Muqdisho: Afar ruux oo miino aaseysay oo ku qaraxday miinadii

0
Monday September 21, 2020 - 11:34:54 in Wararka by
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho: Afar ruux oo miino aaseysay oo ku qaraxday miinadii

    Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay saqdii dhexe ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Sos iyo Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa. Afar ruux oo la sheegay inay miinada aasayeen ayay ku qaraxday, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay saqdii dhexe ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Sos iyo Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa. Afar ruux oo la sheegay inay miinada aasayeen ayay ku qaraxday, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo saaka la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay inay arkeen meydadka afar qof oo jirkooda go' goay iyo waxyaabihii qarxa oo gasac ku jiray oo goobta yaalla. Kooxdan ayaa god ay ka faageen bartamaha wadada ku aasayay miinada. Ciidamada amniga ayaa saaka gaaray goobta qaraxa ka dhacay, oo lagu arkay meydadka raggii aasayay. ..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip