Abiy Axmed oo ka hadlay tilaabadii Cunaqabateynta laga qaaday Eritrea

0
Thursday November 15, 2018 - 09:39:19 in Wararka by
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abiy Axmed oo ka hadlay tilaabadii Cunaqabateynta laga qaaday Eritrea

    Abiy Axmed Ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa u mahadceliyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey sida ay uga jawaabeen baaqa uu dalkiisa jeediyay ee ahaa in cunaqabataynta laga qaado dalka ay deriska yihiin ee Eritrea.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abiy Axmed Ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa u mahadceliyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey sida ay uga jawaabeen baaqa uu dalkiisa jeediyay ee ahaa in cunaqabataynta laga qaado dalka ay deriska yihiin ee Eritrea.

Tallaabadan ayaa imaaneysa xilli labada dal ay heshiis nabadeed gaareen.  Qoraal uu kusoo qoray bartiisa Twitter-ka Abiy Axmed wuxuu ku sheegay in dhammaan cunaqabataynada laga qaaday Eritrea ay dan ugu jirto dalalka geeska Afrika.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip