Wararka

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 24-KA LUULYO 2016-KA

0 Visits: 433 | Sunday July 24, 2016 - 11:06:31
GUDDIGA ARRRIMAHA DIBADDA BAARLAMANKA SOOMALIYA OO KASOO HORJEYSTAY GO'AANKA DOWLADA DALKA UGU SAARTAY HAY'ADDA NILE ACADEMY Guddiga Arrimaha Dibada ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ayaa kasoo horjeystay Go'aanka ay dowlada Soomaliya dalka ugu saartay Hay'adda Nile Academy ee dalka…

Read More »

Daraasad Sheegeysa in Dadka Waqooyi-bari Kenya aysan Aad Uga Cabsanayn Weerarada Al-Shabaab

0 Visits: 495 | Saturday July 23, 2016 - 09:56:51
Daraasad ay dhawaan soo saartay hayada cilmi baarista iyo daraasadaha ee IPSOS ayaa sheegeysa in badi dadka Kenyanka ah aysan aad uga fakarayn halka ugu weyn ee ay ka helaan xogta.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga Diini "Maraakiib Dagaal Hadda Ma dooneyno…" *Dhageyso*

0 Visits: 510 | Saturday July 23, 2016 - 09:51:02
Todobaadkaan waxa soo korortay aadna warbaahinta uhadal heysay in maraakiib ay soo iibsaneyso Dawlada Soomaaliya kuwaasi oo ilaalo ka noqonaya Xeebaha Dalka.

Read More »

Sagaal ruux oo lagu dilay weerarka Jarmalka ka dhacay

0 Visits: 712 | Saturday July 23, 2016 - 09:35:45
Sagaal ruux ayaa ku geeriyootay weerarka nin hubaysan uu ku qaaday xarunta ganacsiga ee Olympia Einkaufszentrum, ee Magaalada Munich ee dalka Jarmalka.

Read More »

Wasaaradda Amniga oo ka warbixisay howl gallo dad fara badan lagu soo qabtay

0 Visits: 533 | Saturday July 23, 2016 - 09:33:31
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa faah faahin ka bixiso howl gallo ciidamada ammaanka ka sameeyeen Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, kaasoo lagu soo qabtay dad ka badan 200 ruux.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 23-KA LUULYO 2016-KA

0 Visits: 752 | Saturday July 23, 2016 - 08:49:21
SHIRKII U SOCDAY W/MAALIYAD DA IYO MAAM ULADA GOBOLADA OO LAGU SOO GAGABEEYEY M/ NAYROBI Waxaa shalay lagu soo gagabeeyey M/ Nayrobi shir ay wasaarada maaliyaddu so o qaban qaabisay oo ay ka soo qayb galeen maamulada Galmudug, Puntland, K/Galbeed, iyo Jubaland.

Read More »

Daawo Sawirada: Shaqaalaha Hay'adda Nile Organisation oo maanta isaga baxay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 657 | Saturday July 23, 2016 - 00:04:49
Shaqaalaha Hay'adda Nile Organisation, ayaa maanta ka tagey Magaalada Muqdisho, iyagoona u hogaansamay amarkii ka soo baxay Golaha Wasiirada Somaliya, ee ahaa in muddo toddobaad ihi kaga baxaan Caasimadda Muqdisho.

Read More »

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ku Kulmay- SAWIRRO

0 Visits: 665 | Saturday July 23, 2016 - 00:03:18
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar, ayaa kulan casho ah la qaatay dhiggiisa dalka Kenya Aamina Maxamed iyo qaar ka mid ah danjirayaasha caalamka u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee weerar lagu qaaday xarun ganacsi ee magaalada Munich(Sawiro)

0 Visits: 496 | Saturday July 23, 2016 - 00:01:17
Magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa caawa waxaa ka taagan jahawareer iyo argagax iyadoo ciidamada Booliska ay baadigoob ugu jiraan dabley hubeysan oo weerartay xarun laga dukaameysto oo ku taal magaalada Munich.

Read More »

Tiro dad ah oo lagu dilay weerar lagu qaaday xarun Ganacsi ku taal magaalada Munich

0 Visits: 528 | Friday July 22, 2016 - 23:59:28
Wararka ka imaanaya dalka Jarmalka ayaa sheegaya in ugu yaraan 6 ruuxruux lagu diley rasaas ka dhacday xarun ganacsi oo ku taal magaalada Munich dalka Jarmalka iyadoo howlgalo ay ka wadaan ciidamada Booliska dalka Jarmalka.

Read More »

Turkiga oo qabtay afar ka mid ah Saraakiishii qaarajin rabtay Madaxweyne Erdogan (Daawo Sawirada)

0 Visits: 619 | Friday July 22, 2016 - 23:49:45
Laamaha ammaanka ee dalka Turkiga, ayaa waxay gacanta ku dhigeen afar ka mid ah Saraakiishii Militariga, ee uu ka fashilmay afgambigii ay ku doonayeen inay kursiga kaga tuuraan Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan.

Read More »

Deegaanka Beer-Xaano oo Shabaab laga Saaray

0 Visits: 479 | Friday July 22, 2016 - 23:45:56
Ciidanka amaanka dawlada goboleedka Jubbaland oo taageero ka helayo kuwa AMISOM ayaan manta oo jimco ah kala wareegay Al-Shabaab deegaanka Beer-Xaano oo u dhaw magaalada Kismayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.

Read More »

Shirkii u socday Wasaarada Maaliyadda iyo Maamulada Gobolada oo lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi "SAWIRO"

0 Visits: 513 | Friday July 22, 2016 - 23:33:17
Waxaa maanta lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi shir ay wasaarada maaliyaddu soo qaban qaabisay oo ay ka soo qayb galeen maamulada Galmudug, Puntland, Koonfur Galbeed, iyo Jubaland. Shirka ayaa waxaa looga hadlayey Fiscal Federalism, oo ah sidii loo qaybsan lahaa dakhliga iyo kheyraadka dalku leeyahay,…

Read More »

Siminaar ku saasan badqabka saxafiga oo Warfaafinta lagu soo gabo gabeeyay "SAWIRRO"

0 Visits: 546 | Friday July 22, 2016 - 22:22:04
Siminaarkan oo socday muddo saddex cisho ah ayna soo qaban qaabisay Waaxda tabbabarda iyo shaqalaha ee Wasaaradda Warfaafinta, isla markaana ay bixinayeen quburo ka tirsan Hayadaha Caalamiga ee taageera Suxufiyiinta ee kala ah I.M.S & FOJO, waxaana ka qeybgalayaashu ay ku barteen badqabka saxafiga ah.

Read More »

Gurmad laga diray Madaxtooyada Somaliya oo gaaray Degmada Cadale

0 Visits: 660 | Friday July 22, 2016 - 22:12:22
Ciidan gurmad ahaan looga diray Madaxtooyada Magaalada Muqdisho, ayaa gaaray Degmada Cadale ee Gobolka Shabellaha Dhexe, xilli Degmadaasi ay ka taagan tahay xiisad colaadeed.

Read More »

Qunsulka Turkiga ee Hargeysa oo ka Warbixiyay Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland iyo Hay'adda Nile Academy

0 Visits: 413 | Friday July 22, 2016 - 22:09:35
Qunsulka TURKIGA ee Magaalada Hargeysa, Muzaffer Yuksel ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland u gudbiyeen in albaabadda loo laabo hay'adda Nile Academy oo uu leeyahay Sh. Fetxullah Gulen oo ah ninka ay ku eedeeyeen inuu ka dambeeyo Inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay.

Read More »

Dalka Brazil oo lagu xiray toban nin oo weeraro argagixiso qorsheynaayay

0 Visits: 468 | Thursday July 21, 2016 - 23:57:23
Ugu yaraan toban nin oo qorsheyneysay weeraro argagixiso oo ka dhan ah ciyaaraha olimbikada ka furmanaaya dalkaasi, ayaa xabsiga loo taxaabay, iyadoo laba kalana lagu daba jooggo.

Read More »

Ukraine Wariye Caan Ahaa oo Lagu Dilay Qarax Gaarigiisa Loogu Xiray

0 Visits: 484 | Thursday July 21, 2016 - 23:54:02
Wariye caan ka ahaa dalka Ukraine kana shaqeenayay mid kamid ah Websetyada dalkaasi ugu afka dheer ayaa shalay la dilay, kadib markii gaarigiisa loogu xiray waxyaabaha qarxa.

Read More »

Axmed Madoobe oo awaamiir ku soo rogay Magaalada Kismaayo

0 Visits: 453 | Thursday July 21, 2016 - 23:52:08
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, ayaa waxaa uu soo rogay awaamiir ah in dadku ka baxaan Xarumaha Dowladdii Dhexe, ee ku yaala Magaalada Kismaayo.

Read More »

Tacsi: Ilaahey ha u naxariisto Axmadey Cosmaan oo dhawaan Itoobiya ku geeriyooday

0 Visits: 1904 | Thursday July 21, 2016 - 23:37:41
TACSI:Waxaa 20 ka bishan Luulyo 2016 ku geeriyooday magaalada Addis Abeba ee dalka Itoobiya Allaha u naxariistee Axmed Cosmaan Ibraahim (Axmadey) oo ahaa madaxii wargeyskii Xiddigta Oktoobar.

Read More »