Wararka

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka degey garoonka diyaaradaha Muqdisho

0 Visits: 160 | Saturday March 13, 2021 - 16:37:58
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka soo degey garoonka diyaaradaha Aden Cadde magaalada Muqdisho. Saciid Deni Madaxweynaha Puntland ayaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha iyadoo soo dhoweyntiisu ay ka qeybgaleen…

Read More »

Axmed Cali Daahir oo faah-faahin ka bixiyey wararkii ugu dambeeyey dacwada badda

0 Visits: 168 | Saturday March 13, 2021 - 16:35:29
Xeer ilaaliyihii hore ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo wareysi gaar ah siiyey BBC-da ayaa faah faahin ka bixiyey halka uu marayo kiiska badda ee Soomaaliya & Kenya, gaar ahaan kulamadii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Hague ee wadanka Holland. Axmed Cali Daahir oo ka mid ah guddiga Soomaaliya ku…

Read More »

Sawirro: Ilaalada Deni oo si aan horey loo arag u hubeysan oo soo gaaray Muqdisho

0 Visits: 192 | Saturday March 13, 2021 - 16:21:02
Galinka Dambe ee maanta ayaa la filayaa inuu gaaro magaalada Muqdisho madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillahi Deni halkaas oo la filayo inuu uga qaybgalowadahadallada madaxda Soomaaliya ee ku aadan xalinta khilaafka ka taagan qabashada doorashada waqtigeeda la soo dhaafay.

Read More »

Xog: Oday ka tirsan Daacish oo hab cusub Muqdisho ugu dilay askari booolis ahaa

0 Visits: 218 | Saturday March 13, 2021 - 16:15:00
Nin Tooreey ku hubeysan oo la sheegay in uu ka tirsan-yahay Kooxda Daacish ee ka dagaalanta meelo kamid ah Soomaaliya oo ay ku jirto Muqdisho ayaa saakay xaafada Daalo ee degmada Howl-wadaag ku dilay askari ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo aan hub wadan, sida ay noo sheegeen dadka degaanka.…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 13 MARS 2021

0 Visits: 243 | Saturday March 13, 2021 - 11:01:36
.

Read More »

Labo arrimood oo uu ka shallaayay Cali Mahdi Maxamed

1 Visits: 2062 | Friday March 12, 2021 - 22:09:27
..

Read More »

Biden oo sheegay in bartamaha sanadkan dadkiisu ka xoroobayaan Covid 19

0 Visits: 214 | Friday March 12, 2021 - 20:56:13
Mareykanka ayaa ka mid ah dalalka uu saameynta ba'an ku hayo cudurka saf marka ah ee Covid 19, hasse ahaatee madaxweyne Joe Biden ayaa hadda u muuqda mid kalsooni buuxda ku qaba in cudurkan laga sifeyn karo guud ahaan dalkaasi Mareykanka ilaa bisha July ee bartamaha sanadkan. Wuxuu sheegay in dalkiisu…

Read More »

Laba kamid ah musharaxiinta Soomaaliya oo Turkiga 'uu xiriir dhow la leeeyahay'

0 Visits: 202 | Friday March 12, 2021 - 20:53:59
Sarkaal sare oo Turkish ah Serhat Orakci ayaa sheegay in Turkey ay la macaamili karto musharax kasta oo noqda madaxweynaha xiga ee Soomaaliya marka uu dhammaado muranka ka taagan doorashada Soomaaliya, wuxuuna si gaar ah u magacaabay laba ka mid ah.. Hadalka Serhat Orakci, oo ah cilmi-baare ka tirsan…

Read More »

Xog: SHIRKA Afisyooni oo wajahaya cabaqad cusub + Labada qorshe ee Farmaajo

0 Visits: 250 | Friday March 12, 2021 - 20:51:29
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in shirka la qorsheynayo inuu ka dhaco teendhada Afisyooni ee madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada uu wajahayo caqabad keeni karto inuu baaqdo ama dib u dhaco ugu yaraan. Sida aan xogta ku helnay, madaxweynaha waqtigu…

Read More »

Amisom oo musharaxiinta u diiday inay ilaalo la galaan garoonka Aadan Cadde iyo xiisad culus oo ka dhalatay

0 Visits: 221 | Friday March 12, 2021 - 20:40:43
Ciidamada AMISOM ee ilaalada ka ah garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa gudaha garoonka u diiday musharaxiinta iney la galaan ilaaladooda, xilli halkaas laga soo dajinayay meydka marxuum Cali Mahdi Maxamed oo horay madaxweyne uga soo noqday dalka. Ciidamada AMISOM oo amar ka heystay madaxda…

Read More »

Muxuu yahay kulanka uu Golaha Ammaanka maanta ka yeelanayo Soomaaliya?

0 Visits: 205 | Friday March 12, 2021 - 20:35:48
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa in maanta oo Jimce ah ay kulan deg-deg ah ka yeeshan xaalada cakiran ee Soomaaliya iyo is-mari-waaga doorashada oo xiisad hor leh ka dhaliyay dalka. Shirkaan ayaa waxa warbixin dheer ka jeedin doona Ergayga gaarka ah xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay…

Read More »

Wasiirka amniga DF oo ka hadlay tallaabadii ay maanta qaadeen ciidamada DF

0 Visits: 237 | Friday March 12, 2021 - 20:33:50
Sii-hayaha Wasiirka Amniga xukuumadda xil-gaarsiinta, Xasan Xundubey Jimcaale oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay tallaabadii ay maanta qaaday dowladda ee ay ciidamada amniga ku xireen qeybo kamid ah wadooyinka Muqdisho. Xasan Xundubey ayaa ugu horeyntii shacabka Soomaaliyeed uga mahad-celiyay…

Read More »

Axmed Madoobe oo dalab xasaasi ah oo la xiriira shirka Afisyooni u gudbiyay Wakiilka Midowga Afrika

0 Visits: 211 | Friday March 12, 2021 - 20:30:13
Madaxweynaha dowlada goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan xasaasiya kula qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Francisco Madeira.

Read More »