Wararka

Al-Shabaab oo ku hanjabtay inay la dagaalameyso Ciidamada Britain ee Soomaaliya la keenayo

0 Visits: 810 | Wednesday October 07, 2015 - 09:23:47
Xarakada Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka hadashay qorshaha dowladda Britain ay Ciidamo ugu soo direyso Soomaaliya, kuwaasoo tababari doona Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda.

Read More »

Dabley Hubeysan oo Weerartay Guriga Gudoomiyaha Awdal

0 Visits: 800 | Wednesday October 07, 2015 - 08:55:23
Dabley Hubeysay ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday guriga Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan "Ramaax" xili uu halkaasi ku sugnaa gurigiisa oo ku yaalay degmada Boorame.

Read More »

Guddoomiyaha G/SH/Hoose oo sheegay in dhawaan la bilaabi doono howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

0 Visits: 908 | Wednesday October 07, 2015 - 08:45:32
Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Qoryooley Kuntuwaarey , Awdheegle Sablaale iyo Xubna kale ayaa shalay kormeer shaqo ku tegay degmada Afgooye iyo deegano hoos yimaada.

Read More »

Kenya oo Shaqaalaha UNHCR ku eedeysay iney Taageeraan Alshabaab

0 Visits: 868 | Wednesday October 07, 2015 - 08:39:55
Wasiirka arimaha gudaha Kenya ayaa ku eedeeyay shaqaalaha Hayada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga iney taageero ku siiyaan Alshabaab xeryaha dhadhaab oo ah xerada ugu weyn ee dunida oo qaxooti ku nool yahay.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 7-DA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 1049 | Wednesday October 07, 2015 - 08:25:45
MADAXWEYNAHA OO DHAGAX DHIGAY DAYACTIR LAGU SAMEYNAYO XARUNTA WASAARADDA SHAQADA Madaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay dhagax dhigay xaruntii Wasaarad da shaqada iyo arimaha bulshada ee Soomaaliya, kaasi oo lagu sameynayo dib u dhis, iyadoo munaasa badii…

Read More »

Kulan Beeleed ay Yeelatay jaaliyadda Beesha Weceysle ee Gothenberg Sweden+Swairo

0 Visits: 824 | Wednesday October 07, 2015 - 00:42:41
Waxaa taariikhdu markii ay ahayd 4.10.2015 kulan wada tashi ah isugu yimid jaaliyadda wacaysle ee ku nool magaalada gothenborg ee dalka swedhen, kulankaas oo laaga hadlaayey horumarka ka socda dalka iyo sidii ay beeshu uga qayb qaadan lahayd howlaha ka socda dalka iyo deegaanka ay beeshu degto.

Read More »

Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay Soomaaliya ku soo wajahan tahay dabeyl waxyeelo ballaaran geysaneysa

0 Visits: 821 | Wednesday October 07, 2015 - 00:36:36
Ambassador Harriet Matthews oo ah safiirka Soomaaliya u dowladda Ingiriiska ayaa ka hadashay xaaladda dalka, doorka dowladeeda ka qaadaneyso arrimaha gargaarka, nabadgelyada, siyaasadda iyo taageerada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Hay'adda Nabad Sugidda Soomaaliyeed ee NISA oo ka hadashay xariga saxafiyiinta Tv-ga UNIVERSAL

0 Visits: 789 | Tuesday October 06, 2015 - 23:41:15
Hay'ada Nabadsugidda Soomaaliyeed NISA ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay xarigii loo geystey agaasimaha xafiiska Bariga Afrika ee Universal iyo mid ka mid ah barnaamij soo saarayaasha taleefishinka Universal.

Read More »

R.W. K/xigeenka Xukuumada oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Switzerland

0 Visits: 867 | Tuesday October 06, 2015 - 23:26:10
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Switzerland, waxaana wafdigan

Read More »

Wariyeyaasha Universal TV oo muddo 21-cisho xabsiga lagu sii heynayo

0 Visits: 897 | Tuesday October 06, 2015 - 22:12:03
Ururada u dooda xuquuqda aadanaha iyo Madaxda warbaahinta ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka in la sii daayo wariyeyaasha Universal Tv, kuwaasoo maalintii shanaad xabsiga ku jira. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in 21 cisho ay sii xirnaanayaan Agaasimaha Bariga Afrika ee Universal TV C/llaahi…

Read More »

Hoteel uu ku sugnaa Ra'iisul Wasaaraha dalka Yemen oo Sawaariiq lagu garaacay & Khasaaro ka dhashay

0 Visits: 845 | Tuesday October 06, 2015 - 19:43:50
Hoteel ay ku shaqeeyaan Ra'iisul Wasaaraha dalka Yemen iyo xubno ka mid ah Golahiisa Wasiirada ayaa lagu garaacay Sawaariiq ay soo rideen Xoogaga Xuutiyiinta ee ka dagaalamaya dalka Yemen. Weerarkaasi waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidamadii ku sugnaa Hotelka…

Read More »

JAWAARI: Berri ayuu furmi doonaa shirka looga hadlayo Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha

0 Visits: 919 | Tuesday October 06, 2015 - 19:36:25
Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta shaaciyay in berri uu furmayo shirka looga hadlayo qodobbadii lagu xusay mooshinkii 12-kii bishan Ogoosto ay xildhibaanno ka tirsan golaha baarlamaanka Soomaaliya ka keeneen madaxwaynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Wafdi Uu Hogaaminayo Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Towfiiq Iyo Garacad "SAWIRRO"

0 Visits: 802 | Tuesday October 06, 2015 - 10:43:07
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay degmooyinka Towfiiq iyo Garacad ee gobolka Mudug.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 6-DA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 1725 | Tuesday October 06, 2015 - 10:06:12
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO SHALAY MADAXTOOYADA KU QAABILAY MSS. METTE KNUDSEN.. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho warqadihii Aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Denmark uga wakiilka…

Read More »

Xoogaga Shabaab oo weerar culus ku qaaday Degmada Baardheere

0 Visits: 853 | Monday October 05, 2015 - 12:53:04
Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ayaa weerar culus waxa ay ku qaadeen Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo ay maamulaan ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya. Shabaab ayaa weerarkaan u adeegsaday hub kala duwan, gaar ahaan hubka garbaha laga gano iyo sidoo kale madaafiic ay ku garaceen Garoonka Diyaaradaha…

Read More »

Dowladda Somaliya oo ku gacan seyrtay in la joojiyo Heshiisyada Shidaalka Somaliya

0 Visits: 869 | Monday October 05, 2015 - 12:28:06
Dowladda Federalka Somaliya ayaa si cad ugu gacan seyrtay soo jeedin ka timid Qaramada Midoobay, taasi oo ku saabsan in la joojiyo heshiisyada ku saabsan Shidaalka dalka Somaliya.

Read More »

Xiisad Dagaal oo ka taagan duleedka Magaalada Kismaayo

0 Visits: 868 | Monday October 05, 2015 - 11:28:54
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo duleedkeeda, ayaa sheegaya inay halkaasi ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada Maamulka Jubbaland iyo ciidamada Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale). Dhaqdhaqaaqa ciidanka iyo xiisada ayaa laga dareemayaa deeganada Goobweyn iyo Sabca Asharaaf…

Read More »

Danjire Nicholas Kay oo Walaac ka muujiyay Xarigga Wariyeyaasha kana hadlay Saxaafadda Somalia

0 Visits: 804 | Monday October 05, 2015 - 10:59:54
Wakiilka QM ee Somalia, Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xarigga agaasimaha Universal tv ee Bariga Afrika, C/llaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir Salaad.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYDSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH ISNIIN 5-TA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 1072 | Monday October 05, 2015 - 09:47:01
WAA WARARKA WARGEYDSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH ISNIIN 5-TA OKTOOBAR 2015-KA WASIIRKA WARFAAFINTA MAAREEYE OO SHEEGAY IN SAXAFIYIINTA UNIVERSAL AY HELI DOONAAN XUQUUQDOODA DASTUURIGA Wasiirka Warfaafinta, Dhaqa-nka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda So-omaaliya Maxamed Cabdi Xayir "Ma-areeye"…

Read More »

Madaxweynaha Dowlad Goboleedkii Banadir State Md.C/Llaahi Dheere Oo‏ Talo Guud U Soo Jeediyay Xubnaha Golaha Baarlamaanka Federtaalka Somaaliya

0 Visits: 955 | Sunday October 04, 2015 - 19:09:27
Madaxweynaha dowlad goboleedkii Banadir State Md Cabdulaahi Axmed Maxamuud (C/llaahi Dheere) ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Siyaasadda isdiidan ee dalka soomaliya ee uu xiligaan maraayo dalka

Read More »