Al Shabaab Oo Gaari Dhuxul Siday Ku Gubay Sh/ Hoose
Ilo deegaanka ah ayaa warbaahinta Shabelle ee magaalada Muqdisho u xaqiijiyay in Al Shabaab ay dab qabadsiiyeen gaarigaasi.
Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in Al Shabaab ay xireen darawakii waday gaariga la gubay.
Al Shabaab Oo Gaari Dhuxul Siday Ku Gubay Sh/ Hoose
Ilo deegaanka ah ayaa warbaahinta Shabelle ee magaalada Muqdisho u xaqiijiyay in Al Shabaab ay dab qabadsiiyeen gaarigaasi. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in Al Shabaab ay xireen darawakii waday gaariga la gubay.