Wararka

Shan waxyaabood oo lagu xusuusan doono xukuumadii R/W Xasan Cali KHEYRE

0 Visits: 267 | Monday July 27, 2020 - 14:54:23
"Golaha markuu arkay barnaamijka xukuumadda ee in dalka ay gaarsiin doonto doorasho qof iyo cod ah, sannadka 2020-ka oo ku saleysan dimuquraadiyad iyo rabitaanka shacabka. Wuxuu (golaha) arkay in xukuumadda ay ku fashilantay ballanqaadkii ahaa diyaarinta hannaan iyo qorshe cad oo lagu gaarayo doorasho…

Read More »

Ma dhici kartaa nin garsoore maxkamadeed ka ahaa Soomaaliya ama xeer ilaaliye in uu kusime Ra'iise ka noqdo Itoobiya ?

0 Visits: 287 | Monday July 27, 2020 - 14:41:22
Itoobiyaanka ma aamini lahaayeen ?. Xil iyo mas'uuliyad sidaa u culusna ma u dhiibi lahaayeen ?. Kusimaha Ra'iise Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar ) wuxuu 1998- 1999 ahaa Xeer ilaaliya kiisaska ciqaabta ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Nofember 1999 ilaa 2001 wuxuu ahaa…

Read More »

Madaxweyne Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho iyo ujeedka ka dambeeya safarkiisa

0 Visits: 286 | Monday July 27, 2020 - 14:39:33
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye "Qoor Qoor" ayaa goordhow Muqdisho kusoo gaaray safarkiisii ugu horreeyey tan iyo markii loo doortay xilka madaxweynaha. Qoor Qoor ayaa ayaa safarkiisa kusoo aaday laba maalmood kadib markii xilka laga tuuray ra'iisul wasaarihii xukuumadda Xasan…

Read More »

Saraakiisha dowlada Yemen ee Sacuudiga uu taageero oo ku xirtay Turkiga iyo Riyadh oo tallaabo qaaday

0 Visits: 238 | Monday July 27, 2020 - 14:37:06
Xulufadda Sucuudigu hogaamiyo ayaa la sheegay in ay xayiraad kusoo rogeen dhaq-dhaqaaqa saraakiil Yemen u dhashay oo ka tirsan Dowladda Cabdurabbi Mansoor Hadi, sida lagu sheegay warbixin ay daabacday Wakaaladda Wararka ee Yemen. Sida ay wakaaladdu sheegtay, ilo-wareed ka tirsan hay'adda duulista…

Read More »

Abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo Dhuusamareeb ka bilowday

0 Visits: 252 | Monday July 27, 2020 - 14:32:13
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa sheegaya in halkaas uu ka bilowday Abaabulka Mooshin xilka qaadis, oo ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamanka Maamulkaas Maxamed Nuur Gacal. Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Galmudug, ayaa la sheegay in ay wadaan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-JULY-2020

0 Visits: 690 | Monday July 27, 2020 - 14:12:32
Dowlada Soomaaliya aya sheg tay in Cilad ku timid Qadka Inte rnetka ee Fiber Obtico Dowlada ayaa waxey xaqiijisay in ay cilad ku timid fiilada internetka ee loo yaqaan fiber obtico bartam aha iyo konfurta soomaaliya ee marta Badda Hoosteeda Shalay barqadii ayaa laga waayay gabi ah aanba xawaaraha internetka…

Read More »

Qadkii Internetka oo dib ugu soo laabtay Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya

0 Visits: 220 | Monday July 27, 2020 - 14:10:38
Waxaa dib u soo laabtay gelinkii dambe ee maanta qadkii internetka ee ka maqnaa gobolada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya kaasoo ka maqnaa muddo ku dhow labo cisho. Isticmaalka Internetka oo muhiim u ahaa adeegyada xafiisyada, shirkadaha, bangiyada, xawilaadaha iyo xarumo badan oo hawlahooda shaqo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 26-JULY-2020

0 Visits: 868 | Sunday July 26, 2020 - 09:16:42
Guddoomiye Mursal oo ka hadlay kalsooni dii lagala noqday RW Kheyre Guddoomiyaha G/Shacabka Maxamed Mur sal Sh.Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay kal soo nidii Shalay Xildhibaana da G/ Shacabka ay ka la noqdeen Xukuumad da R/ Wasaare Xa san Cali Kheyre. Guddoomiye Mursal oo war baahinta kula hadlay xafiiskiisa…

Read More »

Kusimaha Raiisul Wasaaraha oo Magacaabis sameeyay

0 Visits: 275 | Saturday July 25, 2020 - 23:22:25
Kusimaha ra,iisul Wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa soo saaray wareegtadii u horeysay saacado uun markii xilkaasi loo igmaday. Mahdi Guuleed waxaa magacaabay Xoghayaha joogtada ah ee Xaafiiska RW, iyadoo la magacabay Cabdirisaq Xuseen Aadan. Ruuxa la magacaabay ayaa ka mid shaqsiyaadka…

Read More »

Kheyre oo Aqbalay xilka qaadistii lagu sameeyay

0 Visits: 317 | Saturday July 25, 2020 - 23:21:34
Xasan Cali Kheyre Ra,iisul Wasaarihii dalka ayaa aqbalay xilka qaadis ay maanta Xukuumaddiisa ku sameeyeen Baarlamaanka Soomaaliya. Kheyre oo goordhow warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa Caddeeyay in uu baneeyay xilka uns mahadcelinaayo Xukuumaddii uu la shaqeeyay Muddo Saddex sano iyo dhowr bilood…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray Ciidamo tababar uga socdo duleedka Cadaado

0 Visits: 275 | Saturday July 25, 2020 - 23:20:22
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay wasiirka amniga Gudaha ayaa maantay booqday xerada tababarka Ciidamada daraawiishta ee Dhaankaroon. Booqashadas ayaa qeyb ka ahayd dhiiragalinta iyo u kuurgelidda xaalada ciidamada iyo heerka uu marayo tababarka…

Read More »

Xasan Muudeey:- Yaa dilay Yariisow ?

0 Visits: 1424 | Saturday July 25, 2020 - 21:18:04
Siyaasiga Xasan Cabduqaadir Muudeey ahna lataliyaha dhanka warbaahinta maamulka Hirshabelle state ayaa su'aalo badan ka keenay Dilkii duqii Muqdisho iyo mas'uuliyiintii ku naf waayay qaraxii kadhacay sanad kahor aqalka dowladda hoose ee Xamar. Xasan Muudeey ayaa bartiisa facbooka kasoo daabacay…

Read More »

Qabiilada Somalida iyo Carabta!!!=Faallo=

0 Visits: 1522 | Saturday July 25, 2020 - 21:11:03
1-Xiriirkii wanaagsanaa ee Somalida iyo Carabta Xamar. Somaliya Magaalo xeebeedyda oo dhan waxaa soo degay Dad Cad cad oo Asal ahaan Carab ah iyo kuwo aan Carab aheyn oo kala ahaa: Hindi, Malesiya, Pakistan, Bangali,Iran, Yuhud, iyo Asiyaan kale, qaarkood waxaa ey Ganacsi ku lahaayeen Magaalooyinka…

Read More »

Xisbiga Wadajir oo ka soo horjeestay xilka qaadista Ra'iisul Wasaare Kheyre

0 Visits: 286 | Saturday July 25, 2020 - 20:29:23
Qoraal uu soo saaray xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay in xisbigu uu ka soo horjeedo xilka qaadista uuna yahay mid aan loo marin hab sharci ah oo dastuurka waafaqsan. Xisbiga Wadajir ayaa waxa uu ku macneeyay ujeedka xilka qaadista inay tahay mid lagu carqaladaynayo ka miradhalinta natiijada shirka…

Read More »

Khilaaf ka dhashay Go'aankii Masjidka looga dhigay Aaya-suufiya

0 Visits: 315 | Saturday July 25, 2020 - 20:27:00
Turkiga iyo Giriiga ayaa Sabtida maanta ah is-dhaafsaday ereyo ad-adag oo ku aaddan tallaabada dhismaha Sophia dib looga dhigay Masjid, maalin uun kadib markii salaadda lagu oogay goobtan markii u horeysay ee muddo ku dhow 90 sanadood. Dhaleecaynta Giriiga ee tallaabada looga beddelay goobta iney madxaf…

Read More »

Madasha Xisbiyada oo caddeysay Mowqifkeeda kalsoonidii lagala noqday RW Kheyre

0 Visits: 289 | Saturday July 25, 2020 - 20:18:53
Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aadan xilka qaadistii lagu sameeyay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Golihiisa Wasiirada. War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada…

Read More »

Deeqda Waxbarasho ee Hormuud Telecom oo Sanadkii 2aad la bixinayo

0 Visits: 289 | Saturday July 25, 2020 - 20:05:42
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa deeqo waxbarasho oo heer jaamaceed ah siinaysa sanadkii labaad ardayda Soomaaliyeed, ee kasoo qalin-jebisay Dugsiga Sare. Bilowga sanadkii 1aad ee barnaamijka deeqda waxbarasho ee Hormuud Telecom ayaa waxaa is qortay 600 oo arday, waxayna 192 ka mida u suurtagashay…

Read More »

Wax ka baro Taariikhda Madaxweynihii Geeriyooday ee Tanzania ee Benjamin Mkapa

0 Visits: 317 | Saturday July 25, 2020 - 19:56:17
Madaxweynihii hore ee Dalka Tansaaniya, Benjamin William Mkapa ayaa wuxuu dhintay Jimcihii isagoo jira da'da 81-ka ah. Geerida Madaxweynihii hore ayaa Waxaa xaqiijiyay madaxweynaha dalka Tanzinia John Magufuli., isagoo ka Codsaday shacabka wadankiisa in ay u duceeyaan. Magufuli wuxuu ku dhawaaqay…

Read More »

Farmaajo oo ku dhawaaqay sii haya xilka Ra'iisul Wasaaraha kana hadlay doorashooyinka

0 Visits: 292 | Saturday July 25, 2020 - 19:46:36
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto Madaxweyne ugu igmaday Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ahaa Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya sii socodsiinta iyo maareynta howlaha Golaha Xukuumadda si kumeel gaar ah. Wareegtada Madaxweynaha…

Read More »

Maxaa xigi doono xil ka qaadista Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre?

0 Visits: 329 | Saturday July 25, 2020 - 19:33:18
Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa maanta sheegay inay kalsoonidii kala noqdeen Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo ku eedeeyey inay ku fashilmatay hannaanka ku gaarista doorasho qof iyo cod ah, maqaamka caasimada, Afti u qaadida meel marinta…

Read More »