xogta Qasim Soleimani

0 Visits: 225 | Tuesday June 09, 2020 - 19:52:20
Wakaaladda wararka ee Iranian Student News Agency ayaa sheegtay in garsoorka dalka Iran uu xukun dil ah ku riday nin lagu eedeeyey inuu shaaciyay xog ku saabsanayd goobtii uu ku sugnaa Janaraal Qaasim Sulaymaani oo ahaa taliyaha ciidamada Qudus ee Kacaanka Iiraan. "Syed Mahmoud Mousavi Majd waxaa…

Read More »

Ciidamo Boolis ah oo la dhigay inta u dhexeysa Muqdisho iyo Jazeera

0 Visits: 210 | Tuesday June 09, 2020 - 19:47:54
Ciidamo ka tirsan kuwa booliska dowladda Soomaaliya ayaa waxaa la geeyay waddada xiriirisa magaalada Muqdisho iyo deegaanka Jazeera ee Gobolka Shabeellada hoose ee Koofur galbeed Soomaaliya. Ciidamadaan ayaa waxaa loogu tala-galay in ay wax badan ka qabtaan ammaanka deegaankaas oo maalmihii lasoo dhaafay…

Read More »

Maxaa sababay fashilka wadahadaladii u dhexeeyey xog-haynta DG, Gobolka Banaadir & DFS?

0 Visits: 1532 | Tuesday June 09, 2020 - 19:43:58
Waxa dhacay Shir lagu qabtay qalbka fogaan kulanka ama Zoom-ka, waxa ka qaybgalay xubno ka kala socday Dowladda Faderaalka Soomaaliya, Dowlad-goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir, ujeeddada shirku waxa ay ahayd suuragelinta kulan heer sare oo dhexmra Madaxda DFS, Dowlad-goboleedyada dalka iyo…

Read More »

DEG DEG: Aqalka Sare oo soo saaray dalab adag oo u baahan in la fuliyo kahor 25-ka bishan kuna baaqay shir..

0 Visits: 207 | Tuesday June 09, 2020 - 19:01:34
Aqalka Saree ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ay kulmaan ka hor 25-ka bisha, si ay uga wada hadlaan arrimaha doorashada dalka. Qoraal kasoo baxay Aqalka Sare, oo uu ku saxiixan yahay guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu sheegay in…

Read More »