HALKAAN KA AKRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 4TA ABRIL 2021KA

0
Sunday April 04, 2021 - 09:54:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 774
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 4TA ABRIL 2021KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

SHIRKII MADAXDA DF IYO MAAMUL GOBOLEEDYA DA EE SHALAY FURMAY OO LANA SOO XIRAY

Shirkii u dhexeeyay Madaxda dowladda Federaalka, kuwa dowlad Goboleedyada iyo Guddo Gobolka Banaadir ee Shalay ka furmay Teendhada Afisyooni ee Magaalada Mu qishoayaa Shalayta lasoo gabagabeeyay.

Shiraan oo ay soo qabanqaabisay Beesha Ca almka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweyn aha muddo xileedkiisa dhammaaday Farma ajo, R/Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, dham maan Madaxda maamulada iyo Duqa Muqdi sho.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayay ajen dayaasha Shirka Wadatashiga Qaranka oo ma almaha soo socda Madaxda dowladda iyo kuwa maamulada ay ku yeelan doonaan Teendhada Afisyooni, kaasi oo looga arrinsan doono xalinta khilaafka doorashada.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Cismaan Abuukar Dubbe oo Qoraal soo saaray ayaa wa xaa uu ku sheegay in Shirkii Shalay furmay uu shir guddoomiyay Madaxwweyne Farmaajo, isla markaana looga wada hadlay dardar gelinta iyo hirgelinta doorashooyinka qaranka oo ay aasa as u yihiin heshiisyadii 17kii September iyo 16kii Febraayo.

"Shirka oo Shalay si weyn looga dooday aja ndayaasha shirarka dambe ee Golaha Wadata shiga iyo dardar gelinka doorashooyinka wuu sii socon doonaa, waxaana la isugu soo laaban do onaa berri subax” ayuu yiri Wasiir Cismaan Dubbe.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa markii u horeysay horfariistay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Rooble, kaddib saddex todobaad oo Muqdisho ku sugnaayeen.

ISFAHAN 3 QODOB AH OO LAGA GAARAY HABKA LOO SUGAYO AMNIGA SHIRKA AFISYOONE

Waxaa heshiis laga gaaray dooddii ka taa gneyd qaabka loo sugayo amniga shirka Shalay ka dhacaya teendhada Afisyo one, ee u dhax eeya mada xda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedy ada.

Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaray ayaa sheegaya in kadib kulan ay saraakiisha AMISOM iyo QM ee qaabilsan sugitaanka amn iga la yeesheen saraakiisha Amniga Villa Somal ia iyo kuwa Jubaland iyo Puntland, la isku raa cay in dhammaan ciidamada Soomaalida ay ba nanaka ka joogaan teendhada. Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in mad axweyne Farmaajo uu ogolaad ay inuu teen dhada ka saaro ciidamadii uu horey u geeyey, ayada oo amniga guud ay la wareegeen ciida mada Amisom.

Kulankii ugu dambeeyey ee ay Habeen hore yeesheen guddi Amni oo ka socday shanta maamul goboleed, Villa Somalia iyo Amisom ayaa waxaa lagi go’aamiyay qodobada soo socda:

1 In hoolka shirka ee Teendhada Afisyoone ay si buuxdo ula wareegto AMISOM, lagana sa aro dhammaan ciidanka hubeysan ee Soom aalida ah, si gaar ahna laga saaro ciidankii ay horey u gaysay dowladda federaalka,

2 In gudaha Teendhada aan lala geli karin wax askar hubaysan oo wadata hubka muuqda, sidoo kalena madaxda oo ay ku jiraan kuwa dow ladda federaalka ay ciidanka uga tagaan banana ka Teendhada Afisyoone.

3 In Madaxda loo ogol yahay inay teendha da la galaan ciidamada ilaalada gaarka ah ama loo yaqaan VIP Protection, oo ah kuwa dharcad ah oo hubkooda uusan muuqan, lana xa dido tiradooda.

Arrintan ayaa timid ayada oo madaxda Puntl and iyo Jubaland ay sheegeen inay aamin baxe en Farmaajo wixii ka dambeeyey markii ciidam ada dowladda ay hotelka Maa’ida ku weerareen madaxweynayaashii hore ee dalka 19kii Febru ary, ayaga oo sidoo kalena rasaas huwiyey sha cab si nabdoon u dibadbaxayey, waxayna aam insan yihiin in Farmaajo ay wax KASTA KA SUU RTOO AAN.

TALIYE ODOWAA "MEYDADKA ALSHABAAB AYAA YAALLA BARIIRE IYO AWDHEEGLE”

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in jab xooggan ay ga arsiiyeen dagaalamayaashii AlShabaab ee soo weeraray Awdh eegle iyo Bariire, halkaasoo wa abarigii hore ee Shalay uu ka dhacay qaraxyo iyo dagaal culus.

Taliye Odowaa oo la hadlayay warbaahinta do wladda ayaa sheegay in meydadkooda uu yaallo Bariire iyo AlShabaab, lana jebiyay, isla markaana khasaare xooggan la gaarsiiyay.

"Meydadkooda ayaa yaalla Bariire iyo Awdhee gle, jab xooggan iyo khasaare lixaad leh ayaana la gaarsiiyay”ayuu yiri Jen. Odowaa.

Saldhigga la weeraray ee Awdheegle iyo Bariire ayaa waxaa ku sugan Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka, gaar ahaan Guutooyinka Gorgor iyo Ciidan ka Ilaalada Madaxtooyada ee Ururka 60aad oo horay deegaanadaas loo geeyay.

AlShabaab ayaa baraha bulshada ay ku leeda hay iyana ku sheegtay inay dagaalka kaga dishay Ciidanka dowladda illaa 47 askari, kuna furatay sa anad ciidan iyo illaa lix gaadiidka dagaalka.

WAARE OO SHAACIYEY DAGAAL DHAQAALE OO XUN OO UU KHEYRE KU QAADAY HIRSHABELLE

Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheeg ay in ra’iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ka hor istaagay maamulkiisii ma shaariic gaareysa 250 Milyan oo dollar.

Waare oo wareysi siiyey warbaahinta Hano olaato ayaa ka sheekeeyay da gaalkii ay Maxamed Cabdulla ahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaar ahiisii hore Xasan Cali Kheyre ku qaadeen maamulkiisa.

"Waxaa la igala dagaalmay inaan dhiso dha qaalah HirShabeelle. Mar kasta oo aan dhiso ka stam dhaqaale soo xareeya waa la iga horista agayey. Markaan barasaab magacaabo oo uu l ba bil shaqeeyo Xamar ayaa lagala soo hadlaa. Ninkii waaba isbedelaa, oo jaakat kale ayuu ga shanaa,” ayuu yiri Waare.

"Waxaa nagala dagaallamay mashaariicdii. 250 Malyan oo dollar ah mashaariic ah, weliba si gaar ah ra’iisul wasaaraha ileen isaga ayey wasaaradaha hoos yimaadaan. Xitaa markii la fasaxay lacagtii Jabuuti, si shacabka loo tuso in maamulka uu yahay mid xun, waxaa la yiri gana csato ku wareeji.”

Waare ayaa sheegay in xitaa uu gaaray heer uu wasiiro ay ka mid yihiin wasiirkii amniga Duc aale uu la kaashado inay Kheyre u sheegaan in uu diyaar u yahay inuu iscasilo, si cunaqaba teynta looga qaado shacabka HirShabelle. "Waxaan Kheyre ku yiri yaad ku hilmaamtay dadka aad matasho, xageed ku ogtahay Hir Shabelle iyo Mudug,” ayuu yiri Waare.

Waare waxau uu sheegay in mashaariicda la fulin waayay ay ka mid ahaayeen dhismaha wa ddada u dhaxyesa Balcad iyo Jowhar, iyo biyo xireen loo sameeyo webiga Shabeelle ee Beled weyne

SHEEKH SHARIIF OO FARRIIN U DIRAY HAY’ADDAHA AMNIGA DOWLADDA

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa ka hadlay Qaraxii Ismiida aminta ee xalay ka dhacay Maqaayad ku taalla meel ku dhow Saldhiga degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Sheekh Shariif ayaa umadda Soomaliyeed la wadaagay muru gada iyo tacsida dhalinyaradii qaraxa lagu dil ay, isagoona ta csi u diray dhammaan qoysaska dhalinyaradii ku geeriyootay qaraxa oo lala beegsaday Maqaayad laga shaax cabo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa qara xaas ku tilmaamay inuu ahaa musiibo, waxaana dadka ku dhaawacmay oo gaarayay 5 qof uu Alle uga baryay inuu Caafimaad siiyo, kuwaasi oo haatan lagu dabiibayo Xarumo Caafimaad.

"Waxaan umadda Soomaaliyeed la wadaaga yaa murugada iyo tacsida dhalinyaradii qaraxa la gu dilay, anigoo marka hore tacsi u diraya dham maan qoysaska dhalinyaradaas mustaqbalka u ah ayd dalka ee naftii haliga qariban oo Shabaab ka tirsan uu ku qarxiyay degmada Shingaani ee mag aalada Muqdisho” ayuu yiri Shariifka.

Ugu dambeyn Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa hay’addaha amniga dowladda Federaalka Soom aaliya ugu baaqay inay waqtigooda galiyaa ka hor tagga weerarada ka dhacaya Caasimadda dalka ee Muqdisho oo ay iska diidaan in Siyaasad lagu mashquuliyo.

Taliska Booliska dowladda ayaa xalay xaqiijiyay in 6 qof oo 4 kamid ah ay ahaayeen dhalinyaro siw yn looga yaqaanay Gobolka Banaadir ay ku geer iyoodeen qaraxii ka dhacay degmada Shangaani, halka 4 qof kalena ay dhaawacyo soo gaareen.

DOWLADDA TURKIGA OO SI KULUL UGA HADASHAY QARAXII KA DHACAY SHANGAANI

Dowladda Turkiga ayaa si kulul u Cambaareysay qaraxii xalay ka dhacay Maqaayad Shaaxa laga cabo oo ku taalla meel ku dhow Saldhiga deg ma da Shangaani ee Gob olka Banaadir oo uu fuliyay qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha Qarxa ah.

Qoraal kasoo baxay Was aaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday dhalinyarada, iyago ona ku tilmaamay falkaas inuu ah aa mid Argagixiso ah.

Turkiga ayaa tacsi u diray dowla dda Federaalka iyo shacabka Soo maaliyeed, sigaar ah ugu tacsiye eyay qoysaska ay ka baxeen dadkii ku geeriyo oday qaraxii xalay, iyagoona dadka dhaawacmay u rajeeyay Caafimaad.

"Waxaan si adag u cambaareyneynaa qaraxa argagixiso, waxaana u tacsiyeyneynaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee walaalaha. waxaan u rajeynaynaa naxariista Eebbe kuwa naftooda ku waayey, waxaan tacsi u direynaa qoysaska iyo ehelada dhibanayaasha waxaanan u rajeynaynaa caafimaad degdeg ah kuwa dhaawacmay”ayaa lagu yiri Qoraalka

Jugta qaraxii xalay ka dhacay degmada Shangaani ayaa waxaa siweyn looga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana ku geeriyooday 6 ruux oo mid uu ahaa Ninkii is qarxiya, halka ay ku dhaawacmeen 5 qof.

MIDOWGA MUSHARIXIINTA OO KA HADLAY WEERAR ADII KA DHACAY SHABEELLAHA HOOSE

Qaar kamid ah xubnaha Midowga Mushari xiinta ayaa waxaa ay ka hadleen werradii Xubno ka tirsan Ururka AlSha baab ku qaadeen Sal dhi gyada Ciidamada dowlad da ee degmada Aw dhee gle iyo degaanka Bariire ee Gobolka Shab eel laha Hoose.

Qoraal oo soo saaray Musharax Madaxwey ne ahna Afhayeenka Midowga Musharixiinta Da ahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa uu ku she egay in uu murugada la qeybsanayo qaybsanay naa dhammaan bulshadeenna, ciidamada xoog ga dalka iyo ehaladii ay ka baxeen ciidamadii iyo saraakiishii ku shahiiday dagaalkii Shalay ka dhascay Shabeellaha Hoose.

Dhinaca kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cab dishakuur kana mid ah Midowga Musharixiinta ayaa cambaareeyay weerar AlShabaab ku qaa deen fariisimaha Ciidanka Xooga Dalka ee Bar iire iyo Awdheegle ee Gobolka Shabeelada Hoo se, isaga oo ku baaqay in la garab istaago Cii damada.

Hoos Ka Akhris qoraalka Musharax Madax weyne Daahir Maxamuud Geelle

Waxaan murugada la qaybsanaynaa dhamma an bulshadeenna, ciidamada xoogga dalka iyo ehaladii ay ka baxeen ciidamadii iyo saraakiishii ku shahiiday dagaalkii shuhadadaas iyo arg agixisada ku dhex maray goobihii ay isaga hor yimaadeen 24kii saac ee lasoo dhaafay.

Kooxda Argagixisada Alshabaab waa mushki lad halis ku ah jiritaanka dadka, dalka iyo xas iloonida gobolka oo dhan, una baahan in si wa dajir ah loogu istaago ciribtirkooda.

Ciidamada xoogga dalka soomaaliyeed waa darbiga adag ee dalka iyo dadkaba ay ku tiirsan yihiin, had iyo jeerna u taagan sugidda iyo difaa ca amniga dalkeenna,dadkeenna iyo danaha qarankeenna.

Ciidamadu si ay waajibkooda qaran u guta an waxay mudan yihiin in si buuxda looga haq abtiro hubkooda, saadkooda, si joogto ahna sa re loogu qaado xirfaddooda iyo aqoontooda.

Hoos Ka Akhriso qoraalka Cabdiraxmaan Cab dishakuur

Waxaan canbaaraynayaa weerarka fulayni mo ee ay argagexisada Alshabaab ku soo qa adeen fariisimaha Ciidanka Xooga Dalka ee Ba riire iyo Awdheegle ee Gobolka Shabeelada Ho ose. Waxaan ammaanayaa sida geesinimada leh ee ay ciidanku ugu jawaabeen cadawga.

Haddii ciidanka laga dhex saaro siyaasada, laguna jiheeyo cadawga qaranka wuxuu helay aa taageerada shacabka iyo siyaasiyiinta, waa na sida keli ah uu kaga guulaysan karo argag exisada.Xigasho:Radiorisaala.Com

BOOLISKA JUBBALAND OO BILAABAY DHAQAN GEL INTA AMMAR KASOO BAXAY MAAMULKA.

Taliska Ciidamada Booliska Dowlad Gbole edka Jubbaland iyo maamulka degmada Kism aayo ayaa Shalay bilaabay dhaqan galinta awa amiirta lagu xakamaynayo faafitaanka cudurka Covid19.

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Shalay wadooyinka waaweyn iyo xaafadaha qaar lag ar kay Ciidamo ka tirsan Booliska Jubbaland oo wata Gaadiidka noocyadiisa kala duwan si ay u ful iyan Amarka kasoo baxay Madaxda Sare ee Jubbaland.

Ciidamada Booliska Magaalada Kismaayo oo wadooyinka lagu daadiyay ayaa dadka aan xirn eyn ( Facemask) Afxirka weeydiinaya, iyaga oo dadka ku amaraya inay qaataan.

Jubbaland ayaa Dorraad ku dhawaaqday Am maro ay kamid yihiin in xilliyada habeenkii mag aalada Kismaay bandow lagu soo rogay iyo in qof walba uu soo xirto Afxirka, qofkii amaradaas fulin waayana ay tallaabo ka qaadi doonaan.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaan nada Jubbaland gaar ahaan magaalada Kismaa yo ku batay kiisaska Cudurka COVID19, waxaa na hal maalin kaliya la diiwaangeliyay dhimasha da illaa labaatameeyo ruux.

DAGAAL CULUS OO DHEXMARAY CIIDAMADA PUNTLAND & DAACISH

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ee Pun tland ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal uu dhexmaray ciidamada gaarka ah ee Punland iyo Xubno la aamisan yahay inay ka tirsan Koo xda Daacish.

Dagaalka oo ka dhac ay meel 15km u jirta de gmada balidhidhin ay aa yimid kadib markii Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Pu ntland ay howlgal ku qaadeendegaanka as, wa xaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo geys tay khas aaro kala duwan.

Qof kamid ah dadka degaanka lagu dagaal amay ayaa Warbaahinta u sheegay inay mar qura ka warheleen Ciidamada Puntland oo wata Gaadiidka dagaalka oo degaanka soo gaaray, isla markaana ay dagaal la galeen rag ka tirsan Kooxda Daacish.

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland ee PFS ayaa sheegay in Ciidamada ay gacanta ku dhigeen Gaari siday qarax iyo hub ay lahaayeen Kooxda Daacishta Soomaaliya, wallow an weli ka helin dad madax ba naan oo warkaasi xaqii jinaya.

Wararkii ugu dambee yay ee naga soo gaara ya degaannada lagu da gaalamay ee Goblka Bari ayaa waxaa ay she egayaan in xaalada ay tah ay mid degan, hayee shee Ciidamada Puntland ay wadaan dhaq dha qaaqyo iyo howlgallo.

TURKIGA OO SOO BADBAADIYAY IN KA BADAN 200 OO TAHRIIBEYAAL AH

Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Turk iga ayaa soo badbaadiy ay 231 qof oo tahriiba ay al ah, kuwaas oo y dowladda Giriiggu dib u soo celisay.

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ciidma da ilaalada xeebaha Giriiggu ay qasab kusoo celiayeen doomihii ay wateen tahriibayaalkaan doonayay inay galaan qaaradda Yurub.

Turkigu waxey intaas ku dareen in dadkii lasoo badbaadiyay la geeyay goobaha loogu tala galay tahriibayaalka.

Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Turk iga ayaa hore u sheegay in dowladda Giriiggu xoog kusoo celisay seddexdii sano ee lasoo dhaafay in kabadan 80,000 oo qof kuwaas oo doonayay inay galaan wadamada Yurub.

KHASAARAHA KA DHASHAY QARAXA KA DHACAY MUQDISHO OO KORDHAY & DUQA MUQDISHO OO KA HADLAY

waxaa la sheegay in uu kordhay khasaaro dhi masho iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay qarixii ismiidaaminta ahaa ee xalay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu la beegsaday Maqaaxi lagu Shaaho oo ku taal Xaafada 3da Geed ee degmada Shangaani.

Qaraxa ayaa booliska Soomaaliya waxaa ay she egeen inay ku geer iyoode en 6 Ruux oo uu ku jiro qofkii is qarxiyay, hayeeshee waxaa qara xaas ku dhntay 5 dhalinyaro ah oo qaarkood dhawaan ay ka qalin jebiyeen Jaamacado ku ya al Muqdisho, Cunug yar oo aan weli qaan gaa rin iyo qofkii is qarxiyay.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cum ar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhi ntay qarixii ka dhacay degmada Shangaani.

"Anigoo ku hadlaayo Magaceeyga, kan Ma amulka G/Banaadir iyo D/Hoose ee Xamar wa xaan tacsi tiiraanya leh u dirayaa Qoysaskii iyo Ehelkii ay ka baxeen Walaalihii Soomaaliyeed ee ku shahiiday falkii Bahalnimada ahaa oo ay argagixisada ka geesteen goob ay bulshada isu gu yimaadaan oo kutaala degmada Shangaani, waxaan sidoo kale caafimaad deg deg ah Alla uga baryaaya in uu siiyo dadkii ku dhaawacmay Musiibadaasi”.

Sidoo kale Cumar Finish waxa uu yiri.

"Waxaa hubaal ah in Alshabaab ay ku fashil meen in ay kusoo gambadaan Diinta Islaamka oo ah mid Suuban oo Naxariis badan, Argagixis ada waxa ay si bareer ah uga soo horjeedaan nolasha iyo horumarka Umada Soomaaliyeed, sidaas darteed waxaan ugu baaqayaa bulshada G/Banaadir in si Wadajir meel loogu soo wada jeesto ciribtirka Cadowga”.

MARAYKANKA OO CUNAQABATAY NTII KA QAADAY DACWAD OOGAHA ICC BENSOUDA

Mareykanka ayaa ka qaaday cunaqabateyntii saarneyd dacwad oogaha sare ee Maxkamadda Caalamiga ah (ICC) Fatou Bensouda.

Cunaqabateynta ayaa waxaa soo rogay Madax weynihii hore Donald Trump kaddib markii ay maxk amaddu baaritaan ku furtay dembiyada dagaal ee la sheegay in Mareykanka uu ka geystay Afghanis tan, iyo dalka xulafada la ah Mareykanka ee Israa’iil oo iyadana lagu eedeeyay inay tacaddiyo ka geysatay geyiga Falastiin.

Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Marey kanka, Antony Blinken ayaa sheegay in cunaqa bateyntu ay ahayd "mid aan habbooneyn oo aan wax tar lahayn” wuxuuna ku baaqay in si dhow la iskula shaqeeyo.

Mareykanka ayaa sidoo kale Phakiso Mocho choko, oo ah sarkaal ka tirsan ICC ka qaaday xayi ra ad dhanka dal ku galka ah oo saarneyd.

Xoghayaha Arrimaha Gudaha Mareykanka Antony Blinken ayaa ku baaqay wada shaqeyn dhow oo dhex marta Mareykanka iyo ICC

"Waxaan rumeysannahay, si kastaba, in walaaceenna ku saabsan kiisaskan ay fiican tahay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo intii la soo rogi lahaa cunaqabateyn,” ayuu yiri.Sanadkii la soo dhaafay, maamulka Trump ayaa ICC ku eedeyay inay soo fara gashatay arrimaha gudaha ee Mareyk anka kaddib markii ay baaritaan ku furtay dembiyada dagaal ee la sheegay in ciidamada Mareykanka, Taliban iyo ciidamada Afghanistan ay ka geysteen dalkaas.

Markii uu ku dhawaaqayay cunaqabateynna da, ninkii Mr Blinken kaga horreeyay xilka Mike Pompeo wuxuu maxkamadda ku tilmaamay "waax burbursan oo musuqmaasuqu hareeyay”.

ICC oo arrintaas ka jawaabtay ayaa sheegtay in cunaqabateyntu ay tahay weerar ka dhan ah caddaaladda caalamiga ah iyo kala dmabeynta.

Ms Bensouda ayaa shaqada ka tegeysa bisha June, waxaana beddeli doona qareenka xuquuqda aadanaha ee u dhash

JAAMAC QAALIB: ISAGOO AAN DUGSI QURAAN, ISKUUL IYO JAAMACAD DHIGAN AYUU NOQDAY BARE JAAMCADEED

Waligiis ma dhigan dugsi Quraan, Dugsi hoose, Dhexe ama Sare; maanatana waa Bare jaamacadeed.

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari wuxuu ku tilmaamay MarlaArag isagu wax is baray, ka dibna isu xil qaamay kobcinta kasmada dhallinyarada.

Waa taliyihii ugu horreeyay ee Sirdoonka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Sarreeyegaas Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac Yare).

Jaamac M. Qaalib wuxu u ku dhashay deegaanka Dhoodigaban oo Bari uga beegan Magaalada Ceerig aabo ee Gobolka Sanaag Sanadkii 1933dii.

Markii ay hooyadii Geeriyootay ayuu ka soo hayaamay Miyiga isaga oo 12 jir ah, ka dib markuu u adkaysan waayay Rajanimada iyo Nolosha adag ee Miyiga.

Xilligaas Hargeysa oo dhan uu ku yaalay Iskuulkii HooseDhexe ee Fisher oo shuruudaha aqbalaadda ardayda ay ka mid ahayd in uu Qur'aanka dham meeyay. Sababtaas ayuuna Jaamac Yare ku waayay fursadii uu ugu Biiri lahaa dugsigaas.

LUUQADDA INGIRIISKA

Maadaama af Ingiriiska ahaa luuqadda kaliya ee loogu shaqeynayay Ma xmiyadda Ingiriiska ayuu isago oo 13 sano jir ah wuxuu ku biiray xibisgii SYL, si uu u dhigto koorso lagu baranayay af Ingiriiska oo muddo lix bil ah xubnihii SYL loogu qabtay xaruntii xisbigaas ee magaalada Hargeysa.

Af Ingiriiskii uu ka bartay xaruntii SYL ayaa u furay albaab kale, oo isaga oo 15 sano jir ah ayuu biyatooni (Office Boy) ka noqday xafiiska Hawlaha Guud, April 1948. Mar kale ayuu 1950kii ka qaybgalay koorso luqadda Ingi riiska ah oo muddo saddex bilood ah loo dhigayay Naadigii Shaqaalaha So omaalida. Kadibna karraannimo ayaa loo dalacsiiyay 1952dii.

"Intii aan karraaniga ahaa waxaan baran jiray makiinadda faraha ee wax lagu qoro (Typewriting) oo berigaas wax weyn karraaniga u ahayd. Karraaniin ta waxaa sanad walba laga qaadi jiray imtixaan, qofkii ka baasana waa la dal lacsiin jiray. Dec 1953 ayaan u fadhiistay imtixaankii oo 8 maaddo ahaa. 6 ma addo ayaan ku dhacay, 2 maaddo oo Ingiriis iyo Typewriting kala aheydna waan ku baasay," ayuu Jaamac Yare BBC u sheegay.

Taliyihii ugu horreeyay ee sirdoonka Jamhuuriyadda Soomaaliya SarreeyeGaas Jaamac Yare oo hadda ah bare cilmiga taariikhda siyaasadda Sooma aliya ka dhiga jaamacadaha SIMAD iyo CITY waa taliyahii ugu horreeyay ee Sirdoonka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayay 1962 – 1966

Shaqada Booliska wuxuu ka bilaabay karraaninimo isaga oo si rasmi ah booliska Somaliland ugu biiray April 1955tii. Markii uu shahaadada qaanu unka ka qaatay machadkii tababarrada ee Sheekh ayaa lagu qoray Saldhiga booliska ee Berbera oo uu saddex bil ka shaqeeyay, halkaas ayuu ku guurs aday, kadibna waxaa looga sii bedelay saldhiga booliska ee Hargeysa.

Markii uu 1959kii ka soo laabtay machadka Metropolitan Police ee maga alada London oo uu sanad ku maqnaa ayaa loo magacaabay Taliyaha Saldhi gga Booliska ee magaalada Hargeysa. Wuxuuna xilkaas hayay ilaa maalmihii xurriyadda.

Waxaana u xigtay 10 sano uu Wasiir ka ahaa Dowladdii Kacaanka. Wu xuu noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha(19741976), Wasiirka Shaqada iyo Ar rimaha Bulshada(19771978), Wasiirka Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Miyiga(19781982) iyo Wasiirka Gaadiidka(19821984).

MUXUU UGA TAGAY SHAQADA DOWLADDA KAHOR BURBURKA?

Soddon sano oo uu kaalin mug leh ku lahaa dowladnimada Soomaalida kadib, Janaraal Jaamac wuxuu isaga tagay shaqada dowladda 1984tii. Waa dhammaadka cimrigii dowladdii Kacaanka, oo ay ku sii xoogeysanayeen jab hadihii hubeysnaa iyo kacdoonkii shacabka gudaha.

Janaraal Jaamac wuxuu sheegay in wixii ka dambeeyay Afgembigii dhiciso obay ee April 1978, uu hoggaamiyihii kacaanka Maxamed Siyaad uu shaki weyn ka qaaday dadkii la shaqaynayay.

Markii la toogtay saraakiishii qorsheysay afgembiga Octoobar 1978, wax aa xabsiga la dhigay 7 ka mid ahaa Golihii Dhexe ee Xisbiga Hantiwadaagga oo lagu eedeeyay in ay inqilaab maleegayeen, oo ay ka mid ahaayeen Isma aciil Cali Obokor, Cusmaan Maxamed Jeelle iyo Cumar Carte Qaalib. Waxaa sidoo kale howlgab laga dhigay 8 Janaraal oo ka mid ahaa labeen tii ciidanka, sida Cabdiraxmaan Warsame Cilmi(Caarre.Ismaaciil Neero iyo Cabdiraxmaan Cali Cumar, iyadoo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka laga dhigay wiilkii madaxweynaha, Maslax Maxamed Siyaad.

"Waxaa la qabyaaladeeyay qaranka, oo xilalkii waxaa lagu tixay ehelka madaxweynaha. Ma dooneyn in aan masuuliyadwadareedka qaladkaas wax ku yeesho, sababtaas ayaana shaqada Dowladda uga tegay" ayuu yiri Ja amac Yare.

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Jawaari oo aga asime guud ka ahaa wasaaraddii Shaqada iyo arrimaha bulshada ee uu Jan araal Jaamac wasiirka ka ahaa wuxuu sheegay in uu Jaamac ka mid yahay dadkii ugu dunta wanaagsanaa ee uu la shaqeeyay.

Wuxuu noqday qareen isaga oo xafiis nootaayo ka furtay Muqdisho, xub inna ka noqday Ururkii Qareennada Soomaaliyeed. Wuxuuna beer ka tacba day degmada Afgooye. Xilliyada damaashaadka, wuxuu golf iyo tennis u ciya ari jiray Naadigii American Golf Club ee Muqdisho.

Markii ciidamadii dowladdu duqeeyeen Hargeysa ee shacab badan la xa suuqay 1988dii, wuxuu Jaamac ka mid noqday dadkii ka gadooday ee jabh adaha taageeray.

Wuxuu xiriir hoose la sameeyay aasaasihi ururkii USC, Dr Ismaaciil Jimc aale Cosoble, wuxuuna taageeray jabhaddii waqooyiga ee SNM. "Waxaa la ga quustay in kacaankii hagaago, sababtaas ayaana jabhadaha u taageeray, maalinna taageeradaas kama shallaaynin, in kastoo aan aaminsanaa in ay san SNM dalka kala goyn doonin, sidii ku qornayd Axdigoodii." Jaamac Yare

Janaraal Jaamac wuxuu ka mid ahaa guddigii Sulux ee Maxamed Siyaad la shiray si dalka burburka looga badbaadiyo.

Shirkaas waxaa lagu go'aamiyay in Maxamed Siyaad uu Raysulwasaare magacaabo. Jaamac ayaana loo bandhigay in uu dalka Raysulwasaare ka no qdo, balse wuu ka cudurdaartay, isagoo ku taliyay in xilkaas lala sugo SNM oo Waqooyiga qabsatay.Waxaase markiiba loo magacaabay Cumar Carte Qaalib.

BURBURKII KA DIB IYO MACALLINIMO

Burburkii kadib, Jaamac wuxuu kaalin ka qaatay dibudhiska dowladnima da Soomaaliya. Shirkii Carta ee dibuheshiisiinta Soomaalida, Jaamac wux uu Guddoomiye u ahaa Guddigii Axdiqarameedka diyaariyay, wuxuuna door weyn ku lahaa shirkii 2002 ka furmay magaalada Eldoret ee dalka Kenya.

Duullaankii Itoobiya 2006dii kadibna, wuxuu noqday Guddoomiyekuxigeen kii ururkii dibuxoraynta Soomaaliya ee looga dhawaaqay magaalada Asm ara ee dalka Eritrea.

Wuxuu af Soomaali iyo Ingiriis ku qoray ilaa lix buug oo kii ugu dambeeyay uu yahay Taariikhda Soomaalida (2019). "Xogogaalnimo waa ta Jaamac Ma xamed Qaalib, xilkasnimo taariikh ummadeed loo soo tabiyaana waa tiisa. Buugga "Taariikhda Soomaalida" ee Jaamac qoray waa dhaxal weyn oo no ociisa aad iyo aad loogu baahan yahay" IbraahinHawd Yuusuf Halgan adag oo shaqo iyo waxisbarid ah ayuu soo galay.

Waligiis Dugsi Qur'aan, Dugsi Hoose, Dhexe, sare iyo Jaamacad ma dhigan. Shalayna wuxuu macallin ka yahay jaamacadaha SIMAD iyo CITY oo uu ilaa 2013kii ka dhigayo taariikhda siyaasadda Soomaaliya.

"Waxaan macallin noqday anigoo 80 jir ah. Da' baan ahay oo xusuusta ay aan ku ilaashadaa, iyo inaan dadka ugu faa'iideeyo waxa aan garanayo. Ma alinkii uu cashirku si fiican u baxo waan raaxeysanayaa oo habeenkeeda si fii can baan u seexdaa, maalinkii aan dareemo in wax qaldan yihiin oo aysan ar daydu si fiican ii fahminna waan ka walwalaa, waxaana ka fikiraa sidii aan qa ladkaas u sixi lahaa," ayuu yiri Jaamac Yare.

Waa Bare ka dhex tilmaamay macallimiinta. Maxamed Kaafi oo ka qalin jabiyay Jaamacadda City wuxuu Janaraal Jaamac ku tilmaamay Macalin dhin ac walba uga duwan barayaaashii kale ee uu kula kulmay safarkiisa waxbara sho. "Waligay ma arkin qof ka waqtiilaalis badan. Isagoo waayeel ah ayuu ha ddana xiisada nooga soo hormari jiray, daqiiqadna ma uusan fariisan jirin.

Si lexa jeclo iyo waalidnimo leh ayuu noogu hagarbaxay.

" Raxma Caraaye oo SIMAD ka baxdayna waxay ku tilmaamtay maktabad qof ah.

July 09, 2017 madaxweyne Farmaajo ayaa Janaraal Jaamac u magacaab ay guddoomiyaha guddiga taakuleynta ciidamada qalabkasida, balse Ja amac xilkaas wuu ka cudurdaartay.

"Labo sabab ayaan u diiday. Horta ciidan qaran taakuleyn iyo tabarucaad laguma dhisi karo, aniguna tabar uma hayo oo xil qaran waan ka gaboobay." Janaraal Jaamac

Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib isagoo 88 jir ah ayuu hadda ku nool ya hay Muqdisho.

"Magaalada Muqdisho iyo dadkeedaba waan jeclahay. Cimrigayga inta u gu badan iyada ayaan ku qaatay. Maalmihii xurriyadda oo aan imid aniga oo 27 jir ah ilaa iyo haantan oo aan 88 jir ahay waqtigii ugu badnaa ee aan Mu qdisho ka maqnaa waa markii Itoobiya nagu soo duushay 2006dii oo aan 5 sano ku maqnaa Asmara, Eritrea."Jaamac waa labo xaasle, waana aabbaha 9 carruur ah. Cimrigiisa Eebbe ha u barakeeyo. XIGASHO:BBC

ABAANDUULE SARE OO KA TIRSAN DF OO LAGU DILAY DAGAAL KA DHACAY GALMUDUG

Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo AlShabaab oo Shalay ka dhacay duleed ka degmada Dhuusamareen ee gobol ka Galgaduud.

Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yi mid, kadib markii ciidamada huwanta ay howlgallo ka bilaabeen deegaanada Ceeldheere iyo Sinadhaqo oo ka tirsan gobolkaasi.

Description: Xabsi-Sacuudi (1) Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in dagaalkaasi lagu dilay Dhamme Sayid Bicir oo ahaa Abaanduulihii ururka 71aad, guutada 15aad ee qaybta 21aad ee ciidamada Xoogga dalka, ayna jiraan dhaawa cyo soo gaaray askar kale.

Sidoo kale saraakiisha ayaa xusay in dhankoo da ay dileen ugu yaraan saddex xubnood oo ka tirsanaa Kooxda AlShabaab, islamarkaana kasoofurteed hubkooda.

Xaaladda goobihii lagu dagaalamay ayaa weli cakiran, waxaana gaaray ciidamo kale oo gurmad ah oo ka tirsan kuwa milatariga Soomaaliya.

AlShabaab ayaa inta badan weeraro gaadmo ah ka fuliso deegaanada lagu dagaalamay oo hoost aga caasimada dowlad goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb.

MADAXWEYNAHA ARGENTINE OO LAGA HELAY KAROONA FAYRAS

Madaxweynaha dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras.

Madaxweynaha ayaa kusoo qoray bartiisa Twitterka: " Waxaan dareemay xanuun baaritaan leygu sameeyay kadib waxaa leyga baaray covid19, waana layga wargiliyay in leyga helay ”.

Madaxweyne Alberto Fernandez ayaa intaas ku daray inuu hadda ku jiro karantiil, shaqadiisana kala socon doono qalabka la iska arko.

adaxweyne Fernandez waa 62 jir, wuxuuna billaawgii sanadkaan qaatay tallaalka Ruushka uu farsameeyay ee "Sputnik V”

SAUDI ARABIA OO SHURUUD ADAG KU XIRTAY SOO CELINTA XIRIIRKA MAAMULKA ISRAEL

Wasiirka arrimaha dibedda ee boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in heshiiska suurtagalka ah ee soo celinta cilaaqaad ka Israe uu ku xiran yahay horumarka geeddisocodka nabadda Falastiin.

Amiir Faisal bin Farhan oo Shalay la hadlay warbaahinta CNN, ayaa sheegay in xiriirka Israel oo caadi laga dhigo ay keeni karto faa’iido baaxad leh oo gobolka guud ah.

"Waxay aad u caawin laheyd gobolka, dhaqaale ahaan, bulsho ahaan iyo dhanka amniga,” ayuu ku yiri wareysiga uu siiyay CNN, isaga oo intaa raaciyey inay macquul noqon karto heshiiska haddii la helo dowlad Falastiin ah oo dhulkeeda uu ku saleysan yahay xuduudihii 1967, ka hor dagaalkii Israel iyo Carabta.

"Sacuudi Carabiya waxey doonayaan in Falastiin ay noqoto dal madax bannaan sidii aan kal hor sheegnay,” ayuu yiri Amiir Faisal bin Farhan.

"Waxa aan u baahanahay inaan ka dhabeyno waa heshiis nabadeed oo horseedaya dowlad Falastiin sharaf leh iyo madaxbannaanida lagu shaqeyn karo oo Falastiiniyiinta ay aqbali karaan,” ayuu yiri.

Boqortooyada Sacuudiga waxey muddo badan ku fakareysay soo celinta xiriirka Israel, balse waxey ku adkeysaneysaa iney ku tala jirto tallaabo lagu beddeleaayo abuuritaanka dowlad Falastiin ah.

Dalalka xulafada la ah Sacuudiga ee Imaaraadka iyo Baxreyn ayaa xiriirka Yahuuda kusoo celiyey heshiis uu soo agaasimay madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, waxaana jirtay in Falastiiniyiinta ay si adag u cambaareeyeen, walow dadka qaar ay wali tuhunsan yahiin in Sacuudiga ay raaci doonaan kuwa ka horreeyay iyadoo aan la eegeynin danaha reer Falastiin.

SARKAAL CIIDAN OO KA BADBAADAY ISKU DAY DIL

Sida ay soo werisay wakaaladda wararka Ciraaq, laamaha amnigana

ay xaqiijiyeen, Kaaliyaha Agaasimaha Sirdoonka Milatariga ee Wasaaradda Difaaca C

CIraaq, Sarreeye Guuto Sayid AlMaksuusi, ayaa ka badbaaday isku day dil oo ka dhacay aga gaarka Buundada Diyala ee koonfurta Baqdaad.

Dhanka kale, warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in seddex gaari oo noo ca "Salvador” ah ay weerareen AlMaksuusi xilli uu ka soo laabtay gobolka Waasid.

Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidanka nab adgalyada ay qabteen mid ka mid ah xubnahii isku xerka iyo abaabulka u qaabilsanaa kooxda weerar ka geysatayiyo seddex ka mid ah dableeydii weerarka soo qaaday.

Weerarkan ayaa yimid xilli Ciraaq ay wali la dalai dhaceeyso dhibatooyin dhanka amaanka ah, in kasta oo ay socdaan olole amni oo joogto ah oo lagu doonayo in meesha looga saaro Kooxaha argagixisada ah ee ka dagaalamo dalkaas.

OGEYSIISKA GUUD DIGNIINTA GANACSIGA

Description: Description: C:UsersuserDesktopTo move to serverIP-PCNSL-701021 NANYANG BROTHERSDouble Happiness in Chinese characters.jpg Description: Description: C:UsersuserDesktopTo move to serverIP-PCNSL-701021 NANYANG BROTHERSDOUBLE HAPPINESS.jpg

Description: Description: C:UsersuserDesktopTo move to serverIP-PCNSL-701021 NANYANG BROTHERSLantern device #2.jpg Description: Description: C:UsersuserDesktopTo move to serverIP-PCNSL-701021 NANYANG BROTHERSRed Double Happiness in Chinese characters.jpg

OGEYSIIS HALKAN LOO SIIYAY in calaamadaha ganacsiga ee kor ku xusan ay yihiin hantida NANYANG BROTHERS TOBACCO COMPANY LIMITED, a company organised and existing under the laws of Hong Kong of 9 Tsing Yeung Circuit, Tuen Mun, New Territories, Hong Kong iyo in isla calaamadaha ganacsiga waxaa loo isticmaalaa alaabada soo socota:

Fasalka 34aad: Sigaarka; sigaarka elektarooniga ah; tubaakada; qodobbada sigaarka; tartamada; dhammaantood waxay ku jiraan fasalka 34

OGEYSIIS SIDOO KALE OO LA SIIYAY IN NANYANG BROTHERS TOBACCO COMPANY LIMITED ay sheeganayaan dhamaan xuquuqaha la xiriira calaamadaha ganacsiga ee kor lagu soo sheegay ee Somaliaayna bilaabi doonaan talaabo sharciga waafaqsan oo ka dhan ah qof ama qof kasta oo lagu helo inuu isticmaalayo calaamadaha ganacsi ee kor lagu soo sheegay ama calaamado ganacsi oo kale si khiyaano ah ama isku mid ah ama haddii kale ku xadgudbayo xuquuqdeeda

Description: UNOPS Jobs Home

Lead Construction Management Engineer

 

Job categories Engineering

Vacancy code VA/2021/B5001/21542

Level ICS10

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type International ICA

Contract level IICA2

Duration Ongoing contract (Openended, subject to organizational

requirements, availability of funds and satisfactory

performance)

Application period01Apr2021 to 18Apr2021



Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing

date of the announcement.

Background Information PSC

 

Peace and Security Cluster

 

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mineaffected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the daytoday management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Nonlethal tactical advice and analysis is delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

 

Functional Responsibilities

 

*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY *Qualified fe...

Competencies

 

Develops and implements sustainable business strategies, thinks long term and ex...

Education/Experience/Language requirements

 

Education: Advanced University Degree (Master’s Degree or equ...

Contract type, level and duration

 

Contract type:International Individual Contractor Agreement Contract level...

Additional Considerations

 

Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information UNOPS

.
UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip