Share with your friends via email

Al Shabaab Oo Gaari Dhuxul Siday Ku Gubay Sh/ Hoose

Ilo deegaanka ah ayaa warbaahinta Shabelle ee magaalada Muqdisho u xaqiijiyay in Al Shabaab ay dab qabadsiiyeen gaarigaasi. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in Al Shabaab ay xireen darawakii waday gaariga la gubay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip