Featured

TAHNIYAD AROOS

0 Visits: 2260 | Monday September 24, 2018 - 09:13:49
Waxaa halkaan Tahniyad Aroos Farxad leh ka diraayo waalidiinta iyo axsaabta Aadan Hassan Mahamuud waxaayna kala yihiin kuwa Hoos ku Qoran:- GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX

Read More »

Shuruudo Cusub Oo Lagu Soo Rogay Dadka Qabanaya Xilalka Gobolada DDSI

0 Visits: 1065 | Sunday September 16, 2018 - 08:30:01
Qeybo ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida ayaa laga dareemayaa in gaabis uu ku yimid hawlihii Dowladda Deegaanka kaddib isbadalkii dhawaan halkaasi ka dhacay.

Read More »

TOOS U DAAWO:- Xaaladda Xarunta Degmada Hodan Oo Uu Goor Dhaweyd Qaraxa Ka Dhacay

0 Visits: 1058 | Monday September 10, 2018 - 11:08:14
QARAX qasaaro geystay ayaa ka dhacay xarunta degmada Hodan ee gobolka Banaaddir.

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO BAHDA SAXAAFADDA U DIARAYAAN SAXAAFI SHARIIF MACAALLIN MAXAMUUD OO AABBIHII KU GEERIYOODAY M.MUQDISHO

0 Visits: 1423 | Tuesday September 04, 2018 - 21:57:02
Bahada Saxaafadda Soomaaliyeed iyo axsaab kaleba oo kala ah Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}, Yuusuf Cism aanciil Axmed {Carrabeey}, Dr. Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy},Muuse Maxamed Cismaan {M/Kiimiko},C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis}, Maxamuud Xasan Axmed {Xuurshe}, Sh.Cali Cumar Maxamuud{Caliyoow},…

Read More »

Daawo:-Xildhibaan C/Qaadir Cosoble"Madaxda Dowladda Waxay Qorsheynayaan Mudo Kororsi 2 Sano Ah Lagamana Yeelayo"

0 Visits: 1023 | Monday August 27, 2018 - 09:28:37
Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa madaxa dowladda Soomaaliya waxa uu ku eedeeyey inay doonayaan mudo kororsi.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 23-KA AGOOSTO 2018-KA

0 Visits: 1101 | Thursday August 23, 2018 - 09:39:53
SOOMAALI KU GEERIYOOTAY XAJKA Laba Xujeyda Soomaaliyeed ka mid ah ayaa la xaqiijiyay inay ku dhimatay, halka tiro kalena ay ku dhaawacantay, markii shalay isbuurasho ka dhacday Mina, oo qiyaastii 5KM u jirta magaalada barakaysan ee Makka. Xujeydan geeriyootay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Xaaji…

Read More »

BAHADA WABKA MOGTIMES.COM OO HAMBALYO U DIREYAAN SHACABKA MUSLIMIINTA DUNIDA KU NOOL

0 Visits: 1101 | Monday August 20, 2018 - 23:58:48
BAHADA WABKA MOGTIMES.COMOO HAMBALYO U DIREYAANSHACABKA MUSLIMIINTA DUNIDAKU NOOL Waxaa Maamulka iyo howldeenannada wabkaMOGTIMES.COM ayu dirayaan dhammaan bulshada buslimiinta caalmka meelkasta oo ay ku sugan yihiin maalinta farxadda leh ee CIIDULADXAA oo manta ayBerrito ay tahay maalinta 1aad waxaana…

Read More »

Muxuu Neymar uqalmaa waqtigaan?

0 Visits: 1104 | Saturday August 18, 2018 - 21:02:39
Tababaraha xulka Brazil Tite ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay qaab ciyaareedka Neymar, inkastoo xiddiga weerarka ka ciyaara lagu dhaleeceeyay ficiladii uu sameeyay intii lagu jiray Koobkii Adduunka.

Read More »

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

0 Visits: 1106 | Thursday August 16, 2018 - 21:29:46
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa waxaa looga hadlay Haween Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya oo looga faa'iideestay dhaqaalo xumo heysata in rag ka yimaada dalka dibadiisa ay sixun ula dhaqmeen.

Read More »

AMISOM oo bilowday qorshe ay uga baxayaan Garoonka Stadium Muqdisho

0 Visits: 1095 | Thursday August 16, 2018 - 19:33:59
AMISOM ayaa bilaabay qorshe ay uga guurayaan Garoonka Stadium Muqdisho oo muddo 7 sano u ahaa saldhig ciidan, sida uu xaqiijiyay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Francisco Madiera.

Read More »

DHAGEYSO:Sirdoonka Itoobiya Iyo Dhiibistii Qalbi Dhagax Galka Baarista !

0 Visits: 1048 | Wednesday August 15, 2018 - 20:55:05
Toddobaadka dambe waxay ku buuxdaa sannad markii dawladda Soomaaliya ay dawladda Itoobiya u gacan gelisay sarkaalka ururka ONLF ee Cabdikariim Muuse Qalbi Dhagax. Dhiibistaasi waxay dawladda u abuurtay qalalaasihii siyaasadeed ee ugu weynaa sannadkaas tan iyo markii ay xukunka qabatay.

Read More »

Madaxweyne Waare" waxaanahay walaalo aan kala harin Jabuuti"

0 Visits: 1005 | Saturday August 04, 2018 - 08:06:17
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku baaqay in dowladda Soomaaliya ay xaliso tabashadda ay soo jeedisay dowladda jabuuti.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 4-TA AGOOSTO 2018-KA

0 Visits: 1771 | Saturday August 04, 2018 - 07:53:29
Dowladda federaalka iyo Puntland oo isku afgartay sii deynta maxaab iis Burcad badeed-nimo u xiran Shirkii Golaha Wasiiradda ee maalintii daraad ka dhacay magaalada Gar-oowe ayaa qodobadii leysku afg-artay waxaa ka mid ahaa sii deynta Boqolaal Maxaabiis ah ku xir xiran deegaannada Puntland, kuwaa oo…

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO REER AXMED JIMCAALE CIGALLE OO AY KA GEERIYOOTAY AAMINO AXMED JIMCAALE {AAMINO JAHOOY}

0 Visits: 1119 | Thursday August 02, 2018 - 09:15:14
Cali Maxamed Jimcaale Cigalle {Cali Maraq} iyo Caruurtiisa, Xal iimo Maxamed Jimcaale Cigalle iyo Caruurteed, Faadumo Max amed Jimcaale Cigalle Iyo Carruurteeda ,Aamino Maxamed Jim caale Cigalle Caruurteeda, Ilmo Madiino Maxamed Jimcaale Cig alle,Ilmo Mako Maxamed Jimcaale,Ilmo Axmed Maxamed Jim caale…

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO REER AXMED JIMCAALE OO AY KA GEERIYOOTAY AAMINO AXMED JIMCAALE {AAMINO JAHOOY}

0 Visits: 1289 | Thursday August 02, 2018 - 09:15:14
BAHDA SAXAAFADDA SOOMAALIYEED OO UGU TACSI YENAYAAN MAAMULAHA WARGEYSKA M.TIMES GEERIDII KU TIMID WALAA SHEED AAMINO AXMED JIMCAALE {AAMINO JAHOOY}

Read More »

TACSI LOO DIRAYO QOYSKII AY KA GEERIYOOTAY CALASEEY MAXAMUUD CALI

0 Visits: 1113 | Saturday July 21, 2018 - 10:04:20
MAAMULKA WARGEYSKA M.TIMES OOKA TACSIYADEYNAYA ... Maamulka iyo howladeennada wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper waxaay tacsi u dirayaan ehelada {MARXUUMAD CALSEEY MAXAMUUD CALI,} iyo Carruuteeda oo kala ah Safiyo Xuseen Maxamuud ,Sahro Xuseen Maxamuud {Sahruuni} iyo Dr.Cismaan Axmed Jimcaale…

Read More »

Wariyihii caanka ahaa Yoonis Cali Nuur oo ku geeriyooday London [HALKAAN KA AKHRISO TAARIIKH NOLOLEEDKIISA.}

0 Visits: 1210 | Friday July 20, 2018 - 13:46:36
Allaha u naxariistee waxaa xalay isbitaal ku yaalla magaalada London ku geeriyooday Wariye Yoonis Cali Nuur oo ka mid ahaa wariyeyaasha ugu caansanaa Warbaahinta Soomaalida

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIL NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 4-TA LUULYO 2018-KA

0 Visits: 1457 | Wednesday July 04, 2018 - 08:32:30
DIL KA DHACAY SUUQA BAKAARAHA IYO FAAH FAAHIN KA SOO BAXEYSA.. Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wiil Dhalinyaro ah oo Shalay Salaadii Casir kadib lagu dilay Gudaha Suuqa Weyn ee Bakaaraha degmada Howl-Wadaag ee Gobolkaan Banaadir.

Read More »

TOOS U DAAWO: Dabaal degga Xuska 1-da Luulyo oo ka socota Stadium Koonis

0 Visits: 1177 | Sunday July 01, 2018 - 12:45:32
Waxaa garoonka kubadda cagta ee Stadium Koonis ee degmada C/casiis ka socota Munaasabadda Xuska 1-da Luulyo, waxaana ka qeyb galayaa kumanaan ruux oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir.

Read More »

EHELKA AROOSADDA OO HAMBALYO AQAL-GAL FARXAD LEH U DIRAYAAN AROOSKA QAALID CISMAAN {KARAAMA} IYO NACIIMAC/QAADIR N.NALKA}

0 Visits: 1415 | Monday June 25, 2018 - 19:53:32
WAALIDDIINTA AROOSADDA NACIIMO CABDULQAADIR CABDULLE AYAA KALA AH SIDA TAN:- Abti C/laahi Cumar Raage iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa Abti Jeylaani Cumar Raage iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa Abti Msutaf Cumar Raage

Read More »