0 Visits: 1065 |
Sunday September 16, 2018 - 08:30:01
Qeybo ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida ayaa laga dareemayaa in gaabis uu ku yimid hawlihii Dowladda Deegaanka kaddib isbadalkii dhawaan halkaasi ka dhacay.
0 Visits: 1101 |
Thursday August 23, 2018 - 09:39:53
SOOMAALI KU GEERIYOOTAY XAJKA Laba Xujeyda Soomaaliyeed ka mid ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhimatay, halka tiro kalena ay ku dhaawacantay, markii shalay isbuurasho ka dhacday Mina, oo qiyaastii 5KM u jirta magaalada barakaysan ee Makka. Xujeydan geeriyootay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Xaaji…
0 Visits: 1106 |
Thursday August 16, 2018 - 21:29:46
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa waxaa looga hadlay Haween Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya oo looga faa'iideestay dhaqaalo xumo heysata in rag ka yimaada dalka dibadiisa ay sixun ula dhaqmeen.
0 Visits: 1095 |
Thursday August 16, 2018 - 19:33:59
AMISOM ayaa bilaabay qorshe ay uga guurayaan Garoonka Stadium Muqdisho oo muddo 7 sano u ahaa saldhig ciidan, sida uu xaqiijiyay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Francisco Madiera.
0 Visits: 1048 |
Wednesday August 15, 2018 - 20:55:05
Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sannad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax. Dhiibistaasi waxay dawladda u abuurtay qalalaasihii siyaasadeed ee ugu weynaa sannadkaas tan iyo markii ay xukunka qabatay.
Allaha u naxariistee waxaa xalay isbitaal ku yaalla magaalada London ku geeriyooday Wariye Yoonis Cali Nuur oo ka mid ahaa wariyeyaasha ugu caansanaa Warbaahinta Soomaalida
0 Visits: 1457 |
Wednesday July 04, 2018 - 08:32:30
DIL KA DHACAY SUUQA BAKAARAHA IYO FAAH FAAHIN KA SOO BAXEYSA..
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wiil Dhalinyaro ah oo Shalay Salaadii Casir kadib lagu dilay Gudaha Suuqa Weyn ee Bakaaraha degmada Howl-Wadaag ee Gobolkaan Banaadir.
Waxaa garoonka kubadda cagta ee Stadium Koonis ee degmada C/casiis ka socota Munaasabadda Xuska 1-da Luulyo, waxaana ka qeyb galayaa kumanaan ruux oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir.