Featured

DAAWO: Kheyre Ma Qab Qable Soo Daahay Baa Mise ? Warbixin

0 Visits: 1432 | Saturday March 31, 2018 - 20:14:38
Hoggaamiyayaashii talada dalka soomaaliya soo maamulay madaxna ka soo noqday dalka Dowladdii dhexe ka dib ayaafilimkaan hoose uu cadeynayaa , waxaan iyadoo marxaladda taagan xilligaan la is weydiiyey in ay qeyb soo daahday maamulka hadda jira qaasatan kheyre ?

Read More »

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo Iscasil Ama Qabso Shaqada Kuu Taala"

0 Visits: 1350 | Monday March 26, 2018 - 01:42:36
Abwaan Xirsi Dhuux oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa madaxweyne ku dhaliilay hadal la'aanta xadgudubka Kenya ay ka waddo Xadka Soomaaliya.

Read More »

Xaafad Loogu Magac Daray Chelsea Oo Muqdisho Ku Taal Iyo Soomaalida Oo Aan Tegi Karin Aaggaas!

0 Visits: 1208 | Saturday March 24, 2018 - 10:18:41
Dad Badan Oo Soomaali Ah Ayaan Ogeyn Waxa Saxda Ah Ee Ka Jira Xarunta Xalane Ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

HAMBALAYO DHALASHO CAWA IYO AYAAN LEH

0 Visits: 1692 | Wednesday March 21, 2018 - 23:37:13
Maxamuud Axmed Jimcaale {Xaaji {Shitaar}, Xuseen Axmed Jimcaale,Dr.Cismaan Axmed Jimcaale, Muxyadiin Axmed Jimcaale {Tusbax},Dr.Maxamed Xuseen Axmed {Suufi}, Aamino Axmed Jimcaale, Salaado Axmed Jimcaale ,Sh.cali cumar,madiino Axmed Jimcaale, Hooyo Xaawo Axmede Jimcale.

Read More »

Daawo wareysiga Prof Ismaaciil Hure Buuba oo ka hadley heshiiskii DP World FacebookTwitter

0 Visits: 1267 | Monday March 05, 2018 - 09:48:24
Daawo wareysiga Siyaasiga rugcadaaga ah Prof Ismaaciil Hure Buuba oo ka hadley heshiiskii DP World Itoobiya dhinac ah iyo Maamulka somaliland oo dhinac kale ah…. Waa wareysi aad u xiiso badan.

Read More »

TACSI LOO DIRAYO QOSKA MARXUUM WARIYE AXMED XASAN COLAAD

0 Visits: 1571 | Sunday February 25, 2018 - 19:00:25
Suxuufiyiinyt iyo qaar ka mid ah Axsaabta bahada saxaafadda oo tacsi u dirayaan ehehlka iyo qosyka Marxuum Wariiye Axmed Xasan Collad ayaa kala ah sida tan:- Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}, Wariiye Cali Muuse Cabdi, Muuse Maxamed Cismaan {Muse Kimiko} Xuseen Cabdi Caloosw, Qaasin Cabduulel {Q.Neero,},Maxamuud…

Read More »

Madaxda Dowlada Dhexe iyo Kuwa Maamul Goboleedyada oo ka tacsiyeeyay Geerida Nabadoon Axmed Diiriye

0 Visits: 1497 | Tuesday February 20, 2018 - 19:38:41
Iyadoo uu xalay magaalada muqdisho ku geeriyooday Allah u naxariistee nabadoon Axmed diiriye cali oo kamid ahaa Odaaysha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed kuwa ugu Caansan ayaa waxaa geeridaasi ka tacsiyadeeyay Madaxda dowlada dhexe iyo kuwa Maamul Goboledyada qaar. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…

Read More »

VACANCY EXECUTIVE DIRECTOR

0 Visits: 1577 | Wednesday February 14, 2018 - 20:37:02
Purpose of the Role Executive Director is responsible for overseeing strategic planning and operation of the Club, in

Read More »

Abwaan Guure oo loo magacaabay Maareeyaha Guud ee Tiyaatarka Qaranka

0 Visits: 1461 | Thursday February 08, 2018 - 09:47:25
Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa shalayu magacawday Abwaan Cusmaan C/llaahi Guure Maareeyaha Guud Tiyaatarka Qaranka, iyadoo wax ka bedel ku sameysay magacii Golaha Murtiyada Madadaalada oo loo bixiyay Golaha Murtida iyo Wacyigelinta.

Read More »

DAAWO: 12 Tallaabo oo taariikhi ah oo la qaaday 12-kii bilood ee la soo dhaafay

0 Visits: 1289 | Thursday February 08, 2018 - 08:43:48
Akhristeyaasheena sharafta leh, halkaan waxaa idin kuugu soo gudbineynaa warbixin ka hadleysa 12 tallaabo oo Taariikhi ah oo dowladda Soomaaliya ay qaaday12-kii bilood ee la soo dhaafay.

Read More »

WAA KUMAA DUQA CUSUB EE MUQDISHO Abdirahman Omar Osman.

0 Visits: 1889 | Tuesday January 30, 2018 - 10:00:59
Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Benadir ahna Duqa magalaada muqdisho Mudane Abdirahman Omar Osman waa Mas'uul Xilala kalan Duwan kasoo qabtay Dowladda Dhexe ee Dalka, waa Guddoomiyihii ugu Horeey oo xillal ceynkaas qabto haddana loo Magacaabo Duqa caasimadda,Eng Yariisow waxuu ka baxay Jaamacadda…

Read More »

Dhibane Saneey Gaarane oo Shacabka Soomaaliyeed ka Codsaday inay u gurmadaan+Sawirro

0 Visits: 1402 | Thursday January 25, 2018 - 09:59:00
Saneey Gaarane Cismaan Waa wiiil dhaawac Culus uu ka soo gaaray Gaari uu ka shaqeynayay oo ku dulfariistay taariikhda markii aheyd 05,06,Sanadkii tagay ee 2017 taasi oo sababtay inuu laf dhabarta uu ka jabo.

Read More »

C/qaadir Cosoble "Arrinta xalay ka dhacday Muqdisho waa arrin khatar ku ah dowladnimada iyo xasilonida dalka"

0 Visits: 1441 | Monday December 18, 2017 - 10:46:27
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ahaa Musharaxiintii u tartantay xilka Madaxweynaha, ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ayaa si weyn uga soo hor-jeestay tallaabadii xalay Ciidamada ammaanka ku weerareen guri uu degenaa C/raxmaan C/shakuur.

Read More »

Aabe 2-da Lugood ka go'an oo Qof kasta oo leh damiir Bani'aadminimo leh ka codsaday inay u soo gurmadaan+Sawiro

0 Visits: 1860 | Thursday December 14, 2017 - 22:16:29
Cali Xuseen Kudan, waa Aabe dhalay 7-caruur ah, isla markaasina dagaaladii ku waayay labadiisa Lugood, Haddaba mar aanu booqanay hoygiisa ayuu inooga warbixiyay qaabka uu ku nool yahay mar haddii ay ka go'an yihiin labadiisa Lugood, iyo guud ahaan xaaladda qoyska uu aabaha u yahay.

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyey Safaaradaha Maraykanka Oo Lagubay

0 Visits: 1624 | Tuesday December 12, 2017 - 11:58:39
& Go'aanka Jaamcada Carabta

Read More »

TACSI TIIRAANYO OO LOO DIRAYAAYO REER MUXUMUD JIMCAALE CIGALLE OO AY KA GEERIYOOTAY XAAWO MUXUMUD JIMCAALE{XAAWO JAGEEY},

0 Visits: 2100 | Saturday December 09, 2017 - 16:56:57
Maxamuud Axmed Jimcaale [Xaaji Shaataar} iyo Carruurtiisa, Xuseen Axmed Jimcaale iyo Caruurtiisa,Dr. Cismaan Axmed Jimcaale iyo Caruurtiisa, Muxuddiin Axmed Jimcaale {Tusbax}, Salaado Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda, Madiino Axmed Jimcaale iyo Caruurteeda, Xaawo Axmed Jimcaale iyo Carruurteeda, Xabiibo…

Read More »

Waa Kee Laacibka Uu Door Bidayo Lionel Messi Inuu Yimaado Kooxda Barcelona Xidigaha Antoine Griezmann Iyo Philippe Coutinho, Si Ay U Buuxiyaan Booska Neymar Jr?.

0 Visits: 1888 | Saturday December 09, 2017 - 10:24:50
Barcelona ayaa ka soo kabsan la'a dhibaatada dhanka weerarka ka heysata tan iyo markii uu kooxda ka dhaqaaqay laacibka ree Brazil ee Neymar suuqii xagaaga ee lasoo dhaafay, kadib markii ay Paris St Germain ay bixisay qiimaha lagu kasalay heshiiskii uu ku joogay Cump Nou ee gaadhsiisnaa aduun dhan…

Read More »

WARBIXIN: Jose Mourinho Vs Pep Guardiola- Ka Hor Kulanka Manchester Derby, Wax Walba Oo Aad Uga Baahan tahay In Aad Ka Ogaaato Guul Kasta, Gool Kasta Iyo Xifiltankii Aan Hore Loo Arag Ee Soo Dhex Maray Mounho Iyo Guardiola.

0 Visits: 1468 | Saturday December 09, 2017 - 10:09:46
Mucaashiqiinta kubbada cagta aduunka gaar ahaan kuwa Premier Leaque ayaa si wayn isha ugu haya kulanka Manchester Dery ee Old Trafford ku dhex mari doona kooxaha kaalinta kowaad iyo labaad Premier Leaque kaga jira ee Manchester City iyo Manchester United. Waa kulan u dhexeeya laba kooxood oo ay colaad…

Read More »

Farshaxaniiste caan ka ah Muqdisho oo ku geeriyooday Nairobi

0 Visits: 1476 | Thursday December 07, 2017 - 11:02:17
Farshaxaniiste caan ka ah magaalada Muqdisho ayaa shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaala Magaalada Nayrobi ee dalka Kenya ka dib Markii uu u Geeriyooday Xanuun Maalmahaan hayay.

Read More »

HEY'ADDA UNICEF OO OGEYSIIS MUHIIM AH KUU HEYSO

0 Visits: 1451 | Monday December 04, 2017 - 10:22:22
REQUEST FOR PROPOSALS LRPS -2017-9136230 03 DICEMBER 2017

Read More »