Wararka

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya Oo Saxiixday Heshiis Lagu Kordhinayo Dhoofinta Xoolaha

0 Visits: 469 | Saturday July 22, 2017 - 22:08:56
Wasaarada Xanaanada Xoolaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorsho ay ku kordhisay dalka Sacuudiga dhoofinta Xoolaha dalkeena Soomaaliya mudo dhowr Sano ah kadib.

Read More »

Go'aankii Maxkamadda sare ku gaartay in dib lagu celiyo doorashada 8 kursi oo la taageeray

0 Visits: 488 | Saturday July 22, 2017 - 21:59:39
Waxaa magaalada Muqdisho kullan ku yeeshay Odayaal, Nabadoono, Boqoro, Salaadiin, Ugaasyo iyo Waxagarad ka soo jeeda sideedii Xildhibaan ee dhawaan Maxamadda Sare go'aan ka gaartayee ahaa in Kuraastaas dib loogu laabto madaama si cadaalad daro ah ay ku dhacday doorashadooda.

Read More »

Diyaarad maxaabiis ka keentay Itoobiya oo Magaalada Muqdisho soo gaartay

0 Visits: 420 | Saturday July 22, 2017 - 21:56:23
Diyaarad maxaabiis Soomaali ah ka soo qaaday dalka Itoobiya, ayaa waxay goor dhow ka soo cago dhigatay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Xoghayihii Joogtada Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shaqo joojin lagu sameeyay (Akhriso)

0 Visits: 394 | Saturday July 22, 2017 - 21:53:10
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay Xoghayihii Joogtada ee KMG ahaa ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Yaxye Cali Ibraahim.

Read More »

WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH sabti 22-KA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 1667 | Saturday July 22, 2017 - 16:04:07
Puntland Oo Galmudug Ku Eedeys ay Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ay Ku Lahaayeen Gaalkacyo

Read More »

Afhayeenkii Aqalka Cad ee Marayanka Sean Spicer oo is casilay

0 Visits: 658 | Friday July 21, 2017 - 21:49:45
Xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad ee Maraykanka Sean Spicer ayaa is casilay kadib markii uu Madaxweyne Donald Trump uu u magacaabay Agaasimihiisa Warfaafinta Anthony Scaramucci.

Read More »

Xildhibaano ka soo horjeestay miisaaniyadda 2017

0 Visits: 502 | Friday July 21, 2017 - 21:44:26
Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ee ka soo jeeda Deegaanada Hirshabelle, ayaa ka horyimid miisaaniyadda 2017, oo si aan cadaalad ku dhisnayn wax loogu qaybiyay Maamul Goboleedyada Wadanka ka dhisan.

Read More »

Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koofur Africa "SAWIRRO"

0 Visits: 538 | Friday July 21, 2017 - 21:28:40
Wafdi ka socday Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Feradaalka Soomaaliya iyo qaar a mid ah kuwa maamul goboleedyada oo maalmahan tabar u joogay dalka South Africa ayaa booqday safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Koonfur Afrika.

Read More »

Dhageyso:-Kulan Deg Deg Ah Oo Ay Baladweyne Ku Yeesheen Maamulka G/Hiiraan Iyo Ganacsatada Degmadaas

0 Visits: 391 | Friday July 21, 2017 - 21:23:25
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa walaac ka muujiyay saameynta ay bulshada ku yeelatay diidmada lacagta shilinka Soomaaliga taas oo maalmahaan ka taagneed inta badan Gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Read More »

Wasiir Xoosh oo maanta gaaray Magaalada Kismaayo (SAWIRRO)

0 Visits: 435 | Friday July 21, 2017 - 21:19:50
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Somaliya, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Dowladda Soomaaliya Oo Dhawaan La Soo Wareegi Doonta Maamulka Hawada Soomaaliya

0 Visits: 427 | Friday July 21, 2017 - 20:59:32
Shalay Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya waxa uu Golaha Wasiirada soomaaliya u faah faahiyay qorshaha la soo waregitaanka dowladda soomaaliya ee Mamulka Hawada Soomaaliya iyo halka uu marayo.

Read More »

Madaxweyne Gaas Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeeray Odayaasha Dhaqanka Puntland(War-Saxaafadeed)

0 Visits: 396 | Friday July 21, 2017 - 20:46:15
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan Deg DFeg ah isugu yeeray dhamaan Odayaasha Dhaqanka Puntland iyada oo laga jawaabayo codsi ka yimid mid ka mid ah Beelaha Puntland oo Cabasho qabto si loo qanciyo.

Read More »

Maxaa kala qabsaday Duqa Muqdisho Taabit Cabdi iyo muwaadin ay lacag baad ah ka qaateen ciidanka Dowladda ?

0 Visits: 462 | Friday July 21, 2017 - 20:32:33
Xasan Macalin Yuusuf waa muwaadin Soomaali ah oo kunool xaafadda Buula-Xuubeey ee dagmadda Wadajir, wuxuu halkaas dagan yahay mudo dheer waxaana uu asbuucan la kulmay sheeko isagu uu qaadan waayay hadana dhinaca kale uu ku tijaabiyay halka ay maanta joogto Dowladnimada Somalia.

Read More »

Soomaalida Mareykanka Oo Lagu Eedeeyey In Ay Dhiira-Geliyeen Sarkaalka Toogtay Justine Demond

0 Visits: 399 | Friday July 21, 2017 - 20:10:50
Waxaa jira warar sheegaya in Maxamed Nuur oo ah sarkaalka Soomaali Mareykanka ah ee Toogashada ka geestay Magaalada Minneapolis uu horaan kaga soo qeyb galay xaflado qomiyadda soomaalida ee dalkaasi ku nool u gaar ahaa, iyadoo la sheegay in ay ku bogaadiyeen howsha uu u haayo dalkaaasi iyo hormarka…

Read More »

Diyaarad Sida Maxaabis Soomaliyeed oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho

0 Visits: 418 | Friday July 21, 2017 - 19:51:51
Garoonka diyaaradaha magaalada muqdisho ee aadan Cadde waxaa haatan laga dareemayaa qaban qaabo ku aadan soo dhaweynta maxaabiistii dhawaan Dowladda Itooobiya ay ku wareejisay Dowladda Soomaaliya.

Read More »

Al-Shabaab oo xoog ku kaxeystay saddex hablood

0 Visits: 382 | Friday July 21, 2017 - 19:41:27
Xoogaga Ururka Al Shabaab, ayaa maanta saddex hablood ka qafaashay Deegaanka Far Libaaq, oo 45km dhinaca waqooyi galbeed kaga beegan Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Read More »

Weerar qorsheysan oo lagu qaaday deegaanka Toorotoorow ee gobolka Sh/hoose

0 Visits: 342 | Friday July 21, 2017 - 19:38:06
Weerar qorsheysan oo isugu jira dhul iyo cir ayna ka qeybgaleen ciidamada sida gaarka u tababaran ee dowlada Soomaaliya iyo ciidamo Maraykan ah ayaa xalay lagu qaaday deegaanka Toorotoorow oo ka tirsan gobolka Sh/hoose.

Read More »

Turkiga iyo Jarmalka oo isku khilaafay xarigga suxufi dhalashada Jarmalka haysta

0 Visits: 435 | Friday July 21, 2017 - 19:31:47
Khilaafka u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xadhiga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xidhay ayaa sii xoogaysanaya.

Read More »

Burcad Baddeeda Soomaaliyeed Oo La Sheegay In Ay Soo Xoogeysteyn

0 Visits: 395 | Friday July 21, 2017 - 19:26:07
Warbixin Cusub oo ay soo saareyn Hogaanka Holwgalka Ladagaalanka Burcad badeeda Soomaaliyeed ee Atlanta ayaa lagu sheegey in burcad badeeda Soomaaliyeed ay sii xoogeysanayaan oo ay garab ka helayaan alshabaab iyo daacishta ka dagaalama Soomaaliya.

Read More »

Daacish oo dishay nin ka tirsanaa Shaqaalaha Golis Telecom

0 Visits: 426 | Friday July 21, 2017 - 19:22:24
Afar ka mid ah dagaal-yahanada Ururka Daacish, ayaa waxay Gobolka Bari ku dileen mid ka mid ah Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Golis, oo ka hawlgasha Deegaanada Puntland.

Read More »