Wararka

Dowladda oo Maxkamad ciidan ka hirgelineysa Gobolka Gedo

0 Visits: 195 | Wednesday September 09, 2020 - 21:30:06
Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa faah faahin ka bixiyay safar gelinkii dambe ee shalay uu ku gaaray Gobolka Gedo. Guddoomiye Shuute oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ujeedkiisa Gobolka Gedo uu la xiriiro arrimo…

Read More »

Fourth round of electoral talks to kick off in Mogadishu Thursday

0 Visits: 805 | Wednesday September 09, 2020 - 21:27:14
President Mohamed Farmaajo is tomorrow hosting the Federal Member State leaders for a follow-up meeting on the ongoing electoral talks. A statement from Villa Somalia noted the president is inviting the FMS leaders for the fourth round of talks aimed at brokering the electoral stalemate as the country…

Read More »

Puntland oo Digniin Cusub kasoo saartay Cudurka COVID-19

0 Visits: 194 | Wednesday September 09, 2020 - 21:22:12
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa Magaalada Garoowe ayaa sheegay in toddobaadkii la soo dhaafay uu jiro sara ukac ku yimid dadka laga helayo xanuunka safmareenka COVID19. Wasiir Jaamca Farax ayaa waxaa uu sheegay in toddobaadkii…

Read More »

Somaliland oo mas'uuliyiin u xir-xirtay musuq-maasuq

0 Visits: 192 | Wednesday September 09, 2020 - 21:20:22
Hanti dhowrka guud ee Somaliland ayaa maanta shaaciyay in mas'uuliyiin ka tirsan xukuumada Muuse Biixi ay u xireen arrimo la xiriira musuq-maasuq. Mas'uuliyiintan ayaa waxay ka tirsan yihiin Wasaarada maaliyada Somaliland, gaar ahaan waaxda gobolka Togdheer, sida uu xaqiijiyey guddoomiye kuxigeenka…

Read More »

Xog: Wafdigii Mareykanka oo laba qodob kala hadlay madaxweyne FARMAAJO

0 Visits: 200 | Wednesday September 09, 2020 - 21:16:29
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo maanta ka dhacay gudaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Kulanka oo ahaa mid uu albaabada u xiran yihiin ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey la-taliyayaashiisa…

Read More »

Somalia's Attorney General Appoints Special Prosecutor for Crimes Against Journalists in Somalia

0 Visits: 796 | Wednesday September 09, 2020 - 20:18:18
Federation of Somali Journalists (FESOJ) welcomes the appointment of a special prosecutor for crimes against journalists in Somalia on Tuesday 8 ,September by Somalia's Attorney General Dr Suleiman Mohamed Mohamud which could be an initial solution to the high levels of impunity for crimes committed…

Read More »

Al-Shabaab oo war rasmi ah kasoo saaray weerarkii ay ku qaadeen Mareykanka iyo DF ee Janaa Cabdalle

0 Visits: 202 | Wednesday September 09, 2020 - 20:08:59
Ururka Al-Shabaab ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii Isniintii ay ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwo Mareykan ah oo ku yaalla deegaanka Janaa Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose. Qoraal dheer oo ka soo baxay Al-Shabaab, isla markaana lagu baahiyey warbaahinta…

Read More »

Faah-faahino:- Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Khasaaraha

0 Visits: 196 | Wednesday September 09, 2020 - 20:00:34
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo ka dhacay galabta Maqribnimadii Magaalada muqdisho, waxaana qaraxaas ka dhashay khasaare Dhimasho iyo dhawaac leh. Qaraxa oo uu fuliyay qof isku soo xiray waxayaabaha qarxa ayaa la sheegay ka dhacay Maqaayad ka agdhaw Koontorool si gaar ah…

Read More »

DF oo dhaqan gelineysa xeerar xoojinaya la-dagaalanka musuq-maasuqa

0 Visits: 207 | Wednesday September 09, 2020 - 19:52:54
Wasaaradda cadaadala Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ka furtay wadatashi ku aadaan dib ugu biirista hiishiiska caalamiga ah ee la dagaalanka musuq-maasuqa. Wadatashigan oo ku saabsan hirgalinta istiraajiyada Qaran ee la dagaalanka musuq-maasuqa iyo dib ugu biirista heshiiska caalamiga…

Read More »

Tallaalkii Cudurka Coronavirus oo hakad la galiyay iyo sababta keentay

0 Visits: 203 | Wednesday September 09, 2020 - 19:48:04
Tijaabo lagu sameeynayay talaalka feyriska Corona ayaa la hakiyay guud ahaan caalamka ka dib markii dadka sida mutadawacnimada ah loogu tijaabiyay dalka UK uu jirkooda uga falceliyay si ka duwan sidii la rabay. Waa markii labaad oo hakad la galinayo talaalka ay iska kaashanayaan jaamacadda Oxford iyo…

Read More »

C/raxmaan C/shakuur "Shaqo joojinta ka socota Ciidanka waa dano siyaasadeed iyo eex qabiil"

0 Visits: 176 | Wednesday September 09, 2020 - 19:44:58
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ee Mucaaradka ah C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa walaac ka muujiyay waxa uu ugu yeeray isku milanka Taliska Nabadsugida iyo Taliska Xoogga dalka. Qoraal uu bartiisa Facebook uu soo dhigay ayuu ku sheegay in Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka uu toos uga amar qaato Taliyaha…

Read More »

Madaxweyne Waare oo eed kulul u jeediyay Axmed Madoobe iyo Deni

0 Visits: 176 | Wednesday September 09, 2020 - 19:35:43
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay xiritaanka kulan Baydhabo ay ku yeesheen Madaxda Maamul Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, waxaana uu sheegay in ay jiraan arrimo badan oo kallifay in Shirkii Dhuusamareeb…

Read More »

Wasiir Goodax Barre oo qirtay in uusan ka war-qabin imtixaankii dugsiyada sare

0 Visits: 196 | Wednesday September 09, 2020 - 19:06:28
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre oo u warramayey Telefishinka Universal ayaa ka jawaabay hadalkii madaxweynaha Puntland ee ahaa in uusan ka war-qabin natiijada imtixaankii dugsiyada sare oo ay badi ku dhaceen ardayda magaalada Muqdisho. Goodax Barre ayaa…

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Afganistan oo qarax lagu dhaawacay

0 Visits: 186 | Wednesday September 09, 2020 - 18:57:00
Sida ay qoreen qaar kamid ah wakaaladaha wararka dunida waxaa maanta qarax ka dhacay caasimadda dalka Afganistan ee Kabul ku dhaawacmay madaxweyne ku xigeenka waddankaas Amrullah Saleh. Qaraxa ayaa loo dhigay kolonyo uu la socday bartamaha magaalada Kabul, xilli uu kusii socday xafiiskiisa shaqada,…

Read More »

Xeer illaaliyaha guud oo magacaabay Xeer illaaliye u gaar ah Saxaafadda

0 Visits: 228 | Wednesday September 09, 2020 - 18:52:28
Xeer illaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamud ayaa maanta oo Arbaco ah wuxuu magacaabay Xeer illaaliye u gaar ah Bahda saxaafadda kaasi oo dabagal ku sameyn doona tacadiyada loo gaysto Bahda Saxaafadda.

Read More »

Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 186 | Wednesday September 09, 2020 - 18:09:59
Qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlaayey inta badan degmooyinka gobolka abaandir ayaa waxaa uu goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga Madaxtooyadda Villa Somalia, Sida wararka laha helayo ay sheegayaan ayaa ah in Qaraxan uu ka dhacay Bar Koontarool oo laga illaaliyo Villa Somalia…

Read More »

Qoor-qoor, Laftagareen iyo Waare oo Muqdisho soo gaaray

0 Visits: 207 | Wednesday September 09, 2020 - 13:36:36
Waxaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweynayaasha maamul goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur galbeed iyo Galmudug, waxaana garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho kusoo dhoweeyay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya

Read More »

Shirkii Saddex Geesoodka ahaa oo ka furmay Baydhabo (SAWIRRO)

0 Visits: 174 | Wednesday September 09, 2020 - 11:43:34
Magaalada Baydhabo waxa maanta ka furmay shirka u dhaxeeya madaxda Maamul Goboledyada Galmudug, Hirshabelle & Maamulka Koonfur Galbeed. Ugu horeyntii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen oo hadlay ayaa sheegey in shirka Muqdisho aadayaan oo ay ka qeyb galayaan, sidoo kale…

Read More »

Maraykanka oo si adag uga digay in la musuq maasuqo dib u habaynta Ciidamada Soomaaliya

0 Visits: 186 | Wednesday September 09, 2020 - 11:00:29
Maraykanka ayaa si adag uga digtay, in musuq maasuq lagu sameeyo Hannaanka Dib u-habaynta Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraal lagu daabacay Barta Twitter-ka Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Dowladda Maraykanku taageerayso Barnaamijka Dib u-habaynta Ciidamada Soomaaliya,…

Read More »

Somaliland oo si rasmi ah xafiis uga furatay Taiwan

0 Visits: 203 | Wednesday September 09, 2020 - 10:57:52
Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi ee Somaliland ayaa si rasmi ah xafiis diblumaasiyadeed uga furatay jasiirada Taiwan, kadib markii ay dhowaan labada dhinac yeesheen diblumaasiyaadeed oo dhaliyey xiisad hor leh. Xafiiskan oo si rasmi loo daah-furay ayaa waxaa munaasabadda lagu furayey ka qeyb-galay wasiirka…

Read More »