Wararka

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JULY-2020

0 Visits: 803 | Thursday July 09, 2020 - 10:23:05
Madaxweyne Farmaajo oo Billad Sharaf Guddoonsiiyey Xubno ka tirsanaa Guddi gii Qaban-qaabada 60-Guurada Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa casho Sharaf ku maamuu say Guddigii 7aadka Xoriyadda iyo Midnima da,hormuudka Olala ha Isxilqaan iyo Maa mulka Warbaahinta gaarka loo leeyahay. Madaxweyne…

Read More »

Hir-Shabeelle oo Guddoomiye u Magacaawday degaan ay maamulaan Al-Shabaab

0 Visits: 221 | Wednesday July 08, 2020 - 23:46:30
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka Hir-shabelle ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Buurweyn oo kamid ah deegaannada Gobolka Hiiraan. Wareegto ka soo baxaday Xafiiska Wasiirka ayaa Yuusuf Caadil Muumin waxaa loo Magacaabay Guddoomiyaha degaanka Buurweyn oo hadda ay maamulaya Al-Shabaab.…

Read More »

Kenya oo Aamina Maxamed u xulatay inay u tartanto xil muhiim ah

0 Visits: 242 | Wednesday July 08, 2020 - 23:44:01
Kenya ayaa wasiirka ciyaaraha Aamina Maxamed u xulatay musharraxeeda uga qeyb geli doonto tartanka dalalka caalamka ay ugu jiraan madaxa Ha'yadda Ganacsiga ee Adduunka, doorashada waxay dhici doontaa bisha Agosto. Cidda ku guuleysata doorashadan waxay baddali doontaa ninka haatan madaxda ka ah Ha'yaddan…

Read More »

Nin hubeysan oo dad isku qoys ahaa ku dilay duleedka Muqdisho

0 Visits: 229 | Wednesday July 08, 2020 - 23:38:49
Wararka Caawa laga helayo deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in nin hubeysan uu weeraray qoys ka mid ahaa dadka deegaanka. Ninka oo wararka qaar ay sheegayaan in uu ka tirsan yahay Booliska Soomaaliya ayaa ku hubeysnaa qoriga AK47,waxaana rasaas uu qoyska…

Read More »

Taabit Cabdi oo farriin u diray Madaxda Shirka uga furmayo Dhuusamareeb

0 Visits: 228 | Wednesday July 08, 2020 - 23:36:54
Guddoomiyihii hore ee Gobolka banaadir ahaana Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa soo dhaweeyay shirka lagu wado in Maalinta berito ah uu Madaxda Dowlad Goboleedyada uga furmo Magaalada Dhuusamareeb. Qoraal uu Taabit Cabdi soo dhigay bartiisa facebook ayuu ku sheegay in wada-hadalka uu yahay mid…

Read More »

Xaaladaha Coronavirus ee dalka laga diiwaangeliyay

0 Visits: 234 | Wednesday July 08, 2020 - 22:30:36
Wasaaradda Caafimaadka Somaliya ayaa goor dhow ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee dalka laga xaqiijiyay, afar iyo labaatankii saac ee la soo dhaafay. Wasaaradda Caafimaadka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in dalka laga diiwaangeliyay 13 xaaladood oo cusub, kuwaa oo intooda badan…

Read More »

HALYEEY ISBOORTI oo u baahan in la dhiirigeliyo.

0 Visits: 2736 | Wednesday July 08, 2020 - 22:26:40
Milkiilaha Kooxda Al-Ahli Maxamed Cumar Muumin (Mina), Waa Geesi u baahan in la dhiirigeliyo lana baahiyo waxqabadkiisa wanaagsan ee uu ku Caawiyo dhallinyarada Jowhar ee Isboortiga jecel.

Read More »

Guddoonka Golaha Shacabka & Madasha Xisbiyada Qaran oo markale kulmay

0 Visits: 192 | Wednesday July 08, 2020 - 21:50:29
Hoggaanka Madasha Xisbiyada qaran ayaa maanta mar kale kulan qaatay Guddoonka Golaha Shacabka oo ay ka socdeen Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo kuxigeenkiisa 1aad Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey. Hoggaanka madasha iyo Guddoonka Golaha Shacabka ayaa iska wareystay waxa ka qabsoomay…

Read More »

Ajandaha shirka Magaalada Dhuusamareeb iyo waxa laga filan karo

0 Visits: 210 | Wednesday July 08, 2020 - 21:46:55
Axmed Shire Falagle, Wasiirka Warfaafinta Galmudug ayaa ka waramay ajandaha shirka lagu wado in maalinta berrito uu ka furmo Magaalada Dhuusamareeb iyo weliba waxa laga filan karo shirkaasi. Wasiirka ayaa sheegay in ajandaha shirka uu yahay, sidii ay isugu soo dhawaan lahaayen Madaxda Dowladda Federaalka…

Read More »

Young Somali doctor shares her story of treating COVID19 patients in Mogadishu hospital and falling sick herself

0 Visits: 1540 | Wednesday July 08, 2020 - 21:43:32
Hamdi Abdirahman Ahmed has spoken about her experiences as a doctor treating Coronavirus patients at a Mogadishu hospital at the start of the outbreak – and coping with catching the virus herself. In an interview with Radio Ergo, Dr Hamdi, 25, described her excitement to help with the national effort…

Read More »

Kenya's Amina Mohamed eyes top global job three years after failing to clinch AU job

0 Visits: 1313 | Wednesday July 08, 2020 - 21:28:46
Kenya's Secretary of Sports Amina Mohamed is among six candidates vying to become the next director-general of the World Trade Organisation (WTO) to replace Brazil's Roberto Azevedo. Africa has two other contenders from Nigeria and Egypt. The new head will have to repair relations with the United…

Read More »

Soomaaliya oo ka gashay kaalinta 1-aad Qiimaha Internetka ugu jaban ee Dalalka Carabta.

0 Visits: 245 | Wednesday July 08, 2020 - 19:47:30
Marka la eego Internet-ka maanta waa baahida ugu badan ee lagu xakameeyo wax waliba oo la doonayo in horay loosii qaado, sidaas awgeed dalalka caalamka xiligaan waa u fure in ay helaan adeegsigiisa. Cable (Xarigga) waa waxa sahlaya in dunida la isugu kala gudbiyo Internet-ka oo ah fududeeyaha aaladaha…

Read More »

Khayre oo jimicsi u tagay Garoonka Stadium Muqdisho (SAWIRRO)

0 Visits: 2752 | Wednesday July 08, 2020 - 19:35:39
Xasan Cali Khayre, Ra'iisal Wasaaraha Somaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta jimicsi u tagay Garoonka Stadium Muqdisho, oo dhawaan uu xariga ka jaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, ka dib markii in muddo ahba dib u habayn ballaaran lagu waday. Ra'iisal Wasaaraha ayaa la arkaayay isagoo…

Read More »

SAWIRRO:-Wafdi kale oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 210 | Wednesday July 08, 2020 - 18:59:05
Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug, iyada oo siwyen halkaasi loogu soo dhaweeyay. Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa kamid ah,Xildhibaan Mustaf Dhuxulow iyo Xildhibaan Xasan Yare & Yuusuf Dhagey iyo…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo ciidamo amnigiisa suga u diray Dhuusomareeb

0 Visits: 199 | Wednesday July 08, 2020 - 18:52:11
Puntland ayaa ciidamo suga ammaanka madaxweyne Deni u dirtay magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug, halkaas oo uu ka furmayo shirka madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Madaxweyne Deni ayaa isagu maalinta berri ah u safraya Dhuusomareeb, isagoo horey usii kaxaysandoona ciidamo kale oo dheeri ah.…

Read More »

Mogadishu Court Adjourns Case Against Goobjoog Journalist Gurbiye, SJS And SOMA Call For The AG To Drop Charges

0 Visits: 1248 | Wednesday July 08, 2020 - 18:12:35
Somali Media Association (SOMA) and Somali Journalists Syndicate (SJS) jointly call for the Office of the Attorney General (AG) of the Federal Government of Somalia to drop charges against Goobjoog Editor, Abdiaziz Ahmed Gurbiye who appeared today before the Banadir Regional Court after he was pressed…

Read More »

Shil Gaari oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Hargeysa

0 Visits: 249 | Wednesday July 08, 2020 - 18:01:23
Shilkana oo ahaa mid gaari ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Isha gobka ee duleedka Koonfureed ee Hargeysa, waaxana shilkaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Shilka ayaa yimid,kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid kamid ah ay la socdeen saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska…

Read More »

Dil toogasho oo lagu xukumay Askari 2000 Sh/So u dilay Oday waayeel ah

0 Visits: 207 | Wednesday July 08, 2020 - 17:21:01
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan Ciidanka Booliska, kaasoo bishii hore dilay oday waayeel ah oo goob ganacsi ku lahaa Isgoyska Ceelgaabta ee degmada Xamar Jajab. Askarigan ayaa si bareer ah u dilay odayga waayeelka ugu dilay goobtiisa ganacsi, kaddib…

Read More »

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 232 | Wednesday July 08, 2020 - 17:08:55
Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo diyaarad Helicopter ay leedahay Qaramada Midoobay ka qaaday Magaalada Beledwyene ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga ayaa waxaa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…

Read More »

Galmudug oo ka hadashay Wararka sheegaya in Ciidanka Haramcad laga saarayo Dhuusamareeb

0 Visits: 196 | Wednesday July 08, 2020 - 16:32:42
Saacadihii la soo dhaafay waxaa baraha Bulshada aad looga hadal haayay warar la xiriira in Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay dalbadeen in Ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad oo xilligii doorashada ay Dowladda Soomaaliya geysay Dhuusamareeb laga saaro Magaaladaas,hayeeshee waxaa wararkaasi…

Read More »