Wararka

Qodobada wax laga Bedelayo Ee Dasuurka Oo ay ka mid yihiin Awoodaha Madaxweynaha Iyo Ra'iisul Wasaaraha

0 Visits: 777 | Tuesday February 16, 2016 - 12:42:00
Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay qodobada wax ka bedelka lagu sameeyay ee Dastuurka KMG.

Read More »

Feysal Cali Waraabe: " Qaraxii Daallo Airline Kama Dambeyso Soomaaliland".

0 Visits: 875 | Tuesday February 16, 2016 - 12:09:15
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Soomaaliland Injineer Feysal Cali Waraabe oo u warramayay saxaafada ayaa beeniyay in maamulka Soomaaliland uu ku lug lahaa Qaraxii diyaaraddii Daalo Airline.

Read More »

Deg Deg: Shaqaalo Shirkad Dhismo Turkey-gu leeyahay ka Howlgala oo lagu weeraray Muqdisho

0 Visits: 899 | Tuesday February 16, 2016 - 11:48:30
Ugu yaraan 1 qof ayaa ku dhintay mid kalana waa uu ku dhaawacmay kadib weerar tacshiirad ah oo ay kooxo hubeysan huwiyeen gari yar oo ay la socdeen dhibanayaashaasi.

Read More »

Soomaali loo heysto dilka Gabar u dhalatay Sweden oo la ogaaday inuu 18-jir yahay

0 Visits: 894 | Tuesday February 16, 2016 - 11:45:41
Wiil Soomaali oo loo heysto dilka Gabar u dhalatay Sweden oo lagu magacaabi jiray Alexandra Mezher oo 22 jir ah ayaa la shaaciyay inuu 18-jir yahay, kadib markii Maxkamadda qaadeysay dacwadiisa ay shaki gelisay da'da uu sheegtay oo aheyd 15-sano jir.

Read More »

Saxafiyiinta Madaxa Banaan Oo Guddi u saaray Xallinta Khilaafka NUSOJ+Sawirro

0 Visits: 878 | Tuesday February 16, 2016 - 11:32:38
Iyadoo Muddooyinkii dambe is qab qabsi baahsan uu ka taagnaa Ururka Qaranka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Ee NUSOJ taas oo sababtay in Jahwareer uu ku yimaado Saxaafadda Madaxa Banaan ayaa waxaa wariyayaasha Soomaaliyeed ay sameysteen guddi Madax banaan oo ka kooban 9 xubnood.

Read More »

Alshabaab oo xalay saacado kooban haystay qeybo ka mid ah Degmadda Afgooye.

0 Visits: 923 | Tuesday February 16, 2016 - 10:56:40
Ilo-wareedyo iyo Dadka Deegaanka ayaa inoo xaqiijiyey inay Alshabaab saqdii dhexe ee xalay dhowr jiho ka soo weerareen Xarumaha ay Ciiddanka Dowladda kaga sugan yihiin Degmadda Afgooye ee Gobalka Sh/hoose.

Read More »

Dhoolatus Milliteri oo loogu magac daray "Onkodka Waqooyi" oo ka bilaaban doona Sacuudiga.

0 Visits: 891 | Tuesday February 16, 2016 - 10:41:41
3,500 Askari oo ka kala socda ku-dhawaad 20-Waddan oo isugu jira dalalka Carabta iyo kuwa Islaamka ayaa ku sii qulqulayo W/bari ee Sacuudiga, si ay uga qeyb galaan Dhoolatuskaasi oo bishan Feberaayo 26-da ka bilaaban doonto Saldhigga Milliteri ee Boqor Khaalid.

Read More »

Wasiirada Amniga iyo Arimaha Gudaha oo Baarlamaanka hortagaayo

0 Visits: 855 | Tuesday February 16, 2016 - 10:34:37
Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Amniga Xukuumadda Somaliya, ayaa lagu wadaa in maanta ay hortagaan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, kadib markii halkaasi looga yeeray.

Read More »

Mareykanka oo beeniyay in Diyaarad Drone ah uga dhacday Koofurta Soomaaliya

0 Visits: 822 | Tuesday February 16, 2016 - 10:17:42
Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa beenisay wararka sheegaya in diyaarad kuwa aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone ku dhacday Soomaaliya, iyadoo Al-Shabaab ay shalay gelinkii dambe sheegatay inay gacanta ku heyso diyaaradaas. Saraakiil ka tirsan Pentagon-ka Mareykanka ayaa oo…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO TALAADO 16-KA FEBARAAYO 2016-KA

0 Visits: 1086 | Tuesday February 16, 2016 - 09:29:18
RA'IISUL WASAARE CUMAR OO KHUDBAD KA JEEDIYEY DAAHFURKA WAJIGA KOOWAAD EE DIB U EEGISTA DASTUURKA KMG. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, ayaa shalay khudbad ka hor jeed iyey golaha…

Read More »

DEG DEG: Dab xoogan oo ka kacay Suuqaweyn ee Madiina Magaalada Muqdisho

0 Visits: 889 | Monday February 15, 2016 - 20:26:34
Dab xoogan oo khasaaro hantiyadeed geystay ayaa lagu soo waramayaa in goordhow uu ka kacay bartamaha Suuqa Weyn ee Madiina

Read More »

Ciidamo gaar ah oo la geeyay Garoonka Aadan-Cade(Sawirro)

0 Visits: 921 | Monday February 15, 2016 - 20:10:03
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka booliska ayaa kormeer howleed ku tegay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo la geeyay ciidamada si aad ah u tababbaran.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Cumar oo Khudbad ka jeediyey daah-furka wajiga koowaad ee dib u eegista Dastuurka KMG.

0 Visits: 789 | Monday February 15, 2016 - 20:07:23
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha wasiirada, ayaa maanta khudbad ka hor jeediyey golaha Baarlamaanka , isaga oo faah-faahin ka bixiyey 10-ka cutub ee Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya oo isbadal lagu…

Read More »

Khudbaddii R.Wasaare K/Xigeenka ee Kulanka Horu-marka iyo Dib u Dhiska Kaabayaasha Dhaqaale ee Dalka (SDRF)

0 Visits: 881 | Monday February 15, 2016 - 20:05:07
Ra'iisal Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Maxamed Cumar Carte oo maanta shir gudoominayay shirkii Horu-marinta iyo dib-dhiska kaabayaasha dhaqaale ee dalka (SDRF Meeting) ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan qorshayaasha horu-marineed ee ka socda guud ahaan dalka Somaliya.

Read More »

Midowga Afrika oo dib u eegis ku sameynaya u toog haynta weerarada Shabaab ay ku qaadaan ciidanka Amisom

0 Visits: 767 | Monday February 15, 2016 - 20:01:18
Wafdi ka socda Midowga Afrika oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay dib u eegis ku sameynayaan toog heynta iyo u diyaarsanaanta Ciidankooda marka ay la kulmaan Weerarrada Shabaab.

Read More »

Al-Shabaab oo sheegtay inay gacanta ku heyso Diyaarad Drone ah oo soo dhacday

0 Visits: 973 | Monday February 15, 2016 - 19:55:00
Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku heyso diyaarad kuwa aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drone, taasoo ku soo dhacday dhul buuraley ah oo ku dhow degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Read More »

Warbixin: "Dadkii Caawiyey Amisom Oo Halis Ku jira"

0 Visits: 791 | Monday February 15, 2016 - 19:49:39
Hay'adda Saferworld ayaa sheegtay in dadka ku sugan deegaanada Amisom ay ka baxeen ay halis ugu jiraan beegsashada Al-Shabaab. WASHINGTON DC— Warbixin cusub oo laga qoray Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM uusan difaac siinin dadka rayidka ah iyo saraakiisha…

Read More »

Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka oo sheegay in loo soo gacan geliyay Sharciga Axsaabta

0 Visits: 793 | Monday February 15, 2016 - 19:40:38
Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in loo soo gacan geliyay Sharciga Asxaabta siyaasada, kaasoo todobaadkii hore ay meel mariyeen Golaha Wasiiradda.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo ka hadlay dilkii Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga

0 Visits: 871 | Monday February 15, 2016 - 19:05:55
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareyey dilkii maanta magaaladda Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Marxuum Muxyadiin Maxmaed Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Dawladdii KMG ahayd.

Read More »

Baaritaan ka duwan kuwii hore oo lagu sameeyay qarax maanta ka dhacay Muqdisho + Sawirro

0 Visits: 861 | Monday February 15, 2016 - 18:58:11
Ciidamo si gaar ah loogu tababaray baaritaanada qaraxyada ayaa maanta howlgal ka duwan kuwii hore ku sameeyay gaari ku qarxay afaafka hore ee isbitaalka Xanaano oo u dhow isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Read More »