Share with your friends via email

Abiy Axmed oo ka hadlay tilaabadii Cunaqabateynta laga qaaday Eritrea

Abiy Axmed Ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa u mahadceliyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey sida ay uga jawaabeen baaqa uu dalkiisa jeediyay ee ahaa in cunaqabataynta laga qaado dalka ay deriska yihiin ee Eritrea.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip