Share with your friends via email

Muqdisho: Afar ruux oo miino aaseysay oo ku qaraxday miinadii

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay saqdii dhexe ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Sos iyo Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa. Afar ruux oo la sheegay inay miinada aasayeen ayay ku qaraxday, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip