Wararka

Amiir Turki al-Faysal oo weerar afka ah ku qaaday Israel

0 Visits: 250 | Monday December 07, 2020 - 21:19:15
Amiir caan ah oo u dhashay Sacuudiga ayaa Axaddii si kulul u dhalleeceeyay Israel intii lagu guda jiray shirka amniga ee Bahrain oo uu qaab fogaan arag ah uga qayb galay wasiirka arrimaha dibedda ee Israel. Tani ayaa muujinaysa caqabadaha heshiis kasta oo dhexmara dowladaha Carabta iyo Israel, iyadoo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-DEC-2020

0 Visits: 731 | Monday December 07, 2020 - 09:27:11
.

Read More »

Cudur aan la aqoon oo ka dillaacay qeybo ka mid ah India

0 Visits: 250 | Monday December 07, 2020 - 09:16:24
,,

Read More »

Xildhibaano taageersan madaxweyne Farmaajo oo ku shiray Muqdisho (Daawo)

0 Visits: 273 | Monday December 07, 2020 - 00:14:01
..

Read More »

Midowga Musharaxiinta oo magacowday taliye u gaar ah

0 Visits: 262 | Monday December 07, 2020 - 00:11:22
..

Read More »

Daawo: Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay sababta uu u doonayo madaxweynenimo

0 Visits: 285 | Monday December 07, 2020 - 00:05:53
....

Read More »

Suldaanka Beelaha Daarood oo is-casilaad ugu baaqay Farmaajo 'haddii uusan hal mid sameyn karin'

0 Visits: 635 | Sunday December 06, 2020 - 23:52:49
ldaanka beelaha Daarood Suldaan Cabdicasiis Beyle ayaa fariin u diray madaxweyne Farmaajo, isagoo sheegay inuu siinayo laba talo oo hadii mid uu ku dhaqaaqo uu dalkan ku badbaadi karo, si uusan gacantiisa ugu burburin. Waxa uu sheegay in arrinta doorashada dalka ay meel halis ah mareyso, isla markaana…

Read More »

Dhambaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Duqa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

0 Visits: 210 | Sunday December 06, 2020 - 23:40:27
Marka kowaad, waxaan u hambalyeynayaa ardayda nasiibka u yeeshay inay ka mid noqdaan dufcaddii labaad ee ka qalin jabisa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, tan iyo markii dib loo howl galiyay Jaamacadda, sida oo kale na ah dufcadii 21-aad ee ka qalin beddelata Jaamacadda tan iyo markii la aasaasay. Marka…

Read More »

Axmed Daaci Oo U Digay Madaxda Dowladda Federaalka

0 Visits: 219 | Sunday December 06, 2020 - 22:06:12
..

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xilka ka qaaday Gudoomiyaha Bakool

0 Visits: 245 | Sunday December 06, 2020 - 17:56:41
...

Read More »

Somaliland Oo Xukun Ku Riday Rag Kufsi Ka Geystay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 5141 | Sunday December 06, 2020 - 17:51:22
,,,,

Read More »

SAWIRO:-Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo kulamo ka wada Muqdisho

0 Visits: 276 | Sunday December 06, 2020 - 17:17:09
...

Read More »