Wararka

Ku dhawaad 50 qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay Indonesia

0 Visits: 209 | Sunday April 04, 2021 - 19:39:30
Ugu yaraan 44 qof ayaa dhimatay, toddobo kalena waa la la'yahay kadib daadad iyo dhul go' ku dhuftay jasiirad ku taal koonfurta Indonesia maanta, iyada oo la filayo in tirada dhimashadu ay sii kororto, sida ay sheegeen saraakiisha gurmadka. Afhayeenka Wakaaladda Kahortagga Musiibooyinka (BNPB)…

Read More »

Dad farabadan oo Oxygeen la'aan ugu dhintay Gobolka Mudug

0 Visits: 218 | Sunday April 04, 2021 - 19:35:48
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la'aan baahsan oo ka jirta gobolka. Guddoomiyaha ayaa ka deyriyey xaalada cafimaad ee bulshada ku dhaqan gobolka oo uu sheegay in aysan heli…

Read More »

Daawo: Waare oo sheegay 'wixii uu ku beddeshay' inuu ka tago xilka HirShabeelle

0 Visits: 247 | Sunday April 04, 2021 - 19:24:31
Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dhawaan wareysi dhinacyo badan taabanaya waxa uu siiyey warbaahinta Hanoolaato. Qeybtaana waxaan ku soo qaadaneynaa waxyaabaha uu Waare ku bedeshay madaxtinimadii HirShabeelle.

Read More »

Puntland oo Amar dul-dhigtay shirkadaha Isgaarsiinta

0 Visits: 218 | Sunday April 04, 2021 - 19:19:26
Maamulka Puntland ayaa shirkadaha Isgaarsiinta deegaannada maamulkaas ku amray in la hakiyo doollarka danabaysan ee taleefannada, isla markaana lagu beddelo shilinka Soomaaliga oo danabaysan. Amarkan oo ka soo baxay Guddiga Xallinta Dhibaatada Sicir-bararka Puntland waxaa looga golleeyahay in wax laga…

Read More »

Khasaaraha ka dhashay qarixii Shangaani oo kordhay iyo Filish oo war soo saaray

0 Visits: 207 | Sunday April 04, 2021 - 19:15:43
Waxaa weli sii soo taraya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay xaafadda saddexda Geed ee degmada Shangaani, kaas oo geystay waxyeelo isugu jirto dhimasho iyo dhaawac. Dhimashada ayaa gaartay ugu yaraan illaa 6 qof oo uu ku jiro is-miidaamiyihii fuliyey weerarka,…

Read More »

SAWIRO:-Ciidamada dowladda oo howlgal ka wada Shabeellaha Hoose

0 Visits: 271 | Sunday April 04, 2021 - 19:13:21
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyaeed aya howlgal ay ku baadi goobayaan Xubnao ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaa ay maanta ka wadaan degmada Awdheegle iyo duleedkeeda ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa waxaa uu daba socdaa dagaal habeen ka hor Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen degmada…

Read More »

In ka badan 500 oo qof oo ku dhintay Myanmar

0 Visits: 213 | Sunday April 04, 2021 - 19:05:18
Ugu yaraan 557 qof ayaa lagu dilay ololaha ka dhan ah dibadbaxayaasha dimuqraadiyadda taageersan, tan iyo markii militariga uu la wareegay awooda kowdii bishii Febuary dalka Myanmar, sida lagu sheegay tirakoobyadii ugu dambeeyay ee hay'adda u dooda xuquuqda aadanaha. Warbixinta maalinlaha ah ee…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee shirka Teendhada Afisyoone oo galay maalintii labaad

0 Visits: 206 | Sunday April 04, 2021 - 19:04:18
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka socda shir gaar ah oo u dhexeeya madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir, kaas oo ka socda Teendhada Afisyoone. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa dibad-joog ka ah warbaahinta, iyada oo…

Read More »

Puntland oo ogolaatay wareejinta Maxaabiis u xiran Burcad badeednimo

0 Visits: 174 | Sunday April 04, 2021 - 19:02:20
Xildhibaano ka tirsan labada Baarlamaan ee Galmudug iyo Puntland Wasiirkii hore Dekadda Iyo Kaluumeysiga Galmudug C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor ayaa kulan Miro dhal ah kula qaatay magaalada Garoowe Wasiirka Cadaaladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud maxamed. Kulanka u dhexeeyay Xildhibaanada Labada Dowlad…

Read More »

Kenya oo qaaday tallaabo adag oo kaga aargudaneyso go'aankii kasoo baxay UK

0 Visits: 163 | Sunday April 04, 2021 - 18:58:32
Dowladda Kenya ayaa durtaba qaaday tallaabo ka dhan ah go'aankii ay dowladda UK ugu dartay liiska Cas ee dalalka uu sida weyn u saameyay ee aan u safri karin dalkaas, laga bilaabo 9-ka bishan March. Kenya oo daba-socota go'aanka UK ayaa ku dhawaaqday in muwaadiniinta sidata dhalashada Ingiriiska…

Read More »

Gen. Odowaa oo shaaciyey magacyada '3 horjooge oo Al-Shabaab 'looga dilay' BARIIRE iyo Awdheegle

0 Visits: 167 | Sunday April 04, 2021 - 18:57:09
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay magacyada horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerarradii ay shalay kusoo qaadeen xarumaha ciidamada Dowladda ee Awdheegle iyo Bariirre ee Shabeellaha Hoose. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raageayaa sheegay in maleeshiyada…

Read More »

Amiir Xamza-ha Urdun oo xabsi guri la geliyey'

0 Visits: 159 | Sunday April 04, 2021 - 18:54:30
Militariga dalkan Urdun ayaa u sheegay boqorka walaalkiis Amiir Xamza bin Hussein in uu joojiyo ficillada lagu bartilmaameedsanayo "amniga iyo xasiloonida," taas oo dadka la socda arrintan ay sheegeen in ay la xiriiri karto shirqool lagu qalqal-gelinayo dalka. Warbixin ay daabacday wakaaladda…

Read More »

Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay dhaqan gelinta heshiis ay wada galeen

0 Visits: 166 | Sunday April 04, 2021 - 18:53:02
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Md. Khaliif Cabdi Cumar oo maanta booqasho ku tagay xarunta safaaradda Turkiga ee Muqdisho, ayaa halkaas kulan kula qaatay safiirka dawladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Amb Mahmet Yilmaz. Wasiirka oo ay wehelinayeen mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda, ayaa…

Read More »

Xasan Sheekh oo Farmaajo uga digay arrin dhici karta

0 Visits: 180 | Sunday April 04, 2021 - 18:49:36
Madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud oo sidoo kale ah Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD qeybna ka ah Madasha Badbaado Qaran ayaa madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday uga digay inuu fashil u horseedo shirka Afisyoone. Xasan Sheekh ayaa ugu horeyntii sheegay in xiligan…

Read More »

Muxuu James Swan ku macneeyey weerarkii lagu qaaday ciidamada dowladda?

0 Visits: 169 | Sunday April 04, 2021 - 18:41:51
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa maanta ka hadlay weerarkii ay shalay dagaal-yahaanada Al-Shabaab ku qaadeen xarumaha ciidamada Dowladda ee Awdheegle iyo Bariirre ee Shabeellaha Hoose. James Swan ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid muujinaysa heerka ay…

Read More »

Askari dil iyo dhaawac u geystay Ciidamo uu ka tirsanaa Gobolka Gedo

0 Visits: 212 | Sunday April 04, 2021 - 08:06:44
..

Read More »

Kenya oo lagu daray Liiska Cas ee Xayiraadda Socdaalka UK

0 Visits: 225 | Saturday April 03, 2021 - 21:12:14
Guddiga Sare ee British (The British High Commission) waxay ku wargeliyeen Dowladda Kenya qorshaha lagu doonayo in Kenya loogu daro Liiska Cas ee Socdaalka UK, sababo la xiriirta COVID 19. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Guddigaasi ayaa lagu muujiyey in Go'aankaasi Adag ay qaateen Golaha Wasiiradda…

Read More »