Wararka

Ra'iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Maxaabiistii laga soo daayey Xabsiyada dalka Itoobiya.

0 Visits: 501 | Monday July 24, 2017 - 18:46:03
Muqdisho- 24, Luuyo, 2017-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada, Xildhibaanno iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya, ayaa booqday 114 dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa magaalada Jigjiga,…

Read More »

EFASOM oo Beledweyne ku Qabatey Kulan looga hadlayey Xaqa Waxbarashada

0 Visits: 519 | Monday July 24, 2017 - 18:28:40
waxaa Gobolka Hiiraan gaar ahaan Degmada B/weyne lagu qabtay dood wadaag looga hadlaayey Xaq Waxbarshada waxaana qabanaayey hay'adda waddaniga ah ee u dood waxbarshada loo siman yahay ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan (EFASOM) wuxuuna socon doonaa muddo labo maalmood ah waxaa shirka si rasmi ah…

Read More »

Rag ka tirsanaa Shabaab & hubkoodii oo iska dhiibay Goofgaduud

0 Visits: 556 | Monday July 24, 2017 - 18:19:45
Rag ka tirsanaa Ururka Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay isku dhiibeen Maamulka deegaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay, kadib markii xiriir ay la soo sameeyeen raggaan Maamulkaasi.

Read More »

Aqalka Sare oo soo faragelinaya Khilaafka Golaha Shacabka iyo Hay'addaha Garsoorka dalka

0 Visits: 459 | Monday July 24, 2017 - 17:55:31
Iyadoo khilaafka u dhaxeeya Hay'addaha Garsoorka dalka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka uu cirka isku shareeray go'aankii Maxkamadana Baarlamaanka Somaliya ay laaleen, ayaa arintaasi waxaa ka hadlay masuuliyiinta Aqalka Sare ee dalka.

Read More »

Ciidamada Ammaanka oo saaka fashiliyay qarax

0 Visits: 428 | Monday July 24, 2017 - 09:24:19
Ciidamada ammaanka ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fadhiliyay qarax miino lagu aasay wadada dhinaceeda, kaddib markii ay dadka deegaanka ku wargeliyeen ciidamada.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo "Waxaan ku ballanay inaan dib u dhisanno Jaamacadda Umadda"

0 Visits: 573 | Monday July 24, 2017 - 09:16:18
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dhacay Xarunta Gaheyr, isaga oo sidoo kale kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee xarunta.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre "Yeddediillo ayey na gelineysaa horumarka dhanka amniga ah ee aad ka sameyseen caasimadda"

0 Visits: 476 | Monday July 24, 2017 - 09:09:01
Muqdisho- 24, Luuyo, 2017-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah xarumaha ciidamada Dawladda ee magaalada Muqdisho.

Read More »

AKHRISO: Soomaaliya oo beenisey eedeymo uu jaraa'idka Indian Ocean baahiyay

0 Visits: 456 | Monday July 24, 2017 - 09:02:06
Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa beenisey warar ay soo qortay jaraa'idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay 21kii July 2017

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 24-KA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 703 | Monday July 24, 2017 - 08:49:19
MADAXWEYNE FARMAAJO"WAA INAAN DIB U DHISANNO JAAMACADDEENA" Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay Shirka Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda oo ka dha cay Xarunta Gaheyr, isaga oo sidoo kale kormeer ku samee yay qeybaha kala duwan ee xarunta.

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo isugu yeeray Xildhibaanada Maamulkaas.

0 Visits: 474 | Sunday July 23, 2017 - 19:36:33
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa isugu yeeray Mudanayaasha Baarlamaanka Maamulkaas.

Read More »

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo Garowe ka furtay shirweyne wadatashi ah-Sawirro

0 Visits: 653 | Sunday July 23, 2017 - 19:21:09
Marwo Khadiijo Max'ed Diiriye wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Soomaaliya ayaa Shir weynahan 4 aad ee qorshe howleedka mideysan ee wasaaradaha dhalinyarada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada maanta ka furtay magaalada Garoowe ee xatunta maamulka Puntland

Read More »

WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 23-KA KA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 674 | Sunday July 23, 2017 - 17:06:35
Madaxweyne Farmaajo oo xubno horay Madaxtooyada uga soo shaqeeyay u magacaabay La Taliyeyaal

Read More »

Soomaalilnd oo xustay 130 sanno ka hor wakhtigii Khariirada aduunka lagu daray

0 Visits: 573 | Saturday July 22, 2017 - 23:16:31
Wasaaradda arrimaha dibada Somaliland ayaa xus u samaysay boqol iyo sodan sanno ka hor wakhtigii lagu daray Maabka Adduunka ka hor intii aanay Soomaaliya ka mid noqon.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Xoolo ay u dhoofineyso Sacuudiga inta lagu guda jiro Acmaasha Xajka

0 Visits: 408 | Saturday July 22, 2017 - 23:11:00
Xilli boqortooyada Sacuudi Arabia ay horay u joojiyeen Xoolihii ay ka dhoofsan jirtay Dalka Soomaaliya ayaa waxaa dowladda Soomaaliya haatan ay heshiis Cusub oo KMG ah ka gaareen dib u soo celinta arrintaasi.

Read More »

War Deg Deg:-Wasaaradda Amniga Gudaha oo Caawa Soo Saartay Amaro Culus

0 Visits: 419 | Saturday July 22, 2017 - 22:57:08
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaliya ayaa amaro culus kusoo rogtay dadka Taageera dagaalayahanada Xarakada Al-shabaab yo dadka lacagaha ku bixiya ee ku sugan Magaalada Muqisho.

Read More »

DHAGEYSO: WAR NAXDIN LEH: Nin Xaaskiisa Ku Gowracay Xaafadda Suuqa Xoolaha Muqdisho

0 Visits: 500 | Saturday July 22, 2017 - 22:53:32
Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ee Gobolka banaadir ayaa ku waramaya in Nin maseersan xaaskiisa saakay uu ku gowracay Xaafaddaaas.

Read More »

Daawo Sawirada Ciidamo Ka Tirsan Amisom Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

0 Visits: 514 | Saturday July 22, 2017 - 22:19:54
Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee Amisom kuwaas oo bedelay Ciidamo kale oo ka tirsan Amisom oo dalka ka dhoofay kadib markii ay waqtigooda dhameesteen.

Read More »

AKHRISO: Xiisad ka dhalatayXil ka qaadistii Yaxye Cali Ibraahim

0 Visits: 509 | Saturday July 22, 2017 - 22:17:47
Warqad ka soo baxday Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha C/llaahi Faarax Wehliye ayaa lagu sheegay inay sharci darro tahay shaqo joojinta iyo magacaabista Xoghayaha Joogtada KMG ee WasaaraddaArrimaha Gudaha.

Read More »

Xiisadda Falastiin iyo Israel oo meel xasaasiya gaartay

0 Visits: 541 | Saturday July 22, 2017 - 22:13:51
Waxaa sii xoogeysatay xiisadda ka dhex aloosan Falastiin iyo Israel, ka dib markii Maamulka Israel uu awaamiir hor leh ku soo kordhiyay Masaajidka Barakaysan ee Al Aqsa.

Read More »

Wasaaradda waxbarashada oo dugsi ka furtay Cadale

0 Visits: 566 | Saturday July 22, 2017 - 22:11:56
Wasaaradda waxbarashada Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa degmada Cadale ee gobolka Shabeela dhexe waxaa ay ka hirgalisay dugsi hoose iyo dhexe kasoo ay wax ka baran doonaan carruurta Soomaaliyeed ee ku nool degmadaasi.

Read More »