Wararka

Weerar lagu qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Kenya & khasaaro ka dhashay

0 Visits: 226 | Friday July 24, 2020 - 14:30:52
Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada Booliska Kenya ku leeyihiin deegaanka Yumbis ee gobolka Gaarisa ,waxaana la sheegay in uu halkaasi ka dhacay dagaal culus. Dadka deegaanka ayaa ku waramay inay mar qura ka warheleen dhawaqa rasaasta…

Read More »

Ruushka oo hub aan horey loo arag ku tijaabiyay Hawada Sare

0 Visits: 279 | Friday July 24, 2020 - 14:26:40
Mareykanka iyo Britain ayaa Ruushka ku eedeeyay in Hawada Sare uu ku tijaabiyay hub casri ah oo shucaac ah, kaas oo loo adeegsan karo burburinta dayax-gacmeedyada hawada ku sugan. Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa walaac cusub ku tilmaamtay wax ay ku qeexday "hub u muuqdo mid lagu isticmaali…

Read More »

Hal sano oo kasoo wareegtay qaraxii lagu dilay Duqii Muqdisho

0 Visits: 254 | Friday July 24, 2020 - 14:18:43
Maanta oo kale 24-kii Bishii July ee sanadkii 2019 xilli galab ah ayaa qarax la sheegay in uu ahaa ismiidaamin waxaa uu ka dhex-dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir,waxaana qaraxaasi ku geeriyooday mas'uuliyiin. Xilliga uu qaraxa dhacayay ayaa waxaa socday kulan uu shir guddoominayay Guddoomiyihii…

Read More »

Tirada uu soo ritay cudurka Coronovirus dalka Maraykanka oo gaartay 4 malyan oo ruux

0 Visits: 271 | Friday July 24, 2020 - 14:14:34
Tirada uu ku dhacay cudurka Coronavirus ee dalka Maraykanka ayaa gaartay afar malyan oo ruux Khamiistii shalay ahayd iyadoo intooda badan dadkaasina ay ku nool yihiin gobolada Koofurta iyo Galbeedka Maraykanka. Maraykanka ayaa ah dalka ugu badan ee uu cudurkan safmarka ah uu saameynta weyn ku yeeshay…

Read More »

DFS oo sheegtay in Xisbiyada Mucaaradka ka qeyb-gelinayaan Shirka Agooste ee Dhuusamareeb

0 Visits: 241 | Friday July 24, 2020 - 14:10:47
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Shirkii Magaalada Dhuusamareeb dhinacyadii ka qeyb galay ee Madaxda Dowladda & Dowlad Goboleedyada ay ahaayeen dad ka wada tirsan dowladda balse ay meesha ka maqnaayeen kaalintii Xisbiyada.

Read More »

Kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo gaaray 3,171

0 Visits: 285 | Thursday July 23, 2020 - 22:52:55
Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Read More »

Puntland: Qoysas degaanadoodii uga bakaracay ururka Al-shabaab

0 Visits: 310 | Thursday July 23, 2020 - 22:43:23
Degaano katirsan gobolka Sanaag ee Puntland ayaa laga barakacay kadib markii kooxda Al-shabaab ay xoog kula wareegeen guryihii iyo dhul beereedkii degaanadaas ku yiilay. Dadka soo barakacay ayaa warbaahinta u sheegay in ay 70km safar lug ah ugasoo hayaameen dhulkoodii, iyagoo sheegay in guryahoodii…

Read More »

Deni oo si weyn u amaanay madaxweyne FARMAAJO

0 Visits: 319 | Thursday July 23, 2020 - 22:35:12
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo hadal ka jeediyey shirkii Dhuusamareeb ayaa muujiyey debacsanaan aad uga weyn markii loo eego hadalladiisii hore. Deni ayaa sheegay in markii ay la fariisteen madaxda federaalka ay wax badan oo horay u jiray meesha ka baxeen. "Kala taagnaan badan ayaa…

Read More »

Boqor Salman oo lagu sameeyey qalliin looga saaray kaadi-haysta

0 Visits: 266 | Thursday July 23, 2020 - 22:27:11
Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa maanta lagu sameeyey qalliin looga saaray kaadi-haysta, waxaa sidaas sheegtay maxkamadda boqortooyada, saddex maalmood kadib markii isbitalka la dhigay. Waa wax nadir ah in Saudi Arabia ay ka warranto xaaladda caafimaad ee boqorka gaboobay, kaasi oo dalkaas…

Read More »

Caynte oo shaaciyey dhinac ay awooddiisa ku wiiqantay go'aanadii Dhuusamareeb..

0 Visits: 284 | Thursday July 23, 2020 - 22:14:19
War-murtiyeed ka kooban sideed qoddob ayaa xalay laga soo saaray shirkii Dhuusamareeb ee u dhaxeeyay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka. Shirkaasi oo uu shir guddoominayey madaxweyne Farmaajo ayaa waxa looga wada-hadlay xaaladda siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka Soomaaliya,…

Read More »

MD Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kulan yeeshay

0 Visits: 243 | Thursday July 23, 2020 - 21:57:41
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kulan qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug. Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Maxamed Gacal Nuur ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi ah ah oo ku aadan xaaladda…

Read More »

Dowladda oo tababar u soo xirtay Saraakiil Ciidan iyo fariin loo diray

0 Visits: 278 | Thursday July 23, 2020 - 20:58:07
Xaflad ay ku qalin jebinayeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo isugu jiray leyli sarkaal, saraakiil xigeeno iyo ururka shanaad Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta lagu qabtay dugsiga tababar Ciidanka ee Turksom. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal…

Read More »

Dowladda Ingiriiska oo ku dhawaaqday $22 milyan oo lagu taageerayo wax ka qabashada dhibaatada Ayaxa Soomaaliya

0 Visits: 238 | Thursday July 23, 2020 - 20:51:07
Dowladda Ingiriiska ayaa maanta ku dhawaaqday $ 22 milyan oo looga jawaabayo dhibaatooyinka uu Ayaxu ugeystay Soomaaliya. Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegay in Ayaxu si adag u saameeyay qaar ka mid ah bulshooyinka ugu nugul ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay inay la shaqeyneyaan hay'adda…

Read More »

Tirada Arday ka socotay Puntland ee ka qeyb gashay Imtixaankii Dowladda oo la shaaciyay

0 Visits: 236 | Thursday July 23, 2020 - 20:33:34
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay Imtixaankii shahaadiga ahaa tobobaadan u socday Ardayda dhameysatay Dusiga Sare, kaasi shalay soo idlaaday. War-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Imtixaankii shahaadiga ahaa ay qaaday Wasaaradda…

Read More »

Gaas oo ka hadlay Shirkii Dhuusamareeb

0 Visits: 217 | Thursday July 23, 2020 - 20:28:13
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhaweeyay go'aamadii kasoo baxay Shirkii xalay lagu soo gabagabeeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug. Waxaa uu sheegay in dadka ay qaataan hanaanka doorashada qof iyo cod ah in ay ka wanaagsan tahay in ay ku…

Read More »

SJS and SOMA call for Banadir Regional Court to dismiss the trumped up charges against journalist Gurbiye

0 Visits: 1389 | Thursday July 23, 2020 - 20:18:56
Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) call for the Banadir Regional Court to dismiss the baseless and trumped up charges against Goobjoog journalist, Abdiaziz Ahmed Gurbiye who appeared before the court on Thursday 23 July, 2020. In today's court hearing, the prosecutor…

Read More »

Laba qof oo galabta lagu dilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 239 | Thursday July 23, 2020 - 19:42:11
Askari ka tirsan ciidamada dowladda Federalka Somaliya ayaa galabta wuxuu laba ruux oo shacab ah uu ku dilay Koontaroolka saybiyaano ee Magaalada Muqdisho. Labada ruux ee la dilay ayaa waxa ay ahaayeen rag dhallinyaro ah, kuwaasi oo sida la sheegay ay wada murmeen Askariga isla markaana sidaasi xabbadaha…

Read More »

Madaxweyne Waare " Yeenaan fuusto daloosho biya ku dhaamin, dalkaan waa muhiim in tabartiisa la eego"

0 Visits: 239 | Thursday July 23, 2020 - 19:36:20
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Dr. Maxamed Cabdi Waare oo khdubad dhowr daqiiqo ah ka jeediyay xeritaanka shirkii Dhuusamareeb ayaa waxa uu ka hadlay arrimo guud ahaan khuseeyay doorashooyinka Soomaaliya. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in loo baahanyahay in loo turo dadka iyo dalkaba, lagana shaqeeyo…

Read More »

Beel magaalada Muqdisho ku soo bandhigtey Guddi Ganacsi iyo Dhaqan

0 Visits: 252 | Thursday July 23, 2020 - 19:24:30
Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo ah Beesha Max'ed Camal ee Duduble ayaa Muqdisho ku qabatay kulan lagu caleemasaarayay xubno 11 ka kooban oo isugu jira Ganacsato iyo Dhaqan. Gogosha Caleemasaarka waxaa ka qeybgalay Ganacsato, Culumo, dhaqan iyo waxgaradka beesha Max'uud Hiraab ee Duduble.…

Read More »

Raysal Wasaare Kheyre: Waxaan ku heshiinay inaan is dhegaysanno inagoo kala aragti duwan

0 Visits: 253 | Thursday July 23, 2020 - 18:57:29
Raysal Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay shirkii magaalada Dhuusomareeb ugusoo gabagabeeyay dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada inuu ahaa shir is dhegaysi iyo isku tanaasul ku qotomay danta dadka Soomaaliyeed.

Read More »