Maqaallo

FAALLO: Muhiimadu waa in fursadaha shaqo loo Sinnaado si looga Badbaado Khatarta Tahriibka

1 Visits: 1218 | Friday May 06, 2016 - 23:18:57
Tahriibe kasta haddii uu Alle ka Samata-bixiyo dhibaatada Bad-weynta marka la weydiiyo sababta ku khasbeysa in uu ka soo haajiro dalkiisa, si fudud ayuu markiiba kugu jawaabayaa shaqo la'aan iyo Ammaan-darro.

Read More »

Cilladaha shakhsiyadda (Qoraal Xiiso leh)

0 Visits: 2003 | Friday May 06, 2016 - 22:17:54
Waa maxay Shakhsiyadda? Shakhsiyadda qofka waxay ka tarjumaysaa dabcigiisa, dhaqankiisa, aragtidiisa ku aadan hareerihiisa, dabciyada dadka kale, fakarkooda iyo dareenkooda.

Read More »

Mashruuca walaalaynta shacabka Soomaaliyeed iyo la dagaalanka qabyaaladda

0 Visits: 1439 | Thursday May 05, 2016 - 22:53:47
Qeexid:waa mashruuc ijtimaaci ah oo u socda walaalaynta shacabka Soomaaliyeed iyo midayntiisa, iyo baabi'inta wax kasta oo wax u dhimaya walaalnimadiisa iyo midnimadiisa, sida cuqdadaha, kala shakiga, qabyaaladda, gobolaysiga iwm.

Read More »

RA'YI: Sidee loo dhisi karaa urur saxafiyyinta u shaqeeya oo aan ka shaqeysan?!

0 Visits: 1294 | Wednesday May 04, 2016 - 21:56:48
Marka laga hadlayo dhismaha urur saxaafadeed waxaa muhiim ah in laga fekero nooca ururku noqonayo; ururkaasi waxaa uu leeyahay dabeecad urur la mid ah kuwa ururada shaqaalaha wuxuu ka shaqeynayaa danaha saxafiiinta horumarintooda iyo u sameynta advocacykan hadda la wado waa union -

Read More »

XAGEE NALOO WADAA???.

0 Visits: 1290 | Monday May 02, 2016 - 20:29:19
KURSIGA : Dadka qaar ayaa FB ku soo qoro musharixiin u badan kuwa asalkoodo soomali yahay.ayaga oo ku leh kee baad dooran laheed.

Read More »

Suxufi Weyn Oo Iftiimiyey Doorka Warbaahinta & Doorashada Dalka 2016

0 Visits: 1136 | Sunday May 01, 2016 - 21:14:41
FARRIIN KU SOCOTA MEHNELEYDA WARBAAHINTA SOOMAALIYEED (SOMALI MEDIA PRACTITIONERS). Noocyada kala duwan ee warbaahinta waa Gole ay dadka isbedel doonka ah (reformists), dadka u ololeeya dhowrista xuquuqal insaanka, iyo siyaasiyiinta ay fekerkooda ugu gudbiyaan dadweynaha taasoo dhalineysa inay dadweynuhu…

Read More »

Dadka Wax haloo sheego Ama Xamar Noogu keena!

0 Visits: 1251 | Sunday May 01, 2016 - 19:15:08
Markii aan ka degnay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo (Abdullahi Yusuf Airport) mid ka mid ah gabdhihii ka shaqeynayay Garoonka ayaa soo socod boobsiisay iyadoo si deg-deg ah usoo horjoogsatay safkii aan ku jiray, waxay si deggan ii dhahday "Show Me Your Passport, Please" intaan Indho gaduudan…

Read More »

WAA KUMA MUSHARAXA MADAXWEYNE 2016?

0 Visits: 1446 | Sunday May 01, 2016 - 09:58:15
WAA KUMA MUSHARAXA MADAXWEYNE 2016? Musharixiinta, madaxweyne ee 2016, waxaa ka mid ah Xasan Sheikh Maxamuud, Sheikh Sharif Sheikh Axmed, Sharif Xasan Sheikh Aden, Cabdi-weli Maxamed Cali "Gaas", Cali Maxamed Geedi, Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed "Xiirane", Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,…

Read More »

1000 RUUX BIYAMAAL AH OO LA DILAY 2 MAALIN GUDAHOOD.

0 Visits: 1214 | Friday April 29, 2016 - 12:08:23
Inkasta oo dad badani aaminsanyihiin in gobalka Sh/hoose uu weligii ahaa gobal nabadeed , haddana 100 kii sanno ee ugu dambeeysay wuxuu ahaa goob dagaal.

Read More »

Dhaqaalaha Soomaaliya; Xaqiiqda iyo Rajooyinka Laga Qabo Mustaqbal Wanaagsan [Faalo]

0 Visits: 1285 | Wednesday April 27, 2016 - 11:39:07
Soomaaliya ayaa waxay leedahay dhul aad u ballaaran oo ah 639,659km oo isku wareeg ah. Waa dhul aad u ballaaran oo dhaqaale badan laga dhalin karo loona adeegsan karo hawlo dhaqaale oo aad u fara badan.

Read More »

Eber Cod waa ka mid Musuqmaasuqa Doorashada [W/Q: Yusuf Garad]

0 Visits: 1164 | Monday April 25, 2016 - 19:24:37
Musuqmaasuqa siyaasadda Soomaaliya waa mid baahsan wuxuuna ugu daran yahay xilliga doorashada Madaxweyne, ha noqdo Madaxweynaha Qaranka ama kuwa Gobollada qaarkood.

Read More »

(LA-YAABKA & SAWIRO): Qaliin lagu sameeyo ilmo yar oo labo madax lahaa.

0 Visits: 1338 | Sunday April 24, 2016 - 22:41:47
Yamanoor Naranal waa ilmo yar oo u dhashay dalka Hindiya, waxa uu lahaa labo madax oo mid dhinaciisa u korayey. Aabihiisa, Karriappa Naranal oo 35 jir iyo hooyadiisa Shridevi Naranal oo 28 jir waxay deggan yihiin Tuulladda Tavariyara ee Degmadda Karnataka, waxay sheegeen markii uu cunugooda dhalanaa…

Read More »

RA'YI: Xamar Waa la kala Leeyehee Xaqa Dadkuu Sheega

0 Visits: 1131 | Sunday April 24, 2016 - 13:01:06
Maalin kasta waxaa dhegaheena ku soo dhaco ama aan maqalnaa Maqaam gooni ah ayeey yeelaneysaa Magaalada Mogadisho.

Read More »

FADLIGA AY LEEDAHAY AAMUSNAANTA.

0 Visits: 3115 | Sunday April 24, 2016 - 12:50:52
Waxaa la soo Weriyey in Nabigeena CSW, uu Maalin waayey Nin la oran jiray Kacab markaasuu Dadkii weydiiyey oo yiri:- Ninkaas yaa ka War haayo ?, markaas baa loogu jawaabay:- wuu Xanuunsan yahay Ninkaasi. Markaasuu Nabig CSW, baxay isagoo soo Booqanayaa markuu u soo Galay ayuu yiri:- Kacaboow Bishaareyso.

Read More »

TAAJIRKA BAAHAN.

0 Visits: 1510 | Saturday April 23, 2016 - 19:15:49
Haddii taaladii sayid Mohamed ,jigjiga u qaxday,haddii Adiguna ( walaalkeey /walaasheey ) laguu abuuray duruuf kugu kaliftay in aad qaxdo adiga oo aan rabin qax. Haddii duurjoogtiina la qixiyay,dhirtiina dhuxul ahaan loo qaxiyay,geed yahuud ama cali groob lagu bedelay(waa geed dhirta kale baabiya oo…

Read More »

Isqurxin Qoomamo ka Danbayso!- W/Q: Mona Qasaali

0 Visits: 1651 | Thursday April 21, 2016 - 11:40:47
Caafimad ku waa nimco aan la wada helin , halka Calafkuna ka yahay shay aan xoog iyo xeelad toona lagu kala qaadin. Hadafkaga ,

Read More »

Dhibanihii ducadiisa Alle ajiibay! (Sheeko gaaban)

0 Visits: 1431 | Thursday April 21, 2016 - 10:37:16
Waxaan jeclaystay in aan idin la wadaago sheekadaan oo aan ka soo guurinayo dhakhtar aan saaxiib nahay oo ay ku dhacday.

Read More »

Warkii Sh/Hoose Armuu la mid yahay lixdii Imaam ee la Diley?!

0 Visits: 1168 | Wednesday April 20, 2016 - 19:42:20
Waxaa maalahaan la hadal hayey War sheegaya in Ayeeyo iyo Lix Caruur lagu Gubeu Meel la yiraahdo Dudumo oo u dhaxeysa Marka iyo Shalaanbood , waxaana Warkaa aad u qaatey inta badan Warbaahinta Gudaha iyo Dibada hase yeeshee Warkaas wax Dabagal ah oo lagu sameeyey ma jirto Xaqiiqdiisa, la ismana weydiin…

Read More »

Abdiweli Garyare "Ha lumin madaxbannaanida NUSOJ, hana sii fogayn hoggaan la'aanta heysata"

0 Visits: 1149 | Wednesday April 20, 2016 - 10:48:09
Waxaa muddo socday dadaalo iyo isku-day lagu doonayo in dib loogu saxo turaan-turooyinkii ku yimid ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ. Si taasi looga gudbana waxaa la aqbalay wax badan oo aan munaasib u aheyn dariiqa loo maray, iyaddoo la eegayo xalka iyo isku tanaasulka.

Read More »

Baro 6 waxyaabood furriinka kahor

0 Visits: 1454 | Tuesday April 19, 2016 - 22:27:29
Furiinku waa go,aan qaadasho adag oo ku timaada dareen xoogan oo la xakameyn waayay. taa oo sababta in guri dhisnaa uu dumo, waana fal dib u noqosho ku keena labada ruux ee is furay mana jirto guul uu keeno furiinka ilaa ay jirto sabab macquul ah oo la wada arki karo.

Read More »