Wararka

Maxay Ka Wada Hadleen RW Rooble Iyo Madaxweynaha Hir-Shabeelle?

0 Visits: 259 | Sunday January 17, 2021 - 19:04:26
....

Read More »

Xisbiyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Go'aankii Guddiga Doorashada

0 Visits: 282 | Sunday January 17, 2021 - 18:36:36
..

Read More »

Somaliland Oo Xirtay Haweeney Tacadi U Geysatay Gabar U Shaqeyneysay

0 Visits: 293 | Sunday January 17, 2021 - 18:31:11
..

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble Oo Maanta Shir Ka Daah-Furay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 248 | Sunday January 17, 2021 - 18:08:16
...

Read More »

Digniin Laga Soo Saaray Rabshado Ka Dhaca Gobolada Mareykanka

0 Visits: 277 | Sunday January 17, 2021 - 18:01:33
..

Read More »

Sacuudiga oo dib safaaraddiisa uga furanaya Doha

0 Visits: 251 | Sunday January 17, 2021 - 17:23:05
...

Read More »

Soomaalida ku nool Nairobi oo beegsi lagu billaabay

0 Visits: 233 | Sunday January 17, 2021 - 17:20:18
..

Read More »

Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo la weeraray.

0 Visits: 235 | Sunday January 17, 2021 - 14:26:09
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in qarax xooggan deegaanka lagu magacaabo Tixsiile lagula eegtay gaadiid kolonyo ah oo uu la socday guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Sidii. Guddoomiyaha ayaa socdaalkiisa waxaa ku welinayay saraakiil ciidan,…

Read More »

Madaxweyne Cali Mahdi "8-Febarayo hadii la gaaro oo aan doorasho la qaban balaayo ayaa dhaceysa…"

0 Visits: 251 | Sunday January 17, 2021 - 14:20:48
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo wareysi siiyey TV-ga Somali Cable ayaa sheegay in qadiyadda dadka Soomaaliyeed ay kusii socoto meel aad u halis badan, arrintaasna ay sababi karto in laga dhaxlo cawaaqib darro halis ah, haddii aan waxba laga qaban. Sababaha arrintaas uga dhawaajiyay…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 17-JANUARY-2021

0 Visits: 244 | Sunday January 17, 2021 - 10:41:44
.

Read More »

Qoor Qoor iyo Guudlaawe oo la shiray wasiirada Hawiye

0 Visits: 274 | Saturday January 16, 2021 - 22:47:29
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo HirShabelle ayaa weli kulamo xal raadin ah ka wada magaalada Muqdisho. Kulamada oo ah kuwa is-daba joog ah ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda dalka, gaar ahaan sidii looga gudbi lahaa marxaladda adag ee kala guurka ah ee xilligan lagu jiro. Qoor Qoor…

Read More »

Xukunka Ciyaalka Xaafadda!!!.=Fur 20-ka Gal dacwadeed oo ay soo Gudubsadeen Qurba joogta=

0 Visits: 2734 | Saturday January 16, 2021 - 22:45:28
Fadlan, fur 20-ka Gal dacwadeed oo ay soo Gudubsadeen Qurba joogta qaarkood, kadibna u Gar qaad.

Read More »

Sucuudiga oo dib usoo celiyay Xiriirkii uu la lahaa Qatar

0 Visits: 255 | Saturday January 16, 2021 - 22:31:24
Sacuudi Carabiya ayaa Maanta sheegtay in ay dib u fureyso safaaradeedii Qatar maalmo gudahood, ka dib heshiiskii todobaadkii hore dhexmaray iyaga iyo Qatar. Wasiirka Arimaha Dibada Sacuudiga Amiir Faysal bin Farxaan ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Riyaad yiri

Read More »