Wararka

HARGEYSA: Qiimaha Raashinka Dalka oo Kor u kacay iyo Isticmaalkiisa soo kordhay (SAWIRRO)

0 Visits: 1348 | Tuesday July 19, 2016 - 21:12:44
Raashinka Wadaniga loo yaqaan ee ka soo baxa Beeraha Waddanka gudihiisa, ayaa isticmaalkoodu muddooyinkan dambe sare u kacay,isla markaana Habeenkii inta badan dadku cashadda ka dhigtaan cunto wadani.

Read More »

Max'ed Cabdi Kaliil oo loo Magacaabay Wasiir-u-dowlaha Amaanka Maamulka Jubbaland

0 Visits: 584 | Tuesday July 19, 2016 - 20:39:20
Talaado, Luuliyo 19, 2016 (HOL) :- Wareegto kasoo baxday Madaxtooyada Jubaland islamarkaana uu ku saxiixnaa Mudane Axmed Max'ed Islaam Madaxweeynaha Jubaland ayaa wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubaland loogu magacaabay Gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo Mudane Max'ed Cabdi Kaliil.

Read More »

SAWIRRO: Soomaalida Magaalada St Paul - MN oo iibsaday Masaajidka As-sunna (DAAWO)

0 Visits: 748 | Tuesday July 19, 2016 - 20:08:38
Jaaliyada Soomaalida ee gobolka Minnesota, gaar ahaan Magaalada St Paul ayaa shalay si rasmi ah ula soo wareegay dhismaha Masaajidka As-sunnah - Dadka qaarna ay u yaqaanaan Mknight, kaasoo ay kiro ugu jireen muddo 12-sano ah, waxaana ku tukan jireen Shanta Salaadood, kuna dhigan jiray Qur'aan Kariima;…

Read More »

Fethullah Gulen: "Waan cambaareynayaa inqilaabka Milateriga Turkiga weligeyna waan ka soo horjeeday arrintaas"

0 Visits: 541 | Tuesday July 19, 2016 - 20:05:31
Fathullah Gulen oo ah hoggaamiyaha ay siyaasadda ku kala tageen Madaxweynaha Turkiga ayaa markii ugu horeysay ka hadlay inqilaabka dhicisoobay ee ay ka badbaaday Dowladda Madaxweyne Ordogan.

Read More »

Madaxweynayaasha Somalia iyo Masar oo Kulankooda Labaad ku yeelan doona dalka Mauritania.

0 Visits: 433 | Tuesday July 19, 2016 - 19:45:54
Iyadoo ay Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Masar, Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/fataax Alsiisii doraad kulan ku yeeshaan Caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali ayaa waxaa haatan la qorsheynayaa inay isku arkaan Shir Madaxeedka Dowladaha Carabta oo dabayaaqadda bishan ka furmi doona caasimadda dalka Mauritania…

Read More »

Duuliyayaashii Turkishka ee soo riday Diyaaradda Dagaalka ee Raashiya oo la xiray.

0 Visits: 461 | Tuesday July 19, 2016 - 19:37:28
Labadii Duuliye ee Turkishka ee doorka ka qaatay Diyaaraddii Dagaalka ee Raashiya ee la soo riday bishii November ee sannadkii hore ayaa la xiray, kadib, markii ay ka qeyb galeen Afgembigii Fashilmay ee bishan July 15-dii ka ddhacay dalka Turrkiga.

Read More »

Toogasho ka dhacday Magaalada Lincolnshire ee dalka Britain

0 Visits: 488 | Tuesday July 19, 2016 - 19:19:07
Saddex qof ayaa ku dhimatay toogasho ka dhacday magaalada Lincolnshire ee Boqortooyada dalka Ingiriiska.

Read More »

Milliteriga Waqooyiga Kuurya oo tijaabiyey dhowr Gantaal oo wax ka dili kara masaafo dhan 600 Kiilomitir.

0 Visits: 531 | Tuesday July 19, 2016 - 19:13:08
Gantaaladaasi oo ah nooca Balaastikadda ayaa waxaa saakayto lagu tijaabiyey Xeebta Gobalka Hwangju ee W/galbeed ee dalkaasi.

Read More »

Masar oo Dowladda Somaliya ku wareejisay hub iyo gaadiid (Daawo Sawirada)

0 Visits: 488 | Tuesday July 19, 2016 - 19:00:15
Dowladda Masar ayaa Wasaarada Gaashaandhiga Somaliya waxa ay ku wareejisay hub iyo gaadiid dagaal, taasi oo maanta Safiirka dalka Masar u fadhiya Somaliya uu wareejiyay.

Read More »

Dowladda Jabuuti oo sheegtay inay taageero ka geysan doonaan Arrimaha Doorashooyinka Somalia.

0 Visits: 453 | Tuesday July 19, 2016 - 18:55:18
Telefishinka Dalka Jabuuti ayaa shaaciyey Madaxweynaha Dowladda Jabuuti, Ismail Omar Gelle ayaa mar kale soo cusbooneysiiyey sda ay Dowladiisa ka go'an tahay inay Somalia ka taageeraan Arrimaha Dib-u-heshiisiinta, Deganaanshaha iyo Nabadda.

Read More »

Ciidamada Ilaalada Deegaanka oo dib u habeyn lagu sameynaayo (SAWIRRO)

0 Visits: 469 | Tuesday July 19, 2016 - 18:38:01
Taliyaha ciidamada ilaalinta deegaanka Xamar C/naasir Maxamuud Indho-qarshe ayaa sheegay in tababar ku filan aanay helin ciidamadaasi, kuwaasi oo hadda qabta howlo badan oo ay ka mid tahay qaadista canshuurta iyo ilaalinta wax walbo oo deegaanka wax u dhimaya.

Read More »

Gariiga oo si xun u bahdilay Saraakiishii ka carartay Turkiga ee magangelyada weydiisatay (SAWIRRO)

0 Visits: 624 | Tuesday July 19, 2016 - 12:44:00
Dowladda Gariiga, ayaa waxay si xun u bahdishay sideed ka mid ah Saraakiisha Militariga Turkiga, oo Sabtidii ka baxsaday Turkiga, ka dib markii uu fashilmay afgambigii lagu doonaayay in xilka looga tuuro Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan.

Read More »

Odayaasha dhaqanka Hiiraan iyo wafdi ka socda IGAD oo xalay kulan gaar ah yeeshay

0 Visits: 505 | Tuesday July 19, 2016 - 11:51:15
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa xalay kulankii ugu adkaa oo dhex maray waxgaradka dhaqanka wafdi ka socda dalalka IGAD kaasi oo gelinkii dambe ee shalay ka degay garoonka Ugaas Khaliif.

Read More »

Xukuumadda Oo Baarlamaanka Ka Dalbatay Ansixinta in lagu daro Hindise-sharciyeedka Is-gaarsiinta

0 Visits: 438 | Tuesday July 19, 2016 - 11:42:43
Golaha Wasiirada Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa Shirkoodii Todobaadkii lasoo dhaafay ku meel mariyay shariciga Isgaarsiinta Dalka, Kaas oo golaha ay ka doodeen kadib markii u horkeenay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarisiinta.

Read More »

Daawo sawirada Madbacadda qaranka oo la qorsheynaayo in dib loo dhiso

0 Visits: 577 | Tuesday July 19, 2016 - 11:04:49
Dhismaha madbacadda qaranka ayaa waxaa uu kamid ahaa goobaha ku burburey dagaaladii sokeeye ee dalka soo maray, iyadoo mas'uuliyiinta wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ay sheegeen in dib u dhis lagu sameyn doono.

Read More »

Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho kadib markii uu ka soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika

0 Visits: 394 | Tuesday July 19, 2016 - 11:00:53
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo qeybgaley Shir Madaxeedkii 27-aad ee Midowga Afrika oo 17—18 July, ka socday magaalada Kigali ee dalka Jamhuuriyadda Rwanda.

Read More »

Madaxweyne Erdogan: Waxaan Diyaar u Nahay Inaan Soo Celino Ciqaabta Dilka

0 Visits: 506 | Tuesday July 19, 2016 - 10:48:10
Kadib afgambigii dhicisoobay ee la isku dayay maalmo ka hor dalka Turkiga, madaxweynaha dalkaa Raccep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dimoqraadiyadu u baahan tahay in ciqaabtaa lasoo cesho.

Read More »

Taliyaha cusub ee Amisom oo soo gaaray Muqdisho (SAWIRRO)

0 Visits: 576 | Tuesday July 19, 2016 - 10:34:39
Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaaray Taliyaha cusub ee ciidamada Midowga Afrika Amisom Jeneral Cismaan Nuur Subugle, kaasi oo xilkaan loo magacaabay Bishii June ee aynu soo dhaafnay.

Read More »

Xaasaska Madaxweyneyaasha Dalalka Afrika oo Wacad Kumaray inay Waxka Qaban Doonaan AIDS-ka

0 Visits: 455 | Tuesday July 19, 2016 - 10:31:29
Ayadoo uu haatan ka socdo shir caalami ah magaalada Durban ee dalka Koofur Afrika kaasoo looga hadlaayo sidii wax looga qaban lahaa cudurka AIDS ayaa xaasaska madaxweyneyaasha dalalka Afrika waxay wacad ku mareen inay wax ka qabtaan cudurkaa dilaaga ah.

Read More »

Midowga Afrika oo sheegay inay qalabeynayaan ciidamada Somalida ka hor inta aysan Somaliya ka bixin

0 Visits: 450 | Tuesday July 19, 2016 - 10:26:13
Midowga Afrika ayaa lagu wadaa inay ciidamadooda kala baxaan Somaliya sanadka 2018-ka sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Midowga Afrika.

Read More »